Heestii Maalmaha Qalooca || Xasuustii Xassan Aadan Samatar || Codkii Siciid Qalinle || Lyrics 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 03. 2020
  • Fadlan hadaad nagu Cusub tahay sxb subscribe saar channelkeena mahadsanid
  • Hudba

Komentáře • 18

  • @ahmedadanhassan5718
    @ahmedadanhassan5718 Před 2 lety +2

    M.a esh cala cood samatar kii ayaa KU dheex nool
    Marbaan mujadaha dheer maxaa dhexdodoo muuqeyga la arkaa 🙏💓💓💓💓🥰
    My fav song 😍

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 Před rokem +3

    Wowowowowooo.
    Adaaba Ku dhaaama Odaygii Xasan ahaaa❤

    • @N.A.M1234
      @N.A.M1234 Před 4 měsíci

      No no odeyga ka yar ma gaare lkn WAXAAD tirahda waad u dawaysay

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 Před 4 měsíci

    Waxaan salamaya musicienka o hesta so saraya Alla farahaga garacaya ku barakeyo

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Před 7 měsíci

    Nice heestaan wxaa curinteeda lahaa aun abwaan Mxmmed Cali Walash (Caydiid kaba cune).
    Waa qiso dhab ah oo ka warramaysa xaalad uu soo maray.
    2018 ayuu Growe ku dhintay Ssdf buu ka tirsanaa aun.

  • @zahraadan8766
    @zahraadan8766 Před 4 lety +7

    Yes igu xushmeya inan ugu horeyo

  • @MohamedAbdikadirIsmail
    @MohamedAbdikadirIsmail Před rokem +2

    Runti qof walba xasuus ugaar ah ayuu le yahay aniga ahaan heestaan waxeey ii lee dahay xasuus i gaar ah,
    Maalin maalmaha ka mid ah yar an saaxibo isku dheer ku noqonay mudo kooban gudahooda o abdinasir la dhaho o poqor ahaa ba Maalin ka mid ah maalmaha waxaan maqlay asigoo u daaran tahay "maalmaha qalooca" sida xasuusto taarikhda waxaa eey eheyd 10/07/2022 isla goobta an taagna ba inta CZcams ka galay ayaan ku qoray maalmaha qalooca sacadaas laga so bilaabo ilaaa maanta o ay taarikhda tahay 03/12/2022 markan maqlo waxaan dareema jiririco waayo heesta si bey i sameeysaa qiso aan hilmaamin bey mar walba isoo xasuusisaa,
    Abdinasir oo saaxib keey marna walaalkey aha baa waxoo i dhihi jiray maanta maalmaha wey kuu toosan yihiin laakiin waxaa arki doonta Maalin eey ka qaloocan doonto asigoo markaas qimeeynayay qiso uu ka war haayay oo aniga i heeysatay, waxaa xaqiiq noqotay marxaladi uu iiga digayay inaan dhexda ka galay, sababtas awgeed heestaan mana dhaafo dhageysigeeda cirbadna wey iiga daran tahay xanunkeda,
    "Marbaan Mowjadaha dheer maaxaa dhexdoodoo muuqeyga la arkaa laakinse aan maqanahay"
    "Marbaan malaha beentaa mulkiyoo maryo u xeray maaaweeeliyaayo laakinse aan maqanahay"
    Commentigan waxaan halkaan ugu qoray waxaan doonaya iney ii noqoto 2 xasuus mid waa inaan kuso xasuusto waayaha adag ee an soomaray iyo saaxbkeey abdinasir inaan kuso xasuusto hadalkisi wax gal ahaa ee an waqtigaas qaadan

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el Před 19 dny

    Maalmaha qalooca hadii ay ka marooran waa murayad wayahu dunida ka muuqde marbaan sida mayeeran mudo Aamusaayo ishq miriq kasiiya mar waxaan iraahda side tahay duniduye marban baad wayn dhex gala oo muqayga lawaya dunida marxaladahedu badana marba sibay ku so abaran iyago kala xanuun badan waayahaan masuuga haddi ay ka madowyihin waa u murugtaye marban mudanta ciida dhul fadhista oo muragada la oya marna waxaan xususta xaja walba inay tahay qoral naga awood wayn qalbiga ayaan ku casuma sabur oo dhaha qalinka ka sareya ku qanac

  • @abdikaafihussienisse8132
    @abdikaafihussienisse8132 Před 4 lety +1

    M.a fanaan siciid qalinle zxp go forward

  • @siraadcali5168
    @siraadcali5168 Před 2 lety

    Maal maha qalooca hadii aay kaa marooran wwwwww samatar oo biyo ismarin iga dheh

  • @adenmuse1615
    @adenmuse1615 Před rokem +1

    The son of Hassan Aden Samatar 😍😍💞💞

  • @mahamedabdilaahi5871
    @mahamedabdilaahi5871 Před 4 lety +3

    Esh calaah codka

  • @sihaam3612
    @sihaam3612 Před rokem +1

    Heestas oo xasuus igu ah ayaan subasgarab kugu saarey😢😢😢😢💔💔💔

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 Před 2 lety +1

    Marban sida ma yeeraan mudo aamusayoo isha miriq ka siiyaa

  • @mawlidmahamed1891
    @mawlidmahamed1891 Před 4 lety +1

    yey mihin mawdku kala dilin maqaar saarka ciida lagu maali jirey . ereyo aad u waawaywayn yaryrakeena danbe fahmi maayaan

  • @zalmaanrakko8119
    @zalmaanrakko8119 Před rokem

    Wah

  • @sihaam3612
    @sihaam3612 Před rokem

    6yy