DAAWO SIDA ESAN KAGA HALABIN QUDARTA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 05. 2017
  • Shukri masala
  • Zábava

Komentáře • 125

  • @nasraabdalla3804
    @nasraabdalla3804 Před 6 lety +5

    Wwwww qufka ugu danbeeya ee one☝ 1⃣ year kadib daawada like inta iga danbeysa 😂😂😂😂😂😂

  • @omhamdan6280
    @omhamdan6280 Před 7 lety +49

    waaaw qofka ugu horeye o dawado ayan noqdey manta like asxabta

  • @f.n6491
    @f.n6491 Před 7 lety +1

    MashaAllah Jazakallah kheyr Ramadan Kareem sister

  • @aminafarah8457
    @aminafarah8457 Před 7 lety

    masha Allah sis thank you 😊

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 Před 7 lety +16

    ana qofka labaad ayaa ahee ramadaan kariim idhaha thank you xapipti shukri❤🌹👏🖒

  • @haninora6146
    @haninora6146 Před 7 lety +1

    Mashallaaah Allaaha idin dhowro famillkaga oo dhan Rabadan Kariiim xbbti Jazakallaah

  • @taqwadaganmuse6036
    @taqwadaganmuse6036 Před 7 lety +1

    maasha Allaah shugri Alle haku barakeeyo waad madasantahy macnto

  • @zahra111saleebaan7
    @zahra111saleebaan7 Před 7 lety

    jizakallahu qeyr abaayo mcnto ajar iyo xasanaad aan dhamàan allaha ha ku siiyo insha allah waa noo faaideysey

  • @raxiimarashiid4738
    @raxiimarashiid4738 Před 7 lety +4

    jazakallah abaayo

  • @Dr.Wiseman
    @Dr.Wiseman Před 7 lety

    manshalah Abaayo wadku mahadsantahay markasto.waxa fiican nala wadaagto Alle.Ajar& xasanad Ahkusiyo👌✊👍👏👏👏

  • @siradaahmed3530
    @siradaahmed3530 Před 7 lety

    masha Allah mcnto binto asiila tahay allaha Ku barakeeyo beerihi afgooya tagtay maanta god job

  • @amdhubadkadiido3070
    @amdhubadkadiido3070 Před 7 lety

    mahadsanid abaayo jisakala khayr

  • @fali2695
    @fali2695 Před 7 lety

    masha Allah abayo thanks

  • @dahaboali2529
    @dahaboali2529 Před 7 lety

    shukri thanks sis laakiin qudarta barafka lama galiyo tan kale foolyo u jilci rerkah mahadsanid

  • @ukqrx2170
    @ukqrx2170 Před 7 lety +4

    shukran abyo waxa nosogalisaa chips masala markaa janis hesho annaguna waxan kuleenahay Ramadan kariim macanto

  • @fauziawarsame9787
    @fauziawarsame9787 Před 7 lety

    masha allha wllshay wax badan Ayan kafaidnay allha Haku barakeeyo adi iyo rerkaga.

  • @ibaadonoor5088
    @ibaadonoor5088 Před 7 lety

    masha allah abaayo jazaakallah waa wax aad u fiican

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 7 lety +1

    maasha Allah ramadaan kariin shugri.

  • @myqeeuna1946
    @myqeeuna1946 Před 7 lety +1

    shukran abaayo

  • @malyunhassan463
    @malyunhassan463 Před 7 lety

    masha alah abayo waxa no sogalisa chips masala saa ujeclahay le kenya asaga besa jeclay hada mesha jogo lagama helo no so gali abayo mahadsanid

  • @fatumahersi3034
    @fatumahersi3034 Před 6 lety

    Qeer allaha kusiyo xbbti waan ka faaid nay wlh

  • @iqqiyusuf1277
    @iqqiyusuf1277 Před 7 lety +4

    shugriyey cidii basbaas ku goysay wuuw Ramadan mubarik xabiibti

  • @sabrinsabrin5309
    @sabrinsabrin5309 Před 7 lety +1

    shukran shukri. abyo marikiti meqo saac aya laadha oo adheg me helaa

  • @qadroumueyman7890
    @qadroumueyman7890 Před 7 lety

    masha allah Macaanto ramadaan mubaarak ilaaheey qeer hakusiyo aamin aamin aamin

  • @shukridirshe9567
    @shukridirshe9567 Před 7 lety

    mashallah abaayo ramadan kariim ilahay hanokadayo waan kaa faaidanay

  • @sucdiqaali3408
    @sucdiqaali3408 Před 7 lety

    masha alah abayo mahadsanid wax badan ayan kafaiday

  • @abdihassan9042
    @abdihassan9042 Před 7 lety

    mashalah shogari abayo ilahay hakuxfido

  • @omMohamed-ct2bs
    @omMohamed-ct2bs Před 7 lety

    jasakalaa abaayo yanyada soidee u save gareyaa xppt qali

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi7863 Před 7 lety

    Masha Allah. Shukri Masale.
    Waxaan ku nolahay. America, hase ahaate.Aad iyo Aad Ayaan uu firsadda cuno karisi kagga..Cuntadda waxaa iga daran.(Waadaanimadda kugu jirto oo ah)Waadankii in waxaa walbo laga helo.Taas Ayaa aaaaaad iiii sooo jiiii daaa taaay.

  • @z_a_h_h_m_s_aitogik1767
    @z_a_h_h_m_s_aitogik1767 Před 7 lety +1

    Masha'Allah

  • @fardoussaahmad2041
    @fardoussaahmad2041 Před 6 lety

    Masha allaah mahad sanid abaayo wlhi wax badan ayaan ka faaiday

  • @khadarmohammedkhadar2050
    @khadarmohammedkhadar2050 Před 7 lety +2

    Masha Allah abaayo

    • @umuyasircabdala606
      @umuyasircabdala606 Před 7 lety +1

      mashaalah .jzklh qeir walasheen shukri cdey wadmahadsantahay

  • @wacdiiyowaano7740
    @wacdiiyowaano7740 Před 7 lety

    MashaAllaàh Jazakal Allaah Yanyada na sida loo save gareyo ino so gali sharafey

  • @nawaalmubaraknawaalxarago2305

    Masha Allah

  • @faryadnooh3472
    @faryadnooh3472 Před 7 lety +1

    masha allaah😍😍

    • @faryadnooh3472
      @faryadnooh3472 Před 7 lety

      wall foolyada anagu umanaqaan laakiin waan fahmay markaad kahadlaysay

  • @zahramohaa2973
    @zahramohaa2973 Před 7 lety

    wow abayo waa basbaas jeceshahay

  • @ilovemyjob5063
    @ilovemyjob5063 Před 7 lety

    thanks abyo

  • @fadumosheekh5280
    @fadumosheekh5280 Před 7 lety

    Mashalaah waa kuu gad wacan

  • @suldanasade8647
    @suldanasade8647 Před 7 lety +1

    abaayo countaynayashaas ban raba islii xage gugu gadaa

  • @zaynabsheikh8183
    @zaynabsheikh8183 Před 6 lety

    mahadsanid

  • @zahra111saleebaan7
    @zahra111saleebaan7 Před 7 lety

    masha Allaha

  • @fadumosalahabdullahi8171

    Ramadan Kareem xabibiti

  • @nicimaibrahim4321
    @nicimaibrahim4321 Před 5 lety

    Xbbti halkeed joogta shukri

  • @umumaryamabdullahi4275

    abaayo ado mahadsn shukri masala intu kuyaala

  • @msundusmohamed8201
    @msundusmohamed8201 Před 7 lety

    abaayo qudaarta furie erkannt weydishaaa eekadaa

  • @shukriyusuf2290
    @shukriyusuf2290 Před 7 lety

    abaayo islii kula daganhy si qaas ku rabaa mcnto siden ku jelaa

  • @suqrasiman6792
    @suqrasiman6792 Před 7 lety +2

    kamasar caleenta waan ijaabiyey lkn way halaabaysaa waxa dhaanta iyadoo talaagada lagu rido qaybtaan barfka lahayn ma halaabayso waligeedna

  • @mashaallahdagan7260
    @mashaallahdagan7260 Před 7 lety

    shukri hadan firinger hesan sas maku dhikan karaa barbaronika abayo

  • @ashakhalif254
    @ashakhalif254 Před 7 lety

    asc shukri abayo maxa bixiya redness

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 Před 7 lety

    masha allaah

  • @fatimamohamed2724
    @fatimamohamed2724 Před 7 lety +2

    asc abaayo waxa marwalba iga halowdo karotada waxaan dhan cagaga ad kushubtay barafka miyad galine mase qebta qabowga abaayo karotada noso gali jazakallahu kheyr 💞💞💞💞💞💞👑👑👑👑👑👑😍😍😍runti adan uga helay masha allah tabarakallah

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  Před 7 lety +1

      Fatima Mohamed waxan galinaya qebta qabowga

    • @sarasiyad6519
      @sarasiyad6519 Před 6 lety

      Fatima Mohamed asago bacda kujira fridgka gali

    • @nimoadan5846
      @nimoadan5846 Před 5 lety

      Anigaa Xataa waxa idhiibta karotada iyo qajarkaa shuugri mahadsanid abyo

  • @mulkiabdi8639
    @mulkiabdi8639 Před 7 lety

    shukran

  • @khadraqali8296
    @khadraqali8296 Před 7 lety +4

    masha allaah shugri sharaf illaah aqliga hakuu daayo

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  Před 7 lety +2

      Khadra Qali amiin qali

    • @zumalife7681
      @zumalife7681 Před 7 lety +1

      shukri masala masha allaah abaayo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💝💝💝💝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💝💝💝💝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹

    • @RidwaanYaasin
      @RidwaanYaasin Před 7 lety

      shukri masala Abyo waxa aad dhaheeso ninkaan magaciisa isoo sheg

    • @RidwaanYaasin
      @RidwaanYaasin Před 7 lety

      shukri masala Abyo qudaarta magacyadeeda isoo sheg

  • @indhadeeq4112
    @indhadeeq4112 Před 6 lety

    Tiishka falanjerkad lagelinee abaayo

  • @ardosheikh798
    @ardosheikh798 Před 7 lety +1

    Ramadankaruim

  • @nimoadan5846
    @nimoadan5846 Před 5 lety

    Xabibti noso gali yanyo sidaa lo save gareyo abyo

  • @zahracawad8344
    @zahracawad8344 Před 7 lety

    walaashay yanyadii baa i kadeeday seen u xafidaa waa iga halowda

  • @ayanwaacilmi7008
    @ayanwaacilmi7008 Před 7 lety

    thanks wll wa no faideysay masha allah

  • @ibraali1114
    @ibraali1114 Před 6 lety

    Salam

  • @ayaanosman8682
    @ayaanosman8682 Před 7 lety +4

    Masha Allah shukri af Somaliga ka dhumi rabo ma istiri barbaroni Madax iyo lugaha ka jare kulaha😂😂😂😂😂

  • @eymanlucky7465
    @eymanlucky7465 Před 7 lety +1

    abaaayo selo isticmaala digirtaan

  • @idlixuseen3682
    @idlixuseen3682 Před 7 lety +1

    abaayo aad ayaad u mahad san tahay digirta cagaaran dhex deeda wax kujin maxaa lagu dar sadaa

  • @filsanmohamed6722
    @filsanmohamed6722 Před 7 lety

    Walashey bocorkas magacis ayaa ladhaha

  • @safiyamohamud3077
    @safiyamohamud3077 Před 7 lety +2

    shukrn xppt

  • @ibraali1114
    @ibraali1114 Před 6 lety

    Calekum abayo inte jokta

  • @zahramohaa2973
    @zahramohaa2973 Před 7 lety

    tree tomato ayaa ladahaa yanyadaas lakin somali kusoo hela magaceeda

  • @somaliwayn9259
    @somaliwayn9259 Před 7 lety

    intadan galin qabojiyaha waa inaad dhaqdo walashy shugran

  • @fadumosuruur6435
    @fadumosuruur6435 Před 7 lety

    Asc abaayo shugri waad mahad san tahay waxaan kaa rabaa inaad iiso galisid digaag foorno LA an LA kariyay mahad sanid qaali

  • @umumaryamabdullahi4275

    ruuxi oo firij hysanin qudaarta malayrina mise wa huurini

  • @canabfilsan8320
    @canabfilsan8320 Před 7 lety +1

    masha allah xabibti

  • @safiyacusman4735
    @safiyacusman4735 Před 5 lety

    digirta caleenta u ek see loo suubiyaa

  • @eymanlucky7465
    @eymanlucky7465 Před 7 lety +3

    mcnto waxadaganahay Bacland wa idaneysay walahi seef dhahaa qudarta 1bil

  • @qadiijamohamed2578
    @qadiijamohamed2578 Před 4 lety

    Campany ka MASALA oo xaawijiyaasha soo saaro ma habar yar maa iska leh iga jaahil bixiya asxaabta

  • @mamin6308
    @mamin6308 Před 7 lety

    shukriyey kan gududan ma rumaan miya

  • @hafsaabdullahi1886
    @hafsaabdullahi1886 Před 7 lety +2

    waa Sheka dher mxa waxaso tiish ehe Sidee usobaxsana

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  Před 7 lety

      Hafsa Abdullahi kkkkkkkkkkkkkkkk

    • @abdullahiomar5903
      @abdullahiomar5903 Před 7 lety

      shukri masala asc walaal Adbaad umahadsantshay allaha kaa ajarsiiyo camalkaa wanaagsan

  • @khadraqali8296
    @khadraqali8296 Před 7 lety +1

    shugriyeey lkn firiij kaaga weeynaa meeqa caag ayaa galinee kkkkkkkkk waa kula kaftamaa quruxeey

  • @hassanjamaanshurjama5060
    @hassanjamaanshurjama5060 Před 7 lety +1

    markiti intu kuyaala walashey jwb mhdsnd

  • @naciimojaamac3719
    @naciimojaamac3719 Před 7 lety

    foolyo waa daqiiqda saambuuska laga sameeyey

  • @AbdulFatah-yf8jl
    @AbdulFatah-yf8jl Před 7 lety

    sidaa ubar somalidaan damiin waaye wax bar

  • @shariinabduqaadir4745
    @shariinabduqaadir4745 Před 7 lety

    basbaas jeclidaa

  • @mohamedosmanabdi3676
    @mohamedosmanabdi3676 Před 6 lety

    Sida buufiska loosaaro

  • @hafsaabdullahi1886
    @hafsaabdullahi1886 Před 7 lety

    Runta makuqosle cadey

  • @kasarawed4322
    @kasarawed4322 Před 7 lety +1

    khudrada waa naga madobataaba mana aqan waxay tahay

  • @suldanasade8647
    @suldanasade8647 Před 7 lety +1

    welashaas yaryar eed ku xaraynayso

  • @cabdullcadisiis5093
    @cabdullcadisiis5093 Před 7 lety

    digirda soo geli sida loo isticmaalo

  • @abdilahihusseinofficial2458

    waar islaanta hooyadayo ayaa nagu daalisay maalin dhayli doona adeege bal aan daawadsiiyo isha aalah, mahadsind inaabti inbadan
    waaban xiiqnaye

    • @somaliahanoolaatoinshaalla3787
      @somaliahanoolaatoinshaalla3787 Před 7 lety +2

      Abdilahi Hussein Hooyo Macaan ha dhihin islaan ilahay haku daayo walaalo Hooyo waa Qaali e usoo adeeg cagahana ka dhunko maalin kasta.

    • @quruxwaadiniyoakhlaaq7113
      @quruxwaadiniyoakhlaaq7113 Před 7 lety +1

      Abdilahi Hussein in wax la save garaysto way fican tahay lkn hooyo waxa u doontaba waa ajar ha dhibsan

    • @abdilahihusseinofficial2458
      @abdilahihusseinofficial2458 Před 7 lety +1

      ayan badan qalbi lula waa siwanaagsan wlo,
      maanan dhibsan hooyyo ee waa soo adeegista aroortii lagu jarmaadayo mgrty, anyway aad umahadsanid wlo

    • @abdilahihusseinofficial2458
      @abdilahihusseinofficial2458 Před 7 lety +2

      amaal mohamed mohamed mahadi hakaagaadho wlo
      islaan marakan idhi waa uun hooyo wax dhashay ee maaha qof qalaad sida dadka qaar ay ufasiraan, waan jeclahay hoyday, qofkastana waa ilamid, allah ha inoo dhowro inta nool, inta dhimatayna ambiyadda agtooda ameen

  • @sacdiyaabdi9125
    @sacdiyaabdi9125 Před 7 lety +1

    asc shugri abaayo waad mahad santahay qali walahi wax iga maqnaa ayad i Fa idesay sharafey aniga wan aday markiiti sonka markoo dhalanayay waa runtaa qadar fican oo raqisa ayaa yalo lakiin wey is badashay qudarta qaar sida digirta oo kale iyo kabsarta lakiin hada waan arkay macanto thankis

  • @fali2695
    @fali2695 Před 7 lety

    Ramadan KARIIM