HODAN ABDIRAHMAN (ADUUN SUBAXBA WAA CAYN) 2015 HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • GOBFILMS
    ERAYADA CALI YARE, LAXANKA DAUUD XANFAR, MUUSIGA MOHAMED BULSHAAWI
  • Hudba

Komentáře • 334

  • @anfacaragsan3742
    @anfacaragsan3742 Před 4 lety +70

    intiiii dhegeysaneyso 2020 Lki igu qaboh😢

  • @najmamohamed2250
    @najmamohamed2250 Před 5 lety +14

    aduunkaa qofka u jeclahay waa la, nolahay wiliba xaamiilo u ahay lkn daryeel majiro malinwalba wlhj niyad jab moye wax kale kama arko ii soo duceeya ilmaha uurka igu jiro in allaah inabad yeelo aniga kole waa tagay niyad ahaan

    • @abumalik8309
      @abumalik8309 Před 5 lety

      Abaayo allaha isku kiin qalpi dhayo. Allaah haso hanuuniyo. Naxaris qabliga ha u galiyo

    • @moahabdi3967
      @moahabdi3967 Před 9 měsíci

      Sorry qali iska Samir way hagagine waxn waa aduunyo Samir kaga la eegaa nh

    • @sacdiamohamud6249
      @sacdiamohamud6249 Před měsícem

      Ax😢😢😢😢

  • @abdiqanimohamedelmi2445
    @abdiqanimohamedelmi2445 Před 8 lety +9

    abwaankii sameeyay Qalbiyada dadka ayuu ka hadlayay waa iga hadan tahay heestan I like this

  • @mariama78
    @mariama78 Před 8 měsíci +4

    Zimikaan ku leeyahoo zugaayey
    Waligey marna kama samraayo
    Saatir inuu isiiyo ii samaado
    Waayuhu🤲🏽Ax allow wayHan culus
    Igu badal kheyr 😢❤

  • @ahmedysn4865
    @ahmedysn4865 Před 5 lety +63

    Intii 2019 dhagaysanaysa
    Like iigu cimaamada

  • @FartuunHasan-ts8sj
    @FartuunHasan-ts8sj Před 3 měsíci +5

    2024 inta dhageysaneyso waa idin slamaa💔🖐

  • @khadradhool1947
    @khadradhool1947 Před 5 lety +10

    Ani iyo Jacayl yaa Noo gar naqa tolow wlhi marmarka Qaar ano iska Faraxzan Ayaan heesahan dhagaysta markaasan iska Ooyaaba ax ax ax😭😭😭😭

    • @camimascuud9215
      @camimascuud9215 Před 5 lety

      alla ani.camalaa thy huno alle haynaga bogsiiya dhibtaa qabna

    • @jiijaahmed1776
      @jiijaahmed1776 Před 4 lety

      Kkkkkkk

    • @nawalabdullahi9612
      @nawalabdullahi9612 Před 3 lety

      Wllhi anigaba nin Alwaxa ayan jecladay oo langaaba wan soxasuustaa wllhi 🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @canababdi823
    @canababdi823 Před 7 lety +35

    dubaaxba waceyn waxii aadsugeysiyo wadku waa Wax ku siimaan aaax aax mararka qaar anigo faraxsaan baan hesahan o kale dhageysan markaasbaan ohiin odaa jabsadaa aax walahaay waa xanuuun jaceylku markaad qof Aad jeceshahaay weydo ilahayow qalbiga i qabooji xaanuun wan arkaay gaajo wan arkaay on waan arkaay waxkasta o adaag o xanuun leeh Wan arkaay balse maa araag markaad intaad qof aad jecleyd weydo xanunkan daremaay iyo qalbigii ijabaay balse saadir kama samraayo inuu isiiyo farxaad kale

    • @nalkamanka4916
      @nalkamanka4916 Před 7 lety +2

      Canab Abdi 😭😭 abaydiis absolutely wllhi xldaas oo kale waxaa fahmi karo kaliya qofkii ku soo sugnaadey weyna iisoo martiay xldaas waa ku Dareemi karaa lkn insha "Allah " you find better one ☺️

    • @najmamohamed2250
      @najmamohamed2250 Před 5 lety +1

      ax yaa ax waa dareemaya

    • @bossoss5703
      @bossoss5703 Před 3 lety

      Xaqiiiq

  • @deequunimoha8305
    @deequunimoha8305 Před 8 lety +4

    😍😍codka erayada & laxanka Macan ❤️Hodan ❤️ waxada sadir ku qoran indhaha sarimeyside heee haku sexan cadi mhn ❤️Gob films ❤️

  • @qadramohamed8653
    @qadramohamed8653 Před 8 lety +20

    samigaan ku leyhy sugaayi waligey marna kama samrayo saadir inu isiyoo ii samaado wayuhu ax ax 😢😢

  • @abassomar4516
    @abassomar4516 Před 5 lety +7

    Heesta labaad ee hodan ugu jacalaahaay yaa ila dhagaysta imika 12 dec 2018

  • @cabdilaahidabshid9531
    @cabdilaahidabshid9531 Před 8 lety +1

    Ereyada heesta ayaa igu socda iyo codka baxsan ee ay Hodan Abdiraxman ku ladhay waxaasa heesa 😍😍😍😍

  • @qween_hanijarmal7820
    @qween_hanijarmal7820 Před 6 lety +25

    Qof jaceyl somaray oo ogadee nolosha waxay thye ubaa ogaan karo wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdifatahalihussein9516
    @abdifatahalihussein9516 Před 7 lety +11

    way iidhacan lahayd haday hodan i jeclaato habenkasta hees ii qaad bn odhan laha
    in kstoy iga wanyn thy hadana i love hodan

  • @yasinsamiaomar7177
    @yasinsamiaomar7177 Před 8 lety +4

    ☆★Hees Culus☆★
    ~~Waxan Saatir Kuu Qorin Indhaha Saar-meesido Haku Seexan Weliga...!!!
    Weligaa...!!!
    ♡♥♧Hodan ♥♡♧♣Axsan Hees...!!!♡♥☆★♧♣Keep Going~~WoW~~

  • @fardosaabdi9540
    @fardosaabdi9540 Před 6 lety +15

    Heestan dhageesigeda kama daalo waana hees xaqiiqda ka hadleeso

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Před 5 lety +7

    Heestan wa fahmi krta lkn hal shuruud kugu xidhan
    *-ina naxariis ledahy*

  • @shucaybsaid8747
    @shucaybsaid8747 Před 7 lety +52

    heestan qof qalbi leh oo kaliya ayaa fahmi karo😭😭😭

  • @deeqmuhamed6109
    @deeqmuhamed6109 Před 8 lety +1

    heesaha hodan cabdirahman waa heestii ugu horeysay ay inaty fanaanad ay ahayd aan ka helo viva

  • @haweyamahamed4940
    @haweyamahamed4940 Před 4 lety +3

    Weeli wan dhegasta heestan waa top 💖

  • @habonmaxamed422
    @habonmaxamed422 Před 8 lety +5

    manshallah is so cute keep it up hodan I love it

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 Před 4 lety +1

    Aad baan ogahelay waayo xaqiiqda dabta ah bey kahadkesa hestu waaaw 💯💞💞👌

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 Před 4 lety +1

    Hodon waaba iskaga kaa duceeyaa aniga. Sifiican baan kuu taageersanahay.

  • @user-qr6lv2pb1r
    @user-qr6lv2pb1r Před rokem +1

    Inaadeertay hodan cabdiraxmaan ku jecelahy habo❤❤

  • @maryanomar7969
    @maryanomar7969 Před 4 lety +3

    Wadku Waa wax kula
    Siman 😢😢😢😢❤️❤️❤️

  • @ifrahbashir2858
    @ifrahbashir2858 Před 8 lety +10

    Wooow runta been lagama sheego hodaneey ruunta sheegtey abayo afkagu cano lagu qabey nice song well done 👏👏👏👏👏 we love you hodan bilaney ❤️❤️❤️

  • @boqortooyadashacraawi5528

    Hodan way ka cod macaantahay xataa hooyadeed. Wayna ka magac wayntahay marka loo eego kaalmaha ay kaga kala jiraan labadooda jiil.
    Boqortooyo weeye Hodan Cabdiraxmaan Dheer.
    Boqortooyo

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 Před 3 lety

      Hahaha, ma waxaas ayaa dadka rabtaa ineey kadhagaystaan. Aamina Cabdullahi Xirsi ayaa gabadheedu ka cansantahay ama waqtigeedi fanka kaalin hoose uga jirtay. Waa qaldan tahay ee kadaa deel-qaafka waxay ka mid aheed Aamina Cabdullahi Xirsi gabdhahii hormuudka ka ahaa fankii Somaaliyeed, dib u baro riwayadahii ay kujirtay kuwii ugu shidnaa ugana hadal haynta badan tusaale, Dab jacayl kari waa. Riwayadii Xasan Ganey ayadaa ka ahayd xidigta, waraf iyo shimbiro war isuma hayaan. Beeneey waa run iyo kuwo kale badan. Ee maamada cimamadeda saar

  • @lvelyfatxii9692
    @lvelyfatxii9692 Před 8 lety +1

    wlhi waa run waxaa saadir Ku qorin indhaha saari meysid❤❤😘😘👏👏🔥🔥

  • @maryanomar7969
    @maryanomar7969 Před 4 lety +2

    Woow cawa iga qawatay hestan cawa nafta samirban leyahy ❤️❤️❤️❤️😍😍😍🙏🏻🙏🏻🤰🏽👯‍♀️

  • @qaalisaciidqaali1678
    @qaalisaciidqaali1678 Před 8 lety

    masha allah hodaney cadi mahan hestan adunyadu sinan maleh wena kala saresa su ax yomba wa cen wixi ad sugugesiyo wadku ku siman benta mahan sxb goooo

  • @ugaasborama5333
    @ugaasborama5333 Před 8 lety +1

    Yaaaaaaaaaaaaaa Salaam Ahlaaan hodan cabdiraxman dheeere,,,,,,, heeztani inaba caadimaahan

  • @sahrohassan3348
    @sahrohassan3348 Před 7 lety +15

    Sideey diintu nagu tiri sadka aadmi heli karo sacabkiisa kuma jiro alaa laga sugayo leesma siiyo waligaa ax ax ax heestaan marbey ii kacsaneed oo dhageysigeda kadaali jirin waqti kasto lakiin mar xaladi aan ku sugnaa ayaad modaa iney ka hadleyse alx

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 Před 7 lety +3

    Hadii aad aad socdaasho
    waligaa socotaba waxaan Saadir kuu Qorin indhaha saarimeyside

  • @queenqadush5901
    @queenqadush5901 Před 7 lety +1

    Ax yaa hees ninka wax gard ah ba fahmi kara hodon love you isha ca la hees

  • @yurubmohamed1656
    @yurubmohamed1656 Před 8 lety +35

    Yaa uu Mahad celiya oo heestan ISO qorayo plz qoralkeda ii qoro ad ayad uu mahadsan tihin dhaman aboowe&abaayo

    • @theheartsees8752
      @theheartsees8752 Před 8 lety +23

      Adunyadu sinan maleh
      Wayna kala sareysa
      Subax yomba wa cayn
      Wixi ad sugaysiyo
      wadku wa wax kuu siman
      Saqda dhexe habenki
      sagaal jer intan kacay
      Wali wan sahwiyayaa
      nafta wan sasabayaa
      Samir bana leyahay
      Hadii aad sad cashaqa
      waligaba socotaba
      Waxan sadir ku qorin
      indhaha sari mayside
      haku sexan waligaa
      Siday diinta nagu tidhi
      sadka admi heli karo
      sacabkiisa kuma jiro
      Allaa laga sugayo
      la isma siiyo waligaa
      Saamigan ku leyahe
      waligay sugayey
      Marna kama samrayee
      sadir inuu isiiyoo isamaado waayuhu
      There u go hun🙇

    • @yurubmohamed1656
      @yurubmohamed1656 Před 8 lety +4

      +Sadia Nasia 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘 Thanks xabibti xayati

    • @mursalqasim5627
      @mursalqasim5627 Před 8 lety +3

      +Sadia Nasia fvis

    • @theheartsees8752
      @theheartsees8752 Před 8 lety

      +Yurub Mohamed ❤️❤️❤️u r welcome dear🎈

    • @theheartsees8752
      @theheartsees8752 Před 8 lety

      +Mursal Qasim thanks brother

  • @mumtaazxaawa6607
    @mumtaazxaawa6607 Před 8 lety +2

    waaw hees qaliya weeyan masha allah hodon afkaaga cano lagu qabey

  • @cabdibare5287
    @cabdibare5287 Před 8 lety

    calayk calyk aduuunyaadu sinaan malee wayna kala saraysa subaxyoodba waa cayn wixi aad sugaysiiyo wadkuu wa waax kuu simaan saqda dheexe habeenki sagaal jeer intaan kacaay waali waan sahwiyaayo nafta wan sasaba samiirbanaan leyahaaay ruunti markaad erayada qaar aad maqaasho dareenka ad ku jiirto markaas wuu badalmayaa xayakallaaaaaaaaaaaaaaaaah hoodan and abwaan cali yare and laxameeste dauud xanfar and music maxamed bulshaawi dhamaantiin

  • @abdifatahhesrin1835
    @abdifatahhesrin1835 Před 8 lety +2

    ax yaaa hodon abdirahman
    aduunyadu zinaan maleh
    ☝☝☝☝☝☝👍👍👍👍👍👍👍

  • @sadiaadan2304
    @sadiaadan2304 Před 5 lety +4

    Yaa dawanaya 12/8/2019

  • @deerolee6794
    @deerolee6794 Před 7 lety +12

    True song xaqiiqdii
    We love hodan a lot...

  • @musatafesaleebaan3488
    @musatafesaleebaan3488 Před 8 lety +10

    ADUUNYADU SINAAN MALE WAA TRUE WORDS

  • @hannajama9811
    @hannajama9811 Před 8 lety +3

    One of the best songs

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 Před 5 lety +1

    Hodan qurux cadawga ma noolado guuleyso maama

  • @wadani1685
    @wadani1685 Před 7 lety

    ax ish cala hes ala cisag bbe hodan saax waxa sadir kuqorin idhaha sarmiy sid ala cisag 😍😍😍😍😍

  • @sahlawiibrahim6672
    @sahlawiibrahim6672 Před 4 lety +4

    2020?
    💔👆

  • @hibaqcali9000
    @hibaqcali9000 Před 8 lety +1

    adunyadu sinaan maleh wayna kasaraysaa subaxyoba waacayn wixiaad sugaysiyo wadku waa wax kuusiman wallhi waa hees qiimo leh hodan wllshy qaali dumar waan kahelay aniga noooooooooolw cadawga cagta hoostiisa wllshy qaaali xbibti waan kutaageera

  • @whitephoenixofthecrown8523

    H-A sida aay heesaha u jiidjiido aad baan uga helaa, nice song btw. ✌🏽️✌🏽🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇴🇸🇴✅✅💖💖
    Xoxo~::/Gossip~Guy!!!!....❤️

  • @saabirabdi5268
    @saabirabdi5268 Před 8 lety +2

    cadimahe Super Voice Number One walashiz 😍💋👰💛

  • @imannadam4801
    @imannadam4801 Před 8 lety +2

    walahi waa runtaa qaiyeey hodan cadeey noloow 😰😰😰😰😰😰😰😰 hestu anayba iga hadlaysaa aaaaax

  • @mohaisse46
    @mohaisse46 Před 8 lety +3

    woow hees dhe top ❤❤❤

  • @nafisoabdina5638
    @nafisoabdina5638 Před 8 lety

    waaw waaw waxaan saadir kuu qorin indhaha sari maysidee haku seexan waligaa ish calaa hees viva hodan

  • @ameenqaroofficial5038
    @ameenqaroofficial5038 Před 8 lety +2

    INABA CAADI MAHA HEESTAN HODAN ABDI RAXMAN SUBAX YOONBA WAA CAYN WIXII AAD SUGAYSIYO WAD KU WAA WAX KUU SIMAN WAY WAY WAY WAY WAY

  • @mankasoora521
    @mankasoora521 Před rokem

    Allah ka sukeya inuu waayuhu i samado waxa qayri qaba oo dagdagaa😍😋🥰

  • @kamasaaresantosriyo526
    @kamasaaresantosriyo526 Před 7 lety +2

    love this song Am from Germany 😂😂😂😂

  • @marwadiidanjiraha6535
    @marwadiidanjiraha6535 Před 8 lety +4

    hodan❤

  • @abdifatahmousegasle9818
    @abdifatahmousegasle9818 Před 6 měsíci

    Pezt song hees wax bdn ka hdlyza....26/2/24.....23:00pm ❤

  • @queencdey8561
    @queencdey8561 Před 8 lety +1

    💋💋💋💋💋💋mcn wlhi hodan cabdirixmaan cadowgaa u nolow mcnto

  • @nuuraidiris4820
    @nuuraidiris4820 Před 4 lety

    Aaax ta i haysatay ka hadlay wllhi hodan l love fananad wayn

  • @abdikaniosmangogoye1846

    waa hees aad umacaaan noolow hodan cabdirahman hooyda fanka

  • @kawsaraden1101
    @kawsaraden1101 Před 8 lety +1

    I like these song

  • @naimamohamed327
    @naimamohamed327 Před 8 lety +1

    ........... wixi aad sugeysiyo wadku waa wax kusiman .......... 😍 😘 👌 👈 ☝ 💝 sidey diintu nagutiri sadka aadmi helikaro sacabkiisa kuma jiro alla lagasugayo laysma siiyo waligaa,

  • @cabdigermanychannel1600

    mshlh musica wad ka baxsatay mahamed bulshaawi noolow bro

  • @dajiyaahmed3965
    @dajiyaahmed3965 Před 6 lety +1

    Heestan jacalkag raja dhigay aya i xasususay ax ax ax😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ayanahmed6240
    @ayanahmed6240 Před 8 lety +2

    nice song

  • @awadmedia3583
    @awadmedia3583 Před 5 lety

    Erayadii eng dhagyare and codkii macanaa ee hodan abdirahman

  • @hibaaqjeyf1204
    @hibaaqjeyf1204 Před 8 lety

    yaaaaaaaaaaa salaaam hodan eshcaal hees macan aduuyadu sinaan malahaa wayna kala saraysaa waa ruunteeda

  • @cabaassaalax520
    @cabaassaalax520 Před 8 měsíci +1

    Waxn saadir ku qorin indhaha saarimeysid haku sexan waliga😢😢😢😊

  • @deqadeganahmed2072
    @deqadeganahmed2072 Před 8 lety

    aduunyadu sinaan ma le wayna kala saraysaa subax yoomba waa cayn wixii aad sugaysiyo wadku waa wax kuu siman saqda dhexe habeenkiisagaal jeer intaan kcy weli waan sahwiyayaoo nafta waan sasabayaye samir baan leeyhy

  • @Nagma-1d
    @Nagma-1d Před 11 měsíci

    cwa bishu thy 5/10/2023 wxan doonya in an lottery xrysto sido kle cwa wxnu wakhti qurux bdn so wda qadany zhpadahy oonu ka sheekysany maalmha noso socda xgnu ku danbyn 😢

  • @zarareza8720
    @zarareza8720 Před 5 lety

    Waha satiiir ku qrriiinnn indhaha sarimayso haku sehan waliga waliga

  • @cwbubujama8961
    @cwbubujama8961 Před 5 lety +1

    True song and hearth gouching

  • @maandorshemanqabojiye8503

    Alaaa xanun badanaaa 😭😭😭😭😭

  • @bilanabdi3628
    @bilanabdi3628 Před 7 lety +2

    hdl dhab ah weeye wleeeee
    waxa at sugeeso iyo wadka waa wax kuu siman

  • @mohayarre8032
    @mohayarre8032 Před 8 lety +4

    Xxx wat a song hodan love u iam ig fan ku ahay❤️❤️💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohabeard5712
    @mohabeard5712 Před 8 lety +1

    ❤❤❤❤👌👌👌👌👌hodan asal bad tahy

  • @starafunny3462
    @starafunny3462 Před 6 lety +1

    Wooow hodan Abdirahman afkaga caano lagu qabay

  • @Victorkim131
    @Victorkim131 Před 6 lety

    ShakhZiYaN heestaN anigaH
    NoLaShaYdaH wakhtigih
    Uguh dhagaYn saN jiraY
    HoDaN c/raxaMan
    CodKagah alle haa ku parKeYoH

  • @nolashuwehel7532
    @nolashuwehel7532 Před 6 lety +1

    way IGA gadan TAHAY
    hestan wadku wa wx Ku siman waw

  • @wardahaji3943
    @wardahaji3943 Před 6 lety +1

    wixi sugaysay iyo wadku w wx kusiman. wayo wayo heestan hodan tagera

  • @jiijoqaaliabdulle5071
    @jiijoqaaliabdulle5071 Před 8 lety +1

    Wow cd mahan waxan halkan uga mahad celinaya abwanka iyo fananda that's true 👏

  • @barwaanomarxaaji2494
    @barwaanomarxaaji2494 Před 8 lety +2

    nice

  • @abdifatahomar5575
    @abdifatahomar5575 Před 7 lety +1

    woow heestan Caadi mahan

  • @neimahassanyonis8278
    @neimahassanyonis8278 Před 6 lety

    Hestan aad iyo aad ayan uu jeclahay runti#3

  • @anshxidiganorwaybajamas1132

    nyc song muhashada fanka

  • @qalanjadiinaosman6837
    @qalanjadiinaosman6837 Před měsícem +1

    22.7.2024😢

  • @user-ex3wz7ky6k
    @user-ex3wz7ky6k Před 7 měsíci

    08,02,2024 illaahow wakhtiga adag iga saar😢

  • @mustafeabdi4454
    @mustafeabdi4454 Před 7 lety +1

    wixii adsugaysiyo wadku wa wax kusiman nice words

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 Před 4 lety

    Waxaan saadir kuu qorin
    Indhaha saari meysid❤️

  • @mankasoora521
    @mankasoora521 Před rokem

    Waxan Allah ku qorin indha sarimeysi,

  • @quenquruxley7423
    @quenquruxley7423 Před 8 lety

    wooooooooooooooooow mnsha allah

  • @isackowrobow8513
    @isackowrobow8513 Před 8 lety

    wlh marxalad aaankujiro ayay lahadlaysaa .....wlh run bayshegty

  • @hibaaqquen5446
    @hibaaqquen5446 Před 7 lety

    my queen hodan Abdirahman 😍😍

  • @MohamedAbdi-jm5qm
    @MohamedAbdi-jm5qm Před 8 lety

    vry vry nice song i like't runti

  • @caynikiinmohamed9905
    @caynikiinmohamed9905 Před 8 lety +1

    m.a wllo wa runtaaa #hodan

  • @iftincadey4731
    @iftincadey4731 Před 5 lety

    Yaaila dhageysanayo 2020

  • @muhamettjama3301
    @muhamettjama3301 Před 7 lety +1

    Axsannu Zawt Long Life Hodan

  • @qaadirojibriil1633
    @qaadirojibriil1633 Před 8 lety

    Alaylee wali waan sahwinaynaa eesh qiyaasak usiidaya labaha cashaqagu hadararee yaaa hodan idarensii

  • @axmednaazirwawheesshidan200

    waw hodan qurux nolow qali

  • @mumtazkaise1716
    @mumtazkaise1716 Před 8 lety

    waxaan saatir kuu qorin indhaha saari may side haku seexan weligaa

  • @rahmoabdullahi9703
    @rahmoabdullahi9703 Před 8 lety

    waaw my tagerahada qaaska ah waayee uuuumac wlshy wakasidata