EX TAADII AMA EX KAAGII MA UXIISTAY? HAA AMA MAYA // CHALLENGE ADAG 😡🥺😭

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 12. 2023
  • SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO...
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
  • Zábava

Komentáře • 130

  • @Demond903
    @Demond903 Před 7 měsíci +23

    Ku Sali Suubane Nabi Mohamed Scw😭❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 7 měsíci +14

    Duni dan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤❤😢😢❤😢

  • @user-hq2wh2mf4l
    @user-hq2wh2mf4l Před 7 měsíci +68

    Dirisle ashwaaq prank kusame plzz ya igu racsan 🙌🏻🙌🏻🙌🏻😂😂

  • @user-lb6oy1kn4g
    @user-lb6oy1kn4g Před 7 měsíci +7

    Sxp prank kusamee ashwaaq waa codsi

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch Před 7 měsíci

    Keep going walaalayal allah ha'i noo danbi dhaafo aamiin insha allah 🕋🇸🇦💚🇸🇴💙🇲🇾❤️✅

  • @Fatxiyusuf84
    @Fatxiyusuf84 Před 7 měsíci +17

    Ishwaaq abayo way fiicnaan lahayd inaan si goni ah wax kugu shegi karo lkn meel kuu gar ah oon kaala so xiriro mahayo fadlan xijaab xiro xisabka ayaad ku qurux badan tahay ama qamarka si fiican usaaro

  • @philipojr5423
    @philipojr5423 Před 7 měsíci +6

    Zxb dirisle ani kow ahee like ii saar

  • @mohaabdi8935
    @mohaabdi8935 Před 7 měsíci

    Legend dirisle horay soco bro ashwaaqna soo xero gali qofta waa shidantahe😅😅

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Před 7 měsíci +5

    Sxpow wa isku soo baxaysaanee ee isku yaaca nimanyahaw dirisle funny guy😂😂❤

    • @mumtazqurux8814
      @mumtazqurux8814 Před 7 měsíci +1

      Qof waliba Waa isku so baxeysa dhahna mida saxda aheed Allah keeno

  • @maryanxeego4732
    @maryanxeego4732 Před 7 měsíci

    Masha Allah haboon gabadha degan qurux badan qalbi fican i love sis gulesa waliga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👑🙏🏽

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Před 7 měsíci +12

    ❤❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤

  • @AdnaMohammed-om9bv
    @AdnaMohammed-om9bv Před 7 měsíci +3

    Hal mid qofku haduu ku dhaho qofka aduuka ugu fiicabaan ahay kafagow 😂 walhi

  • @TigerYare-ug2lx
    @TigerYare-ug2lx Před 7 měsíci

    Please part tooo

  • @ShamsadiinCsalaan
    @ShamsadiinCsalaan Před 7 měsíci

    idirisle zxp jeceyl kaga dhankeg joogta

  • @mr.sadaam
    @mr.sadaam Před 7 měsíci +2

    Dirisle nio baryahan ishwaaq miyaad gaadgaadaysaa❤
    Macnaha jacayl.

  • @zultantube
    @zultantube Před 7 měsíci

    Hhhhhh
    Badanka su,aalahu Waa (Waligaa----- Iyo Exlaagii) laaaaakiiiiiiin Part ✌

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Před 7 měsíci +1

    Nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤

  • @user-yl3zd8jf1s
    @user-yl3zd8jf1s Před 7 měsíci +1

    Dirisle Abdi zp walahida iska yaree waa iga talo role model itahay ❤

  • @ahmedapdi_rahman6423
    @ahmedapdi_rahman6423 Před 7 měsíci +3

    Neefow dadka malaayacniga kala tag xoolo maahe😂😂

  • @mubarigboodhle5640
    @mubarigboodhle5640 Před 7 měsíci +3

    Derisle abdi and ashawaq wad isku soobaxaysane jushaara wxn kuriyoday adinko reer sameestay 3 caruurana hayza magalada jigjigana aad dagentihin❤🎉

  • @apaadircaydiid683
    @apaadircaydiid683 Před 7 měsíci

    legend dirisle waan ku xisne sooo badi😅😅

  • @MedElmi-iz7qr
    @MedElmi-iz7qr Před 7 měsíci +4

    King going from Djibouti 🇩🇯🇩🇯👋

  • @user-bx9ey9pc7y
    @user-bx9ey9pc7y Před 7 měsíci +1

    Qofta ilaa sxpkayow gabaare fican lamahelo❤ ashwaq

  • @ayanleadan9926
    @ayanleadan9926 Před 7 měsíci

    Zhp nin raga wakii gabadh ku faana ee gabadha haka faanin

  • @barwaaqomuuse9443
    @barwaaqomuuse9443 Před 7 měsíci +1

    Naag oday ah😂😂😂😂😂😂

  • @kaderokache6373
    @kaderokache6373 Před 7 měsíci +2

    Where is samixa bro wan u xisney

  • @MaxamadfitaaxCabdi
    @MaxamadfitaaxCabdi Před 3 měsíci

    Haboon ilaahay kacabso cawrada qoortaada asturo marwalbo waad qaawisaa waxaan waa aduunyo waalaga tagayaa

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 7 měsíci +3

    inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️ jimco wanagsan ❤️

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale Před 7 měsíci

    Dirisle sxb xoogaha mararka qaar hadalka iska sax waraa hooyo ama aabo maahan waa qalad wll waalidkaa inaa waraa dhahdo wlhi waxa isdhahay ninka maxakudhacay macquul inadan ogeyn lkn walidka wuu dawanayaa bal maxuu dareemi karaa

  • @khadrasheekoxariiro
    @khadrasheekoxariiro Před 7 měsíci

    Asc asxaabta nasoo booqda waxaad naga helaysan sheeko xariiro quruxbadan

  • @AhmedCarab-lv8ix
    @AhmedCarab-lv8ix Před 7 měsíci +1

    Firiya naag adaya way isla dhehen😂😂

  • @AhmedCarab-lv8ix
    @AhmedCarab-lv8ix Před 7 měsíci +1

    Dirisle waku fadhida walhi sxb

  • @xawo.mahamedaz9071
    @xawo.mahamedaz9071 Před 7 měsíci +4

    isgad gaad isn't easy 😂

  • @user-fn8ji5fh2h
    @user-fn8ji5fh2h Před 7 měsíci +6

    From team 27

  • @anzalahmed1070
    @anzalahmed1070 Před 7 měsíci +1

    Gabdha Waa wata walhi😢

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 Před 7 měsíci

    prank waiting …….

  • @user-ke8dm2cp8q
    @user-ke8dm2cp8q Před 7 měsíci +2

    Ishewaaq branki kusamee

  • @user-bg4wy2wx4v
    @user-bg4wy2wx4v Před 5 měsíci

    Waraa hooyo iyo aabe aa waraa

  • @MaxamadfitaaxCabdi
    @MaxamadfitaaxCabdi Před 3 měsíci

    Haboon ilaahay kacabso qoortaada astur marwalbo waad qaawisaa waxaan waa aduun

  • @mohamedderow1349
    @mohamedderow1349 Před 7 měsíci

    Dirisle we are waiting prank bro 😅

  • @fahmahayir202
    @fahmahayir202 Před 7 měsíci +1

    Ishwaaq wa funyy wlhi ina so dila macquul ah kuma lahow🤣

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 7 měsíci +2

    From the river to the sea
    Palestine will be free 🇸🇴❤️🇵🇸
    I love Palestine 🇵🇸 Palestine will be free inshaa Allah 🇸🇴 ♡ 🇵🇸 Jumca Mubarak ❤✨❤️

  • @user-wx4ki7tb6z
    @user-wx4ki7tb6z Před 7 měsíci +1

    Wilka war badanaa BISMILAHI gebeda hetaa madax bad egaxanujisey bay dahdey ,
    Muqalka hetaa asaga haleyey.

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf Před 7 měsíci

    Kkkkk elan mask dirisle abdi

  • @user-fc2sz9tp2n
    @user-fc2sz9tp2n Před 7 měsíci +1

    Dirisle make ashwaqq ur first son 😂mom❤

  • @ridwaanfure2727
    @ridwaanfure2727 Před 7 měsíci

    Idam alle ano og waxay sameysay aya hadana jecley ina daaawado😅

  • @yooldigital_production
    @yooldigital_production Před 7 měsíci +3

    Commentga replay iso gal 😂

  • @idrissawayawaleh
    @idrissawayawaleh Před 7 měsíci

    Anigah

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Před 7 měsíci +1

    Funny guys 😂😂

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 Před 7 měsíci

    Ar dirislaaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @ikraammohamuud1514
    @ikraammohamuud1514 Před 7 měsíci

    Dirsle parnki kusamee Hapoon🎉😂

  • @AbdiMoha-qw5hz
    @AbdiMoha-qw5hz Před 7 měsíci +8

    Prank inta rabba inaa lagusameeyo ashwaaq 👇

  • @LovelyAutoRace-qx3qx
    @LovelyAutoRace-qx3qx Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤ dirisle

  • @abdullahisacidhirsi2434
    @abdullahisacidhirsi2434 Před 7 měsíci +1

    Darisle iyo asad mid dooro

  • @user-kp1kt7eh1d
    @user-kp1kt7eh1d Před 7 měsíci

    Ashwaaq dayda gar iyo gardarba madaxaad isarn tahay sister abdirisaqow dumashi gabdha dhip ka nooga dhaaf

  • @ShamsaHassan-gc3hr
    @ShamsaHassan-gc3hr Před 6 měsíci

    Beee yaraan maleeh walalo 🤣

  • @dakanebaiya5051
    @dakanebaiya5051 Před 7 měsíci

    🎉🎉

  • @ilhanfaraxsan1678
    @ilhanfaraxsan1678 Před 7 měsíci +1

    Waan uxiise ex keygii😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 Před 7 měsíci +1

    Ishwaaq is only girl which is stronger than Dirisle

  • @hamdamohamed2173
    @hamdamohamed2173 Před 7 měsíci

    Ina adeer

  • @user-tw8go3ex8w
    @user-tw8go3ex8w Před 6 měsíci

    Habon wankusalamay❤😊

  • @Xamsecabdilaahi-vx9qu
    @Xamsecabdilaahi-vx9qu Před 7 měsíci

    Tan maxa kaala dhaxeeyya

  • @samsamdheeg7666
    @samsamdheeg7666 Před 6 měsíci

    Haynabin waaloh ex ma ihii ani

  • @maizaabdi1190
    @maizaabdi1190 Před 7 měsíci

    Exku haduu asaga ka tahay adigoo raba ma qasbe😂 maxa thy ha ka tagin 😂😂

  • @user-rh5eg1ur9g
    @user-rh5eg1ur9g Před 7 měsíci

    Alibaaba

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Před 7 měsíci +2

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤

  • @Liiiii2
    @Liiiii2 Před 7 měsíci

    Gabadhaan maxay la fiigsantahay horta?

  • @husseinabdi9535
    @husseinabdi9535 Před 4 měsíci

    Wll

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 Před 7 měsíci

    Ishwaq is astur walalo Qortadu dabool xidho Hijabka please 7:13AM Friday morning 🌄

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 Před 6 měsíci

    Iyo ninkey IgA dooratey aan soo arko kkkkk

  • @user-mw9tf8jt5d
    @user-mw9tf8jt5d Před 7 měsíci

    Qorta halaga waso

  • @samiirbinu21
    @samiirbinu21 Před 7 měsíci +1

    Waraa hooyo ama aabo kulaha xishood maba lihid miyaa🤬

  • @khaalidabdi6051
    @khaalidabdi6051 Před 7 měsíci

    Wtf miyanay ahyn tani😮

  • @sareedoahmed2642
    @sareedoahmed2642 Před 5 měsíci

  • @AliadamAbdulrahmaan
    @AliadamAbdulrahmaan Před 5 měsíci

    😅😅

  • @husseinabdi9535
    @husseinabdi9535 Před 4 měsíci

    3:1😊

  • @munanoorcadererkauroon2491
    @munanoorcadererkauroon2491 Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @BAHAJO
    @BAHAJO Před 7 měsíci

    ❤❤

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux8934 Před 6 měsíci

    ❤❤❤

  • @user-bb8ew4zn2j
    @user-bb8ew4zn2j Před 7 měsíci

    Ish waq shawusato wye

  • @user-lx2os5pu1j
    @user-lx2os5pu1j Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @Ahmeddeeq123
    @Ahmeddeeq123 Před 7 měsíci +1

    dirisle goat of social media

  • @zeinabdoualeh8345
    @zeinabdoualeh8345 Před 6 měsíci

    Maschllah 😂😂😂❤❤❤

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Před 7 měsíci

    Farid

  • @Amal_UK
    @Amal_UK Před 7 měsíci +1

    👸🥰🥰🥰

  • @kafiadaher2152
    @kafiadaher2152 Před 7 měsíci

    Hhhh

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayeeyocaabi8838
    @ayeeyocaabi8838 Před 7 měsíci

    Ex,😊😊😊😊

  • @moustapharobleh8065
    @moustapharobleh8065 Před 7 měsíci

    The GOAT Dirisle 🎉🎉🎉

  • @nimoabdi5000
    @nimoabdi5000 Před 6 měsíci

    Kkkkkkk

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Před 7 měsíci

    Dixac

  • @tolmonomar1656
    @tolmonomar1656 Před 7 měsíci

    😂😂😂😂

  • @user-eo2sj2rl8p
    @user-eo2sj2rl8p Před 7 měsíci

    🤣😂😂😂🤣🤣😂😂😂

  • @hanasiciidoffcal1204
    @hanasiciidoffcal1204 Před 7 měsíci

    Af reer xamar ba uwalty

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Před 7 měsíci

    Difac

  • @abuhassan673
    @abuhassan673 Před 6 měsíci

    Idiris xoolo stop using the F word calasyohow

  • @Afra_mohamett
    @Afra_mohamett Před 7 měsíci +4

    Dumar shaneeye marna dumarka caay marna shalmadooda ku dhag marna dheh intii sare wad iska cadeysee inta hoose xageed gaynee nio samiixa inay kaa tagto way ku saxneed aar bal wxn naagu naagu dhalay day 🤨 ashwaq wxn nin kuuma noqdee iskaga har talo wlltinimo👍🏼

    • @abwaanofilms4810
      @abwaanofilms4810 Před 7 měsíci

      Waxani waa intertaiment wallo ha caayin kuma ogee

    • @mohamedissa5857
      @mohamedissa5857 Před 7 měsíci

      Inad masertay way ka moqata amba aad iscadaysi e ninkaan ma kadhaysi wa laga hadhay e ha Ku dalin

    • @mohamedissa5857
      @mohamedissa5857 Před 7 měsíci

      Keep going dirisle Abdi and ashwaq

    • @Afra_mohamett
      @Afra_mohamett Před 7 měsíci +1

      @@abwaanofilms4810 xapipti reply iso gal kuma odhan inuu I ogyahay io in kalena kuma weydiin waad i horcarartay nafta urooney

    • @Afra_mohamett
      @Afra_mohamett Před 7 měsíci +1

      @@mohamedissa5857 kuma weydiin in laga hadhay muhiimadu waa inan gabadh aan la taliyey wxn aad uga xumahay inay 50ley kale iso jawabto welcome dumar land welcome with open hands 👐🏼 xapipti

  • @user-fn8ji5fh2h
    @user-fn8ji5fh2h Před 7 měsíci +13

    I feek boring in this vedios b/c i debt team 27 challenges

    • @nastehoibrahim4553
      @nastehoibrahim4553 Před 7 měsíci +2

      Englishkan jajabkaa iska hagaaji😂😂

    • @lilmaali9087
      @lilmaali9087 Před 7 měsíci +3

      Maxaa Naga galay marka☹️☹️

    • @ismailahmed4342
      @ismailahmed4342 Před 7 měsíci

      Get the f**k out of this channel hadaan xiiseynin. Qofka wlkaa waa la dhiiragaliyaa

    • @isco9733
      @isco9733 Před 7 měsíci +1

      Been maaha team 27 🔝

    • @waarechannel3173
      @waarechannel3173 Před 7 měsíci +5

      Maxaaa noogu sheegeysaa marka ayaa kugu soo qasbay inaad daawatid hada kawaran waad daawatay lacagna waa lagaa sameeyay adoona enjoy ku aheeyn qac 😂😂😂😂😂😂

  • @suleimanzain1429
    @suleimanzain1429 Před 7 měsíci

    ✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️👍

  • @MaxamadfitaaxCabdi
    @MaxamadfitaaxCabdi Před 3 měsíci

    Haboon ilaahay kacabso cawrada qoortaada asturo marwalbo waad qaawisaa waxaan waa aduunyo waalaga tagayaa