Caaliya Sharif channel
Caaliya Sharif channel
  • 153
  • 3 601 027

Video

GABAR REER 🇬🇧 ILMAHEEDA LUGTA KA XIRI JIRTAY. CAASHA YAR IGA GAARSII QISADAAN #QISOOYINKAQURBAHA
zhlédnutí 27KPřed 14 hodinami
Caashayar waxay u baahan tahay iney meesha ka kacdo
MUNIIRA CUNUGA MA RABTO MAXAY RABTA🤔#ARIMAHABULSHADA
zhlédnutí 29KPřed dnem
Muniiro iyo @MohamedBuskutOfficial
REERAYAASHA UK🇬🇧 O KHAATI KA TAAGAN DADKA UGA YIMAADA🇪🇺😅#QISOYINKAQURBH
zhlédnutí 12KPřed 21 dnem
qisooyinka Qurbaha iyo Jawaabtii @FatxiyaCabsiiyeChannel
QURUX IYO SHARAF MARWADA KOOWAAD K.GALBEED, BAYDHABO, SOMALIA
zhlédnutí 1,9KPřed 21 dnem
QURUX IYO SHARAF MARWADA KOOWAAD K.GALBEED, BAYDHABO, SOMALIA
NINKU WA BAQAY POLICE WACDAY😨 MISKIIN MINDHAA MINDI BEY USOO QAADATAY🤣
zhlédnutí 3,5KPřed 21 dnem
Naagta umusha ninkeeda police ugu yeertay
FAFRXIYA ABSIYE IYO GEENYADA MADOW🤔#ARIMAHABULSHADA
zhlédnutí 10KPřed 21 dnem
#Geenyada Madow maxaa laga rabaa
GUURKA PART TIME KA REER🇬🇧 QISO DHAB AH #QISOOYINKAQURBAHA
zhlédnutí 16KPřed 21 dnem
GUURKA PART TIME KA REER🇬🇧 QISO DHAB AH #QISOOYINKAQURBAHA
A DAY TO REMEMBER😍😍 After 33 years 28/07/2024
zhlédnutí 2,7KPřed 21 dnem
My childhood friend from Seattle 🇺🇸
SXB daa NINKA MAKA GUURSAN LAHEYD🇬🇧🤭 QOFNA HA AAMININ #QISOOYIBKAQURBAHA
zhlédnutí 15KPřed 21 dnem
saaxiibadeed ay Lobdon kusoo dhoweysay bey Qiyaantay
GUDOOMIYIHII OO USOO JAWAABAY OOMAAR😅😅
zhlédnutí 2KPřed měsícem
GUDOOMIYIHII OO USOO JAWAABAY OOMAAR😅😅
OOMAAR MARKALE SOO HADLAY OO SHEEGAY IN LACAG LAGA DHACAY 😪
zhlédnutí 4,9KPřed měsícem
OOMAAR MARKALE SOO HADLAY OO SHEEGAY IN LACAG LAGA DHACAY 😪
DOORKII CULIMADA SUIFIYADA. SHIIKHEENA REER LONDON SHIIKH ASUULI #DIINI
zhlédnutí 917Před měsícem
Culumada Suufiyada iyo doorkoodii ka badbaadinta Somalida Gaslnimo
MOHAMED BUSKUD WAA LA KHIYAAMAY MAANTA🤣 #ARIMAHABULSHADA
zhlédnutí 14KPřed měsícem
Wixii aad beerato ayaad gurataa @MohamedBuskutOfficial
NIMANKA #BARBAR WAALAY Oo EUROPE 🇪🇺 INUU SHOW KU QABTO KA DHAARIYAY😪
zhlédnutí 17KPřed měsícem
Omar Barbar Nimanka Yurub ka dhaariyay!
HARTIYOW NINKAAS HALA II DOONO🤣🤣
zhlédnutí 1,2KPřed měsícem
HARTIYOW NINKAAS HALA II DOONO🤣🤣
DAGAALKA DAAHIR CALASOW IYO GARYAQAAN #ARIMAHABULSHADA
zhlédnutí 11KPřed měsícem
DAGAALKA DAAHIR CALASOW IYO GARYAQAAN #ARIMAHABULSHADA
AROOSYADA UK 🇬🇧 HOOYOOYINKA GABDHAHA DHALAY QAAR #QISOOYINKAQURBAHA
zhlédnutí 14KPřed měsícem
AROOSYADA UK 🇬🇧 HOOYOOYINKA GABDHAHA DHALAY QAAR #QISOOYINKAQURBAHA
SAAFI GABADHA KUFSIGII KU DHACAY MUSASAL NOQDAY #ARIMHABULSHADA
zhlédnutí 21KPřed měsícem
SAAFI GABADHA KUFSIGII KU DHACAY MUSASAL NOQDAY #ARIMHABULSHADA
LABO NIN OO INDHALA MIYAA XALAY TARTAMAY😅😅😅😅😅 DAAHIR CALASOW OO KA DHUUNTAY INUU SADAQAD DHIIBTO
zhlédnutí 1KPřed měsícem
LABO NIN OO INDHALA MIYAA XALAY TARTAMAY😅😅😅😅😅 DAAHIR CALASOW OO KA DHUUNTAY INUU SADAQAD DHIIBTO
Xuska Shiikh C/qadir Jeylaani😅😅
zhlédnutí 1,5KPřed měsícem
Xuska Shiikh C/qadir Jeylaani😅😅
WAR CUSUB: CAASHO MAXAY REERKA U WEERARTAY #ARIMAHABULSHADA
zhlédnutí 30KPřed měsícem
WAR CUSUB: CAASHO MAXAY REERKA U WEERARTAY #ARIMAHABULSHADA
SHEEKADA MAXAMED BUSKUD IYO NAAGTIISA😪 #ARIMAHABULSHADA
zhlédnutí 27KPřed měsícem
SHEEKADA MAXAMED BUSKUD IYO NAAGTIISA😪 #ARIMAHABULSHADA
DAGAALKA SAGALSOMALI IYO SUCDI #ARIMAHABULSHADA
zhlédnutí 53KPřed 2 měsíci
DAGAALKA SAGALSOMALI IYO SUCDI #ARIMAHABULSHADA
NINKII NAAGTA GAASHA AH KUFSADAY 🇺🇸 IYO MIDA U DOODEYSA NINKEEDII KUFSADAHA AHAA🙄 #ArimahaBulshada
zhlédnutí 23KPřed 2 měsíci
NINKII NAAGTA GAASHA AH KUFSADAY 🇺🇸 IYO MIDA U DOODEYSA NINKEEDII KUFSADAHA AHAA🙄 #ArimahaBulshada
LONDON UK 🇬🇧 BAADAA LA ISKA GURAA #QisooyinkaQurbaha
zhlédnutí 24KPřed 2 měsíci
LONDON UK 🇬🇧 BAADAA LA ISKA GURAA #QisooyinkaQurbaha
CAASHO GABADHA ILMAHA LAGU INKIRAY😪 #ArimahaBulshada
zhlédnutí 38KPřed 2 měsíci
CAASHO GABADHA ILMAHA LAGU INKIRAY😪 #ArimahaBulshada
2 NIN REER LONDON🇬🇧 AH OO XAASASKII LAGALA WAREEGAY #QisooyinkaQurbaha waa qiso Shiikh Ummal u bhn
zhlédnutí 55KPřed 3 měsíci
2 NIN REER LONDON🇬🇧 AH OO XAASASKII LAGALA WAREEGAY #QisooyinkaQurbaha waa qiso Shiikh Ummal u bhn
GABADHA MAJEERTEENKA AH IYO FANAANKA WHIZPI #ArimahaBulshada
zhlédnutí 32KPřed 3 měsíci
GABADHA MAJEERTEENKA AH IYO FANAANKA WHIZPI #ArimahaBulshada
HODANOnline NINKA NAAG BAA KU HAYSATA #ArimahaBulshada
zhlédnutí 39KPřed 3 měsíci
HODANOnline NINKA NAAG BAA KU HAYSATA #ArimahaBulshada

Komentáře

  • @HanaShariif-j2o
    @HanaShariif-j2o Před 3 minutami

    Sure miyaa

  • @HanaShariif-j2o
    @HanaShariif-j2o Před 4 minutami

    Sure miyaa sagal

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 Před 7 hodinami

    Xasidinta gabadhas kufarxay aayad kow katay lakin xaawo waa qof qalibi wanagsan umadiyo dhan ayaan U kacday wax and Ka qadeysan majirto

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp Před 15 hodinami

    Waad nuuray quruxeey

  • @MarwoAyaan-ls3cj
    @MarwoAyaan-ls3cj Před 17 hodinami

    Caliya sharaf wllo kusoco wanku tagera

  • @SadiahasassanKasim
    @SadiahasassanKasim Před 21 hodinou

    Walaalayalow illaahey haloo baryo xabiibo il ayaa ku dhacday illaahey ha badbaadiyo iyada iyo caruurtedaba aamiin yaarabbi

  • @ZahraIbrahim-vp2ez

    Horta nagaha somliyed maxay qamarada uga'oyaan waceeb togadada shegoo laqiin waa dokhonimo baaaa

  • @khadraahmed1068
    @khadraahmed1068 Před dnem

    Talo wanaabsan baa siisay

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 Před dnem

    Immaanla aanti oo qof ah😢😢😢😢

  • @hirsidaud9504
    @hirsidaud9504 Před dnem

    Ruuntii ilahay ayaa quran ka ku sheegey qofka inuu nimcadisa qarsado maxaa yelay waxaa yelaneeysa xasiid iyo cadoow mida kale qofka ineey nolashiisa uu qarsanato maslaxadisa ayaa kuu jirto

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r Před dnem

    Mashalla abayo maxad marsata gacmahaga qurux cadan bal nala wadaag please dadka kugu xidhan ban nahay noofaaide

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 Před dnem

    Mashaa Allah, Allaha kaa abal mariyo. Wlh good advice aya siisay❤❤

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 Před dnem

    She can’t study university if she doesn’t have high school qualification

  • @IlhanMuse.-zr9uq
    @IlhanMuse.-zr9uq Před dnem

    Havo waan kunnen slmay❤❤❤❤

  • @farhiyaabdullahi6681

    Walahi naagtan waa runteeda naag kasto dadkaeda ka carararto sidas a u dambeyso ii wada sheekada 😂😂😂

  • @MaidaAhmed-uh4rw
    @MaidaAhmed-uh4rw Před 2 dny

    Correct i agree with u my sister

  • @SaynabDaud
    @SaynabDaud Před 2 dny

    Munaafaqad baad tay aan biyo ismarin quraankiibaa kaa baxsan lah naa ma caruur islaameed oo laqaatay ayaad ku faraxsantay waxaan filayaaba cida report garaysay ee beenta ka samaysay inay adiga tay subscribe kiina kaa la noqday iimaanka alle kaa qaadye

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p Před 2 dny

    naagaha waa isku xaasid

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 Před 2 dny

    360 degree Bay wareegtay Habiibi😅

  • @safiyoabdullahi4223

    Ilahey kabaqa oo daya walihiina warmarka sameya waxan la owoodin majiraan qofkii waqtiga kafaiideysta

  • @XamdiCumar-n7w
    @XamdiCumar-n7w Před 2 dny

    Gawadhaan,waxvey,iga,yaawisaycaaliyo,xasinimadeda,wiilkii,hooyadii,dillay,ayadoo,quslleyso,ayeysoogashy

  • @FarxiyoAbdirahman-l2k

    Adiga dadka ceewahooda msxsa uraacee

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 Před 2 dny

    Asc❤

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b Před 2 dny

    Caaliyo i love you 😍 ❤❤❤❤❤ilahay dartiis ayaan kuu jeclahay caafimaad kuwaar abaayo❤❤❤

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před 2 dny

    Illmaha lama xiro wuuku fududaada dadba uhaysta inay ku degaan laakiin warbaa ka dambeya

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před 2 dny

    M.A CALIYO SI FIICAN UGA HADASHAY GABADHAN NABSI AYA HELAY WAAYO WAXAN MAQLI JIRAY BAHDI KA RORE BAHAL CUNA IYO DADKEDI SOMALIYED O AY XUMEYSAY MISKINTA JAHIL NIMA HESHAY ALE HA USAQIRO CALIYO KASO HADAL CARURTA MALAGABQAATAY???😢

  • @ummaasia1343
    @ummaasia1343 Před 2 dny

    Hooyo ❤karta badan Xabiibo cuntskarintu waa cilmi Aliyo kkkk

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Před 3 dny

    aliga miyaudidasaa

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Před 3 dny

    layir kkkkkk

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Před 3 dny

    Maser WA sidan

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Před 3 dny

    Mitusatay miskin

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Před 3 dny

    Maser miyaa mise

  • @saredogalab8012
    @saredogalab8012 Před 3 dny

    Tu répète 11 enfants à chake fois dis machaallah

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 Před 3 dny

    Allaha ugargaro maskinta wax walbo ku dhacay wa qadirka alla caruurna laguma qaban Caliya uqir gabadha dadalkeda iyo kartideda waxad tiray 7 sano ayey jogta wana aragna sidey luqada Jarmalka ugu hadleyso kawaran qofka joga 25 sano hadane lotolkeyo

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Před 3 dny

    😂😂😂😂Shalaymaantaan lee timid meel fadhiiso la dhaho ay aheyd

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 Před 3 dny

    😭😭😭😭😭waa ceeb saa uhadleyso gabdha walaal ah.baad sidas ugashèkaynay🤮🤮🤮🤮

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 Před 3 dny

    Naa Allaah ka cabso maxaakagalay🤮

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h Před 3 dny

    Adiga waxaan kugu jeclahay qabyalaad kama hadashiid intaan ku arkaay laguma moodo darood wallahay nadiif baad tahay masha allaah

  • @aishaaidid
    @aishaaidid Před 3 dny

    xasid Maya aflax

  • @XabibaBulle
    @XabibaBulle Před 3 dny

    Adiga iyada haku cadab galin

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Před 3 dny

    Caasha gurina ma haysato shaqana ma hayso ilmaha sidee loogu soo celin marka?? Waa sida aad sheegtay waa ineey qof isku filan noqoto

  • @bima9383
    @bima9383 Před 3 dny

    Caliya sharif sakin maha kan yiri dugsiga waa sh Adan madobe

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif Před 2 dny

      Walee ma Shiikh Adan Madoobe buu ahaa kii yiri dugsi keliyaan soo dhigtay🤣

  • @bima9383
    @bima9383 Před 3 dny

    Kkkkkkkk

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Před 3 dny

    Absolutely dadkaaga lagama dhexbaxo agree caliya indr❤❤❤

  • @allowthechat359
    @allowthechat359 Před 3 dny

    Aliyo xasin nimadaad iyo xiqdigaaga waad is qarin weysay xabiibo waa nag karti iyo dad nimo leh la dhimo xasidnimadad iyo cuqdadada

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif Před 2 dny

      Walaal maba aqaane maxaan ka xasdayaa?? Qofkii Social media Yimaada warkiisa waa la keenayaa waxna waa laga dhahayaa anigu ma keening iyadaa is keentay xbbti

  • @sahroahmed6290
    @sahroahmed6290 Před 3 dny

    hada hadalkeda akahadlesit a dabka kushidanesa

  • @sahroahmed6290
    @sahroahmed6290 Před 3 dny

    masera kuhayo

  • @maanomohamedali6135

    Asc

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 Před 3 dny

    Baga in la dhaho ma fiicna waa gabadh soomaaliyeed laakiin nolosheeda inay qarsato bay ahayd wey ka badbadisay