Xogt Guriga Sh shariif oo xalay laga seexan& Mucaaradka oo fadhiisimo ka sameestayXamar, Itobiya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 07. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Komentáře • 8

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 Před 23 dny +3

    Waa Abgaalka ugu Aqli xun waaye sheekh shariif Aqligiisa Allah ha u socelsho Amiin yaa Rabbi.xasbunAllah wanicmalwakiil.mucaaradka waa cadowga umada somaliyeed Allah hanaga Qabto Amiin yaa Rabbi.dalxureeye guul iyo gobonimo Allah ha siiyo Amiin yaa Rabbi.xasbunAllah wanicmalwakiil❤❤❤❤❤❤❤cadowga Dowlada dalxureeye cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi.xasan sheekh waa nin daacad ah wax ay ka qadayaan majiraan .wadankana wax fiican ayuu Qabtay hadey la shaqeynlahaayen waa laga guleysan Lahaa wax kasta cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 Před 23 dny +1

    Asc salamaad min kuli Afaad sheekh shariif please jojiya wdiga iyo mucaradka please la shaqeeya Dowlada dalxureeye oo ka dhigay Nabad xamar iyo afgooye iyo jowhar lagu tagaayo bajaaj walalayaal iska daya xasidnimada aad ku heysiin dowlada Dalxureeye ma gartiin kuligiin please meel naga fariiso sheekh shariif la shaqey walalkaa yaa lugu isticmaalin Aqligaaga ha shaqeeyo sheekh shariif.xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin.cadowga dowlada xasan sheekh cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi.ilaahey jilbaha ha ka jibiyo sheekh shariif inta la joogto.xasbunAllah wanicmalwakiil

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před 26 dny +2

    Siyaasiyiin lama dhihi Karo kuwaan ee waa argagixiso. Muqdisho ayay rabaan argagixisada Qawaariijta iyo qaskii ineey kusoo celshaan oo lacago laaluush qeeybiyoo xukun ah ayay wadaan oo umada lagaga carqaladeey naayo nabada ay heleen e Illaah Umada haka Qabto Inshaa Allaah

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 Před 23 dny +1

    Please sheekh shariif ka so har nimankaan hoosta kaga jira waad ka shaleyndoontaa maalin Aqligaga ha shaqeeyo ee la shaqey Dowlada dalxureeye please .tolkaaga iyo gabtaada waa lagu dhex juraa ee naga daa waxaad wado.sheekh shariif please

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 Před 24 dny

    Ma soomaali aan argagixiso ahaynbaa Jira midliba midka kaluu argagax kuyahay mamid ummada uroon baa jira

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e Před 24 dny

    Dadcusub aan ku qaldameyno
    Inaay yihiin aa noo daralaheyd.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 23 dny

    Waxaas soomaaliyi maba oga in dalkoodii lagu soo socdo

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n Před 24 dny

    Xasan dhiiqo barlamaaku ma isagaa xakum iimaan alle kaa qaada