Xog Xalane oo dhalinyaro Sirdoon ah laga qoraayo, &Imaradka oo Turki ka dalbaday in itobiya bad h...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Komentáře • 21

  • @XaawoSaidJinayare
    @XaawoSaidJinayare Před měsícem +2

    M.a

  • @XaawoSaidJinayare
    @XaawoSaidJinayare Před měsícem

    M.

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 Před měsícem +1

    Imaraadka iyo Itoopia kaliya ma aha waxaa qorshahaas ka mid ah Farmaajo. Deni iyo siyaasiinta daarood Firdhiye mooyee.

  • @MAhmed-e6y
    @MAhmed-e6y Před měsícem +1

    Safaradaha shisheeye ayaa kadamberya

  • @user-tu6qp4zt1v
    @user-tu6qp4zt1v Před měsícem +2

    Dowlada soomaliya maxey imaraadka safaard ugu furantahay sawab mala buriyo imaraadka maxaa qaldan cadawaga soomaliya waa imaraad sii degdeg ah dalka logaa saara imaraadka

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 Před měsícem

      Imaraadka iyo Itoopiya waxeey jeebabka ku haystaan Maamulada Deni, A madoobe, Lafta Gareen iyo kuwa kale ee Farmaajo ka midyahay. Dowladu mar hore ayeey aqbashay in laga tago saaxiibtanimada iyo lashaqeeynta carabta laakin waa lagu qasbay, hadaay Xariga ka gooyaan, madaxda wada xun oo xukunta umada Somaliyeed ayaa la shaqeeyna Imaraadka,goonigoosadnimada iyo burburnimada abuuree. waa nala heeystaa walaahi

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před měsícem

      Hore Uma Dhageesan miyaa MD Hassan Sheikh Oo Meel bulsho ku yiri Hadaa Somalia Nahay Saaxibka Aduunka kuleenahay Waa Wadanka Emirates Ninka Sidaa meel bulsho ka yiri Makaa yeelayaa Hala Eryo Emirates ilaa isaga la eryo❤❤❤

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 Před měsícem

    kuwaas ilaahey hanag bixiyo kuwaas

  • @ayanlehhassan-eg7qf
    @ayanlehhassan-eg7qf Před měsícem

    Waxa wax qasaya waa iyaga ha loo daato Camaro Dhan 😮

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale Před měsícem

    Dawladsoomaaliyeedwayjirtaa edadkiilashaqaynlahaabaananjirin dawladu waashacaka

  • @Sicidgelley24
    @Sicidgelley24 Před měsícem

    Wan kuhilinaa wa hadii adan noqonin benlow sxb runta rabiyaa jecel

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale Před měsícem

    Wadaninimadawaaloodhashaa. Wadanigubadmaiibinkaro barinamaiibinkaro waxaadamiirkaaudiida

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392

    Dawolda somaliyeed ma jirtee ee ilaahay umadaan ha ugargaaro

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 Před měsícem +2

    Xamar baa u baahan mudaharaado rabshado wata

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale Před měsícem

    Inbadanoosoomaalisheeganaysaawaacadaw

  • @AbdiqaniJamac-g5w
    @AbdiqaniJamac-g5w Před měsícem

    Siillqadh

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Před měsícem +1

    Waa in an ka guurna hawiye iyo darood si an cadowgeena uga guleysanna hawiye hadi madax weyne noqdo darood waxo dhahaya wadanka nabad kama jirto hado darood madax weyne noqdo hawiye waxo dhahaya wadanka dowlad kama jirto waxana sababay dagaalka su keeye oo dhaxmaray waa in an isbadal dhab ah sameyna waa in walalaheen qabilada kale lo dhiba xilalka ugu sareya dalka si mash quulka daxdena mesha uga sarno oo indhaheena arkan wadan kasta iyo qof kasta cadow ku ah dalkena iyo dad keena 🇸🇴🫡🦁💎❤️☝🏽💪🇩🇯🫡

  • @elyasdjima5729
    @elyasdjima5729 Před měsícem

    Beenta iiskadaya