Qisada Siyaad Barre iyo Suuratu Al-Nisaa (Sh.Cumar Aw Farax)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Subscribe to our channel:
    / @truecabletvonline
    Like:
    Facebook / truecabletv
    Sign Up:
    website truecable.tv/

Komentáře • 426

  • @comment1827
    @comment1827 Před 3 lety +60

    Subxanalaah siyad bare wu dhintay culumadina wa dhinten wadaadkan wa dhiman doona aniga qorayo commentigan wa dhaman doona adiga aqrinayo wa dhiman donta suurat Al Nisaa wee jiri donta ilaa qiyamaha marka walalayal dinta ku dhagnaano ilahey towfiqda hana waa fajiyo

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 Před měsícem +1

    Gaal xun oo bakhtiyey buu Aaha afweyne alle kuma
    Naxariisto.

  • @ukhtimuslima3573
    @ukhtimuslima3573 Před 3 lety +18

    Imika fahmayaa walahi waxa Somalia sidaas halagey Soubhan'Allah, imnu aadamku markuu quwad yeesho, wu qooqaa Allah sahlo

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 Před 3 lety +3

      FIRCOONKII SOOMAALIYA EE SIYAAD BARE

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 3 lety +2

      @@alihujaleh8627 waxa hada ka xun ee dalka ka dhacay maad ka hadashid ciqdad iyo caadifad looma baahnee

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před 3 lety +1

      @@alihujaleh8627
      Qaniis Cooper loo sacab tumahayo
      Xadgudubka lagula kacahayo Dadka aan waxba galabsan Diinta la caayayo maa Ka hadashid.
      Qabyaalad ayaa kaa hadashiineyso adiga iyo asagaba.

    • @ahakimahmedjamanuur5661
      @ahakimahmedjamanuur5661 Před 3 lety +4

      @@batulasmail8261 is ilaali adna suuli baad ku danbayn sidii kan aad difaacaysid ee quraanka ilaahay ku xadgudbay ee suuligga isagoo xaaraya xaarkii inta lagu dhajiyay naftiina laga qaaday

    • @axmed1987
      @axmed1987 Před 2 lety

      @@gedefletv6049 wixii uu siyaad naga celin jirey(wahhabi) baa wadanka qabsaday😔

  • @ahmedmusa7483
    @ahmedmusa7483 Před 3 lety +15

    👇👇👇👇 ilaahayna haku xafido adiga iyo inta runta sheegta Allah agtiisa wanaag ayaa kuu yaala ader Rabbi yahfidak wa yaxfidkum maca ehlak wa kulilislam👇👇👇

  • @KHAYRMEDIAM
    @KHAYRMEDIAM Před 3 lety +6

    Shiikhu si fiican buu uhadlay waana runtii qisadu

  • @jowhara1000
    @jowhara1000 Před 3 lety +32

    Sheekhow aniga labadaa qiso waan joogey waan yaraa laakiin waa dhab

  • @ashajama8864
    @ashajama8864 Před 3 lety +4

    Danbigeen oo dhan Allaha dhaafo. Siyaad iyo kuwa kalaba Illahay bay her taaganyihiin. Allaha u naxariisto, Ee sheekhyadu ha u duceeyay ummaddna oo dhan, hana ku waaniyaan in ay is cafiyaan iskuna keena, maslaxadan ka taliyaan.
    Khayre Allaha idin siiyo

    • @abdisalangabeyre6066
      @abdisalangabeyre6066 Před rokem +1

      AFWEEYNE MALOO DUCEEYN KARO

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před rokem +1

      Anigu waxan fahmin qof dhintay o xisabtisa haysato maxa lo daba socda qof nol din wadku qabsan karta sax

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 3 lety +17

    Subaxanaka yaa cadiim mid kasta oo awood leh ha boodboodo awooda uu doonana ha sheegtee waxa loo yaabaa marka uu aayadka ilaahay iyo quraankiisa faraha la galo.

  • @zwagerPJ
    @zwagerPJ Před rokem +4

    Ilahay ayan ugu mahad naqayna nimcadan manta haysano Allow no siyadi

  • @maryamacumar314
    @maryamacumar314 Před 3 lety +9

    Jazaakallaahu kayran sheekh cumar

  • @murayadahmed7114
    @murayadahmed7114 Před 3 lety +24

    Sida runtaa qisadaan uu sheikh ka sheekeynayo inteeda badan ayaan usoo joogay iyo mid ka sii badan

    • @adams8968
      @adams8968 Před 3 lety +1

      Noo so share gare dadka ha ogaadan

  • @maryancateeye2056
    @maryancateeye2056 Před 2 lety +3

    اللعم نجنا من النار
    DAalimiinta ilaahay
    Kama fakan karaan

  • @ayubabdulkadir1437
    @ayubabdulkadir1437 Před 3 lety +10

    Subhanalah 😭 wlhi dhaliminta adun iyo aqiro ilahy wuku cadabi

  • @murayadahmed7114
    @murayadahmed7114 Před 3 lety +9

    Ejeer Allaah hakusiiyo

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 Před 3 lety +8

    Video Gan waxan dawan 27ramadan 2021 adna Waxaad ka sheekayn 11Ramadan ee 1975kii haw Alhamdulillah Alhamdulillah

  • @husseinabdullahi8009
    @husseinabdullahi8009 Před 3 lety +12

    SubxanaAllah, jahilnimado waa curiyanimo. Illahayow no naxariso.

  • @user-rb4ng3yw5c
    @user-rb4ng3yw5c Před 5 měsíci

    Ilaahayoow culimadeenaa shahiiday maanaan arkine unaxariiso

  • @murayadahmed7114
    @murayadahmed7114 Před 3 lety +12

    Rabigeennu waa Alle cimiĺgal u saaxiiba

  • @muxumedmohamed1283
    @muxumedmohamed1283 Před 3 lety +8

    سبحان الله : qofkii shareecada islamka diida ee umada kahor istaga ku dhaqankeda shareecada walle sidan ku danbayn waliga xaqa hagu kibrin

  • @saidmuse6904
    @saidmuse6904 Před měsícem

    Subxanallah Ya rabi.

  • @aidaruskhalif6473
    @aidaruskhalif6473 Před 2 lety

    Sheekh Cumar waxyaalo badan ayuu u soo joogay. Qof kasta oo danbi Diinta Alle ka galaa maalin ayuun baa tudh la siinayaa.

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 Před 11 měsíci

    ALAAHU AKBAR IDOOR OO ILAAHAAY MALAA'IKTIISA NABI MUHAMMAD SALALAAHU CALAYHI WASALAM IYO DIINTABA CAAYA IYAGU WAA MUSAAMX MIYAA ILAA IYO MAANTA SUBXAANALAAH SIYAAD KALIGIIS BAA DIIN U GAFAY MIYAA? MUUSE HANDARAAB MARKII LAWAYDIIYEY MEESHAAD TAGTEEN CITIRAAFKA MA U SHEEGTEEN WUXUU KU JAWAABAY CITIRAAFKOO LA ILOOBAA WAA SUURAD BISINKA LAGA ILAABAY WAA OKEY MIYAA? QABYAALADU DHIB BADANAA.

  • @ciyaalkaxaafadamohamedyare9061

    JZKH...SHEIKH...baniaadamka markeey diinta iyo ILAAHEEY eey afka lagalaan weey ka aarantahay....oo gacan naga weyn beey galaan.

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 Před 3 lety +3

    1:02 idk if I laugh or cry wallahi it’s so sad. Alhamdulilah I’m glad such government will not rule us anymore.

    • @ibrahimabdullahi2225
      @ibrahimabdullahi2225 Před rokem

      Hahhaha

    • @warsamek8275
      @warsamek8275 Před 6 měsíci

      the communist were better now our country is islamic hell hole with no freedom i hope u enjoying it

  • @murayadahmed7114
    @murayadahmed7114 Před 3 lety +3

    Sheekha waa ka run sheegy

  • @maxamuudjimcaale8154
    @maxamuudjimcaale8154 Před 3 lety +5

    Maansha allaah abtigay sh cumar awfaa rax

  • @bahjabahja-8805
    @bahjabahja-8805 Před rokem

    Asaganaa hadu culumadeni dulmiye asagana manta wukajawabaya wa asaga iyo Allaha

  • @hah7064
    @hah7064 Před rokem +1

    Anigu arinkaa markaan maqlo yaab baa igu dhaca... Xitaa gaaladu sidaa ma yeesho.

    • @nasro7666
      @nasro7666 Před rokem

      Maxamed siyd bare ilhay unaxriisto

  • @user-qr6lv2pb1r
    @user-qr6lv2pb1r Před rokem

    Siyaad barre magac iyo wax qabad muuqda ayuu qabtay bal sheekhoow sodon sanno waa walaga soo wareegee in Dadka isa samaxaan hore oo socda mawd ku waanisid illeen culimadu iyaga hormuud u ah dadkee allow cumilama wanagsan somalia dib isoo dhali

  • @Hbx-ci3bm
    @Hbx-ci3bm Před 11 měsíci

    Xeerka qoyska 32 yrs maad ku xoreeysaaan siyaad bare ha tuugsanin idin yiri carab matihiin wadaad xumu

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 3 lety +2

    Siyaad Bare ayey Ku waasheen sheekhooda siyaasigooda kabiirkooda Saqiirkooda.
    Sodon sano kadib ayey ila meereyso Ku jiraan.
    Aflagaado ayey Maalin iyo habeyn oola taaganyihiin Alle iyo Rasuulkiisa iyo Diinta.
    Dufkubax.

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 Před 3 lety +1

      Maxaad ku difaaci ilaahay quraankiisa baa ka nabad geli waayay

    • @ahmedabdillahi5685
      @ahmedabdillahi5685 Před 3 lety

      Siyaad bare gaal bu aha jaahila illahayna cadaabta ayu geynaya e bal ninka illahay janadisa xoog ku gelin kara siyaad bare ha is sheego.

  • @mkaqyar8868
    @mkaqyar8868 Před rokem +1

    Wa gaalnimo caad

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Waxa(sida kuwaa Aad ka sheekeeynayso) sheekhoow lamida oo iyaguna si xun u dhiman doona(indha adayg dartii) kuwa ilaa maanta wuxuushtaad ka sheekeeynayso qabiilka ku diffaacaya ee wanaagaad bulshadaada u soo gudbinayso naqdiyaaya (nacaybka ay reer somaliland u qabaan ayaa indha tirtay?) waxa kuwaa kasii daran oo iyaguna baryaha ramadaan naxariista ilaahay ka qaday ciil qabayaasha(cuqdad iyo naxliga jiiffa laabtoodaa ka sayid caleeyay oo warba isuma hayaane ) iyo kuwa dhaqamada xunxun iyo habaarka dhisaalan dhexdooda iyo xanuunada iyaga ku dul habsaday iyo balaayada barooyinkoodii masallaha dhigatay iyo baroorta ka yeedhay bulshaday ka soo jeedeen(halkay danbi dhaaf ilaahay iyo duco yaboohsan lahaayeen)xaasidnimo iyo quudhi waa awgeed u qiil samaynaaya ee dadka ilaahay sharfay ee reer somaliland iyo dhulkooda barakaysan sideey iyagu yihiin la jecel, ee beenta qaawan,ceebta iyo fadeexadda la daba socda ee jabka iyo halaagga, fusuqa iyo hooga, caado qadhmuunka iyo loo qaadan waaga, dunuubta iyo cuqubooyinka Aan xuduudda lahayn ee ay iyagu ku caan baxeen iyo balaayo kasta oo iyaga ku dhacdayba hargeeysay ka dhacday iyo reer somalilandbaa waxaa sameeyayda uun haya,, waase nasiibkood iyo nasab xumaantoode waxaan kuwaa iyo caqliyadooda xunxunba uga dhigay abaal=waxaad ogaataan idinka iyo reer somaliland ilaahaybaa idiin gar qaaday oo kiinna xun iyo kiinna wanaagsan kala saaray oo cidii xumaanta,fitnada, xasadka,fusuqa,ilaah caasiga,cuqubada, karaahiyada iyo intii ilaahay muxarimay caadaysatayna ifka ugu soo saaray cadaabtii, waa ciddii xumayde waa idinka oo wataa saaran guudkiinna oo wataa camal xumaantiin iyo ceebihiinii caalamkii yaaban-yahay eed dhanna u ciirsan laadihiin, == kuwii kalena waa ciddii wanaagsanayde waa reer somaliland oo waa kuwaa nimcada, barwaaqada iyo horumarka ku tallaabsaday ee uu ilaahay meel ay joogaanba ugu gargaaray aduunkii, waa kuwaa nuurka iyo quruxda kasoo ifaysaa wada gaadhay dunidii, waa kuwaa intay guudka sudheen calankii ilaahay la jaanqaaday caalamkee caabudaaya rabigood,, sidaa daraadeed muran ma yaallo meeshee nin Waliba wuxuu yahay way ka muuqataa, waase caadadiin iyo cawaannimadiin idinkoo qaaqaawan inaad qolqollada Aadmi kale abid qaaaqda ka haysaan,,,,

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před 3 lety

      Sharaf iyo karaamo ma waxaad u taqaana in aad Qaniis Cooper u istaagtaan oo sacabka u garaacdan caruurtiina u dhiibtaan iyo gaalo dhimatey oo gumeysi idin kugu timid qubuurahoodi inaad kaniisad Ka taagtaan oo aad xustaan.
      Dulinimo tii oogu xumeyd waad ku sugantihiin.

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 3 lety

      @@batulasmail8261 sxb lagula yaabi maayo oo qadaad weeyntii dhamaanteed murugay besteed tahay, adiguna maraanoow agoontii iyo maatidii afweeyne iyo daaquudyadiisii ka hadhay ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha ee xilihii hooyadood xumaan iyo qasab lagu qalqaalsaday iyo waxaad tahay kuwii xeryihii ubixii kacaanka lagu soo koriyay ee uu xasadku buuxshay laabtooda,,caruurtii kabaleefyadii afweeyne dhaleenbaad tahay iyo kuwii calaamaadka lahaa, cuqubooyinkii Aabayaashaa galeenbaa ku gubaysoo calooshaa ku shubmaysa-oo dadkaad cawryi rabtaa, caqligaa ku doorsamay oo ciilbaad bestaa tahay, cawaanbaad tahay liita oon ciirsi ku hayn aduunkee ma cirkaad badh soo dumin maxaad cabaad nagaga qaadi ? ifka waa idiin ciqaab iyo calaacal joogto ah, Aakhirana waa idiin cidhiidhi iyo cadaab iyo xanuun,,, xaaraan quutayaashiyo kuwaan xilo ku dhalan, inta laga xishoodiyo intuu Aadmi ka xaragoodo, ogoow xagiinna weeyoo xeradiinay taalaaye, xalane iyo adigoo lagugu dhalay xeryihii amisom, xalaal iyo idinkoon aqoon xaaraanta laga maagay oonay xaynkii hooyadaa kuwii furfuray diinba xaalaynin oo xaliimadii kula dhalatay fiidkii gaal cad loo xereeynaayo (villa somalia) xishood laawe dayuusoow miyaad dad xariira oo jira xajiimee is leedahay?? cudur yohow xanuun yohow, xagga sare ilaa hoos, xayndaabka kugu meersan iyo bal xeradiinna hoos ugu fiirso,, midgaan ilma midgaan iyo kuwii ayda qalan jirey adoo qaawan nacasoow lama wareego qolqollada,, kuwii ilaahay caasiyay caruurtay dhaleenoow maxaa cuqubo kaa buuxda,, uzkag ilma uzkag sidaasaad abidkaa rajo la'aan iyo ceeeb, ciil u buuxi waligaa insh tacaalaa, Anna ducada Aammmiiiiiiiiine sidaa u qiiiq waligaa,, anana muxibiyo kalgacal milan maanshee farxadii magaabinayeey maanshee farxadii magaabinayeey,, for ever Somaliland rep,,

  • @salmaanibrahin3844
    @salmaanibrahin3844 Před 3 lety +6

    waxaan la yaabaa kuwa leh ILAAHAY ha u naxariisto siyaad bare wallee waa yaab

    • @2011BARO
      @2011BARO Před 3 lety +1

      رحمة الله علي رئيس محمد سياد بري. Wadaadkan waxaa ka hadlinaya qabyaaladdii Soomaali rogtay hadalkiisu sax ma aha 🇸🇴

    • @kayseaxmed1570
      @kayseaxmed1570 Před 3 lety +1

      @@2011BARO maad qalbigiisa jeexday oo ogaatay inay qabyaalad kahadlinayso

    • @salmaanibrahin3844
      @salmaanibrahin3844 Před 3 lety +1

      @@2011BARO saaxiib ka hadlin mayso ee waa nin u soo joogay dhacdadan oo ogaa wixii dhacay laakiin adigu maadaamood 4 gaadhin lama odhan karonwaad u soo joogtay midda kale ma nin yidhi 113 suuradood uun u dhiga dadka oo nisaa, iska reebaad difaaci wallaahi naar uunbaad la geli anigaygan kula hadlayaa awoowgay ayaan waydiiyay waxa ka jira arrintan quxuuna ii sheegay inay wax jira ahaayeen oo ninkani shuuci waynaaday ahaa io wadaada layn jiray waa ILAAHAY mahadii mar hadday somaliland diiday dulmigii caddaa ooy dub u noqotay alxamdulilaah saaxiib 😍❤✊

    • @2011BARO
      @2011BARO Před 3 lety +1

      @@kayseaxmed1570 he is talking without reference. Just CUQDAD QABIIL. BLIND HATRATE.

    • @2011BARO
      @2011BARO Před 3 lety +1

      @@salmaanibrahin3844 eeg awoowgaa sidee loo rumaysan karaa? Waxaa dhici karta inuu awoowgaa qabiil ahaan u nebcaa Jaalle Siyaad, awoowgaa daliil kuuma noqon karo.

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 Před 2 lety

    Allaha unaxariisto m siyaad barre janatulfardus allaha geeyo sheekhoow adiguna ajarkaga qof haiska siin marxuunkasi wuu kaa hoseeyaye

    • @samj6008
      @samj6008 Před 2 lety +1

      Cid ku xadgudubtay ma jirto wuxuu ahaa uunbaa la sheegay

    • @huseinosmaan7846
      @huseinosmaan7846 Před 2 lety

      Adi daalim baa tahay m.med siyaad Barre muusan geeriyoon ee wuu baqtiyay culimada islaamka ayuu laayay diintuna wuu u gafay culimmaduu laa yana dhamaan umadda somaliyoo dhan ayee waalidiin u ahaayeen qaas ahaan anigu 4 ayaa waalidiin ii ahaa 2wana waa awoow yaalkeygu midna waa abti mcn midna waa adeer 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭adigu haduu wax kuu galo siyaad Barre sheydhaanka madow kac allah oogu shafeeca qaad adigu haluguu badalo waa hadii aytaas dhacayso sheydhaanku shaydhaan buu dhalaa nacas yahey aqas

  • @raaniyamohamoudali3201
    @raaniyamohamoudali3201 Před 3 lety +4

    SubxaanaLaaH 😥

  • @ibrahimabdullahi2225
    @ibrahimabdullahi2225 Před rokem

    Siyad bare inta usan dhiman wexey ehed wadadan oo dhan in uu layo si an nabad ugu nolano.

    • @dcfootball1
      @dcfootball1 Před 9 měsíci

      Hadaba labadaas magac magac ee aad wadatid iska badal oo labax, Abraham hebel waaq 🙄

    • @daryeelfamily8405
      @daryeelfamily8405 Před 3 měsíci

      Allaha kuhanuuniyo

  • @mohameddheere7998
    @mohameddheere7998 Před 3 lety +2

    Ileen beri horeynu dufowney
    Waa sababta manta
    Asaageen ina hoosfariisisey
    Subxanallah

  • @mohamedwali1793
    @mohamedwali1793 Před 3 lety +9

    Walahi dhib ween ilaah haka fiyo ilaahey awodiisa Cid iska celi karto ma jirto waxa uu musqul ugu dhaxdhintay ayuu qabaa

  • @ronaldoyare1483
    @ronaldoyare1483 Před 2 lety +1

    Qof walbo io illahygisa Wye Blse Mxamed Siyad Duli io Wax udhow intabo Ma ahn Aabo✌💯

  • @nimcoxasan3761
    @nimcoxasan3761 Před rokem +1

    Waa la iisheegey waa xaa raan cadaabta ale waxaa u hormaraya in sheekh ah marka meel hadii ay dulmi ka jiro oo dulmigii lasuuliyo ma hagaagtaa mise bulaacad aad sheegeyso bey noqotaa waa su aal taagan tann kale kama hadlin suurad iyo dhaxal ee waxuu ka hadley xaquuq

  • @cumarmuuse216
    @cumarmuuse216 Před 3 lety +1

    Masha allah

  • @user-ee3ne6oj1d
    @user-ee3ne6oj1d Před 3 měsíci

    Khaladka waagaa samaynay waa tan maanta ina haysata waxa fiican dambiga aa waagaa samaynay in aan kasoo laabano

  • @nimcoxasan3761
    @nimcoxasan3761 Před rokem +1

    Qofkoow aniga ada farta wax ku qoraya ayaa riyo ku arkey mudane m s b saro wada muraayad ah hu ku jirey oo hoos ey biyo durdur ah oo wadayo ah hoos marayaan cid la joogtena ma arag wuna xirnaa dhar shicib ah shaar fidushaari ah iyo macawis iyo shaal iyo tusbax iyo miis saar naaganbaleel oo ganbisnaa markaawuun oolaa 2bil ka dina xukunkii wuu kadegey oo tii dhacdey waa laogaa marka nikaa iyo adiga ka sheegeynaya iyo kii kuu sheekeeyba iyo isaga iyo anigaba ale hortii baan istaageynaa banka yoome qiyaamo xisaab adagna waa taal sidaa iyo nabad gelyo

  • @hassanyasin1650
    @hassanyasin1650 Před 3 lety +1

    Masha allaha

  • @GEELE8624
    @GEELE8624 Před 2 lety +1

    Cidi wax xunsamaysa ilaahayba ciqaabaya allo noonaxariiso

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt Před rokem

    Daruurta haddii ay qarisay oo ay arki waayeen askartii oo yaa dilay markaasi

  • @journalistemuqdisho7604
    @journalistemuqdisho7604 Před 3 lety +7

    Siyad bare somalia mel xun bo dhigay waa suaal siyad bare dukanayo yaa arkay aniga shaki ika jiro siyad bare oo masjid ku jiro welikey ma arag amo gaal ahay talow

    • @imaanelmi3250
      @imaanelmi3250 Před 3 lety

      Ee adiga in aan ku tusno waye saladayada si aad inoo qirto muslim nimadena

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 3 lety

      siyaad bare xata a ma xusi jirin 26 june iyo 1 juley hadan waxa lagu odhanaaa wadani buu ahaa waxuu dabaal dagi jirey 21 oktoobar

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 Před 3 lety

      Dadka afka aa ku hadlaysid ku hadla waa dad iska cuqdadaysan oo daciifnimo ku soo koray, marka haddaa dadkaa kale noqon lahayd ee xorta ah ee wadaadkaa iyo somalidaa kale ah waa lagaaga jawaabi lahaa arrintaa

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 Před 3 lety

      @@imaanelmi3250 maya kuwii dameeraha dhaqan jirey ee dadka laga dhigay iyagu siyaad barre markay ina weydiiyaan jawaab ma laha waayo waa su'aal cuqdadeed ee ma aha taa sida gobannimada ah u socota

    • @kinderlokker0306
      @kinderlokker0306 Před 2 lety

      Anaa arkay sawiro oo asagoo dukanaayo iyo asigoo hadj joogo

  • @zahrahassan4175
    @zahrahassan4175 Před 3 lety +4

    Tii ina godane iyadana bal
    inooga soo waran ismiidaaminta iyo xasuuqa umada soomaliyed ee janada lagu galayo...

    • @zahrahassan4175
      @zahrahassan4175 Před 3 lety

      Dhiiga maatida oo labaneysto miyaa jihaad ah..?

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 Před 3 lety

      @@zahrahassan4175
      Taas Waxa Sababay Kitaabka Ilaahay Ee La Tuuray Ee Wadanka Lagu Dhaqi Waayey.
      Jihaadna Way Ahayd

    • @batunmohamud1238
      @batunmohamud1238 Před 2 lety

      Sheekhoow tii ina godane baan kaa sugaynaa goormay naga joogsanaysaa beerahaan
      Kafalan lanahay caruurtiina
      Janaad galaysaan baa lagu akhriyey allaah baanu Gagaab waydiisanaynaa

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 Před 2 lety

      @@batunmohamud1238
      Taasi Waxa Ay Joogsanaysaa!.
      Maalinka Dimuqraadiyadda La Tuuro!.
      Ee Diyaar Ma U Tahay Dimuqraadiyadda Inaad Tuurto Oo Aad Kitaabka Ilaahay Xukun Ka Dhigato!.?!.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před rokem +1

    labada diyaarado waxey ahaayen baan maqley diyaarda ciidamda oo dabaal dagaayey dilkii culmada

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 Před rokem

    Nin waliba hadduu hadlaya wa Mar aan hadal loo baahney somali 10 wadaad way ka badneydee meeye wadaadaii dhamaa ee dalka joogay wax u sacbiya iyo wax carara yey noqdeen iminkaa kuwii u sacbin jirey oo duliyiinta aha oo wadado shegan jiray isaga kaya dhigayaan dad muqlis ah yaa la qaldaa runtu wa la ogyahay

  • @ahmedmyusuf1195
    @ahmedmyusuf1195 Před 2 lety +1

    mashalla

  • @mohameddheere7998
    @mohameddheere7998 Před 3 lety +4

    Dowlada maxamed siyaad barre
    Waxay ahayd Dowlad
    Gaalo Galo ayaa dalka xukumeysey
    Waa sababta Dowlada
    Loo aamini la yahay
    Allah ina xifdiyo

    • @nasar1020
      @nasar1020 Před 3 lety

      1960 ilaa hadda 2021 soomaaliya meel laga fuliyo aayadaha xadka tuugada, xadka zinada iyo xadka khamri cabista ma jirto. gobol kasta fiiri. taas ka warran? dhammaan xukuumadihii soomaaliya mid hore iyo mid dambe ma wada gaalaa????

  • @saalaxdheere2002
    @saalaxdheere2002 Před 3 lety +2

    saalax dheere

  • @saedhassanabdirahmaan6327

    Allaha gaaladaas kabadbaadiyey umada islamka ah ayaa mahadsan

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 Před 3 lety

      galade buu alle naga badbaadiyey qarax iyo isgaalaysiin ayaa siyad barre hortaagna Allah ha unaxariisto siyad

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 Před 3 lety

      @@naasirjaama603
      Ilaahay Ayaa Na Dhaafiyey Daaquudkaas Diinta Islaamka Ku Xad-Gudbay

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 Před 3 lety +4

    Wakhtigii dawladii kacaanka habluhu shaad iyo surwaal ayaa school lada lagu dhigan jiray. Suaashaydu waxay tahay dawladii taa ka horeysay maxaa lagu dhigan jiray oo uniform ahaa? Waxaa la xidhan jiray kurdado gaagaaban oo bowdada badhtankeeda jooga macalimad iyo ardayadb. Markaa surwaalka ayaaba waxaa dhaamay

    • @shankaroonahmed5357
      @shankaroonahmed5357 Před 3 lety

      Siyaaaad bare neceeeeb u qabaaan bay intaaaaa ku gaardeeen
      Yuhuuudddiii Afsoomaaaliga ku hadleeysay maxaaaa ku taqaaanaaa
      Walaaahi, ninkaaan waaaa beeenlooow
      21 October sheeeg sanadkaaaa?
      Waaayo Somali Maxamad badan baaaaa ka sooo baxday 21 Octoobar ooo qabiiiil walbana leh…WAXIII DHACAY WAA LAHAYAA
      LAAA,KIIINM MALCUUUNTIIII REER WAQOOOYI EEE MAXAMAD SIYAAAD ( AUN)LA SHAQEEYNEEYSAY WAAA TAAAAA DASTTUUUR ISLAAMKA NECEB YAHAY, IYAGUNA DEJIYEEEN IMINKA…..ORODOOO CAR ISLAAM BAAANU QAADAN MAANTA DHAHA CAR
      DUNIDAAA ISLAAMKAAA OO IDIL GACANTAAA LAGU HAYAAA
      ADIGANA MUNKAR BAAAD TAHAY….MIJRIM YAHOOOO

    • @Mohamedali-lb8hd
      @Mohamedali-lb8hd Před 3 lety +1

      muslim baad sheeganayasa ninkii yidhii quraanku waa 113 waa taageersantahay , sheekhiina Yuhuudi ayaad ku sheegaysa. ma maqashay inanta tidhi waxaanu naha Sade Israel, kuwaa ku sheeg Yuhuuda sidaa u jecel

    • @Mohamedali-lb8hd
      @Mohamedali-lb8hd Před 3 lety

      @@shankaroonahmed5357 kana ma yuhuudibaa czcams.com/video/q6xf3f-VfNU/video.html

    • @shankaroonahmed5357
      @shankaroonahmed5357 Před 3 lety

      @@Mohamedali-lb8hd
      Iminka waxaaa mooddaaa inaad jawaabi ii soo dirtay, jambalkaaga waa shaqal dhacay
      Mid yarna maad garatid ciddii dee kaa gu’ wayn waa loo mahadnaqaaa, kolkeey wax kugu tiraahdaa
      Mohamed Siyad Bare ( Naxariistiii Jano Allaha siiyo Isaga & iminka naga hooseeysa ee fartaanu qoraneeyno maanta maareeynteeda & maamulkiisaba lahaaa"……..
      Xukuumaddiii kacaanka Maxamed Siyaad Bare ( AUN) iminka gacantiiii Eebe ayay ku jirtaaa..Gurigiii runta ahaa
      Ciddiii dakanad ka galay dadkiisa & kiiii daween jirayba dadkiisa..Xisaabkoodii mareen……
      Haddaan la hadlaayo cunsuri/cunsiriyad ( Allah daalacdo quluubta) dee Allah yahdeek
      Haddaan la hadlaayo qofuu qadaf ka dhacay Qaadirkaaa SubxaanaAllah garanaaya in uu cafinaayo hadduuu toowba yiraahdaa
      Siyaad Bare Hal VILA, , Hal dhul, guri, xitaaaa caruurtiiisa uguma dhiman…ama dibad xitaa dalkiiiii ( SOO BAARO ARINTAA)
      Ciddiiii Kenya soo martay ama tagtay Qurbaha sida( Egypt) Ama guud ahaan Africa , Carabaha xitaaa North America & Europe
      Waxbarasho lacag la’aan ilaaaa jaamacad, oo haddana arday jaamacadeed ah lacag laguugu daray, ooo haddana deeq waxbarasho laguugu daray……Su’aaal iga weeyeee…..
      MIYAYDAAN MARNA XAQA INUUU IDIN GUBAAA AMA CARADA EEBE KA BAQANAYN ?
      Waaa Koow…..Maydka kaaaa hoooseeya waaa xaaraaam hadaadaan u duceeyneeyn inaaad dubataaa
      Qiyaamahaaa waaaa lays arki…Iminka shiishadaaaa cidna is garanayn, oo is arkayn, very reason dee uuu shaydaanku u dhistay in uuu madhab la’aan bilaaa macna aadamuhu noqdaaan
      Waaan kaaga digayaaaa in Aakhiradaada ku seegto
      Siyaad & xulafadiii la xukun ahayd..Jana ama Naar ( Wanacuudibilaah) midkeey daaqaddu ugu furantahay..Allah keliyaaa “ garan”
      Adigu ma garan hadadan haddeey kaaa haaddo mideed heli?
      Itaqi Allah
      Sidiiii sharci dejiyaasha Mareeykanka law makers Madaxweeyne ama u qaabilsanayaasha degmooyinka gobolada midkuuu yahayba ( congress/senator hadduusan oran Yuhuudduuu XAQ BEEY ULEEDHAY IN AY IS DIFAACDAA, ama iyagoo waxashnimaddoodu u jeedaan buuu shaqsigaaa weli iska iibin idaacadaha, oo wadankiii la dhacay intay tagaan bay madaxooda darbigaaaa yuhuuddu xaaraanta ku haysataaa soo dhunkan …. Waaayo cid dooranaysaaa ma jirto hadduusan XAARAAN/XAQDARADA U HIILIN
      MAXAA KALIFAY NIN AMA NAAG DALKIISU WAX WALBA KU HEERSAREEYO IN UUU DAL UU ISAGA SADAQQQAAD CEYR SIIYO IN UU SAAS KAGA BAQO……………..WAAA DAMEER XUMI ( Diin shaqo kuma laha)
      Waayo taariikhda ilaaa maanta dad yaroooo waxaaa jira ka gubta GARDARADAAA YUHUUDDU, OO IYAGA TAKOORAN OO XITAA JAAMACADIHIII AY DHIGA YEEEN….LAGA CEEYRSHAY…WAAYO DUULKAAA WAAA TUUU ALLAH KA YIDHI, DHAGAXA XITAAA CABSIDA ALLAH AYUUU LA QUSHUUCAAA….KUWAN NACALADDIIII EEBAAA KU DEGTAY….WAXAY KA XISHOODAAN, KA CABSADAAN, AMA CISEEYAAN CAALAMKA MA JIRO……….
      DUUUULKAAAAS BAAAD LA DABEECAD TIHIIIN
      CIDNA XAQIISA HA KU DIGAN………OGOOOW, CADHADA EEBE MEEL KASTEEY GASHAAA
      JEEBKEEY GASHAAA XITAA……BALSE ALLAH KELIYA HADDAAD CIZEEYSAAA OOOO KA CABSATAAA WALAHAN CIDNA U BAAHNEEYN……..BALSE MEEDAY YAQIIINTIIIIII?
      Sh.Abdirasheed hala weeydiiyo Yaqiiinta sida lagu kasbadaaa

  • @ubaxjama5976
    @ubaxjama5976 Před 3 lety +2

    Subxaanalaah

  • @suleimanhassanhirsi6451
    @suleimanhassanhirsi6451 Před 3 lety +4

    Sh cumar walaal AAN ku saxo intead hadlaysey 2 mar ayaad muqdisho soo hadal qaadday mar waxaad tiri asxaabul ukhduudkii marna waxaad tiri culimadii meel lagu aasay Lama yaqaan waana taas muqdisho ilaahay ciqaabay oo waa kuwaa hada is dilaya arinkaa sheekh cumar iska sax walaal aniga muqdisho iyo hargeysa waa ii wada walaal laakiin reer muq. ayaan ahay xukunkii xiligaas jirey ku eedee laakiin xamar dembi ma gelin

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před 3 lety +3

      War ninku Qabyaalad ayuu booshaqaya Sheekadiis Kuma saleysana qaxiixada .
      Waxyaabo Ka daran ayaa Ka dhacay waqooyi kamuu hadlaayo Xamar ayuu Ku soo calaqanyahay.

    • @muuminad3143
      @muuminad3143 Před 3 lety +3

      @@batulasmail8261 Xamar waxay ahayd caasimadii wadanka dawladii ka jirtayna Somali ayaa u dhameyd wax la yidhaa 4.5 wakhtigaa ma jirin. Wixii la wanaajiyey iyo wixii la xumeeyeyba Somali way u dhameyd

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 Před rokem

    Waxa dalka gabay wa wadaadaii oo ka gaabiyey kaalintoodii iyo ducaad baqtiyey noqday

  • @aslisaid141
    @aslisaid141 Před 3 lety +1

    Oo somaaliland ayagaba waa tay Allah iyo rasulka scw caayn jireen dhulgariir ayaa kadhaci jiray ee siyaadbare wax haka sheegina wax idinka xumaay majiree

    • @abdillahiosman1770
      @abdillahiosman1770 Před 3 lety

      Qabyaalad baa ku haysa

    • @Mohamedali-lb8hd
      @Mohamedali-lb8hd Před 3 lety

      Dambi intaas ayaa kuugu filan,beenta aad halkaa ku soo qortyana ilaa qiyaamaha halkaas ayey ku taala ,waayo Somaliland oo dhan Ilaahay iyo Diinta may caayi jirin . siyaasad iyo qabyaalad haku daaficin ninka Quraankii dafiray

    • @Mohamedali-lb8hd
      @Mohamedali-lb8hd Před 3 lety

      czcams.com/video/q6xf3f-VfNU/video.html

    • @saadmohamud8787
      @saadmohamud8787 Před 3 lety

      Sheekha dhegeyso walaaley. Cudur somaliland ah ku hayee.

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 Před rokem

    Wadaadkaani wuxuu iftiimiyey in degdeg iyo seef laboodnimo ku jirtay cullimadii lalaayey.war ay wargeys ka akhriyeen ayay makarafoono u qaateen.taasina xigmad maaha.oo waxAy ahayd in maxa'ed siyaad loo tago oo cullimo badan oo kiwii waaweynaa iyo yaryarkaan la layndoonaba isbiirsadaan.

  • @hibohaginur9874
    @hibohaginur9874 Před 3 lety +1

    🙏

  • @abdullahifarah6909
    @abdullahifarah6909 Před rokem

    Maydkii culimada waa lagubay.
    Sidaa waxaa sheegay Ninkii😮
    talyaaniga ahaa ee gubay.

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 Před 3 lety

    Alah has alot merciful for his human being and religion is not compulsory its choose it's not force so we need to afraid Allah but not sheikh or imams Allah most merciful

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Před 3 lety +1

    Sheekhow maantaaba kadartoo qoomuluud iyo gaalnimo lafaafinayaa

    • @Mohamedali-lb8hd
      @Mohamedali-lb8hd Před 3 lety

      Yurub iyo Maraykan inta reerkiina quumu luud iyo khaniis ku jirta ka waran

    • @KHAYRMEDIAM
      @KHAYRMEDIAM Před 3 lety

      Waar shiikha daa garac yohow

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 Před 3 lety

      Waxaas Oo Dhan Waxa Sabab U Ah Diinta Ilaahay Ee Lagu Xad-Gudbay

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 Před 3 lety +5

    Allaahu Akbar dadkii u saxabiyay maxay ahayeen tolay

  • @gashireedla1740
    @gashireedla1740 Před 3 lety +1

    Subxaanalaah wadaadkaan been badanaa ma oga miyaa in maalinka qiyaamo la suaalaayo waxaan uu siyaad bare ka sheegaayo ileyn garbihiisa malaaigbaa saarane macalinkaygaa iiga sheekeeyey aa sitaad bare quraanka suuratu nizaa halaga saaruu yiri subxaanalaah ma adaa taagnaa??? Aaqiro waa lagu weydiin bal eega qadiyada xun uu ku hadlaayo subxaanalaah waa naceyb iyo uqdad uu marxuunka u qabo walee maalinka qiyaamaad alle la hortagi sitaad bare kitaabka illh muusan qorin dadka beenta kadaa siyaad hortiibaa kitaabka quraanka la qorey inta daciifka ah ugu sheekee sheekadan raqiiska ah illhns ka baq ogowna xisaabta alle subxaanalaah caadiifad xumaa ninkaan subxaanalaah dhalintarada waxaan baad usheegtaan waa waxaad ictiraafka ku weydeen ileen been iyo waxsn baad ku sheekeysaane walee waalagu xisaabin siyaad bare diinbuu ku dhashey diintana wuu yiqiiney sharci iyo dhaqan wanaagsan buu wadanka horumar kusoo gaadhsiiyey adigana maalinta wiyaamo illh baad la hortagi sheeqoow beentan aad dadka u sheegaysid insha allh

  • @ibrahimabdullahi2225
    @ibrahimabdullahi2225 Před rokem

    Waxad dhahden siyad bare din ayu u gafay. Hada kuwa kitabka wato oo dad laynayo ma muslimba?

    • @dcfootball1
      @dcfootball1 Před 9 měsíci

      Yaa dhahay waa Muslim kuwaan dadka laynaya? Koley sheekhan afkiisa kama maqline. Maya waaba gaalo kuwaas

  • @khallidhassan8589
    @khallidhassan8589 Před 3 lety +1

    Ka warama Ninka Idhaa Illaahay Ha U Naxariisto

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 Před rokem

      Waa la orankaraa haduu kasoo noqday denbigiisa

  • @zwagerPJ
    @zwagerPJ Před rokem

  • @yusufbarre2888
    @yusufbarre2888 Před 3 lety +2

    Sheekh,qiso dhacday oo dhab ah ayaan kula wadaagi,Markii ay talada dalka la wareegeen Siyaad Barre iyo saraakiishi uu hogaaminaayay ,Somaaliya waxaa ku taalay toban xaruumood oo ay leedahay Kaniisadda Katooliga,oo lagu xanaaneeyo caruur Soomaali ah, laguna baro Diinta Kirishtaanka, Xarumahaas waxay ka dhisnaayeen:1,Kismaayo , 2 Yoontooy ,3Marka , 4 Afgooye ,5 Xamar (laba melody,meel gabdhaha iyo meel wiilasha) ,6Mahadaay ,7Joowhar ,8Buulo-barde , 9 Baled-weeyne . Dhammaan caruurtaas Soomaaliyeed,waa la gaaleeysiiyay,dhammaantood waxaa u xirnaa macatabka ,tirada caruurtaas waxay u dhaxaysa 2000 ilaa 3000,aniga in badan oo caruurtaas kamid ayaan isku fasal ahayn D-Hoose iyo D-Dhexe, magacyadoodii, waxaan ka xasuustaa:Corrado,Antonio,Giovanni, Filiberto,Graziella, Gabriella, Lucia. Dhammaan tobankii Xaruumood iyo caruurtii gaalada laga dhigay waxa la' wareega oo Gaal nimadii ka bad-baadiyay, Dowladdii Siyaad Barre,waxaa lagu soo barbaariyay, xaruumihii agoonta, waxaa laga badalay magayadii aykaniisadda u bixisay, waxaa loo bixiyay magac Islaam,sida: Maxamed ,Xassan,Axmed ,Faadumo , Caasho,iyo Maryan. Wiilashaas ma'gudnayn,dhammaantood waxaa today Ciidamada Asluubta ,kuwaas oo gacanta ku hayay isla markaan loo xilsaaray xanaanaynta caruurtaas. Sheekhoow,maad ka sheekeeysid arrintaas ileen goob jog baad ahayd. Sheekhoow ILAAHAY ka Cabso taariikhdana run ka sheeg.

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 Před 3 lety

      Yusuf Barre aad baad u mahadsanthay ,taariikhdaas buug usamay oo lawadaag soomaalida ,maanta meel kaniisadi ka furantahay hargeysa ayaa jirta iyo iskuul kale oo xun ,

    • @Mohamedali-lb8hd
      @Mohamedali-lb8hd Před 3 lety

      @@ahmedmusa8929 Kiniisada Hargeysa waxaa dhisay Ingriiskii anigu iyada oo dhisan ayaan caqliyeestay oo aan cidna gelin, ,haday jirtana caalamka Islaamka oo dhan kinaasado way ka dhisan yihiin oo Xamar waxaa ku taala ta Afrika ugu weyn, . Talyaanigu Somalia wuxuu kaga tagay 40k 00 uu gaalaeeye , iyo 600 00 Talyani oo Somali iska dhashay

  • @strongboyki
    @strongboyki Před rokem

    Dadka hore jaahil bey iska ahaayeen badanaa allow adaa naga badbaadiyay gaalnimo iyo qurunka umada somaliyeed lagu riixi tagay

  • @khadab1220
    @khadab1220 Před 3 lety +2

    sheekhaas oo kale ayaa dalka diinta kumaamulihaa balse cidii dooran lahayd ayaabaan wali aan dhalan!!!

  • @yousufabdi74
    @yousufabdi74 Před 5 měsíci

    Hadhowbay ku odhanayaa dadku berigii hore diin ayay haysteen, subxaan, wallahi somaliduba 1991kii ayay muslintay

  • @suaadd5788
    @suaadd5788 Před 3 lety +1

    Maxamed siyaad bare Allaha u naxariisto aamiin .gadaashiis sheekhoow ka sheekee fidnadaha badan ee dhacay

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 Před 3 lety

      Gaalbuu ahaa daalinka xuni

    • @suaadd5788
      @suaadd5788 Před 3 lety +1

      @@sahalcali4196 adigoo kale ciil kama kore baan u aqaan weligaa iska taah.

    • @buunifilms8448
      @buunifilms8448 Před 3 lety

      @@suaadd5788 90% Dadku Cilmi diineed iyo Cilmi maadi ah waa la bartay
      Intasaa nagu Filan allah ha inoo Siyaadiyo

    • @suaadd5788
      @suaadd5788 Před 3 lety

      @@buunifilms8448 maasha Allah laakiin in lagu dhaqmo baa fiicnaan lahayd.

    • @Mohamedali-lb8hd
      @Mohamedali-lb8hd Před 3 lety

      czcams.com/video/q6xf3f-VfNU/video.html

  • @osmansheikhabukar5962
    @osmansheikhabukar5962 Před 3 lety +3

    Aniga meelna kuma arag , oo ma maqal wuxuu sheegayo. Muqdishana waan joogay oo ku dhashay!!!

    • @awlnaah4528
      @awlnaah4528 Před 3 lety +1

      Ninkan Hadlaaya Walaahi Been ayuu sheegayaa, maxamed siyaad Barre Nin Quraanka Beeniya ma ahayn.
      Adeer Qof Soomaali ah oo Weliba Muslim ah kaa Rumeysan Maayo waxaad sheegeyso Ee Muuse Biixi iyo Hargeysa la Qabo.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 3 lety

      Horta dhageyso wax shegyabaa waa run malaa maad nooaleyn

    • @osmansheikhabukar5962
      @osmansheikhabukar5962 Před 3 lety

      Oo ma waxaan leenahay siyaad bare gadaashii wax la beeniyay oo quraanka alle ma jiraan, oo soomaalidii waxay wada noqdeen dad fiican???

    • @daryeelfamily8405
      @daryeelfamily8405 Před 3 měsíci

      Waadan udanlahayn anoon jooginbaan wadamaqlay

  • @bahjabahja-8805
    @bahjabahja-8805 Před rokem

    Horta qofki umada dulmiyo asagana weysugeysa balse sheqow sixuun umudimanin siyad bare midas ben bad kushegtay xanunka sokoroga ayu udintay meqa cudhur aya kadambeysay siyad bare o dila ah kansarka aya kamid ah

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před 3 lety +3

    GAMBADA MADOW NALOOMA DIIDI JIRIN MASARADA MIDABKA LEH BAA NALOO DIIDI JIREY WAQTIGAYGI

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Před 3 lety +3

      Waa RUNTAA AN8GA XITAA DUSIGA SARE AAN DHIGABAAYEY GAMBADA MADOOW NALOOMA DIIDI JIRIN SURWAALKANA SHAATIGA IN LA DHEXGALIYO QASAB MA AHAYN

    • @ahmedabdulle6094
      @ahmedabdulle6094 Před 3 lety

      Taasi run baad ku sheegteen anigaa wakhtigaa macalin shaqo qaran Burco ka ahaa... Cumar Aw farax wuu naga horeeyey... Ganbada Madaw gabdhaha looma diidi jirin... Shaatiga inay hoos mariyaana khasab ma ahayn... weliba gabdhaha Waxdadii ahaa... Shalmad bay soo qarsan jireen ay iskuulka banaankiisa ku xidhaan... lkn macalin ama maamule xun baa jiray oo siduu rabo yeela... Alcadaala waa sidaasi.

  • @serendipityclips6487
    @serendipityclips6487 Před 2 lety

    Subxanallaahu

  • @jimcaaledhamac8178
    @jimcaaledhamac8178 Před 3 lety

    Sheikh so badi qisoyinka

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 Před 3 lety +4

    Shiikhow wax 40 sano ka soo wareegtey kaa maqalaye Kaniisada Hargeysa laga furay ee madaxdaadu u baroorteen dadkii ingiriis Darawiishi ka laysay maxaad ka tiri mise raali baad taas ka ahaydo Waa dhaqankeenee waad ka aamustay. Dulmigii Buuhoodle iyo umadii SNM godadka ku gurtay maxaad ka tiri. Mise xumaantii Siyaad Bare iyo Cali Samatar bay korontadu kaaga tagtay?

    • @Mohamedali-lb8hd
      @Mohamedali-lb8hd Před 3 lety

      kiniisada Hargeyasa waxaa la dhisay berigii Ingriisku joogay , maalintii aanu erinay ayaa ugu dambaysay cid gasha, cidna uma baroorato, Ka sheekee Kiniisada Afrika ugu weyn iyo iskuulada Somalia (ex Koonfur) ee diinta masiixiga lagu baran jiray . Darawiish asalkii Isaaq ayaa sameeye , waxaase badalay oo qabsaday Ina Cabdile Xasan oo Islaam iyo Diin toona uma dagaalamayn ee Dariiqada Saalixiya ayuu fidinayaa oo waa kii dilay sheekhii weyna ee AWEYS. In Candile Xasan mahaa Wadaad ee wuxuu aha daalin Beelaha Somali oo dhan dili jiray oo xoolaha ka qaadi jiray , waxaa sheegay CALI DHUUX

    • @Mohamedali-lb8hd
      @Mohamedali-lb8hd Před 3 lety

      Buuhoodle cid waxay yeeshay ma jirto halkaana looma dhaafin, loona dhaafimaayo., waa yeelkaad hadaad Afweyne ku taageertay in Quraanka ku sheego 113 Suuradood oo Suurtal nisa yidha ka saara , adiga oo qabyaalad qadhmuun iyo siyaasad diinta kaga baxaya

    • @Mohamedali-lb8hd
      @Mohamedali-lb8hd Před 3 lety

      czcams.com/video/q6xf3f-VfNU/video.html

  • @ismailabdull3700
    @ismailabdull3700 Před 2 lety

    Baanta jooji sheikh baad iska dhigeysaa hargesa Iyo khabiil nacay baa ku Haya

  • @sultansomalijr990
    @sultansomalijr990 Před 3 lety +3

    Maxamed siyaad bare danbigii iyo dulmigiii ooo wadanka ku mamulayey ayaa maanta umada somaliyed hayista hadii manta dadkii dadka layey lasoo qabto moye la hagagi maayo ilaa qiyamaha

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 Před 3 lety

    Said bare was great leader look today our country Arab culture and sheikh al Shabaab look yesterday sheikh are you happy somali stution today compare said bare time and today

    • @ahakimahmedjamanuur5661
      @ahakimahmedjamanuur5661 Před 3 lety

      War gaal buu ahaa suuligga ilaahay nafta kaga qaaday. Tusaale kale Uma baahna waa halka ugu xun inay naftu kaaga baxdo. Suuli lgu xaaro
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Mohamedali-lb8hd
      @Mohamedali-lb8hd Před 3 lety

      czcams.com/video/q6xf3f-VfNU/video.html

  • @kaynanabdilahi
    @kaynanabdilahi Před 3 lety +1

    Fanta Uuna October, 21ka October

  • @abshircismaan3043
    @abshircismaan3043 Před 3 lety +2

    Mansha allaah

  • @abdullahbaardheere8773
    @abdullahbaardheere8773 Před 3 lety +2

    Haduu daalim ahaa maanta adiga ayaa ka daalim san waayo markuu noolaa maxaad udhihi wayday daalim baa tahay xaqii baad ka aamustay soo ma aha shaydaan aamusay baad tahay maanta markuu aakhiro tagay baad ka hadlaysaa soi ma aha aniga adigaa igala xun dib isu canaano

    • @Mohamedali-lb8hd
      @Mohamedali-lb8hd Před 3 lety

      wuxuu ka baqday in daalinkaasi dilo . ,haduu baqdo oo uu aamuso ,dambi malaha , ,Miyaanad maqal xadiiskii, ah Qofka Munkar arkaa , Gacanta haku badalo , haduu kari waayo Afka haku badalo ,haduu kari waayo qalbiga haku karho , .

    • @saadmohamud8787
      @saadmohamud8787 Před 3 lety

      Ma dhaqeysaneysaa sumyun bugmun cumyun ayaad ku jirtaa.

    • @nuuranmuse2672
      @nuuranmuse2672 Před 2 lety

      Adigu hada ma qapiil ahan pa u doodi war haduu naf ku hayo waa kaa gaalo dadkii ka dhigaY ilahy waligyed hagagi mayzo

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm Před rokem

    doqon amar ilahay baratay lagama gar helo waa maah maah somaali ah stop the dirty.

  • @alihayle3374
    @alihayle3374 Před 3 lety +2

    Dad baa hada ku leh siyaad bare nin fiican ayo ahaa, subxan Allah, qabyalada ka jecelyihiin quranka iyo dinta

    • @abdulkadirahmed9230
      @abdulkadirahmed9230 Před 3 lety +1

      Siyaad bare wuu dhintey kuwa hada jooga ka daran maxaa nin 30 sano ka hor dhintey loo daba socdaaa mise sheikhan waa rer waqooyi

    • @alihayle3374
      @alihayle3374 Před 3 lety +1

      @@abdulkadirahmed9230 hhh abayo ani xamar ka imaaday, reer waqoy shaqo kuma lehi iyo somaliland, lakin kuwa hada jooga surad quran ah ma badalan, aayad halaga bodo ma dhahan, adiga siyad bare mesho ala genayo ha ku geyo Amiin dheh? Hado kula saxsanyahay? Siyad bare waa fircun 5daqiqo dhiman

    • @alihayle3374
      @alihayle3374 Před 3 lety

      @@abdulkadirahmed9230 sorry nin ma tahay mase naag, malak wa magac gabdheed

  • @nasar1020
    @nasar1020 Před 3 lety +1

    Wadaadka hadlaya Allaha ka cafiyo been iyo run ayuu isku qasay. 1) Soomaaliya weligeed dawladdu ma odhan dadku yaanu soomin ee Xitaa lama oggoleyn in la furo meelaha wax laga cuno maalinnimda bisha soon 2) manhajka waxbarasho ee dugsiyada kuma jirin in dadka laga saaro diinta balse maadada tarbiyada diinta 12 sano ee dugsiyada waa la baran jirey. 3) Maxamed siyaad Barre marna ma odhan quraanka ha laga dhigo 113 laakiin xeerkii qoyska ayaa aayadaha dhaxalka lagu xadgudbay, markii dambeena dawladdu xeerkaas qoyska wey ka noqotay oo ku dhaqankiisa waa la joojiyey 4) Soomaaliya oo dhan oo Soomaaliland ku jirto lagama fuliyo xuduudda sida karbaashka qofka khamriga cabba, ciqaabta tuugada iyo Zinada laakiin wadaadku waxa uu si gaar ah ugu leexiyey Muqdisho oo yidhi ciqaabtii Allaah ayaa ku dhacday 5) Hablaha dugsiyada dhigta looma diidi jirin gambada madow inay xidhaan.
    Waxa habboon in culimadu ku kaaftoomaan Tafsiirka qur'aanka iyo xadiithka si ay dadka u wacyi geliyaan; iskana daayaan sheeka soomaalida iyo taariikhda qofba si u werinayo ee xambaarsaan beegsiga (nacayb) qof, ama qabiil ama magaalo ama xukuumad.

    • @umulkheyrabdiwali4348
      @umulkheyrabdiwali4348 Před 3 lety +1

      Mahadsanid walalo

    • @Mohamedali-lb8hd
      @Mohamedali-lb8hd Před 3 lety

      czcams.com/video/q6xf3f-VfNU/video.html

    • @ahmedabdillahi5685
      @ahmedabdillahi5685 Před 3 lety

      Ma dhegeysatay marka siyaad bare quranka ku jees jeesayo e u leeyey wax rubuc iyo sulus la yidha ma jiraan e wa wax niman samaysteen.

    • @nasar1020
      @nasar1020 Před 3 lety

      @@ahmedabdillahi5685 kor akhri qoraalkayga #3 waa run oo xeerka qoyska sida dhaxalka aayadaha tilmaamaya waa lagu xadgudbay waqtigaas laakiin dawladdii kacaanku waa ay ka noqotay markii dambe, laakiin waa been in Siyaad Barre yidhi quraanka 113 suuradood weeye. Soomaaliya axkaam badan ayaan weligeed laga isticmaalin sida fulinta xadka zinada, xadka tuugada, xadka khamri cabka ilaa maantana lagama fuliyo xuduuddaas Siyaad Barre ka hor iyo waqtigiisii iyo ilaa hadda lama fuliyo aayadaha xuduudda lagu fulinayo. Caddaalad ha loo hadlo saaxiib lol

    • @adams8968
      @adams8968 Před 3 lety

      Wixi aa rabto ma iska so qoree tarikhdas 1800 ma ahen wa 40 sano ka hor dadki jogay ba wada nool in bdn. ALLAAH u noqo towbad keen

  • @cunayemaalin1650
    @cunayemaalin1650 Před rokem

    Use your
    420you

  • @saadaqshire8400
    @saadaqshire8400 Před 3 lety +1

    sheeqoow siyaad bare waxan you tube asgoo xajinay marhoraah mise wuu toobadkeenay

  • @carababdulkadirfarahxared

    Sheeko baraley ayuu ka waramayaa

    • @dcfootball1
      @dcfootball1 Před 9 měsíci

      Markaa adiga aya wax oge, inoo sheekee

  • @user-dc5hz3ic5c
    @user-dc5hz3ic5c Před 3 lety

    Walaiga shekeyay haday tahy anagabo shekoyin waan maqalnay qof jogy lee ku moday sheikhow

  • @samawadahassan6783
    @samawadahassan6783 Před rokem

    4

  • @kiinyusuf6527
    @kiinyusuf6527 Před 3 lety +1

    Nisa maxaad kadaqaanaa kufaaryahow afka kabixi siyaad bare sheydaanyahow

  • @yusufbarre2888
    @yusufbarre2888 Před 3 lety +2

    Sheekhoow,Maxamed Xaaji Ibraahi Cigaal ,Raiisul-wasaarii Soomaaliya 1967 kii ilaa 1969kii,waxaan ahaa arday dhigta Dugsiga-Dhexe , gabdhaha iyo wiilasha waa is dhax fadhiye,gambana ma'aysan xiran jirin, waxay xiran jireen goono aad u gaaban oo la dhihijiray miini goon,jilibka korkiisa oo boowdada bartankeeda u joogta, iyo shanti,gabadha agtaada fadhida, wax u qarsoon gabadhaas ma' jirin, sheekoow adeerkaa Cigaal ayaa ahaa Raiisul-wasaaraha Soomaaliya ee taas maad ka sheekaysid oo dhalinyarada ku hor fadhida u sheegtid mise Siyaad Barre ayaad necebtahay, makaas waxaad nacayb ku abuureeysaa dhalinyarada Reer Sheekh Isaaq. Sheekh ILAAHAY haku caafiyo, Ilaahay qalbigaada xumaha haka saaro Aamiin.

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 3 lety +1

      Sxb bari ilaa galbeed guntii carriga somaliland wax goono la dhaho iyo guntiimo afrikaan midna lagama aqoon lagumana maqale, yamyam iyo qadaad weeynbuu waxaasi dhaqankeeda ahaaye soow reer somalia maad ahayn?? midda kale kuwaa goonada iyo guntiimada xidhnaan jirey eenay ragga dhexdooda waxba u qarsoonaan jirin soow hooyadaana kamay mid ahayn yaa dayuus ilma dayuus? midda kale midgaankii afweeyne iyo kuwii ayda qalan jirey, Cidhibtood ha go'dee kuwii ilaahay caasiyay ee cadaan u beenshay Aayaadka miyaad u calaacalaysaa ood u caayi xariirta??? mise caruurtii iyo maatidii xaruntii ubaxa kacaanka lagusoo koriyaybaad ahayd(sida farmaajo iyo ilma ciyaar jecel) oo waad u darsatay?? Uzkag foowqal uzkag waar adoo qaawan nacasoow lama wareego qolqollada,,, for ever Somaliland rep, ,,

    • @Mohamedali-lb8hd
      @Mohamedali-lb8hd Před 3 lety +1

      Qabyaalad haku daaficin nin Quraanki dafiray

  • @sadaamsadaam6143
    @sadaamsadaam6143 Před 2 lety

    SHIISH WAX HUBSO SHUUCINA MA TAQAANID DEENTANA MA TAQAANID

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 Před 3 lety +1

    Wax kale oo sheegto ma waydey inta at reer Akhiradka heysatif mase taahneyf Qiyasmaha was lagu weydiin doonaa xisaabtiisa wuu heystaa shar iyo kheyr waxey tasheyba

    • @engmustafahassan3945
      @engmustafahassan3945 Před 3 lety

      Goormey danbi noqotay in taariikhda laga hadlo si loogu waana qaato?

    • @ismaaciilahmed7665
      @ismaaciilahmed7665 Před 3 lety

      Dhaxal aduunka waxa uu kaga tagay shar iyo khayr ba waa la sheegaya si loogu cibro qaato

  • @salmal3218
    @salmal3218 Před 3 lety

    Jisakalahukhayr