Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Boorame Siweyn loogu Soo dhoweeyay iyo hadaladii uu jeediyay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Boorame Siweyn loogu Soo dhoweeyay iyo hadaladii uu jeediyay

Komentáře • 134

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 Před měsícem +21

    Maxamed abiib walaal Somaliland keliya mahee Somali oo dhan madaxwayne u noqo geesibaad tahay noolow cadowgaaga ka guulayso allahuma amiin ❤

  • @khada917
    @khada917 Před měsícem +5

    Maxamed abiib waa Halyey umadeed guntu ha dhintaan guuul guul✊️

  • @wardichannelforeducational228
    @wardichannelforeducational228 Před měsícem +5

    Libaax qamuunyo meeshu eegaba waa midoobaysa from Hjeclo. ❤❤❤

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 Před měsícem +1

      Waatan ka yaabanay kkk habaar buu qabaa qofku umadii ofhan ayaa ka yaacaysa

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p Před měsícem +6

    Waa fakradii ismaciil cumar gele iyo somaliya barortu orgiga ka wayn 😢😢😢😢😢😢😢

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Před měsícem +1

      Kaasina waa mid ka mid ah badhi-weeyntii oo MARQAANSAN.

    • @asadhagi9631
      @asadhagi9631 Před měsícem

      Qiiqa isku qarisaan marka runta leynii sheego 😂

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 Před měsícem +3

    Guul Mr. Abiib

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b Před měsícem +6

    Madaxwayne xaqwaad uleedihiin laakiin Sidhi masuul u hadal

  • @rayan781
    @rayan781 Před měsícem

    MadAxwanaha awadal state❤❤❤ abiib😊

  • @KaltuunMaxamed-n2k
    @KaltuunMaxamed-n2k Před měsícem

    BOSS. MAXAMED. ABIIB

  • @user-gu2iv5ez1i
    @user-gu2iv5ez1i Před měsícem +4

    Martin luther of king

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 Před měsícem +5

    Xamaasadani waa laba cisho ogow xildhiban hadii xasanada laga qaado oo xata lagu xidho wlhi cidi kuso kuso bixi mayso

    • @khada917
      @khada917 Před měsícem +2

      Maalintii laascanod gala dagaalka yimi sidaasad lahayden 😂😂😂

    • @f.warsame1069
      @f.warsame1069 Před měsícem

      Niin walaal leeh. Iyo. Niin
      Agoon ah. Masiina. GALAA
      Dagaalku. Waa. Niin. Walaalo
      Liih. 1 LAAF Oo. Idoor. ah. Ayaa
      Ku ? From Ethiopia 🇪🇹

  • @shakuurali7193
    @shakuurali7193 Před měsícem

    Legend laba maaha

  • @anisakahin3820
    @anisakahin3820 Před měsícem +2

    Waar sidii nin masuul ah u hadal oo sidii ciyaalka ha u hadlin hunguri baa ka hadlinaye sharcigana kama weynide waa lagu marin

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Před měsícem

    Ninkaan waa Nin Dadkiisu Wataan, oo shacbiyad leh, , aadbuu utaageero badan yahay waa leader weyn

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před měsícem +1

    somaliland Geeska africa waxay kaga horaysaa dimuqraadiyadaa ,bal halka kale ee ay sidaasi ka suuro gasho ha la sheego ,muqdisho waa la ogyahay,majeerteeniya dhoobo daareer sidii loo galay waa la ogyahay ,jabouti waa la yaqaan ,wax ka barta oo habaarka iyo aflagaadada ka daaya somaliland ma gaadhaane,

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 Před měsícem +5

    Hooyadaa muuse hawaso waxaas kusoobaxay eebeenta eed beenta ushegeysaa jufo kamida sacad muuse ayaa kabadan

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 Před měsícem

      Ku caayimayno huno lkn muuse oo yaabay ayaanu kutusi maalinta dorashada

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem

      SACAD MUUSE MA KUWA LO'DA NOO AFUUFI JIREY MISE KUWO CUSUB OO MUUSE JUUDAAN IMIKA SOO SAMEEYEY.😂😂😂😂😂

    • @walaalahadaarudacwa8120
      @walaalahadaarudacwa8120 Před měsícem

      Waxaadi waa cheap Shot hanagu dirin reer abtigay stop 🛑 qudhunka waxaad tahay baan u malaynayaa kuwii oramada ahaa ilka dheertii gobtu waa Nuux ismaaciil adna waxaad tahay Amxaar oroma kasii ah

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Před měsícem

      Kaasina waa mid ka mid ah BADHI-WEEYNTII oo MARQAANSAN.

  • @user-il7nw2td6v
    @user-il7nw2td6v Před měsícem +2

    Xil M.Abiibe abo geesi gobolka awadal

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Před měsícem

    Viva Awdal State of Somalia

  • @zeinab637
    @zeinab637 Před měsícem +2

    Illahow cawi
    Oo cadawga kaqabo

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před měsícem +2

    Kibir iyo kabadbadis

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem

      HHEEGOY SIDISIDAADA MOOYEE DHUL U DHACAAGA HUBSO, RAG LA TAABAN KARIN BAA JIRA ABIIB HOLAC BAA IDINKA RAACI.

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 Před měsícem

      @@faizam523 nuclear ☢️ hada qarxi hurooy

  • @user-dw9uh5iv4n
    @user-dw9uh5iv4n Před měsícem

    geessigena samaron ilahow noda gul iyo gobonimo inader mahamed abiib❤❤❤❤❤❤❤❤i Love you 🫵 mahamed abiib

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před měsícem +1

    Garaad jaamaca ree boorame Mr maxamad abiiib kkkkkkk

  • @iissa7685
    @iissa7685 Před měsícem

    Somaliland democracy has reached its peak

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Před měsícem +1

    Misiin

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 Před měsícem +1

    Feedhaha ma protection buu ku wataa

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 Před měsícem +1

    Xil iyo xukun dictatorship ah iyo dictator ma haysan karo dalkan iyo dadkan mana xukumi karo ee ha iskaga tago xilka iyo xukunka hadii kale kuuriyada waqooyi ha tago dalkani dslkiisii maaha dadkani dadkiisii maahee dictator iyo dictatorship xilka iyo xukunka ma haysan karo mana xukumi karo dalka jamuuriyada somaliland ka codeeya oo doorta musharixiinta xisbiga mucaaridka ah ee waddani iyo xisbiga waddani

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Před měsícem

    Uskag, uskag xagjiro ah.
    Waxba qaadi meysid

  • @CadnaanNaasir
    @CadnaanNaasir Před měsícem +2

    Oydee wax kale tarimaysid

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem

      URAAYE, ADIGU XAARKA ISKU XEJI NINKANI WAA GEESI DADKIISA DHEX JOOGA MUUSE JUUDAAN EERSO ISAGA HA EERSANE ADEERKAA BAA MAQAAXIDII KAA DUMIYEYE. HA KU QARAARIN MUDANE MOHAMED ABIIB.

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 Před měsícem

      Lkn muuse ayuu codkii reer boorma ayuu cirka kaga laalay kkkk

  • @user-ud6fs8ut7z
    @user-ud6fs8ut7z Před měsícem

    Waar sideed sano ayaa madaxweyne Ahaydeen, dibna u heli maysaan ilaa inta Somalilanders kale meerto weeye xilka madaxweynuha ay qabanayaan ku biyo cab sidaa!!!

  • @RIDWAANJaamac-bv6ey
    @RIDWAANJaamac-bv6ey Před měsícem

    Subxaanalaah subxaana laaah

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 Před měsícem +1

    Sheekadii laascaanood ayaa bilaw idiin ah,
    Qodob uunbaan kaga duwan tihiin oo sax ah, waa Somaliland hanoolaato muusana ha dhaco.

    • @f.warsame1069
      @f.warsame1069 Před měsícem

      Sabaabto ah. Darood. Waa kabadan. Yaheey 100/90
      Gadabuursi. dantoda kujirta
      In ay. Somaliland. Ku. hadaqan
      From Ethiopia 🇪🇹

    • @m.khadarhassan8637
      @m.khadarhassan8637 Před měsícem +1

      @@f.warsame1069 daarood waakaa reer Laascaanood gidaarka fadhiisiyay, laakiin samaroon Maasha Allah aqoontaa hagaysa

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b Před měsícem +1

    Xiiqsane

  • @Fariihachannel1
    @Fariihachannel1 Před měsícem

    Asxabta please isoo boqda channelkey allah wax welbo oo qeera ha idin siiyo hami ayan leyahay tasna allah kasakow idin ka ayaa icawin kara plz wll ha idhafin adoo iisaari kara

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille Před měsícem

    Muuse ha dhaco

  • @jamacxasan5983
    @jamacxasan5983 Před měsícem +1

    War askarta isaaqa borama joogta haka baxdo askarta samaroon ee hargeysa joogtana haa iskaga so baxdo ileyn reer awdal go aanbey qaatene only somaliland waxaan ku sii jirnaa inta aan kubku noi imanayo kaliya

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Před měsícem

    Down Muuse biixi Down Muuse biixi Down Muuse biixi 😂😂😂😂😂😂

  • @Taliyeseeko
    @Taliyeseeko Před měsícem

    Halyeey samaroon

  • @naasirhussein1590
    @naasirhussein1590 Před měsícem

    Show la isku arkay buu ahaa lkn fanaan saaqida baa idiin heesaya😂😂

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 Před měsícem

    Mashaa Allah, Xildhibaan Maxamed Abiib wuu muujiyay taageerada uu Tolkii iyo Somalilandba uu ka haysto.....Allah ha xafido!

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 Před měsícem +3

    Muuse reer boorame codkii way uga dhamatay

  • @elmihassanchirdon3145
    @elmihassanchirdon3145 Před měsícem +2

    Mandala

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 Před měsícem +1

    Guul gumaysi diida

  • @user-bz9sf3mt8w
    @user-bz9sf3mt8w Před měsícem

    Kan waa ka dhacsan yahay.
    Waar soomaaliland. Maxaaba yaala. Waa. Lagu kala. Tagay

  • @HanaFarxan-b7o
    @HanaFarxan-b7o Před měsícem

    muuuse hadhaco kulaha. Qosol wllhi ninkani 😂😂

  • @yusufsabriye1715
    @yusufsabriye1715 Před měsícem

    Ina abiib waa tarmkii somaliland

  • @samoc5405
    @samoc5405 Před měsícem +2

    Warku waa cadyahay. Maanta ayey ii kala cadaatey mawqifka ina abiib. Dib udifaacimaayo. Waa ku shubo from Djibouti and somaliland

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Před měsícem

    Maanta Reer Wadani waa qoslayaan halka Kulmiye laga ooyayo😂

  • @yusufsabriye1715
    @yusufsabriye1715 Před měsícem

    Kkk

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 Před měsícem

    Abiib ama gumeeysi ogolow ama gumeysi diid

  • @user-ui7ff4rq5l
    @user-ui7ff4rq5l Před měsícem +1

    Dameertu geelaha didisee waxakadaran qururufta kadaran booramahakuqaado

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem

      Birama ka badan isaga ee adeerjaa muuse juudaan cashuur danbe waaka xaaraan.

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Před měsícem

    😂😂😂😂

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille Před měsícem

    Reer awodalow muuse haiku dooranina wadani ucodeeya haduu mardanbe uu Soo baxo muuse Somaliland danbe majirto waayo soola wuu gooyay intaa dulqaata way hagaagaysaaye

  • @UpdiwazicSoullemane
    @UpdiwazicSoullemane Před měsícem

    Halyeey hayeey

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Ooyaaye ooyooyee ii AAmo ooyaaye ii aanu Ayaa dilayoo dagaalay Ayaa tuur kulul..ku.jeexay hooyo hooyo hooyo aamu❤

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem

      QALBI XARYUUR FOOQAL QALBI CARUUR, MEELO AAN LEYSKU TAABAN BAA JIRA WALEE MUDANE ABIIB CASHAR BUU IDIIN DHIGEY. HEEGO ISKA BAROORO😂😂😂😂😂

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před měsícem +1

    alayle Mashruucii Awdal Satte of Somalia si fiican ayuu us ocdaaa... Guul Dawlaad Soomiya iyo tan Jabuuti ba lol --Bosaso

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 Před měsícem +2

      Malaga yaba intad umad kale kumaqantahay in ilahay kugu maqanyahay. Putland indhaha dib ugu so celi somali ha ku marmarson E nacaybka iska da o cashurta dacish iska bixi qaraxna haku dhiman ilen somali wa istaqane 😂😂😂

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před měsícem

      @@princesshawd6859 adigu waxad ilawdeen dabka aad wllkaa ku shido adiguu kugu soo noqon,
      alshaab iyo daacshi baad nagu soo dhistaan idinkna waa kaas SSC iidnka baxday awldal na way ku xigtaa marka ku raaxeesta dabaas idinku soo noqday

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 Před měsícem +2

    😂😂😂😂 tuuq

  • @user-kj3gs3ev5q
    @user-kj3gs3ev5q Před měsícem +4

    Xoolo cirdoon Sanaa fool xumo caqli xumo afxumo damac xumo walee kan wad eedaysaan

    • @user-zi2co6bq6q
      @user-zi2co6bq6q Před měsícem

      Adaa folxun iidoor

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem

      Nayaa, ma cid iidoor ka foolxun oo ka caqli xun oo ka hunguri xun oo ka cabasho xun oo ka garowshiiyo xun waligaa miyaad taariikhda ku aragtey????? Gari Alley taqaan😂😂😂😂

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 Před měsícem

      Muuse meshuu taabtaaba khasasre kala kulmayaa kkk codkii borame waaku daayey

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +1

    Biyo siiya ha iskaga celiyo hadalka kkkkkkkkkkkkkkkl

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před měsícem

    War wax Dowlad la tiraahdo ma jirte Qabiilka qoorsagaarada idinku hayo iska dhiciya

  • @deeqabdilahiyuusuf8575
    @deeqabdilahiyuusuf8575 Před měsícem +1

    FULAY SHACBAKA U DHUMANAYA XATAA KOODHKI XABADA AYUU HOOSTA KA SOO XIDHAY

    • @Filsanmohamed-w1o
      @Filsanmohamed-w1o Před měsícem

      Adoo nin weyn ah mxaa beenta kugu kalifay maxamed miyaa koodhkii xabada xidhan illaahay ka baq

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 Před měsícem

      Ni kaasi ama fulay ha ahaado ama geesi ha ahaadee maanta rer borame wuu mideeyey wadani ayuu ku shubayaa 😂

  • @manoftheweek1350
    @manoftheweek1350 Před měsícem

    Kkkkkkkk😂

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Před měsícem +2

    Oyaaye brush xaarle ayuu magaaladiisa iyo Somaliland kula wareegayaa, ninkaas cidna mushaharkiisa waxba kama siiyo ee yaanuu nolosha shacbka khalkhalin ee qofwalba ku xoogsanaayo nolol maalmeedkooda, xitaa hadey dhacdo in xilkiisa waayo qofkale op reer awdal ah ayuunbaa badalaaya, xilkuna waa meerto qofkiii waxii loo doortey garan waaya mid garanaya ayaa lagu badali

    • @AbdShakurHassan
      @AbdShakurHassan Před měsícem

      Fataalyahow Nolosha reer soomaaliland oo dhan soo qalqali meyso haddii ey mida reer Boorama qalqasho?

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 Před měsícem

      ​@abdishakurhassan2659 ninkani waxa uusoo qorey hadalkiisa biya dhaciisa waxa weeye , xildhibaan waxii loo meeriyaa Liqa oo muuse juudaan amaradiisa xun u hogaansama midkaas bey rabaan , lkn ninkani ina abiib nin ka karti badan samaroon kuma jiro hadii uu jirana waa laba ama hal , waa nin udoodaya xaqqa dadkiisa la duudsiiyey maaha nin calooshiisa la ciyaara

    • @user-zi2co6bq6q
      @user-zi2co6bq6q Před měsícem +2

      Muuse juudan marabno

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem +1

      Borama iyo ina abiib adiga yaa ku yidhi u kala waran, adeer wixii leysku darsadey idinkaa ciideeyaye intiinu ha idinku filnaato intayadana ha niwgu imanina, reerna reer uma baahna weynu kala wareegne ducoy aamiin baroirta yareeya.

  • @fe8445
    @fe8445 Před měsícem +1

    SL wax ka jiraa ma lahan ee dadka runta u sheeg. Awdal State🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před měsícem +1

    Calankii googarada way tuureen

  • @abdirahman2336
    @abdirahman2336 Před měsícem

    Cawar xareed muu dhiman

  • @samoc5405
    @samoc5405 Před měsícem

    Waa arrin si fiican looga soo shaqeeyey in shacabka iyo xukuumada la isku dhufto.

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Před měsícem +4

    Xildhibaan Ooyaaye maanta waa xagee?ma gurigii ayaad oohin kula noqotay iyo inaad dadka walaalaha isku dirto ,

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 Před měsícem

      Maalinti Ohinta weeyi😂😂😂😂

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem

      XAARWEYNAYAAL, MOHAMED ABIIB WAAD KU WAALATEEN MUUSE JUUDAAN WAA U DHAMAATEY. LONG LIVE MOHAMED GEESI

  • @fe8445
    @fe8445 Před měsícem

    Badii la gaday baa kuraas ka muhiimsan. Muxuu uga hadli waayay? Waa idin maaweelinayaa. Awdal State ayuu burburinayaa.

  • @user-kj3gs3ev5q
    @user-kj3gs3ev5q Před měsícem +1

    Ooyaaye

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem

      Iidoir cabaad baa ka soo harey😂😂😂😂😂

  • @salmahussein5007
    @salmahussein5007 Před měsícem +2

    Koley cusbitaalka waalida ayuu ku dambayn baan u maleynayaa

  • @YurubAyuub
    @YurubAyuub Před měsícem

    daaali waxa kgu grtaaaa is waalida

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up Před měsícem

    Waar niin kani maa xidhiban baa miisa waa sakhran baal siidu uu haadlayo eega 😂😂😂😂😂😂 waalahi ciid ayu uu shaqayna ee haala ogaado muse afkaka kuu dhiicimayo xaarwalwal aya taaheee baahaaan ah

  • @nooraliade8996
    @nooraliade8996 Před měsícem +1

    Yaaab waee ninkani wuu iga yaabiyaa. Jabuuti cadaw maha kulahaaa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      foolxumaa soomaliba ma moodid ilay suukhtaaba lagu qaatay kkkkkkkkkkkkk

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Před měsícem

      Noora jabuuti markay muuse biixi iyo habarawal naasaha iska jaqayeen cadaw may ahayn miyaa ma maantay noqdeen aabahaa dhaliga dirxiga ah ka wase naga aamus sacsacad yahay futada xaarka aan ka maydhini kkkkk

    • @mohamedabdi2682
      @mohamedabdi2682 Před měsícem +1

      Waruntis cadow maahn

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Před měsícem +1

      Kani waa geesi, hadaanu habaryoonis iyo wadani nahay waanu ku taageersanahay

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s Před měsícem +1

      Snm aya cadow ah jabuuti waa dad somwliya nin kan wxo rawa ina ka digo dolka amxaro ino so dajiyo rawaa muse bixi oromo waa sirdon magac snm waa magac xawasho wadato waye haala fahamo

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před měsícem

    Manaxo ninkan muuse ha dhaco

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs Před měsícem +2

    Mounafaq Mounafaq dhaley ina abiib😂😂😂

    • @rijaalbaalle2118
      @rijaalbaalle2118 Před měsícem

      Hoyo daba munafaqada

    • @ZakiHoussein-zc7zs
      @ZakiHoussein-zc7zs Před měsícem

      @@rijaalbaalle2118 jahil jahil dhaley apprendre bien le politique

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem

      Xaarka isku xejiya heegooy maxaad uga wada daba barooraneysaan, waanu xidhi bey barataye car waakaase bal ku dhaca.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkĺl

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed685 Před měsícem +1

    Somaliland waa ujabtay cidwalba

    • @dhuubo.....
      @dhuubo..... Před měsícem

      33 sano waa awoodi weydeen isaaq katanaasulid 👋 somaliland

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 Před měsícem

    Viva wadani Gul iyo Gobonimo JSL isha Allah

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před měsícem +2

    Waar wuku foolxumaa gafane naaxay kelya buur

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s Před měsícem +1

      Waryaa musqul burco adiga wxa ku haya wax yar

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem

      Muuse juudaan, iyo odeygii adeerkaa ee ina kaahin eed moodo caasha badhi bakeyle fuuley waaka qurux badan yahay. Ku darso iyo kii xafaayada watey maxay gaal.😂😂😂😂😂

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e Před měsícem

    Beenale 😂😂😂😂😂

  • @user-vg4sb3nf4z
    @user-vg4sb3nf4z Před měsícem

    Mohamed geesi geesi dhalay ba tahay indr yeli mayno madaxweyne ku xigeen madaxweyne yaan ku doronayna

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 Před měsícem

    ISAAQ MASAAKIIN WAAYE XAMAR IMOOW ABIIB WALAAHI WAA LAGU WASI LAHAA. MASAAKIINTAAS ISAAQ EE XISHOONAAYAA ARAGTAY WALAAHI WAA KU WASI LAHEEN XAMAR HADAY AHAAN LAHEED DHILAA KU DHASHEE.

  • @user-zi2co6bq6q
    @user-zi2co6bq6q Před měsícem

    Muuuse juudan ha dhaco daalin