SAYID OO ISKA QOSLAYA AABiHii MAANTA WAA OOYAY MAANTA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • #dhiiqadatiktok #kingck #ckfamily #somaliyoutuber

Komentáře • 310

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před 3 měsíci +92

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

    • @MohamedFarah-qc9fz
      @MohamedFarah-qc9fz Před 3 měsíci +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @feizul.feisal
      @feizul.feisal Před 3 měsíci +1

      Scw

    • @user-wc4ye2sq7p
      @user-wc4ye2sq7p Před 3 měsíci

      Scw❤

    • @hiboabdiyoussouf
      @hiboabdiyoussouf Před 3 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před 3 měsíci

      💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝

  • @DJAajaa796
    @DJAajaa796 Před 3 měsíci +37

    HOGAAMIYAHA UGU CADAALADA BADNAA WUXUU AHAA NABI MUXAMAD ( SCW) KUSALI NABIGA🙏😔🙏💯

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před 3 měsíci +2

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
      و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
      و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
      و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion Před 3 měsíci +44

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  Před 3 měsíci +66

    Like ta ha iska iloowin thx all

    • @nasreenwhatdowedohavali1425
      @nasreenwhatdowedohavali1425 Před 3 měsíci +2

      War ck xariifow ilaahey ka cabso jooji dambiile inaad tallo siisid oo ah yacni isqari yaan lagu fahmin 2diina idinka nax sanahey xaaka wada gacan ku dhiigle inaad kanaxdo luul lagarayee nafteedey weysee

    • @ikranmiliano6394
      @ikranmiliano6394 Před 3 měsíci

      Hayeh TALIYE❤

    • @user-zi5ws3nw1q
      @user-zi5ws3nw1q Před 3 měsíci

      Maba istahshid wlhi like wayo xaqiqda baa kama hadashid adu kaliya waxad taqana sidaa reeraha dumay UN loo dhax galo oo Raga saxibada ah gadal Loga togto😁😁

    • @Waryaaa843
      @Waryaaa843 Před 3 měsíci

      Taliye codsi ayaa wataa
      Mudo 5 sano ayaa kugu xiranahay taagero weyn kuu ahay
      Hadaa legend tahay ciwan tiktok igu caawi nin dhalin yaro shaqo la aan ayaa ahay africa ne waa shaqo la aan
      Waa dareemi kartaa ck
      Codsigaas inaa ii tixkaliso ayaa rajeenaa
      Muhiimaha flow maaha
      Ee iiso fur lee waa codsi jawaab ayaa kaa sugaa 🙏🏽🐐

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Před 3 měsíci +83

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (❤❤❤😢

  • @hindagabas9855
    @hindagabas9855 Před 3 měsíci +20

    Axeey ax kolay haduu aabahaasi ifka caddaalad ku waayo aakhiruu heli... Ilaahay marxuumadda ha janeeyo

  • @deekamohamedabdiqadir8179
    @deekamohamedabdiqadir8179 Před 3 měsíci +38

    Asc umada musliminta mel waliba ey jogan waxa ka codsana iney iso duceyab murad aya leyahay waana xanun aanahay😢😢😢

  • @drsawomohamed
    @drsawomohamed Před 3 měsíci +17

    Illahay agtiisa ayay cadaalad taala illahay aya waxkasta og😢

  • @Hamzezidane
    @Hamzezidane Před 3 měsíci +33

    Walalka dareenkaaga su yahay ck walal qof ba dHintey maamo aH waLina gubasho ah taLiye ma qurxona inad wax ku ag cuntid 😢

    • @AnisoAlimuuse
      @AnisoAlimuuse Před 3 měsíci +1

      War fa iidelagamasugayo yakudhahy habiya naxrista😮kuwan waeeyo ka arag kamaqasna Aabe ooynaya buu comalirada horted buuwax kucunaya😢😢😢

    • @mostarofficial4631
      @mostarofficial4631 Před 3 měsíci

      czcams.com/channels/vfuJ5tNo4wNUM7I9RNtFCQ.html

  • @user-zi5ws3nw1q
    @user-zi5ws3nw1q Před 3 měsíci +22

    Ar Ckeyow inaa adeerkaa ayu ahaa ninku ileen maslaaxada waxad laa wadid wad iska indho tiraysaa xaqiqdaa😢😢

    • @hanaashafici7231
      @hanaashafici7231 Před 3 měsíci +1

      Siduu ina adeerki uyahay ck waa mursade ninka wax dilayne waa hg gelohoda meel mawada daqaan hawiyo uunbey islayihiin

    • @HamzaMed-fm4ty
      @HamzaMed-fm4ty Před 3 měsíci

      Wa runta xaqiq ayad ka hadashey thank you

    • @farhiyaabdi6778
      @farhiyaabdi6778 Před 3 měsíci +3

      Ina ader kiis ma ahan marki laga yimado hawiye ahan ta lkn ck qof caqli badan ku ogaa nin ka dan biilaha ah naxariis u muu ji naaya ba wlhi qurux ku dhiigle unbaa si alle ka cabsi ugu hadlay wlhi😢😢😢

    • @zaralulu3669
      @zaralulu3669 Před 3 měsíci

      @@hanaashafici7231 Oo hawiyenimadaba maxa tahay marka yes hbg iyo murasade Waa Hawiye Wana wada dhashen

    • @user-zi5ws3nw1q
      @user-zi5ws3nw1q Před 3 měsíci

      @@hanaashafici7231 mursade iyo habar gidir waa labo jiifo oo qalbikaa hawiye kaamidaa waxba haa I Kala qadin Abti

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 Před 3 měsíci +28

    Kusali nabi maxamed scw ❤❤

    • @MohamedFarah-qc9fz
      @MohamedFarah-qc9fz Před 3 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před 3 měsíci

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
      و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
      و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
      و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 Před 3 měsíci +5

    Ilahaay qof bila Adam ah naftisa iyo nafta iina ku jirta iyo tan qof iino dhoow gacantena geeridoda kuma sababo Amiin Yaa Rabi😭🤲🏻Wallahi waa Masibo laga ducaysto 😭

  • @hindaawad1234
    @hindaawad1234 Před 3 měsíci +6

    Hagefin oo ha dhihin waa rabaani Maaha dab qabsaday ayaga oon ogayn dhacday shidaal ayuu soogatay jansiigarna wuusoo qaatay😢😢😢

  • @abdihakin-dd4pu
    @abdihakin-dd4pu Před 3 měsíci +3

    Inta jacel nabi mahamed scw an kuwada salino nibigin

  • @Salman-ij3fe
    @Salman-ij3fe Před 3 měsíci +4

    Kusali nabiga naharis iyo nabad galye korkisa aahate ❤

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe Před 3 měsíci +6

    Cadaalad alle xagiisa uunbay taalaa😢

  • @burhancumar207
    @burhancumar207 Před 3 měsíci +4

    ilaahay haka oohiyo kuwa ka,oohiyey wallee xamareey
    Xamar ilaahay xagiisay masiibo kaaga dhacday 😭✋

  • @seynabnuur6011
    @seynabnuur6011 Před 3 měsíci +3

    Aniga maraki aan arkay gabadha gubatay kan inlasoqabto waa ku duceestay hadana hadii udilay Alaah qabto😢😢😢😢😢😢😢

  • @FartuunMaxamuud-gc8pn
    @FartuunMaxamuud-gc8pn Před 3 měsíci +10

    Ila meresa la dhaha afarahan ck.yow ubukataha illahay xaqa ha tuso ben cado mesha ku haya

  • @samatarsheikh3375
    @samatarsheikh3375 Před 3 měsíci +8

    First like first comment wll CK koraa. Kala soconaa guleyso Abid🇱🇺

  • @abdjrtheintertainer6589
    @abdjrtheintertainer6589 Před 3 měsíci +4

    KING CK AYAANTAN WAA CAATOWDEE SEE WAAYE

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Před 3 měsíci +6

    Keep going my pro king ck 💪 ❤👍

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Před 3 měsíci +3

    Qosolka waxa keenaya fikirkyga🎉inuu dhibaatada iyo murugta qabatimay

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir Před 3 měsíci +5

    Illahyow adoomadada ugar qaad 😢😢😢

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 Před 3 měsíci +2

    SuxanAllah waaba quslayaa intow dilay lix caruur ah oo agoon ah ayaa dishay hoyadood ey qalbiga u dhiseysay ilmaha agonta ah qusul kuma banaana .Allah ha kugu cadaabo Adun iyo Aqiro adiga iyo inta kula mid ah ee dila xaaskooda Allah ayaa cadalada haya ee luul cabdicasiis xaqeeda Allah ha siiyo Amiin yaa Rabbi.xasbunAllah wanicmalwakiil.maxkamada please u shaqeeya si cadaalad ah

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Před 3 měsíci +1

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @yasirasaleban6152
    @yasirasaleban6152 Před 3 měsíci

    Ilahay ha u naxaristo marxuumada

  • @user-mg5ph7zi7n
    @user-mg5ph7zi7n Před 3 měsíci +2

    Real king of social media❤💯

  • @ayaanmahamud766
    @ayaanmahamud766 Před 3 měsíci

    Qalbi dareen leh ma aha asaga & inta lamid ah

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Před 3 měsíci

    Allaah no sahlo amuuraha wllkey qali

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille Před 3 měsíci

    Ilahay ilahay cadaalad hakeeno waayo isga laftiisa dhiiga ka dhaqmaya hadii la qisaso noloshiisu waxba Uma tarayso denbiga Laga dhaqayaa

  • @JennedZead-us2wi
    @JennedZead-us2wi Před 3 měsíci

    Ilaahay aabahaa cadhada haka biiyoo

  • @user-zt5lr6dp5v
    @user-zt5lr6dp5v Před 3 měsíci

    Legend ck heesta isma ip maxa ku hesataa✨️

  • @JennedZead-us2wi
    @JennedZead-us2wi Před 3 měsíci

    Ilaahay inaantaa janada ha geeyoo

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 Před 3 měsíci

    Ilahay. Adeero. Gabadha. Xaqeeda. Haa. So. Dedejiiyo. Intaa. Kaa shaqaynaysa. Xaqdarada. Alle. Haa kaso. Muniyo. Amiiin.

  • @nasiibjaamacofficial6471
    @nasiibjaamacofficial6471 Před 3 měsíci

    Wllhi sax weeye brother Ck

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 Před 3 měsíci

    Ck taliye king reaction wn ku qirsanahay adiga soomali uso ifbixiyay magac reaction taliye sida ii muuqato hoos udhac weyn ayaan kaa arka marmar waad mashquli karta marmarna wad nala wadagi jirtay in aad busy saa’id tahay igu qaata cml bro isku day in aad kuso laabatid king ck legnd reaction kii hore naga qoslin jiray naga farxin jiray

  • @bureeqodagan476
    @bureeqodagan476 Před 3 měsíci

    Legendka hestiisa ha xaqirin isma ip soo qaado juuro

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw Před 3 měsíci +1

    Waa talo fiican walaalkeen CK❤

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me Před 3 měsíci

    Subxanallah wlhi afkiisu qosol kariwaayay wax loo sheegay ilaahay ba og

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 3 měsíci +3

    Lkn maxkamidi illahy kama baxsanyo ama ha qosli am haa oyo

  • @yaxyemaxamed7878
    @yaxyemaxamed7878 Před 3 měsíci

    Ano America tagy ma youtube so farisan laha waqtiba uma heyn lahayn inta ila mid ah liketa.

  • @user-kq5hu3yv1y
    @user-kq5hu3yv1y Před 3 měsíci

    Mashallaah 🎉🎉🎉

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před 3 měsíci +1

    Haa walahi qosol kuma banaano aboowe 😢😢😢😢

  • @somaliweenguule3381
    @somaliweenguule3381 Před 3 měsíci +1

    Asc aabah gabasha dhalay waxaan odhanlahaa ka dukee meesha isga tag waa aabah dhalay gabadha samir iyo iimaan aabe ❤

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 Před 3 měsíci

    Jeeeri aa la dhahaa abukaatahay waa yahuudigii oo sumaali ah alle kama baqanayo

  • @mohamedosman909
    @mohamedosman909 Před 3 měsíci +1

    Ninkan xitaa hadii Lasiidaayo shacabkaa diLaayo

  • @AminaAbdulahiAhmedAminasado
    @AminaAbdulahiAhmedAminasado Před 3 měsíci

    Kani waaa ugu Tala galey qorshe u hir galey waayey wuuna ku frahsan yhy Allah baa ka jari

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 3 měsíci

    Wcs walalkey CK allxmduliilh allxmduliilh inshallah ninkas diilaga ah waa inlaa diilo xaaqa lulu allha haso dadajiyo

  • @cabdicaziizibraahim2237
    @cabdicaziizibraahim2237 Před 3 měsíci

    Waa edasanihi u horeyay oo fuley ah dad ayu ku jifa lkn nafta hadi ilah so dalbadoo ciid kama celini karto wll

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 3 měsíci

    Ben maahn wilkan iyo gabdha 2badidaba wN ka naxaya walhi wa 2ba qof o dhalin yarah o ilhy isku qaday rabiyow u gar gar yaahay 😢😢😢😢😢 yaarabi

  • @bureeqodagan476
    @bureeqodagan476 Před 3 měsíci

    Ck bro heesta juuro so qaado legendka cimaamada ku tuur awoowe

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 Před 3 měsíci

    Xabsiga jeegada shidan waxuu kuyaalaa xamar ninkii xaaskiisa dilo bas aa lageeyaa ❤

  • @Ayuuphogamiya
    @Ayuuphogamiya Před 3 měsíci +1

    Ck legend keep going

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 Před 3 měsíci

    Asc wiil qalbi fcnhy daacad u hadashey maansha Allaha ❤

  • @AlvaroMorata-et8df
    @AlvaroMorata-et8df Před 3 měsíci +1

    Kan hadii lasodeyo ama dil togasho lagu xukumi wayo masinolanayo oo waladilaya walipo siqapdaran wuna arkaya hadi latogan waayo

  • @user-cj2tt1hc1m
    @user-cj2tt1hc1m Před 3 měsíci

    😭😭😭😭 ax ax ala abo soory aaabo mcn cadaalada ilaah wx kusugeynaaa😭

  • @sitsuhuur9169
    @sitsuhuur9169 Před 3 měsíci

    Warkan waa mujrim hadii la daayo dadkiisa ayuu dili doonaa inshaa allaah

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs Před 3 měsíci +2

    Somali cadalad majirto

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 3 měsíci

    Wsc legend welcome back again legend hore usoco legend

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 Před 3 měsíci

    Yes walhi si wacan u sheegty

  • @user-cu8ug4bd2y
    @user-cu8ug4bd2y Před 3 měsíci

    Nin waYn aya tahay wanku wata wllkaY hore usoco lipaax❤🎉🎉

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 Před 3 měsíci

    aniiga waxan ku taliin lahaa ilahaay aya xaal oog luul abehed ilaheey haku haaro haduu dilay akhiira waar yaal hadi kle naa maba diliin luul carurteda wa rajo iyo agoon wana xanuun weyn walhay ilmahaas halo gurmaado

  • @mustafaeismail4910
    @mustafaeismail4910 Před 3 měsíci

    Qosolkas Qosol baa Kahoreye Murugtas neh Murugba midbaa kahorese 😅😅

  • @drnaemaabdullahi1462
    @drnaemaabdullahi1462 Před 3 měsíci

    Musiibooyinka ilaahay ayaa laga magan galaa walal Allaha naga haayo

  • @ayaanmahamud766
    @ayaanmahamud766 Před 3 měsíci

    Illaahery ayaa Pawer leh

  • @ayaanmahamud766
    @ayaanmahamud766 Před 3 měsíci

    💔😢💔😢😢😡😡Cadalad daro Illaaheey sw ayaa xaqooda soo ifinayo degdeg walid & awlad & familba qalbiga Allaha idiin qaboojiyo☹️☹️🙁🙁🥵😡😡😡💔💔😢😢

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 3 měsíci

    waxan ogahy walasheena inaysan cadaalad waayin maxan sa uleeyahy Alle Aktiisa Laaluush majiro iyo hoos wax lesugu dhiib midna Walaashena Cadalda Alle Aktiisa ayay uga Horeysa insha Allh Aaboow Adna Samir
    -----------❤ ولاتحسبن الله غافلاعمایعمل الظالمون إنمایٶخرهم لیوم تخشص فیه الابصار-------❤
    Kuwa Dulmiga wax ku Difaacey aayadaan meesha ay Kamari Lahaayen ayaa le karabaa

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 Před 3 měsíci +1

    hadii hawiye maxakamada xamar ku awood waynyay dulmanuhu wuxu ku xoog waynyay maxakamada alle

  • @fawziya1997
    @fawziya1997 Před 3 měsíci

    Somalia meeqo qof intee dambi laga galay xaqood xoog qabiil iyo garab ka hor istaagay inee qaataan o ilaahay u dhaafay ma taqanaa waa malayeen, aabahaan dadkaas ayo ka mid noqday ee ilaahay samir haka siiyo 😢

  • @user-db3mt7xv3t
    @user-db3mt7xv3t Před 3 měsíci

    Whli waa runta m.a

  • @RaxmaHassan-tk7pf
    @RaxmaHassan-tk7pf Před 3 měsíci

    Waan ka xumahay walalahi

  • @sitsuhuur9169
    @sitsuhuur9169 Před 3 měsíci

    Qosallkaa ck waa gardaro garab og alloow xaqa soo daahiri

  • @atika7411
    @atika7411 Před 3 měsíci

    Subxaanallah wuxuu u qoslaya waa isku haleen inuu waxba ka xumeen ee ilaaha ka weyn

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 Před 3 měsíci

    Very sad indeed. no government. Ufff

  • @KimuKerow
    @KimuKerow Před 3 měsíci

    King ck 6ixteen reaction kaso bihi tali✌️

  • @wardamohamed7257
    @wardamohamed7257 Před 3 měsíci

    Is so sad Walaahi

  • @masterBK-___
    @masterBK-___ Před 3 měsíci

    Sadaqo lacishanayo😅😅 t-shirt igasocun taliyow 😊😊😂

  • @user-lt5xd6zv5n
    @user-lt5xd6zv5n Před 3 měsíci

    Oo hadusan qoslin ma oyi lahay adoo qoslaya dhimo wax kafiican malahan

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 Před 3 měsíci

    In aad u naxdid gacan ku dhiig leh maaha

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před 3 měsíci +1

    WA nasiib daro aabihii gabadhiisa lagubey ooyayo mujrimkii daalin danbilaha qoslayo ma cadalad balaga sugaya kha,iminta maxkamada joga

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia Před 3 měsíci

    De familka gabdha haday cafin siday ninkan usidaym cadalada akhiro hadhay ax allow dadkaaga wad aragta yarabi

  • @ismaillioe
    @ismaillioe Před 3 měsíci +2

    Real King of social media

  • @user-bh9qu3dc7e
    @user-bh9qu3dc7e Před 3 měsíci

    Aabe alle ha kuuhiiliyo koofur cadaaladi mataalo

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw Před 3 měsíci +1

    ck hiraab hiraab Waajiraa Hiiraanse Uhiilis Ay Arbtaa sxb ruux kasta oo xalada la socda in uu gabadha ninkedu dilay waa ogyahay sababtoo ah Inkan haduu guri gubaayay wuxuu gubilahaa QlAqalka Wayn Oo Jiifka ah ee hal sariir iyo hal armaajo magubeen ee qolka iyadaa ku jirtay dabkana wuu ku celiyay wuxuuna Rabay inuu yiraahdo shaqo aanka imid guriga oo guban iyo gabadha oo mayd ah marka iyadi aa dhiman waysay marka wuu cararay xaqana so celshay miyaadan maqlin
    Inuu basiinka uu soo gaday iyo jante siigar ma gurigi uugubay waaka jiifki iyo alaabti laysku qabay kamerada layska tusay
    Marka CK WAXAAD NOQON RABTAA MARQAATIGI GABADHA OO NOOL OO HADLAYSA ARAGTAY DHAQTAR GAYSAY HADANA TIRI MANA WAYDIIN WAX KU DHACAY
    MANA OGI MARKA IGADA CABSI AYAA U GAYSAY LKN ADIGU MIYAYSAN KUU CADAYN INUU ISAGU DILAY GABADHA CK WALA WADA DHIMANAA EE RUNTA SHEEG SABABTOO AH WIXI GABADHA LAGU GUBAY OO DHAN ISAGAA KEENAY ISAGAANA DAARAYDABKA MARKA MA RUMAYSAN KARTAA DABKAA IYADAA ISKU RIDAY HADAY ISKU RIDI LAHAYD NAFTAAN KA YEELAYN LKN INTUU ALBAABKI KU CELINAYAY AYUU GACMIHI KA GUBT HADUU BAD BAADINAYO MUXUU U CARARAY ISGOON ISBITAAL GAYN OO XITAA CIDEEDI OGAAN BAL II SHEEG
    MAX KAMADU HADAY DILI WAYSO DAD KEEDI AA U AARAYA HADAY U AARI WAAYAAN ALLE AA U AARAYAY??

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Před 3 měsíci

    Ilaahay xaqa ha u hiiliyo

  • @Fatimaateye786
    @Fatimaateye786 Před 3 měsíci

    Inu falka sameyey waxa lagu oganeya wejigisa wax yer xita marugo maleh waa dembile 😢

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 Před 3 měsíci

    Ninkani somali dhaxdeda musalsal ayu ka dhoqday koley alla ayaa umadiisa u xaqsoora aduun iyo aa qiraba ifan xaduu maxkamada fasaxdo dambiga uu galayna sax tahay kow adunka silac ayu ugu nolaan aaqrina sidokale wax awood layiraa majiraan somali lama shegin reer reer kale degankiisa lagala waregay ama awod loshegtay kiiskani taa iyo mid u dhaw intaba ma ahan lkn waxa leyahay waxi jira dhabta alla baa og somali shaki kama dhamaato aniga ugu bate ?somaliyey anu duceysano allaha na uumay cafimadka nasiiyay anu barino waxba qaldane 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲Rabiyoow inonaxariiso umad ahaan iyo dal ahaan anaga ugu jilacsan dunida anu ku noolnahay🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sitsuhuur9169
    @sitsuhuur9169 Před 3 měsíci

    Allahayoow masaakiinta adaa u maqan

  • @wllnaasirinho5206
    @wllnaasirinho5206 Před 3 měsíci

    Ck sxb warqadi dheres snapka ad so galise raba nio hdey macquul tahay warqadi tahriibka

  • @ayanfarah782
    @ayanfarah782 Před 3 měsíci

    Scw aad baad u caqli fiicantahay alla ha ku xiftiyo dadku haday sida runta u sheegayan waxba maydhaceen meel laga qoslo miyaa

  • @user-om8dk1ru4v
    @user-om8dk1ru4v Před 3 měsíci +2

    What about the video that they showed as

  • @cumarcajib4410
    @cumarcajib4410 Před 3 měsíci +2

    C.k sxb adiga xitaa afgalisaa wadaa joji afgaliska😂😂

    • @samiraibrahim8281
      @samiraibrahim8281 Před 3 měsíci

      Musiibo rabaani ma ahan waxa uu sameeyay waa kas iyo kibir laakiin cadaalad Alle agtiisa ayay taalaa

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 3 měsíci +1

    Scw scw scw ❤❤❤

  • @MustafabdiYusuf-qj9po
    @MustafabdiYusuf-qj9po Před 3 měsíci

    Pass aa bixinesaa haqoslin Aaaa Abukate 2 noqotay 😂😂

  • @shamsocali3492
    @shamsocali3492 Před 3 měsíci

    Ck walalow yaad suge maad guur satid intadan duqobin

  • @CabduwaaxidCali
    @CabduwaaxidCali Před 3 měsíci

    Waaa yaab 😮

  • @hassanalihashi2105
    @hassanalihashi2105 Před 3 měsíci

    Filawaa mamaqlijirteen yarka wixii ow filaayey & waxa ow maxkamada kala kulmay aa labo kala ah taas aa qosolka keentay

  • @mostarofficial4631
    @mostarofficial4631 Před 3 měsíci

    ck waxaa tahay qaf jira nin rag wllhi

  • @mowcade2361
    @mowcade2361 Před 3 měsíci +1

    ck bari tiirka asoo loosii wado oo qoslaayo hada aragto maxa reactionkaga noqon doona