GURI VILO AH OO QUXU BADAN LO DHIISAY ONA IIB AH WA VILO QUXU BADAN QIMA JABAN

Sdílet
Vložit

Komentáře • 23

  • @safiyajama5682
    @safiyajama5682 Před 7 měsíci +2

    Alha unaxariisto gabadha janatul fardoows allhaaha ka waraabiyo
    Aamiin yaarabi

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Před 7 měsíci

    Mahadsanid waa guri qurxoon injineerka magaciisa.

  • @yahye2797
    @yahye2797 Před 7 měsíci +2

    Saxiiboo xaafada ma sheegin iyo sharcigiisa ama Ducmentica

  • @user-ns3bz7sd4q
    @user-ns3bz7sd4q Před 7 měsíci

    Wadanahaa idhigleh Allow Soomaaliya nabad waarta ukeen yaa Allaah Yaa Allaah Yaa Allaah waan jeclahay dalkeyga laakiin cabsi cabsi!!!❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gaawodheere828
    @gaawodheere828 Před 7 měsíci

    Allaah unaxariisto

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 7 měsíci

    Ale ha u naxariisto

  • @Liiloowe
    @Liiloowe Před 7 měsíci

    WAA AFGOOYE😊

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 7 měsíci

    Gurigii uu lahaa Aun Cabdalla Faadil oo dhaceen mooryaan dhiigyocab ah ku bahaloobey hantida shacabka HG cayr reer guriceel ayaa afgooye isbaaro u dhigtey qofkii gata booli agoome ah asagaa ku gubanya iska jira

  • @mariaali7281
    @mariaali7281 Před 7 měsíci

    Xafade waye

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 Před 7 měsíci

    Nmmmmmmm😊😊

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 7 měsíci

    Hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano reer afgooye biyaha wabia laga gadaa indhacde ayaa gueysta

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 Před 7 měsíci

    Dariishadaha murayad mahine

  • @sadaamhusseinabdi7138
    @sadaamhusseinabdi7138 Před 7 měsíci

    qimaha lagu dhisay waa meeqo

    • @Mohamed-qt7ql
      @Mohamed-qt7ql Před 7 měsíci

      Nus booska ku dhegan ayaa 10 kun dollar lagu rabaa . Dhismaha nuucaan oo kale waa 18 kun ilaa 25 kun dollar ma ka badnaan karto. Nus buus ka qurux badan ayaa ku dhistay 28 kun dollar.
      Booska kala qiima duwan balse dhismaha waa sida adiga u dhisatid .
      Qiimaha lagu rabo qof ugu iibsanayso ma leh. Iyo meesha oo ku yaalo

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql Před 7 měsíci

    Nus boos Ka ku dhegan ayaa 10 kun ku sheegtay 25 kun ka yar ayaa Dhismaha ku baxayo . Marka 60 kun waa qaali. Wax macquul ah hala yimaadaan

  • @nasra8195
    @nasra8195 Před 7 měsíci

    uuuf dhismo ku folxuma macawista rage e kashten u eg yahey

    • @A-shaakir
      @A-shaakir Před 7 měsíci

      Wllaleey Macawiista nooga fuq 😂😂
      Waakula qabaa Rinjiga ee mariyeen mid qurxan maahan 🙋

  • @user-qs8bc6lt7f
    @user-qs8bc6lt7f Před 6 měsíci

    Chelsha.biyaha.by by