Barnaamijka Awoodda 5-aad ee DalsanTv waxaa marti ku ah Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Xasan Shi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 06. 2020
  • Barnaamijka Awoodda 5-aad ee DalsanTv waxaa marti ku ah Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Xasan Shiikh Maxa'uud oo uga jawaabi doona arrimo ay ka mid yihiin:
    1.Walaaca laga qabao doorashada la filayo in dalka ay ka dhacdo.
    2.Sababihii loogu guuleysan waayay waqtigiisa Dhismaha guddiga Dastuurka Qaranka.?
    3.Aragtidiisa ku aadan hannaanka shaqo ee guddiga Doorashooyinka Madaxa bannaan ee hadda jira?
    Wareysigan oo dhinacyo badan taabanaya daawasho wanaagsan.
    Aweys Hassan Mohamed

Komentáře •