Video není dostupné.
Omlouváme se.

Siciid Qalinle Ft Hibaaq Xurmo Heesta Wajiyaal Is Xasuusta

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2021
  • #SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#
    Copy Right Protected By Digaale Yare Music 2023
    HEESTA:WAJIYAAL IS XASUUSTA
    CODADKII:SICIID QALINLE FT HIBAAQ XURMO
    MUSIC BY: DIGAALE YARE
    VOCAL RECORDING BY: DIGAALE YARE STUDIO
    CAMERA BY:KARIINO
    CAMERA 2 AYAANLE CABDI
    EDITED BY: AXMED YARE
    SOOSAARIDII: DIGAALE YARE MUSIC
    DON'T RE-UPLOAD ANOTHER CZcams

Komentáře • 100

  • @shamai1570
    @shamai1570 Před rokem +11

    An old favourite song modernized with excellent voices by Hibaaq Xurmo and Siciid Qalinle splendid

  • @markdelay9268
    @markdelay9268 Před 3 lety +16

    Kan yar waxaan ku taageeraa labnimada Ku jirta iyo codka raga ee toolmoon ee uu ku afuufo bahalka microphonka

  • @ifraaxdaadifraax7059
    @ifraaxdaadifraax7059 Před 3 lety +5

    waaw waaw waaw eesh calaa codad iyo dhalin yaro qurux badan hore usocda sxb hibaaq iyo wiilkaasowba

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 Před 3 lety +9

    Wooooow Siciid Maasha allaah inaba caadi maaha ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍🔥🔥🔥🔥🔥 Siciidow CZcams furo aan ku dhahay

  • @osmanmoha4530
    @osmanmoha4530 Před 2 lety +4

    Woow mashaallah qalinle keep going sxb 💕

  • @husseinhandule
    @husseinhandule Před 3 lety +7

    waa 2ba fanaan on jecelahay queen hibaaq iyo saciid qalinle keep going legend

  • @karti-soor
    @karti-soor Před 2 lety +3

    ".. Wooooof caleek Waad dhigteedin halkeedii. All yaa cisak... Xasuus reeb. Beri-samaad..Maxaa jaceyl Somali la meereysteen. Ma Habeen Arbaca Meereyso.. Horta Somali ilaahay abuuray." ❤️❤️❤️

  • @QalinleTv
    @QalinleTv Před 3 lety +6

    Waaw la yaabay mansha allaah hibaaq iyo siciid qalinle mucjisadii musiga digaale yare

  • @xasanmaxamad4429
    @xasanmaxamad4429 Před 3 lety +3

    Abaduba weey qaldeen miriha iyo luuqda heesta ba sorry. gabadhuna mirihii ayeey qaladay, wiilkuna codkii ayuuba laharaahiraya oo uu jarjaraya, waayaab meel meey iska fadhiistaan, maba keenikaraane, maxeey isku dhibaayaan. musicga, digaale yare, mashaa Allah, hambalyaan ku leeyahay walaal macaane, gacamuhu kuma go'aan. From mugadisho-somalia

  • @camuurixasan1581
    @camuurixasan1581 Před 2 lety +3

    Farmajo

  • @balbalmoha3181
    @balbalmoha3181 Před 3 lety +6

    Ayy kaligiiiz fanaaaaan❤🎤🎧

  • @maariamoha3580
    @maariamoha3580 Před 2 lety +1

    😥😥Allh isheyda kaa xiyaabo huno codka wiilka kaheley

  • @guledabdi6929
    @guledabdi6929 Před 2 lety +1

    Wayisha Ubad keeda waxa jooga aduunka iyada ula wanaagsan Marku waayuhu leexsho 🥲🤦🏾

  • @omary.3244
    @omary.3244 Před 2 lety +13

    i don't understand why this song has not more than a million visitors, it was one of the best song it's time, the voice of both match previous singers. come on guys.

  • @khalidgmdd1607
    @khalidgmdd1607 Před 2 lety +1

    wah wah

  • @NimcoGlam
    @NimcoGlam Před 3 lety +3

    Ax ax way waayo waayo Caqaarta alle ha u naxariisto. Nice update!

    • @badeed1523
      @badeed1523 Před 2 lety +1

      Caqaarta yaa la odhan jiray wll

    • @NimcoGlam
      @NimcoGlam Před 2 lety +1

      @@badeed1523 Kinsi Xaaji Dacar walalo iyadaa heestan originally qaadi jirtay!

    • @abdirahmanmohamed9707
      @abdirahmanmohamed9707 Před 2 lety

      @@NimcoGlam haa wan garanaya wll yada qadi jirtay se magaca aad ugu yeedhay ee ( caqaarta ) ma iyada la odhan jiray

    • @NimcoGlam
      @NimcoGlam Před 2 lety

      @@abdirahmanmohamed9707 haa iyadaa lagu naanaysi jirey huuno

  • @saadmad
    @saadmad Před 10 měsíci

    Dani ay ka wada

  • @kakahooyo6226
    @kakahooyo6226 Před 5 měsíci

    Walee waa hes

  • @garadagmediaproductiongara4636

    Esh Qiyaasak❤❤❤❤❤ from sanaag,gar'adag

  • @khadarismail2418
    @khadarismail2418 Před rokem

    wixii hore waa dahab

  • @mohamedkings145
    @mohamedkings145 Před 3 lety +3

    Mansha allah fanaanada qarniga xurmo

  • @farhanabraar652
    @farhanabraar652 Před 3 lety +2

    Siciid qalinle keep going

  • @nemoladan9351
    @nemoladan9351 Před 2 lety

    Masha allh wllshy hibaaq xurmo fanand qaaaliya

  • @shamai1570
    @shamai1570 Před rokem +1

    Amazing always❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kakahooyo6226
    @kakahooyo6226 Před 5 měsíci

    Masha Alah ❤

  • @abdirisaqmaxamed5142
    @abdirisaqmaxamed5142 Před 3 lety +3

    Siciid qalinle lpx

  • @mohamednoor4405
    @mohamednoor4405 Před rokem

    Ameyzing fantastic voice you really bring the voice kinzi haji adan and abdullahi harago.

  • @hannaalii6111
    @hannaalii6111 Před 3 lety +5

    Siciid Q:linlle
    Legend ..😘

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 Před 2 lety +1

    qalinle legen wa cayilay wwwow😍

  • @shamai1570
    @shamai1570 Před rokem +2

    Timeless terrific and totally beautiful singers great

  • @wajaleqaran
    @wajaleqaran Před 7 měsíci

    Adbirhmaanwajaale ❤

  • @user-wn9rk1qm2l
    @user-wn9rk1qm2l Před 22 dny

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cabdirashiid8860
    @cabdirashiid8860 Před rokem

    Hibaaq xiurmo axmed nice voice iyo siciid qalinle

  • @NFMUSICOFFICIAL
    @NFMUSICOFFICIAL Před 3 lety +14

    DIGAALE MUSIC 🎵
    HALKEDI DHIGTEY WALAAHI HEESTAN
    SICIID QALINLE IYO HIBAAQ XURMO WAXKALE

  • @cilmiaxmed7448
    @cilmiaxmed7448 Před 2 lety

    Ale iyo cisig mstr qalinlle guuleyso bro

  • @mazcudamare7890
    @mazcudamare7890 Před 3 lety +3

    Saciid qalinle codkii qofa♥️

  • @samiiracadaani3137
    @samiiracadaani3137 Před 3 lety +2

    Heesta ma wax ku jirty inagaa ku wacanyne

  • @saadmad
    @saadmad Před 10 měsíci

    Hadi an is wayno walac ba ku jira waa waregto adunku hadi uu waqtiga kenay ni wax Sar la miyan ahay aniga

  • @cabdifitaxcalisanbuur
    @cabdifitaxcalisanbuur Před 3 lety +4

    Saciid qalinle

  • @mohamedbile2828
    @mohamedbile2828 Před 2 lety +1

    Fanaankani dhalinta ahi , Cod hallaasi ah buu leeyahay .

  • @hassanhirsi1844
    @hassanhirsi1844 Před 2 lety +1

    Mnsha allah Qalinle 100% wa keney Xarago lkin Inanta runti waku rafatey codki Kinsi Xaaji Aden laxankalaney saareysa

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 Před 3 lety +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohalphaofficial9422
    @mohalphaofficial9422 Před 3 lety +5

    Siciid Qalinle iyo Hibaaq Xurmo

  • @mazcudamare7890
    @mazcudamare7890 Před 3 lety +6

    Legend ziciid qalinle

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Před 3 lety +1

    Wow gabadhan heesta barteed ayay dhigtay lkn yurub geenyo walasheed waaye ba maqlay

  • @nafisamohamoud852
    @nafisamohamoud852 Před 3 lety +1

    Qalinle😍

  • @abdideeqmaxamed9023
    @abdideeqmaxamed9023 Před rokem

    Siciid qalinle Best

  • @ajfamilyandvlogs123
    @ajfamilyandvlogs123 Před 2 lety +2

    M.a what amusic I love 💕 his music

  • @maashaallaah2448
    @maashaallaah2448 Před 3 lety +3

    💖💖💖💖🔥🔥

  • @abwaanumal2506
    @abwaanumal2506 Před 3 lety +8

    Hessta maxay u qaldaysaa
    Hibaaq

  • @munaahmed9692
    @munaahmed9692 Před 3 lety +2

    Yartaaay qaladka daaa heesta 👹👺😏

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye6826 Před 3 lety +1

    Gabadhu heesta laxan kalay saartayba Teenbadina caadibay ugu baxaday maka ogaanba mise wanay garanayn

  • @yaasmiinapdisalanhirsi
    @yaasmiinapdisalanhirsi Před 6 měsíci

    30/1/2024 😢xazuuuz 💔

  • @aaminaabdirahmaan9578
    @aaminaabdirahmaan9578 Před 3 lety +3

    Inagaa ku wacnayne mxad iga wareegtay

  • @aliomar8950
    @aliomar8950 Před 3 lety +7

    Timeless music XX

  • @Roa809
    @Roa809 Před rokem

    Kkkķk

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 Před 2 lety +6

    Memories 💙

  • @caarec1089
    @caarec1089 Před rokem

    Inta mirqamaysa wan idin zlamay

  • @camuurixasan1581
    @camuurixasan1581 Před 2 lety

    Sii

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 Před 2 lety +1

    Heestaan maxaa ku marqaamay

  • @mohammedgarad6593
    @mohammedgarad6593 Před 3 lety +1

    Heestanok kabanku kuu tumayo qurbaani ama marduuf wacnaan lahaydaa siciidow

  • @hoodoaxmed8815
    @hoodoaxmed8815 Před 2 lety

    Kuwani heesti way ku ciyaareen

  • @abdiasishashi8579
    @abdiasishashi8579 Před 3 lety +3

    Heesta maxay laxankeeda iyo midheehda inantu qaladay
    Inantan heeso hore qadey oo hees hore ahaa
    Way wanagsanyde maxa uga jeeda
    Mise wayna garanyn heesta qaadayso

  • @barefootprofessor3455
    @barefootprofessor3455 Před 2 lety

    BIR bay ka dhex heesayaan waaban saliilyooday kuwan

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před rokem

    Good try labadiinabo, lakin Heesta kufsiga iiga daayo, cause I love that song, Anagaysku wacnaynee Maxaad iiga wareegtay? 💔💙💟👍

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Před 3 lety

    Wiilkaan Codkiisa caadi maha waa Natural Voice Dadkii hore ayu ka haray kkkkkkkkkkk

  • @FOOTY277
    @FOOTY277 Před rokem

    Sida waxyaha jiidhka not jiirka (DH)

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 Před 3 lety

    Heeska laxanka ma adinkaaa leeeh sidiii loo suubiyay maad u qaadan

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 Před rokem

    Sida waaxyaha jiirka.hhhhhhhhh
    Alla beerka.
    Waa maxay jiirkan uu sheegayaa?

  • @sirtadahsoon
    @sirtadahsoon Před rokem

    Fadlan midhaha hadii aanad fahmin ha qaadin ee u daa sidii hore. Waad kharibteen heesta. Waydii qof garanaya midhaha oo dhan idinka oo raali ah
    Mahadsanid

  • @jamakarshe7132
    @jamakarshe7132 Před 2 lety

    Stop it now .the music 🎶 is awesome but unfortunately the words of the song 🎵 has been destroyed by for example the( jiidh ); while they said jiir, and that is not correct .wareegtay suppose to be one time,and not double as warwareegtay. Anyway thanks a lot 🙏 💓

  • @asmafarah3576
    @asmafarah3576 Před 3 lety +2

    Arab iyo dhulbahante 🤣🤣🤣🤣waligoodba way isku wareegan

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Před 3 lety

    Waxyaaha jiirka waa maxay? Walaweyn please heesahayaga hadii aydaan iska dhaafayn, please lahjada iska saxa oo barta sidii Magool! -

  • @hamzeabdi1043
    @hamzeabdi1043 Před 3 lety +2

    ,

  • @Abu-Hamza254
    @Abu-Hamza254 Před rokem

    Eye lashes af Somali maxa lagudhahaa?

  • @user-wn9rk1qm2l
    @user-wn9rk1qm2l Před 22 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @camuurixasan1581
    @camuurixasan1581 Před 2 lety +1

    Farmajo

  • @camuurixasan1581
    @camuurixasan1581 Před 2 lety +1

    Farmajo