IDIRISKA IITAABO AYAAN U SAMEEYAY SUPRISE NAXDIN LEH UULA FAJACAY MUXUU YAHAY KADISKA......

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 12. 2022
  • IDIRISKA IITAABO AYAAN U SAMEEYAY SUPRISE NAXDIN LEH UULA FAJACAY MUXUU YAHAY KADISKA......

Komentáře • 511

  • @mohabile6860
    @mohabile6860 Před rokem +191

    Inta idiriska marke arken so carartay like saar😅👍

  • @ccasiismawliidaxmed5375
    @ccasiismawliidaxmed5375 Před rokem +94

    Idiriska inta taageersan like ii saara

  • @yaasiindaldhis606
    @yaasiindaldhis606 Před rokem +40

    Ku sali nabigena scw scw the best person ever the most knowledge able and the shine all created prophet muhamed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤♥️🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋

  • @fuaadbuuwe7727
    @fuaadbuuwe7727 Před rokem +54

    Kusaliya rasulkeena scw scw scw scw

  • @boojadheere
    @boojadheere Před rokem +27

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @muscabmaxamed2949
    @muscabmaxamed2949 Před rokem +52

    Ninkaan caadi mahanadi wlhi funny waaye nasoo badi zxp najiib 😂🤣😂🤣

  • @habibunajah2131
    @habibunajah2131 Před rokem +49

    Yaaab waye wlh😂😂😂😂 najib brother aad aya umahatsantaha ninkaan sifican ugarab qabo

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +23

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amalabdurahman932
    @amalabdurahman932 Před rokem +10

    Masha allah idiriska waa iska jeclahay wlhi qosol uu igu dila barbaarta thank you wax fican ba sameysay allah ajar haka siiyo

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Před rokem +16

    Waw waw , Idiriska , he’s funny 😄 gacanta kkkkkkk.keep going brother 🏆🏆🏆🏆👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹😄😄😄🇩🇯🇺🇸

  • @aadamisack6761
    @aadamisack6761 Před rokem +26

    Ninkaan Idiriska big fun ayaa kuu ahay runtiiii.
    Keep going bro hhhhhhh

  • @caaqilyare2711
    @caaqilyare2711 Před rokem +31

    Mash Allah good job ❤❤❤idiriska markasto casuumad u Samey legend waye ❤🎉🎉

  • @salatabdi1606
    @salatabdi1606 Před rokem +13

    Aniga maana yaabin idirisoow qosolbadanidaa. Waxaad tahay shaqsi daacad ah oo qabi wanaagsan keep going brother masha allah laba lajan mashaa allah.

  • @farhiyaabdulle673
    @farhiyaabdulle673 Před rokem +102

    idiriska hadaa dhinto aad ku hestaaaa Qosla igu dishay😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @najiibpogpa1590
    @najiibpogpa1590 Před rokem +19

    Suur iyo bukurey ma taala waydi😂🤣 idiriska wllhi funny wye😂🤣

  • @abdullahicade7091
    @abdullahicade7091 Před rokem +18

    Idriska noo soo celi sxp ninkan funny wyeh wlhi😆😂😀

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 Před rokem +15

    Idris he is the funniest wlhi we love you from Australia 😂😂😂

  • @Taajiriintahada
    @Taajiriintahada Před rokem +22

    War ninka Mar badan soo qawo😂😂😂😂Qosol socdo waaye funny man

  • @eleyehteam665
    @eleyehteam665 Před rokem +45

    Idiriska il est vraiment funny wlhi from🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @naasirqaan747
    @naasirqaan747 Před rokem +12

    Idirska waa nin legend ah waana jilaay weyn 😄😄😄

  • @legendkamal2329
    @legendkamal2329 Před rokem +23

    Mashallah Najiib best video ever, keep it up always

  • @saharosheikh9573
    @saharosheikh9573 Před rokem +7

    Mahadsanid walaalkay laakiin gacanta haduu ku cuno waa caadi waa dhaqan keena yaana ka faanin

  • @ibrahimhusseinmuhamed9476

    Wlho idiriska waa daacad qalbi nadiif ah big fun waa iga qosliyay runtii😂😂😂

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 Před rokem +6

    Idiriska iitaabo bishi anaa hal habeen meeshaan casho kasiihaa wlhi waa balan najiib aa xataa lacagta kugu soo diraa lkn qurbahaa joogaa see kusameyaa waliba adi iyo familkaa plzz

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 Před rokem +3

    Idiriska waa legend hadana qalbi wanagsan runtii guleyso idiriska.

  • @cabdulqaadircali8035
    @cabdulqaadircali8035 Před rokem +4

    Barbaarta sxb waa qalbi fcnthy Allah kuu barakeeyo xoolahaaga sideedaba xoolaha dadka ubaahan ayaa lasiiyaa waad haleeshey sxb kheyrka

  • @tufahabdimohamed6908
    @tufahabdimohamed6908 Před rokem +14

    Wllhi idiriska markaa arko soo ordaa soo funyy🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hussainomar9093
    @hussainomar9093 Před rokem +1

    Najiib Allaha kusharfo.sxb saat usharftay idriiska legend najiib keab going

  • @hajjiomar6782
    @hajjiomar6782 Před rokem +5

    Walaaahi he made me laugh!!! Najiib & Idiriska I am really proud of you guys.

  • @mustitaaz3123
    @mustitaaz3123 Před rokem +18

    Idiriska ninka CZcams ka noo nuriyo qosol miiran waye 😂😂😂😂😂😂

  • @hipak964
    @hipak964 Před rokem +2

    Mncha alllah sidaad ugaah farxisay alle hakagaag farxiyo wll

  • @user-qt1co4nl5p
    @user-qt1co4nl5p Před rokem +12

    idiriska wlhi wa qalbi safi funny ah🤣🤣

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 Před rokem

    M.a najiib waa wll qalbi wanaagsan alle haku sharfo wll sidaad idiriska oga farxisay

  • @adanabdidahir8059
    @adanabdidahir8059 Před rokem +6

    This guy is a gentle giant................nice one

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 Před rokem +5

    Masha Allah idiriska funny waye Walahi maqayadan intee ku tala insha Allah markan somalia 🇸🇴 imado ayan adi lahaa 😂😂😂😂

  • @brigabdul7411
    @brigabdul7411 Před rokem +21

    Fanka wuu badbaaday haduu iriska heesaayo 😂

  • @ridwancaynab2830
    @ridwancaynab2830 Před rokem +4

    Masha Allah

  • @maryancabdirixman57
    @maryancabdirixman57 Před rokem +11

    Kkkk wllhi wan qoslay caadi ban uqoslay cajisa ihayay markii hore wllhi idiriska wa fani soor kulaha mesha dhumo dharag miyu umaleyay 😁😁😁

  • @muhiiz4728
    @muhiiz4728 Před rokem +3

    idiriska legend waaa Big fan 😁

  • @inashariffyussuf367
    @inashariffyussuf367 Před rokem +8

    Idris ayuuto miyuu cunta ugali rabaa 😂😂😂😂he’s funny 😁

  • @abdikarim6089
    @abdikarim6089 Před rokem +2

    Ganacanta ka wanagsan wana sunno ee kalexo Gacanta haku cune idirska wa ragede

  • @abdimohamed2034
    @abdimohamed2034 Před rokem +20

    Subscribe ka aan ku saaray waxaad ku heshay Idiriska Dartiis 😂😂

  • @mohamedblackchannel1143
    @mohamedblackchannel1143 Před rokem +1

    Ali Najiib Saaxiib Ninkaas Waligaa Saas U Ogoow Waa Nin Qalbi Fiican SAS U Garab Taagnoow Waligaa Alloow Ku Sharaf Saaxiib Mcn

  • @bahsanofficial
    @bahsanofficial Před rokem +3

    Idiriska your so funny big up guy you are our hero

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 Před rokem +3

    idiriska masha allha Guuul

  • @kingAjmedia
    @kingAjmedia Před rokem +27

    Idirska wlhi funny waaye 😂🤣😂🤣

  • @fadumoahmedibrahim6916
    @fadumoahmedibrahim6916 Před rokem +21

    Cawitaanka apple IPhone ikeen waa cabaa funny idiriska😂😂😂😂😂😂

  • @user-qg5we5hi6b
    @user-qg5we5hi6b Před rokem +2

    ماشاءالله ماشاءالله

  • @mohamudabdi1051
    @mohamudabdi1051 Před rokem +5

    Walahi waa funny idiriska lkn plz chanalkisana laso fadhista oo ukala kiciya

  • @amiirhanad4534
    @amiirhanad4534 Před rokem

    Hhhhhh idiriska umadeena ma ahan funny boy plz idiriska ino so badiya asaga iyo Kabtan Baara isku balamiya

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +32

    Two legends always legends keeps goings idiriska itaabo another's levels 💯🌹😋

  • @ilyaasabduqaadir3291
    @ilyaasabduqaadir3291 Před rokem

    idiriska iitaabo caawo wooraaxeesanayaa waa wataa idiriska🥰🥰🥰🥰

  • @suldantayo9224
    @suldantayo9224 Před rokem +3

    Sxb wanaga ad wanajise Allah haka awal mariyo

  • @bushmechanic5991
    @bushmechanic5991 Před 11 dny

    Keep up legd from uk

  • @wiilkawanaagajecel845

    Mar walbo sidaan iyo si kadaran aya rajeynayaa insha Allah

  • @maxamedaxmed6852
    @maxamedaxmed6852 Před rokem

    keep Going Idiriska Ii Taabo

  • @haykal2030
    @haykal2030 Před rokem +7

    Kan bac haligu shubo funny wllhi🤣😅😅😅😅

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před rokem +3

    masha allah bro sukrn

  • @aliaxmed2275
    @aliaxmed2275 Před rokem +4

    Hhh idriska fanny big fan sxb 🥰🥰🤣🤣

  • @AnasMahdi-qo5ji
    @AnasMahdi-qo5ji Před rokem

    Keep going idiriska

  • @hanadyaasiin2069
    @hanadyaasiin2069 Před rokem +3

    Idiriska wllhi fani waaye ninkaan gacan halagu qabto 😁

  • @munadore9738
    @munadore9738 Před rokem +4

    Maasha Allah I like the song can you repeat it please❤️❤️❤️😂😂😂😂🎈🥰🥰🥰❤️😂😂😂

  • @axmedsuud3365
    @axmedsuud3365 Před rokem +7

    Idriska funny weye runtii😁😁

  • @ibtisamibrahim6396
    @ibtisamibrahim6396 Před rokem +1

    Masha allaah

  • @mohamudomar7050
    @mohamudomar7050 Před rokem +3

    Hotel castelo iyo mugadishu Somalia 🇸🇴 ♥ 👌

  • @mohavic5227
    @mohavic5227 Před rokem +8

    Nio geedkaan managa dhaaftidoo😂😂😂😂😂

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757

    Idiris ka iitaabo noo badi legend waaye

  • @saadaqmohamud9023
    @saadaqmohamud9023 Před rokem +4

    Idriiska funny 😄😆 legend najiib

  • @nasromcli9153
    @nasromcli9153 Před rokem

    🤣🤣🤣🤣🤣kan qosol.socdo waye funny wllhi sa u qoslaye wa fure😂😂😂😂

  • @maahirgacalmedia2232
    @maahirgacalmedia2232 Před rokem

    Msh allh

  • @khadarabshir6635
    @khadarabshir6635 Před rokem

    M.a alahakudaa zxp

  • @raxmatah3399
    @raxmatah3399 Před rokem

    Gacanta ayaa ajar badan
    Iyo fargeetada iyo qaadad

  • @lahowtaxadar3513
    @lahowtaxadar3513 Před rokem

    Idiriiska ii taabo waa lagend hadane qosolkiisa wato wllhi ❤️💯🙌🙌🙌👈👈👈

  • @mhfilms3331
    @mhfilms3331 Před rokem +12

    Al fanan idiris😂😂

  • @salaadaadaniidoow8218
    @salaadaadaniidoow8218 Před rokem +1

    Mucjiso waaye wallhi idiriska hhhhhhh
    Legend waaye wallhi saan uqoslaayi wan Daley hhhhh

  • @hassanrosso
    @hassanrosso Před rokem +5

    Idiriska legend wye wllhi 😂

  • @abdiwahidofficial8924
    @abdiwahidofficial8924 Před rokem +2

    Ninkan wllhi comedian weyan😅😅

  • @mohamedgesiyow9943
    @mohamedgesiyow9943 Před rokem +1

    Assalamualaikum brother mine iam mohamed from Kenya especially GARISSA iam happy to you

  • @abdelrahimabdalla3309

    Saxiibna maqaaxidaan inte kutaala markaan imaado Somalia gaar ahaan mugdisho hadu allh idmo from germany 🇩🇪idiriska so funny keep going 😷😷😷😜😜😜

  • @abdikadirabdirizak2118

    Idris legend in the building

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Před rokem +1

    Idiriska iitabo waa miskiin funny ah oo talant leh caawi najib walalkas please

  • @machdaysandskills5861
    @machdaysandskills5861 Před rokem +2

    idiriska iitaabo waa best talented 😂✌

  • @mohamedyuusuf218
    @mohamedyuusuf218 Před rokem +2

    Wallahi lagend waaye idiriska qosolka iga dhamaday😂😂😂

  • @kaakowofficial1732
    @kaakowofficial1732 Před rokem +7

    Idiriska legend🤓🤓

  • @yayavic1185
    @yayavic1185 Před rokem +1

    Gacanta in wax lagu cuno ceeb ma'ahan hadda waxa ku jira hotel 5 start ah in Morocco..

  • @subeermaxamed1752
    @subeermaxamed1752 Před rokem +1

    Two legendary s

  • @walalshakra1599
    @walalshakra1599 Před rokem +5

    Kip going

  • @ashaibrahim5854
    @ashaibrahim5854 Před rokem

    Keep going 💪✅🙏👍❤️

  • @opk9121
    @opk9121 Před rokem +4

    macaan macaan iyo dhanaan dhanaan isku dhax jiro waaye 😂😂😂

  • @siidkagamer1839
    @siidkagamer1839 Před rokem +12

    🤣🤣🤣 idiriska wlhi wa fanny socda🤣🤚

  • @xasanmaxamad9815
    @xasanmaxamad9815 Před rokem +20

    Again Hhhh 😂😂😂😂😂

  • @maahirgacalmedia2232
    @maahirgacalmedia2232 Před rokem

    Barbaarteena I say keep going

  • @qaasimmursal7791
    @qaasimmursal7791 Před rokem

    😂😂😂😂. Idiriska waa ibtilo soor iyo cambuulo uu rawa walhi wa funny waa wataa ani

  • @farxiyoamxed8343
    @farxiyoamxed8343 Před rokem +1

    Nin lee magacis macan sanayo idiriska ka arke

  • @xuseenmaxamedaahir4133
    @xuseenmaxamedaahir4133 Před rokem +1

    Najiib zxp ninkaan meesha soo fariisi markasta

  • @rodaaden8855
    @rodaaden8855 Před rokem

    Alla beerka idiriska noo soo badi najiib

  • @kafiamuse9380
    @kafiamuse9380 Před rokem

    Illahey ajir hakasiyo abowe mar marka qaar sas ugu farxi

  • @firidows7446
    @firidows7446 Před rokem

    M,a cafimaad ku Cuna🥰

  • @aadamisack6761
    @aadamisack6761 Před rokem +7

    Really You’re so funny bro

  • @mulkimulki8777
    @mulkimulki8777 Před rokem +2

    Idiriska funny wye wlh 😂😂