Musalsalka Dhaxal | Season 1 | Xalqadda 2aad | ha ii keenin meelahaas shaqo uga Raadi | Astaan 2024.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @astaanmedia
    Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv

Komentáře • 801

  • @AbdirahmanAhmed-yy1dd
    @AbdirahmanAhmed-yy1dd Před 4 měsíci +348

    Dhaxal Hada waa Bilaw insha allah allaha hakadhiGo filim fiican oo an cafimaad Qab kudaawano dhamaan Umada Somaliyed wnsalamaya 🇸🇴✔

  • @hodannisha8053
    @hodannisha8053 Před 4 měsíci +604

    Xaasidnimada iskadaa nabiga ku sali callayhi salaati wasalaam ❤️❤️🥰

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli Před 4 měsíci +374

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤

    • @user-pk4il9kj9p
      @user-pk4il9kj9p Před 4 měsíci +3

      Scw scw scw scw

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 Před 4 měsíci

      عليه افضل الصلاة والسلام 🤍🤍🤍🤍

    • @user-bk8qp6rl8w
      @user-bk8qp6rl8w Před 4 měsíci +2

      Scw ❤

    • @FoosRooble
      @FoosRooble Před 4 měsíci +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @fatimaeprahim8481
      @fatimaeprahim8481 Před 4 měsíci

      Zhkfa❤xgjytdwsfttc good for fyfryyu7❤🎉😢😮😅😊dewa5456845343423946%dgxhhSafgghyyuuyqxrfhfhdhjobd
      Xkirui❤❤ thyroid f❤bmjjoytto

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před 4 měsíci +198

    Hadaad ka mida tahay Dadka sida tooska ah ugu xidhan Astaan tv marka laga yimaado hadaad ka mida ahayd Dadkii Aany xalaqdi dhaafin filimkii Haboon laketa dhac ku sii thanks 😂😮😊

  • @user-mp1df2fq6q
    @user-mp1df2fq6q Před 4 měsíci +97

    Dunidaan ma soo marin ruux ka kheyr badan nabi muhamed nnkh

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 4 měsíci +182

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵

  • @IfrahAden-
    @IfrahAden- Před 4 měsíci +554

    Team Dhaxal Hadaad Tahay Like Saar ❤️‍🩹😁

  • @user-wk2cr6li1m
    @user-wk2cr6li1m Před 4 měsíci +54

    Basharkii ugu khayrka badnaa mohamad scw scw scw scw

  • @faadumaabdullaahisiidali4629
    @faadumaabdullaahisiidali4629 Před 4 měsíci +80

    Saddex qof lama qancin karo
    1- Naag maseyr badan
    2- Nin shaki badan
    3- Nin dagaalkaaga ay uga cadahay.
    Saddex qof waa la sasabtaa.
    1- Gabar suuro badan
    2- Gaadiidkiisa nimaad rabto.
    3- Gurigiisa nimaad marti ku tahay.
    Saddex lama xasuusto.
    1- Qof tagay bilaa sabab.
    2- Qof aad sadaqo siisay.
    3- Qof aad ka adkaatay.
    Saddex lama dhibo.
    1- Dhibane dhiban lama dhibo.
    2- Dheef nimaad ka hesho lama dhibo.
    3- Dhib nimaan kuu geysana lama dhibo.
    Saddex waa meermeeris badan yihiin
    1-Deyn nimaad ku leedahay.
    2-Deeq nimaad ka raadineyso.
    3- Dumar aanan ku rabin
    Saddex ruux lama jeclaado
    1- Naag/Nin aadan heleyn lama jeclaado
    2- Nin kaa xoog weyn dagaalkii lama jeclaado.
    3- Caafimaadkaga wixii dhibaayo lama jeclaado.

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před 4 měsíci +366

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 Před 4 měsíci +8

      اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🤍🤍🤍عليه افضل الصلاة والسلام 🤍🤍🤍🤍🤍

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 Před 4 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @abdrahmenibrahimahmed9646
      @abdrahmenibrahimahmed9646 Před 4 měsíci +3

      Scw scw scw ❤

    • @seyfinhomuse-dw7ws
      @seyfinhomuse-dw7ws Před 4 měsíci

      Scw

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 Před 4 měsíci +1

      scw scw scw❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Před 4 měsíci +33

    Arwaxan filim wuudhafay wlhi intan filim arkayey somali dhigtay kii ugu tayada ficnaa ugu jilinka wacnaa weeye wlhi
    10%10 baan siiyey aniga❤🎉

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Před 4 měsíci +119

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato

  • @user-rl6pi4nk6y
    @user-rl6pi4nk6y Před 4 měsíci +19

    Plz Soomaali Nimo ii Fiiri Qabiil kasoo TaG Like ❤isaaaar😢

  • @ilyaasrajaa5982
    @ilyaasrajaa5982 Před 4 měsíci +39

    hadaad tahay kula ila midka ah oo jcel in hbnkasta laso dayo like dhac igu si umac yaqw😂😂😂😂

  • @gulledmahdi9117
    @gulledmahdi9117 Před 4 měsíci +52

    Shaqo Qeer Qabto Alaha ii sahlo iisoo duceya 40 Qof ducadooda waa la aqblaye walayal

    • @fariha9470
      @fariha9470 Před 4 měsíci +1

      Allah hku fudeediyo wll

    • @ubaxabuukar8653
      @ubaxabuukar8653 Před 4 měsíci +3

      Wall istiqfarta badso shaqo wangsan wad hele I.a

  • @ahmadjimale
    @ahmadjimale Před 4 měsíci +27

    Labadii xalqadood. Aandaawaday Aadbaan Oogahelay. Horumarka Aadsameneysan

  • @Seyddow
    @Seyddow Před 3 měsíci +4

    Hadal Afkaaga kasoo baxaa waxaa ugu Wangsan Saliga Nebi Mohammad)ﷺ:📿❤️

  • @Omarhassan-xc1mm
    @Omarhassan-xc1mm Před 4 měsíci +16

    أللهم صل على محمد وعلي آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤

  • @zainapdimcm775
    @zainapdimcm775 Před 4 měsíci +49

    WA Jamce ku saliya hapipkena scw

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 4 měsíci +45

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin mahadsantihin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @alinoorhassan3549
    @alinoorhassan3549 Před 4 měsíci +38

    ASC ASXABTA KUSALIYA NABIGINA MOHAMED ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Před 4 měsíci +11

    Filimka waxa kaliyee icajabiyey waxa weye waxkasta oo aydadku isticmalayan waa qadiimi hido io dhaqan keenii wlhi wa ubogay❤🎉🫶

  • @AbdiAli777
    @AbdiAli777 Před 4 měsíci +85

    Cawo waa Jime wardiga hala aqriyo ❤🎉❤❤

  • @appiethekind6974
    @appiethekind6974 Před 4 měsíci +32

    Oday ducaale he is the cali dheere of Somalia wallahi what actor 🫡🫡🫡🫡🫡

  • @Theboqran
    @Theboqran Před 4 měsíci +12

    Yaaaa ka helay flimkaaaan 😮❤

  • @doceysaneleewaaye0fficial906
    @doceysaneleewaaye0fficial906 Před 4 měsíci +23

    Ku Sali nabiga scw ❤

  • @AsmaAbdulaahi
    @AsmaAbdulaahi Před 4 měsíci +60

    Ku Saliya xabiibkeena Mohamed صلى الله عليه و سلم

  • @Asad-hagio-team27fun
    @Asad-hagio-team27fun Před 4 měsíci +6

    Tv ga kaliya eee Somalia aaaan uqiray just to make film waaa astaaan and I wish inaaaan one day jilaaaaaa kanoqdo ☝️insha Allah

  • @mohaaali1795
    @mohaaali1795 Před 4 měsíci +39

    WALAL CAWA WAA JIMCO KU SALI RASUULKA (SCW)❤❤

  • @ciirocabdikariinsahal
    @ciirocabdikariinsahal Před 4 měsíci +5

    Tvgii tv yada oogu horeeya waa astaan ee ma isku raacnay

  • @mdnfarhan
    @mdnfarhan Před 4 měsíci +17

    Hada wxn fahmay sababta muqdisho u tahay caasimada somaliya
    Hanbalyo bahda astan tv

    • @mohamed-rb2om
      @mohamed-rb2om Před 4 měsíci

      Anaan dawne filmkene ilawadag sabbta u thy casimda somlia

  • @user-rz1eu9od5r
    @user-rz1eu9od5r Před 4 měsíci +36

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @ArdolulAhmed
      @ArdolulAhmed Před 4 měsíci

      😂🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😮😮😅😅😊😊😂

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 Před 4 měsíci +2

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

  • @fahiimarooble4390
    @fahiimarooble4390 Před 4 měsíci +23

    Kusali nabigeena scw🕋🕋🕋🕋🕋

  • @saacidnour39
    @saacidnour39 Před 4 měsíci +15

    Team Astaan one love📍❤️

  • @user-gy5hn1wi3z
    @user-gy5hn1wi3z Před 4 měsíci +5

    Jah somali is no easy 😮🎉🎉❤😂😂

  • @user-fk8dj1el5k
    @user-fk8dj1el5k Před 4 měsíci +8

    Markaaaa bukanka lakeeno hospitalka wxaaaa laraway kiiska boolis soodawa gasha ooo isbigalka ugu imaato kiis baarto 😮😮

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 Před 4 měsíci +36

    Musaslku dad badanaaa😮

  • @hanaabdi198
    @hanaabdi198 Před 4 měsíci +5

    Allow umada somaliyeed isjecaal dhaxdoda ku beer qofkata oo ku faraxsan inay somalida qabyalda iska dayso oway midawdo like sar qabyaldastaha ha iskadhafo somaliweyn ❤❤❤

  • @AbdirahmanAhmed-yy1dd
    @AbdirahmanAhmed-yy1dd Před 4 měsíci +40

    Gabadha ducaale weyn kibirkeeda wnkahelay😂✅

  • @sagaliise1620
    @sagaliise1620 Před 3 měsíci +2

    Istar hooyadey Mcn jano alle ha geeyo ❤

  • @Alihusen-po1vv
    @Alihusen-po1vv Před 4 měsíci +4

    Galad diiriye abtigeey waaye allaha cimri dheer hasiiyo

  • @ahmedmaahir1044
    @ahmedmaahir1044 Před 4 měsíci +3

    This is what we need this Somali tv should send messages to the conditions that the country is? Yes I am happy they talked their episode ciyaaal weeero and their unkind things they doing in their pple

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 Před 4 měsíci +5

    Keep going astaan aflaamta internationalka ah bad tartan kula jirtaan 🔥🔥

  • @XzaBrIboy-5
    @XzaBrIboy-5 Před 4 měsíci +45

    Team caymirlike saar❤
    Team cayko reply soo gal 👇

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 Před 4 měsíci +21

    Filimka waa heer sare lkn xasiyiin ayaa nafta nooga qaadeen

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 Před 4 měsíci +12

    Allah is one ❤

  • @biyaankaofficial
    @biyaankaofficial Před 4 měsíci +5

    There is no one but Allah☝🏾

  • @zainapdimcm775
    @zainapdimcm775 Před 4 měsíci +26

    WA jamce ku saliya hapipkena scw

  • @drhd1043
    @drhd1043 Před 4 měsíci +12

    Nin shaqo raadiska ah ee galad iyo hani ayu jcyl dhexmari doonaa inta ila og😅 like isku muuji

  • @Xanaanalixanaanali
    @Xanaanalixanaanali Před 4 měsíci +13

    Asc dhamaan umada somaliyed INTA meshan Ku jirto walalyaal waxaa idinka codsanaa inaad ii cawisaan

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas Před 4 měsíci +33

    Rer filo saabirin ya ila arko❤❤

  • @sufiyanow-cabas
    @sufiyanow-cabas Před 4 měsíci +6

    Filmka habon inta uxistay❤ one like

  • @IfrahAbdikadir-fs7zq
    @IfrahAbdikadir-fs7zq Před 4 měsíci +6

    Waaw astaan keep going

  • @Aminvsahmed
    @Aminvsahmed Před 4 měsíci +5

    Best movie in somalia 100%

  • @puritysoul6051
    @puritysoul6051 Před 4 měsíci +3

    اللهم صلي على محمد وعلى ال محمد

  • @sherom6597
    @sherom6597 Před 4 měsíci +3

    Hani is charismatic and she is good at her role, wey la heleen qoladii soo xushay.

  • @AbdirahmanAhmed-yy1dd
    @AbdirahmanAhmed-yy1dd Před 4 měsíci +20

    Ax dadka dharagsan dadka madareeman😭

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas Před 4 měsíci +8

      aaaad u weyn inuu qof ku fahmo aa adag RABIGAYGA🤲 kaliya na fahmi kara oo hanoo gargaaro Insha ALLAH☝️

  • @King_ceyda1
    @King_ceyda1 Před 4 měsíci +31

    ASTAN FILMS ONE LIKE ❤

  • @ifraaxabdiali4621
    @ifraaxabdiali4621 Před 4 měsíci +2

    Tolowa malin uun maka mid noqon donaa jilYaasha astaan❤❤❤

  • @akoy5231
    @akoy5231 Před 4 měsíci +4

    Aaabe ducaalee Action kiiiza waaa dhab ❤

  • @adamisackabdihassan2691
    @adamisackabdihassan2691 Před 4 měsíci +6

    What a movie! What a movie!

  • @user-zz9zu7qj4h
    @user-zz9zu7qj4h Před 4 měsíci +5

    Axsan filim astaan tv Guul ❤❤❤❤

  • @globalsystemcyber8284
    @globalsystemcyber8284 Před 4 měsíci +6

    wiilka feerada joodariga si qaldan uu saraayo le ka qaldan filimka 24:18-24:25 but congrats well done for the actors and directoros too 24:18-24:25

  • @user-mu1pg4mt1e
    @user-mu1pg4mt1e Před 3 měsíci +1

    Ferada birtA ah ban ka helay mar hore aragtideda igu dambaysat❤

  • @user-cm4ku1nt3j
    @user-cm4ku1nt3j Před 4 měsíci +67

    Fans ronaldo one like❤🎉🎉❤❤

  • @XaajiGorgor
    @XaajiGorgor Před 3 měsíci +1

    Kusaliya nabiga scw

  • @Hinda_02
    @Hinda_02 Před 4 měsíci +20

    Team astan one like 👍 ❤

  • @AmiiroMohameth
    @AmiiroMohameth Před 4 měsíci +8

    Cidiiii flmka. La scto salamay❤

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 Před 4 měsíci +8

    17:50
    My favourite girl Safia ❤....
    Ex hibo in the haboon series.....😂

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 Před 4 měsíci +2

    ku saliya xabiibkeena Mohamed scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 Před 4 měsíci +5

    Team filo tem ilmada team calf io cashaq team dhaxal salan sare ❤

  • @user-ef4zi2bg7y
    @user-ef4zi2bg7y Před 4 měsíci +4

    Nabiga kusali scw❤

  • @amanmohamed4801
    @amanmohamed4801 Před 4 měsíci +19

    Part 2 ayaa saan nugu galeysan kwrn xalqoyinka kale aniga beeca waka baxay dhaxal bul allaha siyo 😂😂😂

  • @s3p0A
    @s3p0A Před 4 měsíci +7

    I can't wait ❤

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 Před 4 měsíci +5

    Dhibta qaadku leyahay ugu yaraan sharaftada ayuu bahdilaa😂😂

  • @shukriabdi8870
    @shukriabdi8870 Před 4 měsíci +6

    Keep going ❤🎉

  • @hamdaahmeth-bk1xm
    @hamdaahmeth-bk1xm Před 4 měsíci +6

    shaqo la'aanta ka jirta dhulka soomaliyed wxy niyd jabisy jilkii wax baran lahaa 😔

  • @user-xt2ig7bq4m
    @user-xt2ig7bq4m Před 4 měsíci +4

    Wlhi i like it ❤ thanks astan

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x Před 4 měsíci +2

    Kusaliya xabiibkena scw ❤

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 Před 4 měsíci +3

    Ducaale is the Denzel Ka Somalia 👏👏

  • @waayaarag783
    @waayaarag783 Před 4 měsíci +4

    Flimkan mid qarxaya oo hawada gali dona ayu u egyahay ilaso arka inta lagala qabsanayo iska dulqaata team dhaxal iyo astaan

  • @xbotlitegaming2646
    @xbotlitegaming2646 Před 4 měsíci +2

    Musalsalkan mid lamida mab arab astaan shaqo wacan❤

  • @abdirizakmoibrahim5264
    @abdirizakmoibrahim5264 Před 4 měsíci +9

    Yarkan Galad wuxu shaabaha Munasar maxamed, xooga waa u ekyahay yaa ila qaba

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 Před 4 měsíci

      Anika kula qaba wa u Kar yar yahay xoga indhihii sa wa normal galad lkn munasar indho saaid u waawen u qaba marka galad arko munasara igu so dhcaya

    • @SowdamaxamedAli-bt2dm
      @SowdamaxamedAli-bt2dm Před 4 měsíci

      Haa waa uekyahy

    • @Hodan238
      @Hodan238 Před 3 měsíci +1

      Asiga moday beh😭😂

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před 2 měsíci

    Masha allha ❤❤❤

  • @Mila_Ahmed
    @Mila_Ahmed Před 4 měsíci +18

    I can't wait part two😍

  • @Cuseyra
    @Cuseyra Před 4 měsíci +6

    M. Wa filin fiican❤❤❤❤❤❤

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi Před 4 měsíci +6

    Sanadda dambe waan ku jiraa Musalsalada Astaan inshallah

  • @Munasar-dg7xd
    @Munasar-dg7xd Před 4 měsíci +10

    Africa laga helaa qof dhar wasaqwato oo barfun isku bufinaayo 🤣😂🙈

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Před 4 měsíci +8

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @user-bm8xi6bo9t
    @user-bm8xi6bo9t Před 4 měsíci +1

    odey cali kalintisa uu kasoobaxey❤❤🎉

  • @Mahad-Yare
    @Mahad-Yare Před 4 měsíci +2

    Gacmaha ilaaheey hakuu barakeeyo hadaa channelkeena soo booqatay ❤🙏🏼

  • @aaminacqani2773
    @aaminacqani2773 Před 4 měsíci +4

    Dhaxalka waxuu ka dhexeeyaa wiilka io abtigs taajirkaa wiilkaas io atariishadana way is jeclaanayaan😂inta igu raacsan

  • @SihaamabdullahiQueensiman
    @SihaamabdullahiQueensiman Před 4 měsíci +1

    Masha allah film dhaxal aad usoo dhaweyneena❤️🥰

  • @user-rg8up8vl2d
    @user-rg8up8vl2d Před 4 měsíci +1

    Mshallah kan film wudhafay❤

  • @Jaalle-Aden
    @Jaalle-Aden Před 4 měsíci +1

    Ma igala daawanaysaa Abudwak,Galgaduud, Somalia ❤

  • @axmedmaxamed5298
    @axmedmaxamed5298 Před 4 měsíci +6

    Est west astaan is the best

    • @N9TMUHAMMED
      @N9TMUHAMMED Před 4 měsíci

      North and South samsped is the best

    • @sumayamaya8568
      @sumayamaya8568 Před 4 měsíci +1

      @@N9TMUHAMMED 😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣🤣😂🤣🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣

  • @user-kn5ub4jg9z
    @user-kn5ub4jg9z Před 4 měsíci +5

    Jamacad io wax barashada la shegaba waxy tarta Iska yar😢

  • @user-xx7ru4kn9v
    @user-xx7ru4kn9v Před 4 měsíci +6

    This good

  • @MaryanMaxamed-sd4yr
    @MaryanMaxamed-sd4yr Před 4 měsíci +6

    Scw scw scw scw scw

  • @Abdullahi340
    @Abdullahi340 Před 4 měsíci +2

    Waan idiin Salaamy Inta qoralkeyga Aragta . Horta musalsalka Waa Oky lkn hal cilad ayaa jirta ciladaasna wx kle ma aha Ee waa in musalsalka Aad looso daahiyo marka Adigana ciladas hadaad ka cabanayso Like Saar si loo Arko