Sirta Ducada Lagu Aqbalo Iyo Qisooyin Sh Abdirizak Hashi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 10. 2023
  • Sirta Ducada Lagu Aqbalo Iyo Qisooyin
    Welcome to Shardiid Media. My name is Shardiid, I am content creator for last 2 years.
    ✔ Please Subscribe
    ✔ SHARE
    ✔ LIKE
    ✔ COMMENT
    fadlan Subscribbe Shardiidmedia dhagsii ✅ Subscribe to get all updates: 👉 czcams.com/users/gayaanmedia?s...
    Baraha Bulshada nagala soo xidhiidh:
    ✅ Tiktok 👉 www.tiktok.com/@shardiidmedia...

Komentáře • 210

  • @user-jj8dl2wr9p
    @user-jj8dl2wr9p Před 4 měsíci +42

    Qofkasta oo muslima frinteyda arko ha isoo duceyo walalyal waa ramadaan adinkana alle swt ha idin aqbalo muraadkiina
    Ducadinana alle ha idin aqbalo

    • @Xamda763
      @Xamda763 Před 4 měsíci +3

      Aleh waxad jeceshay haku siiyo wl

    • @user-jj8dl2wr9p
      @user-jj8dl2wr9p Před 4 měsíci +4

      @@Xamda763 sido kale waxkasta aad jeceshahey allana kula jeclado hakuu fududaan i.a

    • @user-nu3rq2sg1u
      @user-nu3rq2sg1u Před 4 měsíci +1

      Allah muraadkaaga on macsilahayn hakusiiyo

    • @KinMaxamed-uc3vy
      @KinMaxamed-uc3vy Před 3 měsíci

      Waxa jeceshahy alh ku sahalo anagana sdkle😢

    • @user-pn7kj9bt1i
      @user-pn7kj9bt1i Před 3 měsíci

      Aamiin yaa rabi

  • @jaamacfarxiya9207
    @jaamacfarxiya9207 Před 6 měsíci +35

    Rabigayow hami badan baan leyahay oo uu ugu horeeya xiftinta quraan kaaga tuu inan walidkay wax u qabto rabow ila garab gala yaarabi aamin kaliya ii dhaha asxabey

  • @r017x
    @r017x Před měsícem +10

    Wllhi murugo aduunki dhan igu so dhawaaday alx astaqfaarta iyo tasbiixda marka bilaabay alx alx allow adaa mahad iska leh alle murugadi wuu iga dulqaaday cariiriga alle waa iga saaray alx alle aamin inow faraj kuu furaayo❤

  • @user-dd8mg5yx2j
    @user-dd8mg5yx2j Před 7 měsíci +43

    Wan murugsanhy haben aan ilmen majiran adunka wan ka rajo dhigay iso duceya plz inu allh murugtan iga dulqado😢

    • @diamondgirl8382
      @diamondgirl8382 Před 6 měsíci +2

      Illahay ha ka dulqaadoh wllo istiqfarta badi iyo salliga nabiga waa fiicnan insha allah❤

    • @CatQueenie
      @CatQueenie Před 6 měsíci +1

      Quran aqriska Badhi.. Istiqfarta badi... Salatul leyl dukoo .

    • @awalehabib-br3jj
      @awalehabib-br3jj Před 6 měsíci +1

      illahay haka dulqada wll

    • @user-zc7wj7og7b
      @user-zc7wj7og7b Před 6 měsíci +1

      Rabiyo dhibka kaqad aamin

    • @user-kc3is2kd1b
      @user-kc3is2kd1b Před 6 měsíci +1

      Allaha kaa qaado wlaal

  • @CabdulaahiMaquul-kg4uu
    @CabdulaahiMaquul-kg4uu Před měsícem +6

    أللهم اغفر لي ولوالدي وللمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات انك سميع قريب مجيب الدعوات

  • @adanisaaqibraahim8501
    @adanisaaqibraahim8501 Před 7 měsíci +43

    ❤salaadu yeeysan kaa tagin waligaa❤wllkeey iyo wllaasheey🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @user-gq7mh7ht8g
    @user-gq7mh7ht8g Před 6 měsíci +47

    اللهم إن كانت الحياة خيرا لي أحيني وإن كانت الوفاة خيرا لي فتوفني ياأرحم الراحمين ساعدني ياالله ياكريم 😢تعبت من الفقر ارجوك ياالله ساعدني 😢

  • @NimcoaadancabdulaahiCabdulaahi

    😢kurbo 3malin ihayso alle dartiis iigusooduceya inuu dhibka ihaysto igadulqaado yarabi😢😢

  • @ShankaroonCabdi-zm7nw
    @ShankaroonCabdi-zm7nw Před 4 měsíci +6

    Ilahoow ishaafi yaa raxmmaan waan ku baryaa kama quusto baryadaada murg iyo mugdi xanuun farxad la aaan baa I heyso iilaaahow farxad Wharto isii yaa rabi ii duceeya walaalaheyoow 😢

  • @CabdulaahiMaquul-kg4uu
    @CabdulaahiMaquul-kg4uu Před měsícem +3

    أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @user-kg2rq1go1p
    @user-kg2rq1go1p Před měsícem +2

    Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤

    • @nimcoabdirahman5580
      @nimcoabdirahman5580 Před 28 dny +1

      Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam

  • @ubahyusuf9629
    @ubahyusuf9629 Před 7 dny

    Jazaakallaahu khayr khayrka aad noo soo gubdisay

  • @faysamaxamed4056
    @faysamaxamed4056 Před 6 měsíci +6

    Masha allh sheekh alleh swt hakuu danbi dhafo ilahayna haku sharfo aakhiro iyo aduunka wxbadanbaan kaa faaiidy

  • @samiiraabdullahi7132
    @samiiraabdullahi7132 Před 7 měsíci +21

    ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار اللهم ارزقنا حسن الخاتمة

  • @mohameddeeq3294
    @mohameddeeq3294 Před 14 dny

    Ya rabi ducada naga aqbal

  • @ShankaroonCabdi-zm7nw
    @ShankaroonCabdi-zm7nw Před 4 měsíci +2

    Rabiyow waxa I heeyso murugo aan marna iga goenin eee rabiyow adaaa I jedee iga caafi yaa rabi🤲🤲

  • @Efootball-zl8qp7ff4i
    @Efootball-zl8qp7ff4i Před 6 měsíci +5

    أللهم إني أسألك فرجا قريبا وصبر جميلا إليك ياربي أنجا وليس لي سواك فجبر قلبيي وفرج همي ويسر أمري وقضي حاجتي ياربي

  • @maysaainaahmed8083
    @maysaainaahmed8083 Před 5 měsíci +4

    Yaa rabbi Hami Baan leeyhy mid adun iyo mid aakhiraba I fududee😢❤

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před měsícem +2

    Jizakallahu. Khayran

  • @user-cs8yj8wi4e
    @user-cs8yj8wi4e Před 6 měsíci +5

    Iso duceeya in alle ninkayga Xaga fahan siiyo wllo wa habeen jimca

  • @amiinnuux4561
    @amiinnuux4561 Před měsícem +1

    صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @user-xg2xo8pd3b
    @user-xg2xo8pd3b Před 5 dny

    الله يبارك فيك ياالشيخ❤❤❤

  • @user-nz7fs6yp9w
    @user-nz7fs6yp9w Před 7 měsíci +10

    Walhi waan ku jeclehay shikh❤❤❤

  • @FatxiquruxFatxi
    @FatxiquruxFatxi Před 2 měsíci +4

    Masha Allah ❤️ ❤️

  • @AmiiraAwil-od8oo
    @AmiiraAwil-od8oo Před 4 měsíci +1

    Ilaahow ducada naga aqbal amiin yaarabi❤❤

  • @najmajamaal1182
    @najmajamaal1182 Před 6 měsíci +5

    Allah Akber😢❤

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 Před 6 měsíci +1

    Caleyhi salatu wasalam allahuma sali cala Mohamed ❤❤❤

  • @user-ew2qm7vy9u
    @user-ew2qm7vy9u Před 2 měsíci +1

    صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله ❤❤❤

  • @Aaminashariif7
    @Aaminashariif7 Před 4 měsíci +1

    قل يا عبادي الذين أسرفو علي أنفسهم لا تقنطو من رحمة الله إن الله يغفر الذنوب جميعا إنه هو الغفور الرحيم. 😢😢ادعوني استجب لكم الله أكبر الله رحمان الله رحيم 😢😢😢

  • @zamzammohamoud4907
    @zamzammohamoud4907 Před 7 měsíci +7

    Masha Allah ❤❤❤🤲🤲

  • @user-ez4wx8sf4t
    @user-ez4wx8sf4t Před 8 měsíci +6

    M.a sheekh noso badi❤❤❤❤❤❤

  • @RahmaMaxamut
    @RahmaMaxamut Před 3 dny

    Masha allaah sheekh

  • @MUNOMOHAMEDIBRAHIM
    @MUNOMOHAMEDIBRAHIM Před 27 dny +1

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @user-xp2tf5ro1s
    @user-xp2tf5ro1s Před 6 měsíci +3

    Ilahow no aqbal ducoyinkena aamin aamin

  • @user-qp9xs2wk6c
    @user-qp9xs2wk6c Před 3 měsíci +2

    جزاكم الله خير 💗

  • @ureejiahmed7576
    @ureejiahmed7576 Před 7 měsíci +7

    Asc sheekh allaha ku xifdiyo

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 Před 6 měsíci +2

    Barakalahu fikum shoukran sheekh

  • @yaasmiindaahir4418
    @yaasmiindaahir4418 Před 7 měsíci +4

    Masha allah tabarakallah

  • @Anisaabdi-ed6bm
    @Anisaabdi-ed6bm Před měsícem +1

    جزاك الله خير❤❤

  • @CabdirahmanDhidib
    @CabdirahmanDhidib Před 22 dny

    Masha allah❤❤

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 Před 7 měsíci +5

    Masha allh jasakumaillahu khayr

  • @dahawoabdi
    @dahawoabdi Před 9 měsíci +9

    ALLAH AKBAR ❤❤❤❤

  • @mohamedismaan1508
    @mohamedismaan1508 Před 5 měsíci +2

    Walalayaan isoo duceeya in oo Allah ii sahlo muraad ayaa leyhy

  • @user-bg1mw3rr7n
    @user-bg1mw3rr7n Před 7 měsíci +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ جزاك الله خير خير) يحفظك الله يرزقك الله)
    اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @KooshinYare-jp4pi
    @KooshinYare-jp4pi Před 3 měsíci +1

    Salalahu caleyhi wasalim ❤

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 Před 7 měsíci +5

    Haa Masha Allah sifiican

  • @AhmedHibo-d5c
    @AhmedHibo-d5c Před 25 dny

    Mâcha allah

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před 7 měsíci +5

    Masha Allah shiikh

  • @nimcoxassan8774
    @nimcoxassan8774 Před 8 měsíci +8

    Masha alh

  • @nabihahanti8711
    @nabihahanti8711 Před 7 měsíci +5

    Masha allah❤

  • @SuldaanSaaweer
    @SuldaanSaaweer Před 2 měsíci +1

    Sha Allah allaha kaa aqbalo

  • @ardoluul1581
    @ardoluul1581 Před 7 měsíci +5

    Sallalahu calehi wasalam

  • @nashaadabdiqaadir5299
    @nashaadabdiqaadir5299 Před 7 měsíci +4

    Masha allh shiiq barakalh❤

  • @user-uu7fw6zo4k
    @user-uu7fw6zo4k Před 7 měsíci +3

    Aapo😮جزاك الله

  • @abdiafdhereh
    @abdiafdhereh Před 7 měsíci +7

    Mashallah ❤

  • @XamdacabdiAxmed
    @XamdacabdiAxmed Před 2 měsíci +1

    Maash allah ❤❤❤

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před 6 měsíci +2

    ماشاء الله تبارك الله

  • @user-zr2cw1fy7l
    @user-zr2cw1fy7l Před měsícem

    Masha Allah jz kumulahuu qeyran

  • @Bilaal14
    @Bilaal14 Před 4 měsíci +1

    Sallaahu caleyhi wasallam ❤❤❤

  • @user-xb2gk3wg2p
    @user-xb2gk3wg2p Před 23 dny +1

    Wankaquistyyy❤❤❤

  • @ju4965
    @ju4965 Před 5 měsíci +2

    Masha Allah ❤❤

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq Před 7 měsíci +6

    Duco samirtaan illaahay ka arkey dhowr jeer duco samirkuna waa dulqqadka ilaahey dartii wax ku dhibay illaahey kureebto samir iyo dulqqaadka..

    • @AbwanMusseAli-gi6kq
      @AbwanMusseAli-gi6kq Před 4 měsíci

      Duco samirta dulqaad wax badan baan ka arkey oo dad idhibay oon ka goosander karo dacwad iyo dagaalba ilaahay ku daaya dartii oo ilaah dartii uga samra intay dhibbaato kale na kala gaadhi lahayd waxana ugu danbeeyey laba ninoo cunto igu sameeyey aan koome u galay oo aanan dagaal iyo dacwad midna lagelin ilaah ku daayey samir iyo dulqaad ilaa labadii dilka ii quudhey wax yar kabacdi ay dhinteen mawtu qafla iyo qaar kaloo badan waayo qof aad ku reebto u wakiilatay oo denbi kaagalay waxba umaad reebin waa waxan rumaysnay anoo kuhanweyn ogna ruuxaan ka aargoosan waayo in rabbi iiga goyn goor iigu gooyaba nadarkiyo wacad allahan ku dhaafey inlayn awoodiisaan wakiishee.

  • @barlindek1701
    @barlindek1701 Před měsícem

    Jasaakumulaah qeyran❤

  • @alfarajbakar438
    @alfarajbakar438 Před 7 měsíci +4

    Asc masha allah

  • @user-vq8qn2ui2b
    @user-vq8qn2ui2b Před 7 měsíci +4

    Mashaa allaah

  • @user-hi1xw7kx8f
    @user-hi1xw7kx8f Před 4 měsíci +1

    Sallalaahu caleyhi wasalam ❤

  • @mamaharira3188
    @mamaharira3188 Před 7 měsíci +6

    Mashallah❤❤❤❤

  • @user-kz4qo5vl2r
    @user-kz4qo5vl2r Před 3 měsíci +1

    Mashallah 😮❤❤

  • @maqsuudcilmi7519
    @maqsuudcilmi7519 Před 4 měsíci +1

    Alha nga aqbalo dhamaanten🤲

  • @hanadilkacase4054
    @hanadilkacase4054 Před měsícem +1

    Allahu akbar

  • @maayaamaayaaalii8467
    @maayaamaayaaalii8467 Před měsícem +1

    Maashaa allaah

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 Před 6 měsíci +2

    لا تقنطو ا من رحمة الله😢

  • @SacdiyoAli-gp2rj
    @SacdiyoAli-gp2rj Před měsícem

    ما شاء الله تبارك الله ❤

  • @anabbile386
    @anabbile386 Před 18 dny

    Scw

  • @marwayusuf830
    @marwayusuf830 Před měsícem

    Allow ducayda iga aqbal ya rapi caalamin 🤲🤲🤲🤲😭

  • @saidoomar9738
    @saidoomar9738 Před 7 měsíci +4

    Manshaa allaah

  • @SahraLuula
    @SahraLuula Před 7 měsíci +5

    Masha alaah

  • @HamdaOsman-wb2vs
    @HamdaOsman-wb2vs Před 3 měsíci +1

    asc Mashaa alla shookh xifdiyo

  • @daldhisladhisladhis4388
    @daldhisladhisladhis4388 Před měsícem

    Barakallahu fiik akhii❤

  • @AaminaGaaldiid
    @AaminaGaaldiid Před 4 měsíci +2

    Subxaanallaah❤❤❤❤❤❤❤

  • @SalaadAxmed-gj2mm
    @SalaadAxmed-gj2mm Před měsícem

    M.a tabaarak❤

  • @IbroWale
    @IbroWale Před měsícem

    Ma Shaa alah

  • @HappyRockGarden-tp5kr
    @HappyRockGarden-tp5kr Před 14 dny

    M.a ❤❤

  • @awalehabib-br3jj
    @awalehabib-br3jj Před 6 měsíci +3

    Wlhi sherow malin rob da Ahayay aya ducaystay 5 galubnimo maqrib igama karan waxan raby wax macqul Ahh mahayn

  • @InaCabdisalax
    @InaCabdisalax Před 3 měsíci +1

    Wanxanunsanahay walaha qoral keyga arkayo iso duceya

  • @BulshoAdam
    @BulshoAdam Před 6 měsíci +4

    Asc

  • @user-cc2nv4fh3w
    @user-cc2nv4fh3w Před 7 měsíci +2

    انشاءالله

  • @NasraAbdiselam
    @NasraAbdiselam Před 3 měsíci +2

    Asc walal qofkasta oo qoraalkayga arka ha isoo duceeyo waan xanuunsanahay walal

  • @RahmoDimond
    @RahmoDimond Před 12 dny

    M.a.

  • @user-fu1pl4td3o
    @user-fu1pl4td3o Před 7 měsíci +2

    Manshaalh

  • @user-jc1od4ye9e
    @user-jc1od4ye9e Před 7 měsíci +2

    WA sax

  • @jawaahiryuusuf
    @jawaahiryuusuf Před 7 měsíci +2

    Mashlh

  • @RahmoDimond
    @RahmoDimond Před 12 dny

    M.a

  • @naciimanasir5485
    @naciimanasir5485 Před 7 měsíci +3

    ❤❤❤❤

  • @SofiDual-gz5dr
    @SofiDual-gz5dr Před měsícem

    Muslim Allow Ii duceyaa in Illahey salada ii fudeeydiyo

  • @nimcojimcale8030
    @nimcojimcale8030 Před 5 měsíci

    Allhu akbar

  • @hikmaabdiadam4988
    @hikmaabdiadam4988 Před měsícem

    Sheikh Alah dartisaa an ❤ ku jeclahahy khayr Alaha ku siyo markasta rajadeydaa iso nolaysaa

  • @Wariyerayaan882
    @Wariyerayaan882 Před 3 měsíci

    Jasakallah ❤

  • @XayattcabdulqadirXayattcabdulq

    Mash allh

  • @user-se1gv2hj7o
    @user-se1gv2hj7o Před 6 měsíci

    Alaahu akbar