Daawo Oohinta Abiy Ahmed Shir ku Qabtay Adisabab,Qm Midoobay oo Digniin u Dirtay...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 7

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 Před 19 dny +1

    MAAH MAAH - Shalaa dhalateen ee waa la shubi jirey. Welid Soomaali dagaal loogama adkaan.

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 Před 19 dny +1

    Madaxda oo la caayo war ma aha ee la imaada aragti hufan. Itoobiya waxay la tahay in Soomaaliya dhimatay, balse ogaada Dawlad Soomaaliyeed oo Itoobiya la dagaasha waa la tirin karaa, Jifo kastaa waxay ka ilaashataa deegaankeeda. Ku darsada 10,000 Rag Soomaali ah baa ku filan

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa Před 19 dny

    Itoobiyo soomaaliya waxba ka qaadi meyso waa isnaqaan hadii aan nahay soomaaliya oo dalaalo badan ayaan galnay naga hadii aan nahay soomaali hadii ay ina soo weerarto aniguna waa ka hirtigi doonaa oo waxaan qabsan doonaa ardisbaaba

  • @farhiazheikh1218
    @farhiazheikh1218 Před 19 dny

    Horta waxani maxay ahaayeen

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 Před 19 dny

    Booto waaye ssc 50000 puntland ayaa garab taagan iyagana waa 45000 waaye

    • @younge252
      @younge252 Před 19 dny

      Maxa 45k iiyo 50k kala ah askar ma ka wada sxb?

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p Před 19 dny

    balasheegoyin.