DALAAL WAXAY UDHIMATAY QURUX DARTEED!!Q.2/

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #sawdamohamud #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Komentáře • 34

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 Před rokem +6

    Wallahi waa qiso cajiib ah waxan islahaa hoyadu xasid sana oo gabadha ciil ay uqabtay badana hora looyiri hubsiimo hal balasista wiilku asgon wax hubas ayu hoyadis tuhmay mahadsanid abayo ❤❤❤

  • @oumouraireyousouf6802
    @oumouraireyousouf6802 Před rokem +6

    حبيبتي سود اطلب منك عف لو ما تفهم كتابة بالغة صومالية صعبت عل قراتها والله انت على رأسي حبيبتي امش إلى أمام ربنا يبارككي اختي احبك في الله

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 Před rokem +2

    Masha allaah abaaye sawda allaah kuxifdiyo aduun iyo aakhiroba ❤❤

  • @munaAyaan
    @munaAyaan Před rokem +2

    Ayy aniga ugu horeyay cwa xppti sawdaay allh noka daayo qalbi wanageey❤❤❤

  • @shankaronmaxamed5048
    @shankaronmaxamed5048 Před rokem +2

    Masha Allah abayo ilahey haku dhowro

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 Před rokem +1

    Wallahi Adduunyo waa imtixaan aan dhammaad lahayn. Ilaahey naf biniaadam naguma salido.

  • @fartuunqaali5211
    @fartuunqaali5211 Před rokem +3

    Mahadsanid maadaamood noosoo dhamaysay sheekada isla caawa

  • @oumouraireyousouf6802
    @oumouraireyousouf6802 Před rokem +3

    Wllo sawda Allaha haa ku barakeyo mar walba saan noku soo dadaji hn

  • @oumouraireyousouf6802
    @oumouraireyousouf6802 Před rokem +2

    Hn sawda waad mahadsantahy iintad noo soo dadajisay qisada Q.2 جزاء كالله خيرا جزاء

  • @ahmedadan1884
    @ahmedadan1884 Před rokem +2

    Rag damac baa layey bal muxu karadin inan laqabo oo rer leh SubxanallAh 😢😢 wlh masibo wye runtii

  • @AyaanAli-bm2mg
    @AyaanAli-bm2mg Před rokem +2

    sawda daganeey ku salaamy xbt❤

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 Před 10 měsíci +1

    الحمدلله رب العالمين هو الذي نجاء سعيد وامه وحكم الظالم والمجرم والقاتل !!!

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před rokem +1

    Maasha allaah my Queen abaayo sowda cadeey allaha kuxifdiyo

  • @MaryanMaxamed-gm5ku
    @MaryanMaxamed-gm5ku Před rokem +2

    MashaAllah Tabarakallah

  • @user-fs6jy8ps9l
    @user-fs6jy8ps9l Před 8 měsíci +2

    Thank you my sister sawda❤❤😂😂

  • @Nasro283
    @Nasro283 Před rokem +1

    Wcs maasha allah waan kahelay sheekda sowday mahadsanid❤❤

  • @hodanxuseen8053
    @hodanxuseen8053 Před rokem +1

    Ready❤😊thank you sowda

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 Před rokem +1

    Subhaallah wllhi waa caajiaab 😢😢😢

  • @nimconimco3695
    @nimconimco3695 Před rokem

    Waa qiso xanuun bdn aduunyada waa imtixaan

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 Před rokem

    Wllhi ducada waalidka waxa lagu bad baado waaye wllhi alle ayee mhad usugnaaty ookabad baadiyay dilkaa habo sowdo aad baa umahad santhy

  • @user-wo9pb9xx1k
    @user-wo9pb9xx1k Před 27 dny

    😢😢

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Před rokem +1

    Subxana allh

  • @samaaramohmatt5053
    @samaaramohmatt5053 Před 8 měsíci +1

    Wlhi qisada waa ka helay lkn su aal iga jawb akhawaan mindiad sowta tiri gabdhay ag taly hadan wxad tiri Ahmed baa qatay pls iga jawb hays dhafin asxaby wxa ila egaa

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 Před rokem +1

    Cajiib

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Před rokem +1

    Wcs

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Před rokem +1

    Rag nocas wey jiran

  • @AbdirahmanHassan-xr6jo
    @AbdirahmanHassan-xr6jo Před 10 měsíci

    Wawar. cajab. allh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Před 4 měsíci

    Subxaanalaah

  • @user-lx6bp6zz2l
    @user-lx6bp6zz2l Před 4 měsíci

    Tariikhada ku soo qor

  • @Ziise4
    @Ziise4 Před 5 měsíci

    Garaacista danbi baaris miyaa qofka danbiyoo la hayn xataa dadka qaar waa qarinayaa dhibka loo gaysanayo see uga baxaan that’s stupid

  • @user-eo8ih3nr3u
    @user-eo8ih3nr3u Před 5 měsíci

    😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před rokem

    Subxaanalah 😢😢😢😢