FARXIYA CABSIIYE OO SOMALIDII CAYDAY🤭

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 360

  • @user-gw9jy1gl2q
    @user-gw9jy1gl2q Před 7 měsíci +10

    Mashaa Allah. Runtaan kugu jeclahay Caaliya walal.. Sibug, canjeero ,sokor dhankeena ahaa 😂😂😂.. Hooyo waa runteed maalintii qofna waqtigiisa dhaafi maayo waa run 100%100 . SubhaAllah waa run fathia inay ciyaalka lacaytanto ma aha.

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 Před 7 měsíci

      Point of correction caaliyah lama caayin ee dadka ayaa sharteeda looga dhigey teeda kale farhiya sharaf maleh waa habar ciyaal suuq Ah

  • @malakaaay
    @malakaaay Před 7 měsíci +9

    Gaalada aan guryohooda joogno inaan amaan siino waa waajib . Ineynu cayno inagoo marti u ah waxay ceeb ku tahay Diin teena suuban. 😢 xaar hadey leeyihiin ayaga ayaan la joognaa waa taas ay somali usoo yaaceyso dhulkooda. Waxaan ahay muslim alxamdullillaah. War erayga gaal gaal ee afkeenu bartey aan iska deyno. inaa tiraahdo gaal gaal waxaa ka wanaagsan inaad tiraahdo ajanab.

    • @Username11249
      @Username11249 Před 7 měsíci +4

      Dhaqanka somalida ayaa ah,intay gurigaaga yimaadaan inay kaa faanaan.
      Bal dad la quudinayo oo badaha soo jiidhay si ay dhul gaalo u yimaadaan hadana dadkii ay u yimaadeen caayaya.
      Ciirtaada dhamaa caydaada yaqaan

    • @umusafa9915
      @umusafa9915 Před 7 měsíci

      Gaalada dhaqankoda leey laga shegay ineey xaarka iska tiraan been miyaa mida kale gabar muslimad ah nin gaal ah ma guursan kartaa nagahan nimanka gaalada iska laaladinaayo anagana rabo inee nagu qanciyan inee muslimiin yihiin😅😅😅😅

    • @haniadanshire3740
      @haniadanshire3740 Před 7 měsíci +2

      Lakin raga somaliyeed Ito dhaqanka somaliyeed in la caayo wa caadi soomali ma‘aha miya?

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 Před 7 měsíci +5

      Galaada ama ajinabigu iyagaa boqolaal Sano noogu yimi dalalkayaga oo khayraadayagii Boobay oo isticmaarsaday eega India oo ku dacwoonaysa in dahabkii India ku aasnaa ay UK soo dhacday oo soo raratay America waxay dabar goysay dadkii native American ka ahaa ee degenaa America in la caayo ajinabiga waa kamaa tudiinu tudaan iyaguba umadaha kale waa caayeen oo adoonsadeen

    • @haniadanshire3740
      @haniadanshire3740 Před 7 měsíci

      @@tusmoaadil1825 xaqiiq walaal

  • @muhibadalmar1655
    @muhibadalmar1655 Před 7 měsíci +4

    Caaliya I love walaahi ❤ si fiican ayaa wax ugu sheegtay fathia qof fican ma,aha Subhaana allah illahy ajar allah kaa siiyo

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Před 7 měsíci +7

    Machallah caaliyah sharafta iyo cirdiga soomaalida ayaad difaacday naagtani dhooqay lugaha Kula jirtaa ha la yaabina

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD Před 7 měsíci +5

    Ala naxdin weynaa walaahay anigaa ismooday inay canaanta caaliya igu socoto 😂😂😂😂😂
    Fatiya absiya jawaab teedaan sugaynaa koley weysoo matagi
    caaliya inaadeer gacalisooy jaamacada aad uuga soo baxday hadalka sakiinta ah walaaleey iitilmaam lacagkasta hajoogee waan dhiibane 😂😂😂😂😂😂
    I love you my dear sister

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  Před 7 měsíci +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰🥰

  • @FARAXSAAN
    @FARAXSAAN Před 7 měsíci +5

    Actually the butter is very healthy and could help you loss weight ❤

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Před 7 měsíci +6

    Kkkkk waala cunayaa canjeero iyo macsaro ama subag yaa dhaafi karahee ❤❤❤❤❤

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 Před 7 měsíci +5

    hargeysana xumaan kumay arag dadkuna dee nin dan yara waa leeyahay anagaa tagnay waa masha allah dad somaliyeedna inay u caydo qof keliya waa qalad kuwa ay aamanaysaana waa kuwii adduunka liqay bal ameerica ha eegto dadka darbiyada seexda intay maanta leegyihin way la caayay laga wanaagsan haddii caqliga wanaasani shaqaynayo wabilaahi tawfiiq

  • @BeYourSelf-zy3zz
    @BeYourSelf-zy3zz Před 7 měsíci +6

    Masha Allah mama dhin iyo dhaqaaki ka muqda, I am so proud of you beautiful young mamma 😍 but Kalia ilaali hadalka qarki.

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Před 7 měsíci +7

    Waxkasto uu yahay dalkeena hooyo waa ku jecel nahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 7 měsíci +1

      ALXAMDULLILAH RABBI CALAMIIN
      DALKEENA HOOYO WAA NIMCO ALLE SWT NAGU MANEYSTEY.
      WALAL WAA IN AAN KU XAMDI NOQNA NIMCADEENA LKN
      MAAMULKA HOLGABKIISA RABBI
      HANO QASBO WANNAG IYO MIDNIMO.

  • @Seynap-o5v
    @Seynap-o5v Před 7 měsíci

    Qof dadkiisa iyo dalkiisa caayaa waa daciif umadahu way ku faanan meesha ay ka soo jeedaan . Farxiya sanadkan dhiiqay dhex gashay e u cudur daara wcs ❤

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan Před 7 měsíci +6

    Farxiya wa naag si xun u ilbaxdey

  • @Ilyas-b7m
    @Ilyas-b7m Před 7 měsíci +6

    Runtii gabdhaan waan jeclahay walaal Masha-Alaah ilaahay haku xafido , ❤

    • @abdiweli7269
      @abdiweli7269 Před 7 měsíci

      La xawla wala quwwata illa billah kuwan baa naaga idin ah miyaa habrahan wada femmineska ah tan ayad amaneysa ma islaantan iyo islaamaha aan arkay amaanta beenta waata naagahan idinku dirtaye mad runta u shegtaan baabade kkkkkkkkkkkkl kalaya ithoobiya bal naagaha jooga iyo kuwan idinla dagaalamaya kaalaya isu eeg iyo sida ay u baran yihiin waxa aad la baabadeen waa naaga xasad ah aadna ku sii amaantaan been ka dharjiseen iyaguna baalaya isaga kiin dhiga ajaaniibta un ka wada hoos mara

    • @Ilyas-b7m
      @Ilyas-b7m Před 7 měsíci +1

      @abdiweli7269 bro mind your language and respect the female human beings, as they are like your mother, sisters and as well as your relatives, so stop foul language 🤔🇬🇧

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 Před 7 měsíci +4

    Farst university in the world in Morocco Islamic country 😂thank you very much ❤I love you so much

    • @abdiweli7269
      @abdiweli7269 Před 7 měsíci

      Viva morcco girll hadan wax la badalin ithobiya iskama dhicin karo lama tar tami karno umana dhawan karno ogu danbeyn wey ino dhameynayan kenya waa bakin islaamo iyo ayeyoyin dagaalamaya loo taag heli mayo kkkkl

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Před 7 měsíci +3

    Maashaa allaah walshy Shariifada qaali mcn♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rahmaawleed9367
    @rahmaawleed9367 Před 7 měsíci +25

    Farthia awlays she isnot displine

  • @sahraxirsi6054
    @sahraxirsi6054 Před 7 měsíci +4

    Maashaa Allaah

  • @bileabdi9142
    @bileabdi9142 Před 7 měsíci +2

    Mashaa Alaah Naga celi Abaayo qofkaan gaal Araga ah

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před 7 měsíci +3

    Yes waa xadiith kalmada wanaagsan waa sadaqa

  • @subanjibriil3607
    @subanjibriil3607 Před 7 měsíci +6

    😂😂😂dahab nin wayay aya caaya qoyanee Farxiya cabsiye maa gaadhan ee haku daalina

    • @june6206
      @june6206 Před 7 měsíci +3

      Maxa dahaba ma nin gala 😂😂 naya il baxa gal wuu ura wallahi abaha la joog ee nag dadkii ay ka dhalatey cayey sa waba nag isku kalsoonayn waxay ahayd bay diiday bal gal kasi haduu bari ka tago maxay odhan

  • @gamingspanish6284
    @gamingspanish6284 Před 7 měsíci +8

    Abaayo alle haku xafido guulayso markaste insha allah ♥️ jimce mubarik

  • @anabfarah2327
    @anabfarah2327 Před 7 měsíci +2

    Maanshaa allaaha abaayo allaha ku xafido wax naga qabto ayaan weynay farxiyo cabsiiye sida ay wiilashada u caydo ooy ay u amaanayso ninka cadaanka oo lixdan jirka

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Před 7 měsíci

      Runtii 60 wuu igala wayn yahay. Dhaqan islaam ahna igalama muuqda. Laakiin ma aqaano xaqiiqda.

  • @83587
    @83587 Před 7 měsíci +4

    In xaar u raayo been ma ahan, oo meelwalbo qashin yaalo, in tane Ilaahbaanagu jecele hadaan Soomali nahay tusaale Islaamne ma lehin

  • @raxmomohamud3590
    @raxmomohamud3590 Před 7 měsíci +4

    Waa qof weyn oon xishood laheyn

  • @kadragood130
    @kadragood130 Před 7 měsíci

    SubhanAllah, May Allah SWT guide her.

  • @UsaameCade-m9n
    @UsaameCade-m9n Před 7 měsíci +3

    Mahadsanid ❤❤❤❤❤

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 Před 7 měsíci +2

    Hargaysa waa magalo hormartay waa beenteed waliba hargayso baranbaro ma ku arag walaahi waagii aan tagay war waa ruuxan waay waalantahay waa cilmi dhagoolad

  • @halimohirsi3372
    @halimohirsi3372 Před 7 měsíci +4

    Baayo waa kugu RAACSANAHAY GAAL HADII UYAHAY WAABA KASTUMO XAARLE IYADANA WAA LA MID😅😅😅😅😅😅😅

    • @faizam523
      @faizam523 Před 7 měsíci

      😂😂😂😂😂😂

  • @sahramayes8050
    @sahramayes8050 Před 7 měsíci +3

    Takale kolkaad leedahay Fathia ayaa gaalo kudhex
    jirta oo dhaqankaba wax kama taqaan, Fadhiya waa naag hadalada heli og oo Somali vocabulary geedu rich yahay adiguna hal eray ayaad maantoo leel nagusoo celcelinaysaa orod qof kula level ah maag hadii kala Fathia kubad lagu ciyaaro hakaa dhigato

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 Před 5 měsíci

      Walaaleey farxiya ha u hiiliin. Hadaad taqaano diinta islaamka faraha ha ka qaado. Laakinse ha barato. Gabadhii quraanka ma akhriyo taqaano. Cayduna maaha AF Somali ku Hodan. Low lives ayaa dadka caaya. Englishna walaal toilet bay si saxa u odhan wayday. Fudaydkan bandanna ha iska dayso waa qof wayn

  • @hanihani8612
    @hanihani8612 Před 7 měsíci +4

    Thank you abaayo sida qurxoon ood ugu jawaabtay. Lacagta Somali bay kasamaysaa fadxiyo, waa in laga Cararo CZcams keeda.

  • @MariamOmarHaji-kn1cn
    @MariamOmarHaji-kn1cn Před 7 měsíci +2

    Mashalaah walaahi runtaaa I sheegtey

  • @ilhan02aziiz56
    @ilhan02aziiz56 Před 7 měsíci

    Jamacadii u horey’say Aduunka Waxaa Dhisay Fatima o ah Muslimad ahna Moroccan

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před 7 měsíci +1

    Islantan farxiya cabsiiyo. Xanuun badan yaah jora. Markey yaredna kalabyadaa ayeey dhex carari jirtay. Marka gaalo jeceylka ayeey ku duqowday.

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc Před 7 měsíci

    MANSHALLAH HABO QLI ALLE HAKU XIFDIYO WAA RUNTA ❤❤❤

  • @rmohamedmattan1040
    @rmohamedmattan1040 Před 7 měsíci +1

    😂😂😂😂 Alla ina adheer waad iga qosliseey Walahi😂😂😂😂

  • @suadsalaad1418
    @suadsalaad1418 Před 7 měsíci +3

    Caaliyo waa very funny walaahi halkaa kasiiwad naagaha gaalada waxkale moodey meel saar

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Před 7 měsíci

      Absolutely waxan maqlijiray dacawo ama dawoco ayaa talaabadeedii katagtay hada fadxiya Allah hasoohadeeyo walaahi danbi ayay kadheregtay subxaanallah qof maalinkasta dad caayaya oo xishoodkiina meel iskadhigay

  • @anabm.hussein7145
    @anabm.hussein7145 Před 2 měsíci

    Waad gardaran tahay caaliyooy fathia wax jiray ka hadashaa ragguna iyagaa maaga.. adigu walaasha ka xishood iyo dumashigaa waa islam ah soo dhawayn mudan.

  • @MakoAhmed-b9x
    @MakoAhmed-b9x Před 7 měsíci

    Ma sha Allah runtaad ka hadashay Farxiya maxay dalkeeda suulyadooda ucaayaysa way kusoo koray sow maaha iyaduba sow may isticmaali jirin suuliyada dalkeeday iyo raga Somaliyeed inay caydo maahayn Waa ceep maalinta qiyaamaha siday yeeli doonta marka ragii Somali dii ay cayday baa cunaheeda ku wada qabsan doona 😂😂😂edo caaliya you are very good young lady for telling her truth Allah runtuu jecelyahay النصيحة طيب جزاك الله خيرا🤲🤲🤲

  • @hareiandaud546
    @hareiandaud546 Před 7 měsíci +2

    😂😂😂😂 taas nag mahan

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Před 7 měsíci +5

    Fathia talks about real issues in the rotten Somali community

    • @asaddahir5538
      @asaddahir5538 Před 7 měsíci +1

      Waa naag bilaa aqlaaq ah aan xishoon .

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před 7 měsíci +1

      Dhibka tagan naagtas wa lo camira waxyabo badan o dinta iyo waliba akhlaqda ku xun bay xata so sawirta xata dhaqan ahan somali wayka xishon jiren

  • @minamina4318
    @minamina4318 Před 7 měsíci +1

    Allaya cisak Caliya jawaab waafiya ayaa siisay 👏❤

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 Před 7 měsíci

    Yes! #caliye naga karbaash habartaan cayneeysa dalkeeda iyo dadkeeda wax dhimatay weeyo

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 Před 7 měsíci +2

    Your so right sister ❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ManagingAcount
    @ManagingAcount Před 7 měsíci +1

    Qof muslima gaal ha dhihina qof walbana ma ogid alle haloo daayo qof walalkaga inaad kabta la gashato alle raali kama aha qof walba tiisa haku mashuulo intaa walaalkaa wxu qalday falanqrryn leheed danbigeena allaha dhaafo

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj Před 7 měsíci +2

    Naakta loogu yeero Farhia absie waa sheeydaamad weeyn oo loo soo diray dumarka iyo raga soomaaliyed in ay isku dirto ee caaysa haweeyn iyo maalin hada ogoow iyada nin ajnabi ayeey guursatay oo soomaali nimada weey ka baxday oo weey ka faantaa somalinimada kuma hadasho af soomaali engalish ayeey ku ha dashaa afar iyo lawaatanka saac bal u fiirsada soomaalay ummada soomaaliyed lama hadleeyo ee ajnabiga ayeey la hadleysaa si raga soomaaliyed u caayneyso haweeyn iyo maalinba ajnabiga u tusto caaydaasi mida kale waa iga su aal ummada soomaaliyed qofka hadii uu ka baxay isirka soomaalinimada ee guursaday ajnabi meey iska aamusto oo ummada soomaaliyed meeyl ka fadhiisato oo ka dhaxbaxdo caayda raga soomaaliyed iyo dumarka soomaaliyedba islaantaasi waalan ee Farhia absie loogu yeero waa iga su aal mida kale aniga naaktaasi waxeey ila tahay ninka majeeyrteynka soo furay ayeey diinta iyo guud ahaan ugu baxday magaca ummada soomaaliyed caro ay ka qaaday iyo arimo farabadan oo jira hadaba naaktaasi waalan yaan la dhageeysanina ummada soomaaliyed hadii aad tihiin rag iyo dumar soomaaliyed adigana guuleyso inshallaha macsalama

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw Před 7 měsíci

      Maa afkeeda uraayo Laga jabiyo gaasha tuman jirtay ee gaalka xaarka Iska meyrin qabo

  • @farhiagabeyre5189
    @farhiagabeyre5189 Před 7 měsíci

    Caaliya caqligaan kugu jeclahay, cizza korkaada ha ahaato🙏🏽🙏🏽

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Před 7 měsíci

    Farhiya cabsiye ma ahan inay caayaan ayagana inay cayaan xaarka soomaali ma leh raga soomaalyeed aad baan ugu xumahay ❤❤❤❤

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Před 7 měsíci +2

    Waxaa la yiri gaalka dil gartiisana sii sawirkaan markay soo post garaysay anaa arkay mucatabna ma xirnayn kadib ayaa lagusoo dhajiyay oo waa photo shop anaguna ma ogin inuu gaal yahay iyaduunna si xun bay u caytantay

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz3737 Před 7 měsíci +1

    Miss you xbbti Caliya caadey❤❤❤❤

  • @fooziJaamac
    @fooziJaamac Před 7 měsíci +1

    Fatxiya diintee lagu meheriyey?. Haynoo sheegto christianity or islamic.

  • @hamdi9313
    @hamdi9313 Před 7 měsíci +1

    Caaliya sxibey wa ku tagera manta, lakin wa qaldan tahay e Farxiya Cabsi ka dhac

  • @user-yg8pw9go4v
    @user-yg8pw9go4v Před 6 měsíci

    Mash’s Allah 🎉my heart sister beautiful queen’s 🥰

  • @bisharoabdi180
    @bisharoabdi180 Před 7 měsíci +1

    M.A habo caaliya sharif jawabtii ku haboneed ayad siisey

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 7 měsíci +1

    Adigu Mawaxay Kaawadiladahay Fathia Iyo Ninkeeda Saxbiya Allahu wanicmal Wakiil🤭

    • @june6206
      @june6206 Před 7 měsíci +1

      Waxba may odh😢bunkerde Ha xishooto dadkeedana cay da haka dayso ma cay a gal wax kale noqdey

  • @qarandoonyusuf1668
    @qarandoonyusuf1668 Před 7 měsíci

    ASALAMU CALEYKUM Walaasheen XIJAABKA inoo Adkeey INSHA ALLAH .

  • @hawasiad6132
    @hawasiad6132 Před 7 měsíci

    Grazie, sig.ra Aliya ,sei molto brava.

  • @faisahussein1231
    @faisahussein1231 Před 7 měsíci +2

    ❤❤❤Mashalla

  • @AbdiazizYusuf-gk1dy
    @AbdiazizYusuf-gk1dy Před 7 měsíci

    Walaashey caaliya aad baad umahad santahey sidaad islaamka iyo soomaalida udifaacdey

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před 7 měsíci +2

    Asc itaqulaa abaayo

  • @LadanAbdi-lv7qs
    @LadanAbdi-lv7qs Před 7 měsíci +1

    Mashaa Allah abayo ❤

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 Před 7 měsíci +2

    Allah yacizak caliya cadey afkaga cano qabob lagu qabay kujecleya runtad ushegtay absolutely i support you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 Před 5 měsíci

    Well done sharafeey😎👍👑👑

  • @dr.jibriili.m.handule5816
    @dr.jibriili.m.handule5816 Před 7 měsíci

    Naag sharaf leh maaha adna walal mahadsanid sida wanagsan ee aad wax noo barto wacyiga kor u qaado.

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 Před 7 měsíci +3

    CAALIYA CADEEY ISLANTA HA U JAWABIN GAAL BEY MACNO U YEELEYSA

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 Před 7 měsíci

    Waxaan u arkaa in Farxya Cabsiye ay tahay qof qalbiga ka badaw ah, cadaanka ayeey la dhacsantahay. Naagtan iyadaa uraysee marketing haa nagala joogto nijaasta jijaastu dhashey ee frustrationku hayo. Hadii lagu nacay second chance ka aad heeshay marketingiisa naga daa, ku kalsoonow uu xayeeysiiska naga dhaaf

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 Před 7 měsíci +2

    Mansha allah meel saar

  • @samiiraomar7253
    @samiiraomar7253 Před 7 měsíci

    islaantan wali ee fadxiya hargysa haday tagty meel xaarka uri karo mah wxn aamin sanahy hargysi inay tahay dhulka somalida meesha. ugu nadiifsan

  • @user-is2sz5lb8t
    @user-is2sz5lb8t Před 7 měsíci

    Qof dadkeeda cayaysaa sharaf ma leh. Farxiyo khayr ma leh! Somaalida way isticmaasho ayey ugu soo dhex dhacday!

  • @samirr546
    @samirr546 Před 7 měsíci +1

    Waan ku salaanay Ina shariif
    Maama malyuun suuban hargaysa ha laga waraysto.

  • @asmamo1134
    @asmamo1134 Před 7 měsíci

    Waa saxan tahay lkn fatxiya cabsiye my role model

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Před 7 měsíci

    Ishad Ka turtay wax kasta
    Islam baa Keenay that is true Alhamdulilah Cala nicmatul islam

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 Před 7 měsíci +2

    Masha Allah sister jawaab waa fiya ayaad siisay farhiya dhalain yarada ayaay habaabinaysaa naga qabo ilahay ha ku xafido ❤❤❤

  • @hanaahaji7982
    @hanaahaji7982 Před 7 měsíci

    Caliya wll wilasha hadey yaryahin iyo hadey weyn kahinba iney canyan soma u jedin maxaa farhiya ku haystaa

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Před 7 měsíci

    Naagtaan maxay dadka iyo dalkaba u cayday. Horumarna Islaamka ayaa keenay ALLAAH YACIZAKI CAALIYA SHARIIF. Runtaad u sheegtay SHEYDAANTA .

  • @hodana7546
    @hodana7546 Před 6 měsíci

    True. I work as a nurse most cadan waay isku xaraan walaahi. Kuli yar iyo weyn as soon as they admitted they want to do everything in bed from urinal to diaper

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Před 7 měsíci +1

    Subxanalaah caay badana laga yaabo meel dad masaakin dagan yiihin inay aragte lkn hindiya yaa geeya haso aragte 😂😂😂😂😂

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r Před 7 měsíci +2

    Farhiya Absiye inay cimrigaan ajnabi ku guursato ma aheen

  • @Hayaan10
    @Hayaan10 Před 7 měsíci

    Thanks Xaajiyo Caaliya, Run baad ku adintay.

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b Před 7 měsíci

    Asc caaliyo maxaan uxiisay video yaashaada
    Mobile ki ayaa iga halabay midkale aan soo gatay qofka ugu horeya aan you tob aan kafiirsado waa adiga❤😂

  • @lilyatajaldin666
    @lilyatajaldin666 Před měsícem

    Mashallah habaryar 💯👏🏽👏🏽👏🏽❤️

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 7 měsíci

    Usheeg Caaliyooy qof dadka qaladkooda usheega in lahelo waa muhiim yeeysan qaadan hadeey doonaan🤔👍🙌🏼🙌🏼

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 Před 7 měsíci +1

    Gaalad waa runta xaar ayay Lee yihin

  • @user-cn4ko4ui1t
    @user-cn4ko4ui1t Před 7 měsíci

    What fatxiya is doing its called self hate she needs to declonize her mind it's sad

  • @hodanmohamed275
    @hodanmohamed275 Před 7 měsíci

    Fathia naag ikhlaaq leh mahan.

  • @AnfacMohamed-ku8eu
    @AnfacMohamed-ku8eu Před 7 měsíci

    Mash all abayo gulayso rental ushektay WA doqon ❤❤❤❤❤❤

  • @amalabdikarim1308
    @amalabdikarim1308 Před 7 měsíci

    Frxiya waxeda wa ka badbaadis wlhi xataa waxan arkayay ayadoo shekh umal caynaysan arkayay wlhi

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Před 7 měsíci +1

    Caliya wanku tagera lkn nimanka wanin bay u bahan yihin

  • @Laboratoire35
    @Laboratoire35 Před 7 měsíci

    Firstly walalo change this picture of her couplé and take the real one. Not they changed it.

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 Před 7 měsíci

    😂😂😂😂 hooyo macaan subagu ma fiicna saliid saytuun ayaa fiican ❤❤❤❤

  • @Sahara746
    @Sahara746 Před 7 měsíci +1

    😂🎉😂😂😂❤walahi. Waa ruun walashaye 😂😂😂

  • @farhoabdulle3123
    @farhoabdulle3123 Před 7 měsíci

    Farxiya Cabsiye
    REERBAADIYO QADIIMIYA WAAYE

  • @woowe2
    @woowe2 Před 7 měsíci +2

    Walaasheey mcn qofkaas ilaahay hasoo hanuuniyo. Midakale ninkeeda Muslim miyaa mise Waa Kan macatabka xiran? Mida sadexaad if Somalis are ugly she is an ugly woman too coz she is Somali. Walaasheey haduu gaal yahay waan laqabaa wiilashaas inuu ninkeeda kastuumhiisa urayo allahu mana janaa

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Před 4 měsíci

    Allah wlhi galada xar iyo kadi way kasoo urtaa😂😂😂

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q Před 7 měsíci

    Asc waarccaaliyadaydii
    Telefone kiibaa iga xumaasay
    Waan ku sugayay heedhe mabruuk
    Ku dayo puntland Baan ku leeyahay
    Wa. kadan abaayo.

  • @user-vs4ph1zm6y
    @user-vs4ph1zm6y Před 7 měsíci

    Asc caaliya gabadha u yare tartiibi waxay aad u gasoohorjeda nimanka manajecla gabdhaha waxbarta farxiya halayskadayo

  • @maryanali1413
    @maryanali1413 Před 7 měsíci +2

    Thanks 🙏 so much

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  Před 7 měsíci +1

      Most welcome 😊

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Před 7 měsíci +1

      Asc MAMA caliya habartan farxiyo cabsiye wa CAJUSO walan HABARTAN ha xishoo odaygan walan ayey kuwalatay uf

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 Před 7 měsíci

      @@Caaliyasharif markan ku arko Hooyo fartun ba kugu xasustaa ilaahay ha unaxriista waxay ku dhimatay Canada youtube bey leheyd wax yar ba isku ektihiin lkn adi habo timaha iyo qortada qarso

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 Před 7 měsíci

    Nin baa nin kale weydiiyey" findhicilku ma xaaraan baa mise xalaal? Waxuu ugu jawaabay " sheegsheegiisaa ka xun" wax ilkaha dhexgalay waxay ku dambeeyaan qarmuun.
    Midaan aad wadwadaan ka hadalkeeda waxaa ka haboon in cidin ka hadlin, bulshada dhexdeedana waxaa looga yaqaan(Baaradhuuq).
    Waxaa haboon in iyad iyo waxay dhuuqaydo la iskaga dhex baxo.

  • @umaaisha9876
    @umaaisha9876 Před 7 měsíci

    Farxiya cabsiiye ninkeeda yayidhi wagaal??

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 Před 7 měsíci

    Sister farxiyo waa qof waalatay oo alle ku caasisay

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Před 7 měsíci

    Saxiix naagtas gaal jecel wa ka yabay 😂 0:46