#Vlog

Sdílet
Vložit

Komentáře • 862

  • @WaayeelLyrics
    @WaayeelLyrics Před 4 lety +174

    Allow Soomaali Isukeen🤲🏼
    Allow Soomaali Midee🤲🏼
    Allow Soomaaliya Guul🤲🏼
    Allow Anigana Soomaali SUBSCRIBE iga sii🤲🏼

  • @ubahmohamed7793
    @ubahmohamed7793 Před 4 lety +148

    Nasro in ey thy ciil tirda muqdiso yaa igu raacsan one love mcnt

  • @CafimatFican
    @CafimatFican Před 4 lety +29

    MashaAllah abaayo qurux iyo Cafimat 💕💕

  • @thereality8551
    @thereality8551 Před 4 lety +43

    Masha allah Nasra Abtidoon, farxad ku noolow,, ilaahow barakee xamar iyo dhaman dhulka somalida, from Hargiesa

  • @abdulnaserabdulkadir1379
    @abdulnaserabdulkadir1379 Před 4 lety +19

    Masha Allah my Sister Nasriina ABTIDOON Allah ha ku xifdiyo wll inta xijaabkii nasra ila xasuusato like igu qabta

  • @alhudaonlineacademy5474
    @alhudaonlineacademy5474 Před 4 lety +15

    Masha allah nasra qof dar allaah ujeclahay 💜dagan asturan faceeda karon

  • @hafsonuur7132
    @hafsonuur7132 Před 4 lety +6

    Maasha allah ilove bataati macan ala maxa u xiisay mid marax inta laga helaa wlhi shukran xabiibti nasra abtidoon🥰

  • @zackhan3873
    @zackhan3873 Před 4 lety +1

    Vlog of the century waaye wallahi goosebumps ayaa iga kacay marka aad tirahday qudarta 95% dalka laga soo jaray msha’Allah

  • @AssAss-me9mh
    @AssAss-me9mh Před 4 lety +3

    Masha alah xabibiti walhi waxad isoo xasusiya muqdisho oo mudo ihore igudanbaysay xabibiti qer ilhy haku siyo isoo sawir canuni macanto ajir badan ilhy haku siyo wadan aan lenahy ilhow wadnka cadawo kareb amiin dhaha aqwati

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 Před 4 lety +5

    Masha Allah abayo waa runtaa qudrada waa Fresh ilaahay hainoo barakeeyo shugran xabiibti hormar wacan insha Allah Allah haku xafido 👌👍🌹💞💞 nice 💞👌

  • @mishtiimaxamed4803
    @mishtiimaxamed4803 Před 4 lety +6

    Tnks my abaayo nasro anagaa kula joogna tnks mar labaad tan kale nasro cilaanka nala wadaag sida cijiyaha uga ilaalisay

  • @myhamichannel
    @myhamichannel Před 4 lety +2

    Masha allah qurux illahow wadankena nimcadisa noo barakey🥰🥰💖💖

  • @yahyaabdul8373
    @yahyaabdul8373 Před 4 lety +3

    masha alaah guuul iyo hormar iyo barwaaqo yaa rabbi ugargaar dalkan iyo dadkiisa inta qalbiga wanaagsan haloo duceeyyo dalkeena masha alaah ilaahey ha noziyaadi amiin alahow.

  • @shukricabdi9764
    @shukricabdi9764 Před 4 lety +6

    Abayo isbaan dheska aad baan u jecelhay dartiis ayan meesha u iman doon insha allha

  • @jaabirishak4401
    @jaabirishak4401 Před 4 lety +19

    Masha allah dhulka hooyo wax kasto yalin allow nimcada ino siyadiyo ❤️❤️

  • @mushtaaqmacalin2084
    @mushtaaqmacalin2084 Před 4 lety +1

    Masha Allah qudaarka wadankeenna waan jeclahey sifiican ayaad ii xasuusisey qudaarka wadanka marhore aa iigu danbeysey xasuus wanaagsan qudaarteeni shugran qaali sharafeu

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 Před 4 lety +1

    Alxamdulillaah dalkeenna Allahow noo dhowr oo noo barakeey ..cadowgaa Somaaliya ka qabo yaa rabbi

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir Před 4 lety +12

    Maasha allaah ❤

  • @ummuakraminamohamud8643
    @ummuakraminamohamud8643 Před 4 lety +53

    Masha allah Qudaar Xayi Ah Nasra Hal Maalin Noogasoo Hadal sidaa Finijka Aad Ugu Keydsatid Qudaarta Iyo Hilibka

    • @umusaacid4078
      @umusaacid4078 Před 4 lety +1

      Nosoo gali sidaa Qudaarta finijiyeerka ugu keydsado

    • @najmagenyo7823
      @najmagenyo7823 Před 4 lety +1

      Nasoo gali nasroy firijka sida logu habeyo

    • @farxiyoabdulqadir6320
      @farxiyoabdulqadir6320 Před 4 lety +1

      I agree abyo, wan xiiseyneynaa nooga soo hadal abaayo

    • @umuafnaan3495
      @umuafnaan3495 Před 4 lety +1

      Haa abyo inuu so gili sida aad ukal habeeyso

    • @umuanas2180
      @umuanas2180 Před 4 lety +1

      Ana mawduuca waa xiisayn nasro noo soo gali bayo

  • @kalthumadan1390
    @kalthumadan1390 Před 4 lety +2

    Masha Allah abyo Nasro wan ka heley adeega meel marhore igu dambeysaa i tustey maanta thanks abaayo

  • @maimunaabdulahi4572
    @maimunaabdulahi4572 Před 4 lety +2

    Mansha Allah yrabi nimcadaas nabad noogu dar amiin ❤️💎

  • @maryanibrahimcabdi876
    @maryanibrahimcabdi876 Před 4 lety +2

    Masha allah abyo qaali Allah ha ku xafido wadan ken Somali Allah nabad noga dhigo

  • @ifrahahmed8847
    @ifrahahmed8847 Před 4 lety

    Mashaallah nasro mahadsanid abaayo xamar cade nabad dhameestirin iyo horimar badan alle hasiiyo maalin waa imaadoona inshallah

  • @bintzaman9521
    @bintzaman9521 Před 4 lety +1

    aww that's was amazing wlhi
    Abayo in three years time waigu ogtahay muqdisho inan imaado oo aaba usoo guuro i.a

  • @zaynabmohamud945
    @zaynabmohamud945 Před 4 lety +3

    Masha Allah nasra qurux Alle Haku xiftiyo qali

  • @sucaadsunduschannel9329

    Masha allaah qudaar aad uqoroxbadan allaw wadanka amni nooga dhig aamiin

  • @maleykaibrahin1475
    @maleykaibrahin1475 Před 4 lety

    Mashallah ilahey wadankena barwaqo wuu noga dhigay😍😍😍😍💯👌 ee nabada iyo quruxda waxa u diidaya rabi hanaga qabto amiiin thinks quruxeey

  • @asmaabdullahiahmed9565
    @asmaabdullahiahmed9565 Před 4 lety +5

    Muqdisho waaa uxiisay wallahi abaayo lkn Mar unbaa imaan doonaa insha Allah

  • @umuhurayra7377
    @umuhurayra7377 Před 4 lety

    Mansha Allah CZcams kan ugu jeclay alle haku xifdiyo

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 Před 4 lety +1

    Masha Allah mamo luuley meqo sano ka adeeganyey wa u darsney wlhi nasra abyo suuq fcn allah kugu so adiyey

  • @sahramohamed6613
    @sahramohamed6613 Před 4 lety +2

    Manshaallah wallahi kamadalo videoqadha macanto Somalia indaha lekafirsole nagano habibti hormar wacan from Kenya ♥️♥️♥️♥️♥️🤜🤜🤜🤜🤜😄😄😄😄

  • @waaniweyanfaci991
    @waaniweyanfaci991 Před 4 lety

    Mashallah shirimp taariiq ayaan kahayaa sida aad u ncbthy ayaan u nocbanjiray waxyabo bdn ayey daawo u tahay tnks ukhtii

  • @fairhonestjustice7918
    @fairhonestjustice7918 Před 4 lety +35

    Inshaa Allaah macanto waxaad nala wadaagtaa 10 ka beri markaad soo adeegato sidaa u geliso oo ugu keydsato talaajada iyo kuwa aad keliso talaajada iyo kuwa aad banaanka dhigto thanks sister

    • @fairhonestjustice7918
      @fairhonestjustice7918 Před 4 lety +4

      @@musemuse6648 haa walaal hada leen koow ahay xitaa farenjeerka ma aqoonin laakiin hada waa bartay maashaa Allaah

    • @Rolcm
      @Rolcm Před 4 lety +1

      Muse Muse adi ma xishooneysid miyaa bisinka saas maxaa gabadha ula hadlee wax in la is weydiiyo ceeb maahee

    • @ilhanhaji459
      @ilhanhaji459 Před 4 lety +1

      Baradho basal iyo tuun intas kaa ilali talagada OK caag shabaqla aah u so gado qeyb barada sar qeybna basasha basasha wixi ka halaba taan fican haku dhax dariin wey halabi baradhadana sido kale inta kale qudar gasho talagada

    • @shaamabdi8822
      @shaamabdi8822 Před 4 lety +1

      @@fairhonestjustice7918 abayo MCN ma aqano aqoonte kamidtahay abayo geesiyada tahay wax kasta wa barane qofka su,sha kabaqin wax wu barta hore u soco

    • @kowsarmaxamed503
      @kowsarmaxamed503 Před 4 lety +1

      Waan kugu raacsny nasra sharf nooso geli

  • @shukriyuusufahmedahmed6399

    Maasha Allah walaashey nasra cadey cimrigaagaga allah kuu dheereeyo owlaadana baari allah kaaga aamiin dheh

  • @gdvfdc6260
    @gdvfdc6260 Před 4 lety +1

    Masha Allah qurux waaye allha KU xafido xabibti ❤

  • @iqrosudimohamed7433
    @iqrosudimohamed7433 Před 4 lety +1

    Masha allaah abaayo waad mahadsantahay nasra xbbti Aad baan kuujecalahay walhi xbbti allha kudhooro qaali

  • @iqromuuminxasan2730
    @iqromuuminxasan2730 Před 4 lety +4

    M.a abyo nasro keep going mcnto❤❤❤❤💘💘

  • @umuridwanabukar5274
    @umuridwanabukar5274 Před 4 lety

    Masha Allah shrimp Ada u jaclahey macan waye cadi mahan wadankena Allah nawad nokadhig qudar firisha ah nimco talo Allah nosiyadiyo

  • @arwaahmed1966
    @arwaahmed1966 Před 4 lety +1

    Iminka halkan ma xamar baa masha allaah wlhy khudaar wacanba taala wllo mahadsanid

  • @faadumofanka4181
    @faadumofanka4181 Před 4 lety +1

    Masha allah abyo habo mcn to waa naka hashay haan nahay ree moqdisho waan mahadsanid abyo nasra ❤❤❤

  • @ruhaylaruuxi8851
    @ruhaylaruuxi8851 Před 4 lety +3

    Vlog qatar aya kutahay 😘❤👸horay usoco sis marna macalimadena

  • @mustaphaahmed5451
    @mustaphaahmed5451 Před 4 lety +1

    good job my sister,,,well done! QEEYR ALLA HAKU SIIYO SIDA AAD USOO DUUBTAY!

  • @marianwarsame1504
    @marianwarsame1504 Před 4 lety

    Nasra abtidoon barasho wanaagsan waxaan ahay dadka cusub ee kugu soobiiray masha ALLAAH waan kahelay qudaarta dalkeyga hooyo oo aanan cinin mudo dheer iinsha ALLAAH mardhaw ayaan ku soolaaban doonaa my muqdisho 💖💖💖💖💖

  • @diywithhubi
    @diywithhubi Před 4 lety +1

    Mansha allah ilahaya wadankeeena hanooo barakeeeyo
    Mahadsanid abyo

  • @Maan-uroon7777
    @Maan-uroon7777 Před 4 lety +1

    Maasha Allah mahdsnid Nasra 💯

  • @cayuunimohamed8901
    @cayuunimohamed8901 Před 4 lety +1

    😂😂😂Hhhhhhh nasro qosol u dhaman tagey saa ugu ducesanosid leee wlhi mesheyda ka cabsanooya waxas yaa cuni karo allow hana cunsiin abayo mahadsanid mcnto ❤❤

  • @Daganteyda
    @Daganteyda Před 4 lety +6

    Abaayo muqdisho lee joga meshanha ma arkn lkn waan bartaya walahi shukarn mcn badan

  • @abdigamer9055
    @abdigamer9055 Před 4 lety

    Masha Allah my sister i like your food

  • @nimcayaqub980
    @nimcayaqub980 Před 4 lety +2

    masha Allah abayo wad mahasathy gabar wanagsan ayaathy Allaha kudhafo

  • @baxsancabdulahi575
    @baxsancabdulahi575 Před 4 lety +4

    Masha Allah xppti nasro abtidon adigo mahadsan inoo soo gali sida aad firijka uku geydiso khudarta please mcntoo

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 Před 4 lety

    Maasha-allaah waa suuq qurux badan ee nala wadaag abaayo qiimaha maceeshadda

  • @fadumoarif1897
    @fadumoarif1897 Před 4 lety

    masha Allah nasra cadeey allaha ku dhowro qaali quruxeey ❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷👍👍👍👍👍👍👍

  • @sawdamohamedwarsame6711
    @sawdamohamedwarsame6711 Před 4 lety +1

    Wlhi runtaa waye
    Si uu udhadhamaYo ma jiro CanbaHa HlkN yaaLa😍😘😍😘mnsha allah hppti

  • @asliinaofficiall2805
    @asliinaofficiall2805 Před 4 lety

    Masha allaah aad iyo aad baan kugu mahad celinaa waan kaa faaidey ileen muqdisho aan joog alx wadan keeno wax walbo wey noo yaalan

  • @munamxamedsharif3248
    @munamxamedsharif3248 Před 4 lety

    Waaaaw masha Allah nasra xabiibti jazakalah kheyr waaan araknay suqa

  • @maimunamohamed9308
    @maimunamohamed9308 Před 4 lety

    Nasra abayo... walahi muqdisho cadhi maha... wan usosocdha InshaAllah.... I love you habibty ♥️♥️♥️

  • @faizakarar3156
    @faizakarar3156 Před 4 lety

    Mashllh wlhi qurux qudaarta inshllh has wadankeena alloow noo barakeey

  • @bishaaroaden7165
    @bishaaroaden7165 Před 4 lety

    Masha,allah hbo luul maxamed kaa dheeri ahaa illahow ku xafiid hbo mcnto

  • @nacimomohamednoor8210
    @nacimomohamednoor8210 Před 4 lety +1

    Mansha Allah mansha Allah wlh wadankena maxa nimco talo Allaa xamarey Allow nawad noga dhik wlh walikey ma arag somali lkn quruxdeda intan ka arga barake Allow xamar

  • @sacdiyoxasan7239
    @sacdiyoxasan7239 Před 4 lety

    Masha allah abayo waad kumahadsantahay vlogada xuruxda bdn aad nooso duubtay xbbti❤❤

  • @ayanitahaji9479
    @ayanitahaji9479 Před 4 lety +2

    Masha allah mahadsanid xabibti ❤️❤️❤️

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida6225 Před 4 lety

    Masha Allah Nasra Abtidoon xbbti waxaadtahy qof igu qaaliya waxwalba soo galiso waan daawadaa hormar wacn from Doha

  • @binticabdijeylaani6607

    Masha Allah abaayo qer allahku siiyo watno fa ideysey shukran xbbti

  • @nurtoahmed2306
    @nurtoahmed2306 Před 4 lety +2

    Masha allah ilhay qarax ha ka haayo aamin aamin

  • @fartuunbirimo6779
    @fartuunbirimo6779 Před 4 lety +27

    Sooy sooy sanca darjiinka siinay bakaaraha howlwadaag saybiyano 😂😂😂

  • @hamdailwaad6572
    @hamdailwaad6572 Před 4 lety

    Edaday luul kaa dheeri masha allah nasra guuleyso abaayo

  • @fican3327
    @fican3327 Před 4 lety

    qali dumar wax badan ayaa ka faaidey wllhi shukran ina abti🥰🥰

  • @samiranuur7052
    @samiranuur7052 Před 4 lety +1

    Nasra cadey quen wlhi xamar mar hore baa igudanbeya wad i jecleysisay insha allha wn imanaya marki wadnaka nola furo Corona aya na xayiray

  • @fatimaciise3721
    @fatimaciise3721 Před 4 lety

    Mnsha allh ilhy hanoo barakeeyo muqdisho mar un wn imanyaa insha allh

  • @umushuceyb2455
    @umushuceyb2455 Před 4 lety +5

    horay usoco hbbt❤❤❤❤ qudartena qudar ka macn maleh wlh

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 Před 4 lety +1

    Masha Allah tabbarakallah ilxun kuma aragto 💖

  • @salmaabdulkader3697
    @salmaabdulkader3697 Před 4 lety +1

    Wadan keena allaha noo nawad yeelo keep going alpiH

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 Před 4 lety +1

    Waaaaaaw masha Allah bayo allow barakee xamar cadey

  • @nasteexoyuusuf3066
    @nasteexoyuusuf3066 Před 4 lety +17

    Hadaan suqa kugu arki lahaa wlhi intaan hab kusiyo labada daan kaa dhunkado iyo gacanta wayo abayo qali igu thy wlhi abayo qimo bdn masha allaah ❤❤❤❤❤ ilove you shimbirteyda qurux da ahede🧚‍♀️🧚‍♀️🧚‍♀️🧚‍♀️

  • @saabiriinabthirahman7498

    Masha alh muqdisho mgalo shidan wligay maan tagin inzha alh
    Ina mar uun aado wan rajaynaa nasra abtidoon msha alh xbbty ina adina kgu arko jeclahy

  • @shukrimohamud2690
    @shukrimohamud2690 Před 4 lety +4

    M.a nasra cadeey horay usoco dar ilahey ban ku jeclahy ala maxan wadadas maray markad so noqoto jiirada sobe o dankan wadada madiina adayso igu salan dar ilaahey ku jeclahy waxan ka salamaya from garissa

  • @sucdiyalaxow7203
    @sucdiyalaxow7203 Před 3 lety +1

    Nasro qaaliyee ilaahay hanoogaa xafido.waxwalbo waad inooga faa iideysaa maasha alaah xabiibti👄👄👄💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍💋💋💕💋💋💋💋💋

  • @ayaanmaxamud3343
    @ayaanmaxamud3343 Před 4 lety +1

    Maasha allah ilahay somaliya nabad hagadhigo 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @bosteyoahmedali3142
    @bosteyoahmedali3142 Před 4 lety

    saad noo jeceahahy baan kujecelnahay batiiq waan uxiisay yaa Allah wadankena noo barakee

  • @hypercookie9418
    @hypercookie9418 Před 4 lety

    Mashaa Allah wax fiican ayaa iga tususay waan soo socdAA kowdheh soo dhawayn ayaan kaa. Rabbanaa

  • @fairhonestjustice7918
    @fairhonestjustice7918 Před 4 lety

    Maashaa Allaah xamar khudaartaas illaah ayaa ugu deeqay

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 Před 4 lety

    masha allaah wllaahi muqdusho waa barwaaqo muddo sanadah ayaan deganahay khudaar nooc walba waan yaallaan allaha noo siyaadiyo oo caasimadaha adduunka hanooga dhigo🙏🙏

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 Před 4 lety +2

    Mashaa Allaha shugran abaayo Qaali ❤️👍👍👍

  • @qamarqaali1050
    @qamarqaali1050 Před 4 lety

    Masha allah wlhi sax qudaaar qurux badan waaye aniga waxaan uxiiiisay qaraha qurux dabadan allah nooo daaayo wadankeena

  • @aminasaeed6611
    @aminasaeed6611 Před 4 lety

    nasro aad baan.ugu.farxay wlhi.wadankena oo.wax kasta yaalaan sii.dhiira galin.dadka.shaqeysto anakana.waa ku soo.laaban.donaa.wadankena adigana ilahy haku barakeeyo

  • @xifradiyowaxkordhin7446
    @xifradiyowaxkordhin7446 Před 4 lety +1

    MashaAllah tabarakallah . Nasro I love shrimp.😂

  • @izabeelachannel6379
    @izabeelachannel6379 Před 4 lety

    Miiska habar yarteey masha alh luul kaa dheri ilh haku barakeeyo

  • @aminaibrow5182
    @aminaibrow5182 Před 4 lety +3

    masha Allah 😍😍

  • @munishm.a744
    @munishm.a744 Před 4 lety +1

    Xaqiqdi xamar ba wx wlbo noyalin masha allh ilahey nabd hanoga dhigo dibad wxba ugama bahnin

  • @sahroadan4222
    @sahroadan4222 Před 4 lety +7

    Masha allah xaafadeena ayaad so booqatay suuqeena banaadir waxba lagama wey wey nayo ilaa qof nool moyaana

  • @amalomar5689
    @amalomar5689 Před 4 lety

    Mashaa allah ilaah hanoo xasiliyo wadankeena waalaahi waan uxisay nasro macanto waan maseray inshaa alaah wan imaan

  • @jamilamohamed2285
    @jamilamohamed2285 Před 4 lety +3

    masha allah mam luuley ahaa

  • @yoocali6538
    @yoocali6538 Před 4 lety +2

    Masha allh apyoh nasra plood sis 😘❤❤✌

  • @fahadhomaxamud9541
    @fahadhomaxamud9541 Před 4 lety

    Www nasra abtidoon naagween umleenjiray waba gabaryar masha allh

  • @mushtaaqmacalin2084
    @mushtaaqmacalin2084 Před 4 lety +1

    Masha Allah Allah kubarakeyo masha Allah xijaa ka Ayaan kugu jeclahey sidaas kusoco insha Allah

  • @leyloaragsan3195
    @leyloaragsan3195 Před 4 lety +1

    Masha Allah waad mahadsanda xabiibti ilaahey ha ku dhowro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @qadiijaali8322
      @qadiijaali8322 Před 4 lety

      Aargosato maahan miyaa wax see dibad loogakenay nasro

  • @sowda3762
    @sowda3762 Před 4 lety +1

    Soomaali waan u xiisey
    isoo duceeya asxaabta inuu alle i nabad keeno

  • @fartuunbirimo6779
    @fartuunbirimo6779 Před 4 lety

    Wow batiiiq saaan ujeclhy cabitaan markii lagadhigo furulato cml masha allh

  • @amaalmustaf7013
    @amaalmustaf7013 Před 4 lety +1

    Masha allaah abyo anow xamr joogaa anba ka adegn suuqaan bakaaro xamr wayne siinay lee ka adeegn jiry lkn suuqa igu haley hda kadib insha allaah wa adi doona abyo adna wa mahd santahy

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Před 4 lety +3

    Masha allah laakiin kaaroodka wadanka cuna quruxdeeda ha arkina waa wax daawo lagu bacrimiyey qudaarta wadanka cuna