XUQUUDA XAASKA AY KU LEEDAHAY NINKEEDA || Sh Maxamed Umal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- www.facebook.c...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Komentáře • 129

  • @SacdiyoMoha-zp8eq
    @SacdiyoMoha-zp8eq Před 3 měsíci +9

    Ilaahey xaqkeena ha ino so dhiciyo yaa rabi😢😢😢

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Před rokem +5

    Shiikh jizaaka llaah kheyrey

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Před rokem +5

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم

  • @xuseenqatari4908
    @xuseenqatari4908 Před 2 lety +8

    Alle ha isoo tosiyo ani ixtiram kuma hesto ee iso duceya

  • @shukrikowiyotawan8923
    @shukrikowiyotawan8923 Před 2 lety +6

    Masha allah allah ku barakeyo

  • @abdijabarabdiwahid2751
    @abdijabarabdiwahid2751 Před 20 dny +1

    Masha Allah

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 Před 5 měsíci +4

    Salaallahu Caleyhi Wasalem

  • @niciimacllaahi8186
    @niciimacllaahi8186 Před rokem +3

    جزا كم الله خيرا وأحسن الله اليك

  • @iqroaadqnmaxamuud9
    @iqroaadqnmaxamuud9 Před 4 měsíci +3

    Salallahu calleyhi wasallam

  • @ummaxamud2279
    @ummaxamud2279 Před 4 lety +6

    Masha allah allah yaxfadak ya shekh

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 Před 4 lety +9

    Maasha allaaha allaaha ku barakeeyo shiikh

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Před 6 měsíci +3

    Mansha Allaaha 🤩🤩🤩👍

  • @aaminaomer5102
    @aaminaomer5102 Před 2 lety +6

    Maansh alaa baarkalaahu fikun ilahay ha ku barkeeyo sheekh

  • @XuseenAadan-yp6eu
    @XuseenAadan-yp6eu Před 9 měsíci +2

    Maasha allah

  • @munojus802
    @munojus802 Před 3 lety +9

    Mash alah qeeeer alah ku siiiiiiiiyo

  • @nasraqueen4761
    @nasraqueen4761 Před 3 lety +8

    MashaAllah qeyr Allah kusiyo

  • @maryanali8738
    @maryanali8738 Před 9 měsíci +2

    Masha allh ❤❤

  • @husseindaddy6667
    @husseindaddy6667 Před 3 lety +48

    Jeceel baadaan ba isku Qaabna aad be ijeceshahay anikana sidoo kale ba ujeclahay 16 ba isQabnaa ee isoducey she'umul iyo intii Qoralka karoo please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-kr1gv2ko6p
    @user-kr1gv2ko6p Před rokem +2

    Masha Allah insha Allah wan dadaaleynaaa

  • @seefudiin4350
    @seefudiin4350 Před 3 lety +3

    Masha Allah shk Afuuwwan Allah

  • @rayanadam9548
    @rayanadam9548 Před 4 lety +7

    Masha Allah jazaakalaah ilahownafahansii xaqa

  • @nuuramohamuudapdikaahi194

    jisakum lahu khay jisa

  • @batulaisse2844
    @batulaisse2844 Před 4 lety +8

    sheekh maxamed Cabdi Umal Allaha ku xifdiyo fidunya wal Aakhiraha

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Před rokem +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @haboonadan
    @haboonadan Před 11 měsíci +4

    Scw scw scw❤❤.
    Masha allaah tabarakallaah Sheikh umal. Tabarakallaah 🙏🙏🙏🙏

  • @farhiaabu5023
    @farhiaabu5023 Před 4 lety +7

    Mashaa alaah ilaah haku xafido sheekh

  • @runishMohaz22
    @runishMohaz22 Před 3 lety +5

    Allaha xafido sheikh

  • @luulhenna4950
    @luulhenna4950 Před 4 lety +14

    Walaheyga iso duceyo ino ilaha isiiyo owlaad bari ah

  • @saaraluqmaan10
    @saaraluqmaan10 Před 4 lety +3

    Shukran sheikh umul

  • @maynunaali4673
    @maynunaali4673 Před 5 měsíci +3

    Masha Allah ❤❤❤❤❤👍🏾🥹🥹

  • @walaalkaweyn2578
    @walaalkaweyn2578 Před 2 lety +3

    Masha allh

  • @luulhenna4950
    @luulhenna4950 Před 4 lety +5

    Mash allah

  • @sacdiyo1435
    @sacdiyo1435 Před 3 lety +4

    Mshaa allaah

  • @maryanibraahim2796
    @maryanibraahim2796 Před 4 lety +7

    Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw

  • @husseindaddy6667
    @husseindaddy6667 Před 3 lety +5

    Sheq umul allaha kuxafido

  • @faadumoyuusuf4981
    @faadumoyuusuf4981 Před 2 měsíci +1

    Scw scw

  • @hoodomohamed1761
    @hoodomohamed1761 Před 4 lety +5

    Asc maxamed Abdi mshaall Aeel

  • @haboonmahmoud1258
    @haboonmahmoud1258 Před 2 lety +3

    Allahu akbar

  • @farhiyamohamed7378
    @farhiyamohamed7378 Před 4 lety +4

    Mansh alaha

  • @canabibrahin2374
    @canabibrahin2374 Před 2 lety +9

    Asc shiqow ninka xaskisa ehelkeda dhibsada kumana iman Karan ehelkada mana utagi kartid hadeey xanuunsatane maa daweynayo diinta mexey kaa qabta

    • @fadumohassan6511
      @fadumohassan6511 Před 2 lety

      Abyo culumada uu taag culumada waxeey leeyahiin laabada dhiinac dhinaci qaldaan baa laa qabanayah haadii aay saas tahay uu taag meesha joogtiid culumada joogtah sax xaaq wuu kuugu leeyahay aadiganah waad kuu leedahay lkn maxaan iin uu xaadkisah kaaso guudbo

  • @ridwancadeey9449
    @ridwancadeey9449 Před 4 lety +6

    Mashaallah Allow na fahamsi nolosha reerka

  • @saaraluqmaan10
    @saaraluqmaan10 Před 4 lety +3

    Mashallah

  • @abdullahimohamed2287
    @abdullahimohamed2287 Před 2 lety +8

    Dhaqan wanaagsan dumarkiina kula dhaqmo Jecel iyo wax walbe wanaaga ayadaa xaq uleh oo idinkaga baahan

  • @faadumomaxamed7888
    @faadumomaxamed7888 Před rokem +3

    Ma ogala inatashana shiekh

  • @husseindaddy6667
    @husseindaddy6667 Před 3 lety +14

    Sheeqow haal niib baa Qaaba e ikusiceeya inu illahay ii kaar kaaro waxa iheesto xaaskeyga marka ubahanahy oo dareen keyga kaacsanyahy wee iidiidaa marka o dareen keyga o damsan yahay we ibahan tahay kadib daren keyga makaco sii kasto ansubiyo shahwada ba orod ikabaxaan wexee idashey 9 caror baa iijokto isoducey alisoo duceeyo wlliyal

    • @fadumohassan6511
      @fadumohassan6511 Před 2 lety +1

      Uu samiir wll Hooyo 9 caruurah dhashay hoowl culus beey heeysah waa qof bilaadam ah 9 ilmood ciyar ciyar mahaan maarka uu samiir oo uu dulqado hoowl aadag beey haaysah

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 Před 2 lety +1

      Inay ku diido ayada ayey danbi ku tahay adiguna waxan kugula talin lahaa. qur aan isa saar adiga iyo ayada iyo dhaman reerka hadii ad awooda xaas kale guurso ayaduna u samir oo ha ka tagin xaquuqdeda sii hadii aadan awoodina iska samir insha Allah ayaduna Allah ha fahansiiyo xaqa ad ku leedahay

    • @tiriiga8168
      @tiriiga8168 Před 2 lety +2

      @@saynabibrahim4703 naa aamu waxba mataqaanide Hooyo sagaal caruura haysaa mahawlyare maxaa kaasiya guurso waaxay?! Sagaal ayaa laguu dhalee iimanso adeer oo caruurta gabadha lakori Dareen raac hanoqone

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 Před 2 lety +3

      @@tiriiga8168 wllo 9 caruurta ah waa hadiyad uu alle siiyey ka tag ma oran lkn hadii uu awooda ha guursado waayo kuwa aan wax cilad ah haysan ayaa 3 ama 4 qabo tankale gabadha xita dan ayey u tahay oo nin xaq ku leh oo aysan xaqiisa awood aysan u haynin dee waxa u wanaagsan in xooga culeyska laga qaado si ay nafis u hesho so waxad dhib u arkeysa ayaa xal noqda sidaas u fahan wllo

    • @AsmaAbdirisak
      @AsmaAbdirisak Před 5 měsíci

      Lkn adayada isaga waa qancin kartaa asaga xataa hadaanay rabin oo wax rabitaana jirin ilaahay dartii ninkeda wa u qancin karata asgu lkn hadany wax rabin xaaski ma qancib kari lkn waa inay is quraan saara ​@@tiriiga8168

  • @roodaguhaad5297
    @roodaguhaad5297 Před 2 lety +2

    Waa waxa xaqa loo siiyey

  • @marwadahir927
    @marwadahir927 Před 3 lety +2

    Scw

  • @yousufodowa7719
    @yousufodowa7719 Před 7 měsíci +1

    diintaad baro oo dhamaysio

  • @adhangaranebule4613
    @adhangaranebule4613 Před 4 lety +2

    M.a

  • @anisadaadir466
    @anisadaadir466 Před 2 lety +4

    Ninmankaan xaq waxbo kama oga ilmahiyaa la biilan la yhy anagoo xarigeena la heesto

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Před rokem +1

    Asc

  • @BlossomSummit-f5s
    @BlossomSummit-f5s Před 5 dny

    963 Marques Lights

  • @user-eh5xn2mc9o
    @user-eh5xn2mc9o Před měsícem

    Dhaxal way lahaayeene. Dadkaa badalay risaaladii ilaahay😅❤

  • @dhiblawe8704
    @dhiblawe8704 Před 4 lety +1

    Ok

  • @RoySielaff-y5z
    @RoySielaff-y5z Před 7 dny

    Derrick Stream

  • @MinervaCrabb
    @MinervaCrabb Před 2 dny

    845 McLaughlin Burg

  • @NellyAlva-q5g
    @NellyAlva-q5g Před 9 dny +1

    Harris Daniel Davis Amy Brown Deborah

  • @SherylThompson-m8f
    @SherylThompson-m8f Před 23 dny +1

    Lewis Scott Hall Jennifer Thomas Jeffrey

  • @BottomFunky
    @BottomFunky Před 13 dny +1

    Hall Anna Walker Christopher Lewis Gary

  • @Janno190
    @Janno190 Před 3 lety +5

    Asc waxa jira in nin I qabay ninku weligii kama qaadan masruuf mariin daa hadalkii wanaagna habasheegin hadana inta uu cararay ayuu naag kale guursaday markaa sheekhoow hadana wuu ka guuray gurigii muxuu iga mudan yahay dhamaantii jawaab saxa iyo talo ayaan idinka fadhiyaa

    • @tamamqurux6065
      @tamamqurux6065 Před 3 lety +2

      iska fasaq hadaa maxkamad muslim helee,

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 Před 3 lety +2

      Abaayo sabarkaaga Allah janada kugu geeeyo lkn xaquuq badan oo laheed ayaa lagu duudsiyy markaasa naag lasii aroosay waa sax ileen qof naftiisi xaqeeda u doodi waayy Cid rabto malaha cilmi diin iyo maadiba Bari naftaada karaame oo qiime isku yeel naftaada jeclow cidi kugu xadgudubtaba iska celi

    • @deeqdheere4118
      @deeqdheere4118 Před 3 lety

      Abaayo allaah janada hagu arsaqe radso xaqaga uu alle ku siiyo

    • @fakeituntilyoumakeit9284
      @fakeituntilyoumakeit9284 Před 3 lety

      Ninka wanaagaad isuguursateen maada sheegin marka maxaan kugulatalin runtii oo dhamaystiran maada soo porin

    • @jafaye712
      @jafaye712 Před 2 lety

      @@tamamqurux6065 oo dhilooyinka iimaanka beelay ma wacdi beey dhageystaan.

  • @AnnieMitchell-g9g
    @AnnieMitchell-g9g Před 8 dny

    Davis Steven Rodriguez Timothy Hernandez Lisa

  • @HowardBaumgart-z2q
    @HowardBaumgart-z2q Před 5 dny

    Thomas Kimberly Garcia Jose Jones Matthew

  • @fadumomohamed9295
    @fadumomohamed9295 Před rokem +3

    Ninka kamu hadlay muxadiradu dumarkay ahayd waxay isubedeshay ninka haloo tanasulo

  • @MatthewRachel-i7s
    @MatthewRachel-i7s Před 6 dny

    Martin Michael White Gary Young Angela

  • @JimKitty-p6z
    @JimKitty-p6z Před 11 dny

    5576 Padberg Turnpike

  • @Janno190
    @Janno190 Před 3 lety +2

    Sheekh hadaan la hadlona wuu guuraya oo cararayaa

  • @maryamoali1986
    @maryamoali1986 Před 4 lety +1

    Uu

  • @BaxterWheatleyD
    @BaxterWheatleyD Před 14 dny

    Gonzalez Donald Thomas Ruth Lee Melissa

  • @iqromxmd6287
    @iqromxmd6287 Před 2 lety +4

    Ninkayga wa nin fcn o bilka iyo carurtisa an hagran waxana nahy 3xas dhibka I hesata wa inusan waqti ila qadan marku naga maqanyhyna nama soradinayo o nama xiriyo waqtiyada u jogo tlefonkisa kama bdna sida ethy anigo I dhaha mxa u bhnthy o kamaqan

    • @mariammoha4756
      @mariammoha4756 Před 2 lety +2

      Abaayo kula midban ahay marka qoralkaga arkay wa ilmeyay ina ani iga hadlaysa moday wlhi wa amini wayay qoralkan

    • @ziyaamaxamuud2086
      @ziyaamaxamuud2086 Před 2 lety +1

      @@mariammoha4756 srry abyo😭

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 Před 5 měsíci +1

      Abaayo culumada u bandhigta oo weydiiya baahidiina dareen haduusan gudaneyn waxa diinta ka qabto ileyn guurka in lagu dhowrsanando ayaa logu talagalay

  • @JamesSeifert-q1j
    @JamesSeifert-q1j Před 8 dny

    Hall Jeffrey Davis Jason Rodriguez Daniel

  • @nuurxuseen5169
    @nuurxuseen5169 Před 2 lety +1

    Hadi iyadu qayrkiba ay iska dido ka waran

  • @madiinocali7257
    @madiinocali7257 Před rokem

    Kkkkkkkkkk

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 Před 4 měsíci

    😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @cabdi-rk3xm
    @cabdi-rk3xm Před 3 lety +5

    Masha alllh

  • @maryanibraahim2796
    @maryanibraahim2796 Před 4 lety +6

    Masha.allah

  • @fatmasheikhuna7403
    @fatmasheikhuna7403 Před rokem +2

    Masha allah

  • @madiinocali7257
    @madiinocali7257 Před rokem +3

    Masha alha