NASTEEXO INDHO YESIING HEES HOGAAN CAASHAQ 2018 HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Komentáře • 689

  • @cashoqalif5023
    @cashoqalif5023 Před rokem +17

    naftana wan ku huro jaceylkagay ihaye Adon cidna igu halen wadnaha dhigad bidoo hoganka uahay cishqiga ❤ yaa salm boqorada codka nastexo idho ❤ in Badan wan Badi gobe hesta lkin galbata si daren leh udhagesnaya waliba ano jeceyl ihayo glbnimo isnin ah tariqduna Tahay 19 /6/2023 waxan idin ka soo salma Casimada dalka muqdisha ❤ inta sida dacada ah isku jecel Alle calaf ha iskugu daro 🤲qofkii wax jeclada unbaa Daremi kara hesta darenkeda 😢

  • @ahmedadowadam3288
    @ahmedadowadam3288 Před 5 lety +229

    Inta jecel in ilahay qalbigooda kuxasiliyo qur.anka iyo axadiista like ta insha Allah

  • @Mustaqbal-Tv
    @Mustaqbal-Tv Před 2 lety +8

    Heestan macankeda wayeelki ba xadreeyay xata farxad ayan u rajyn duqa xasus hore ayu galay dhalin yar cuslatay weye 🤩💙

  • @maixlkjb5640
    @maixlkjb5640 Před 6 lety +265

    Sanadkaan inta fanan hees qaaday 2018 nastexaa ugu shidan intii ila ragtay 👍 isar

  • @hassanamira5085
    @hassanamira5085 Před 6 lety +83

    Nasteho waa qof akhalaqdeeda iyo somalinimadeeda aan ka helay fanka Allah ha ka soo hadeeyo amiin dhaha somaali Maxamaday

  • @Nuuramin143
    @Nuuramin143 Před 6 lety +16

    Heesta cadi mhn al fanaanad nasteexo tnx queen😍. Shiikh qooto qooto salaan sare gacan ban ku taaagay🖐

  • @najmasaid2045
    @najmasaid2045 Před 6 lety +45

    Gabar Osman mahamud ah o Reer boqor ah Ina tahay ba i cadaysay 💯💯

    • @abdikarimabdilahi283
      @abdikarimabdilahi283 Před 6 lety

      najma said boqorka reerku makaa gadhkawaynbaa ee jaasaye mise waa mid baararka kadheela

    • @zahrafarah1010
      @zahrafarah1010 Před 5 lety +1

      @@abdikarimabdilahi283 na dhig boqorku noocagu ma bartee ayeeyda so waydii maandhay

    • @kaamilcade214
      @kaamilcade214 Před 3 lety

      Waa rer ciise bahdir maha🤣🤣

  • @salmaabdi3510
    @salmaabdi3510 Před 6 lety +31

    Nasteeexo indho *Amiiirada Codka* Wallah Ilbaxad Iga Dheh Xarago Iyo Style Meel Ayay Saaaartay❤️😍Makeup keedad ka Garanaysaa 😘

    • @salmaabdi3510
      @salmaabdi3510 Před 6 lety +3

      siman kalay haaa qaali mashAllah illahay hau ziyaadshs waa qof qiima leh

  • @daljiradaljecel1471
    @daljiradaljecel1471 Před 6 lety +33

    Mashallh Wan kahelay sida naxarista leh ee nasteexo uqadarinayso maamo faynus

    • @hajilaki2563
      @hajilaki2563 Před 5 lety +1

      Fanaanad waa nasteexo viva nasteexo hbo allah ku xifdiyo

    • @somaliboy4958
      @somaliboy4958 Před 3 lety

      Wey kuu qasban tahay ineey fanaanin jelayaa iwm ixtiraam uu muu jiso waayo waa waaya arag kaga soo hooreeyey nastrexo indho guul gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️♥️❤️♥️

  • @africanqueen9130
    @africanqueen9130 Před 6 lety +96

    I speak Hausa🇬🇭 but I love Somali 🇸🇴 music
    I wish to learn Somali one day inshallah

    • @alidekdahir5911
      @alidekdahir5911 Před 5 lety +3

      Don't worry we here to help you when ever you have time .

    • @abdirisaqfarah8589
      @abdirisaqfarah8589 Před 4 lety +1

      African Queen same here we love hawsa people and fulanis

    • @abdow4104
      @abdow4104 Před 4 lety +1

      Oya I love you from Somalia

    • @sssmmmme9748
      @sssmmmme9748 Před 3 lety

      0 0lllbllbil..ollomm
      N
      Nk
      o
      ok
      p00
      Mpmpķo
      ..ol.olp l
      .hp
      l
      lp0

    • @maulidihassan9031
      @maulidihassan9031 Před 3 lety +1

      @@alidekdahir5911 am from Tanzania also me l want to know Somali language

  • @fathiyaistaahilchannel515
    @fathiyaistaahilchannel515 Před 6 lety +56

    Nasteexo waa qof wllhi bariyada say uxushmasan kahela mamooyinka kawaawayn

  • @noloshacusubsodhawee1338
    @noloshacusubsodhawee1338 Před 6 lety +7

    Saado ali warsame allah yarhamu iyo nasteexo indho isku ciyaar eekayen inta igu raacsan liketa igu qabta qawananta ku maydhe😂😂😂

  • @saidisse9717
    @saidisse9717 Před 6 lety +2

    Nasteexo heestaan inaba caadi maaha waxaan ku soo ceshtay 10 mar kabadan welina waan xiiseynayaa maba is laheen fanaanad codkaan leh baa soo baxeysa maansha alaah isha baxarka

  • @farhiaalihassan202
    @farhiaalihassan202 Před 4 lety +12

    Nasteexo waa naag nool oo xushmad leh u fiirso see u dhunkee maamo feynuus ❤😍🥰

  • @ahlammahmmed7585
    @ahlammahmmed7585 Před 6 lety +21

    l'am form Eritrea but I love somali music 😙😙😙😙

    • @gobadgaredumarxitigtasaded7974
      @gobadgaredumarxitigtasaded7974 Před 5 lety +2

      And love you my altre

    • @khaderismael7364
      @khaderismael7364 Před rokem

      Nasteexo yaa ku hinjiyoo. Hawada sare kula tagoo. Dayaxa hoy kaaga dhiga. Amase haradii wardheer. Dhulkoo Nimco hawrayoo. Biyuhu ay haraaciyeen.durbaba hadhac kuu gogloo.hadhuub gaal caanihii. Hooyoo Mari kugu yiraa. Heesaa wacan baad tahoo. Habaysan dadkaa ku jecel. Ha kufin oo hobaan ku iri. Hodonoo adduunyana heloo. Nasiibkuna kuu hagaag.

    • @toddspod.womenansgod7161
      @toddspod.womenansgod7161 Před 8 dny

      Brother, I love all African music. 🎉. We have amazing singers in Africa.

  • @hindiafsomalimoviescusub6440

    Inta yuhuuda neceb islaamka jecel like isaara

    • @hilo1055
      @hilo1055 Před 6 lety +2

      zekeriye jama wara adiga kaalay meel kasta sidaan Lee maa like ugu radisa bro meelo bdn ayan kugu arkay

    • @deeqaluul4850
      @deeqaluul4850 Před 6 lety +1

      hhhhhhh like a lgu wda washay wlh

    • @munosaid1411
      @munosaid1411 Před 6 lety

      zekeriye jama kkkkkkkkkkk ana kula neceb my king saki boy

    • @Sm-tj6ry
      @Sm-tj6ry Před 6 lety +1

      zekeriye jama wlal maxa yahuda kunecbaysiyay so ma ogid inay dad kula mida yihin wax walbana leyihn 😕

    • @hindiafsomalimoviescusub6440
      @hindiafsomalimoviescusub6440 Před 6 lety

      Hilowle Mohamed 😅😅😅 adiga iga daran meel walba jooga

  • @JQKhanTech
    @JQKhanTech Před 2 lety +18

    I heard from the elders/ ancestors that singing of birds are always desired but today I can say that your voice is superb and very lovely as your kept retain the attention of your listener and the magic of the voice compels to not to bore the audiophiles. I wish you may achieve the apex of this carrier and guess you will beat top class singers if they are heard at an appropriate level. Thanks

    • @maxamed-karamaa.xasan.3657
      @maxamed-karamaa.xasan.3657 Před 4 měsíci +1

      Lemme introduce you to her, brother. She is Nasteho, a Somali singer, who is most celebrity and a lovely singer in Somali regions. This song is about love, and she reveals the most important thing to give someone as a gift without conditions, which is love from the bottom of the heart.

    • @Cismaansuuley
      @Cismaansuuley Před 3 měsíci

      Century modern

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 Před 6 lety +313

    263 qof baa hortay comment qortay SAA darteed umalan maayo inaad arki doonto qoraalkaan lkn haday dhacdo like isaar

    • @maxamuudismaaciil8507
      @maxamuudismaaciil8507 Před 5 lety

      nin qurbaha ku bayhoofay

    • @fartuunfartuun6573
      @fartuunfartuun6573 Před 5 lety

      1year kadib baan ku arkay xaa isiineee

    • @bisharsheikh8221
      @bisharsheikh8221 Před 5 lety

      Nasteexo.i am engineer.ismaeel.bishaar.aga you so ugly.befor you was.so.a beautiful

    • @bisharsheikh8221
      @bisharsheikh8221 Před 5 lety

      Gabadhyahay ninbayidhi.guuguulaha.ciyaayow.makuguursankaraya.kkkkkkkkkkk

    • @bisharsheikh8221
      @bisharsheikh8221 Před 5 lety +2

      Somaliland.waydhaqaaqdey.moosebiixi.ayaan.dibudooranay.madaxwaynaha.kilil.5na.waissgsdee.yakale.engineer.ismaeel

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 Před 6 lety +118

    Nasteeexo waa iska jeclahy runtii fananimo uma jecli qaabkeed qosolkeeda iska jeclahy walle nolow qof aan hawada ka tagero😍

  • @reo9475
    @reo9475 Před 6 lety +43

    From Wardheer iyo Walwaal
    You Came to slay Nesteexo
    Qalanjo inadeertay qaali

  • @hayaathassan612
    @hayaathassan612 Před 6 lety +222

    Inta wadaniya o Farmaajo & kheyre& thabit tagerta like ii saara

    • @ahmeddahir2298
      @ahmeddahir2298 Před 6 lety +3

      Amina Hassan
      Haddii aan taageerin sow xaq uma lihi inaa dislike kuu saaro.
      Hhh

    • @nimokuria
      @nimokuria Před 6 lety

      Masha allah horta heesta ha ii danbeyso wlhi waxan ka helay nasteexo sida ay u respect ✊ gareyo dadka waween thanks queen indho 🌹🌹🌹allaha ku xifdiyo

    • @mohameddecoofficial1942
      @mohameddecoofficial1942 Před 6 lety +2

      Amina Hassan Ma taageri kulikood lakin dowlad inaa ahaano ayaa taagersanahay. inta iku raacsan like saar hh

    • @mahamedjelle8427
      @mahamedjelle8427 Před 6 lety

      Amina Hassan

    • @dagandeeqa7747
      @dagandeeqa7747 Před 6 lety

      Amina Hassan hh

  • @riyaaaqali9166
    @riyaaaqali9166 Před 6 lety +44

    Nasteexo No one can stop u sweety u are a beautiful and talented woman 😍 keep going wixi ka hor yimaadana ciida afka udar

  • @nuurkayuudaa393
    @nuurkayuudaa393 Před 6 lety +10

    Best somali female singer! Woooow! Another hit song

  • @ifrahebraahim7901
    @ifrahebraahim7901 Před 5 lety +59

    Nastexo kama daalo heestan
    Hadaa ila dhageesaneysid 2019🖒

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 Před 6 lety +39

    Maskinkii alle Cwa wa lga so hormaray wxii tageeero nasteexo indho like igu sii dhaaafa ilmo aderyaLow

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před 6 lety +38

    Nasteexo xarago beautiful qurux badan asluub iyo edeb badan kujecliya❤ noloow queen of the pops 🙌

  • @maryanaadan8632
    @maryanaadan8632 Před 5 lety +16

    2019 yaa ila dhageysto ilke isar asxby 😁❤

  • @MohamedAli-so1jv
    @MohamedAli-so1jv Před 6 lety +3

    Naaneesta halaga badalo nasteexo. Yarta dheereey masha allah. Good job

  • @aminaabdirahman5434
    @aminaabdirahman5434 Před 3 lety +1

    Maash Allaah quruxey nasteexo waxad tahey ruux ixtiram badan waxan ii cadey sisaad feynus u habsanisid 👍🏆💯🏚️🏝️❤️🇸🇴

  • @abdifataaxbashiirmaxaud8075

    From Nugaal Gobolkii Uduga

  • @khaliphsirdique623
    @khaliphsirdique623 Před 2 lety +1

    IFRAAH ABDILLAHI ( ifraxe )
    Gabadhaan hadda ka hor dunida ugu jeclaa ayaa video heestan iskaga soo duubtay DAREEN QALBIGAA HOLCOO🔥🔥🔥🔥
    Niyadayda kama go'do xitaa hadaan is waynay
    Illaa iyo hadda na video ga waan iska daawadaa😥😥

  • @mahuraan143
    @mahuraan143 Před 4 lety +14

    Inta heestaan ka heshay like ii saara maadaama aan anigu sameeyay erayada

  • @qaliyeyabdinor948
    @qaliyeyabdinor948 Před 6 lety +59

    Nusexo indho masha Allah nag kablalax darod IGA dheh xushmda waa taqna huno Macn nolow

  • @bulashawi8926
    @bulashawi8926 Před 6 lety +56

    Sheikh qooto qooto wuu ciyaraya wale cadi mahan asxabta iga danbeyso like isara wadna mahad santihin

  • @kundiidahmed5074
    @kundiidahmed5074 Před 4 lety +1

    😳😳😳😳 hogaanka u heey cishqiga indho wey igu socotaa faleebada igu wad huno 😢😢 halyeyga ad dooratay amuu aniga yahay huno keep gonig 7,may'2020🙏🙏🙏😭😭😭

  • @ayuubkhalif4286
    @ayuubkhalif4286 Před 2 lety +2

    Waxan halkan ugu bogaadinaya
    Abukar mahdi oo ah shakhsiga kalye
    Nabaray waxay riwaayad tahay walhi anigu waxaan jooga berbera hal habayn imay dhaafi jirin ruwayda waxaan aad usalamay maamo faynuus sheekh dahir iyo abdirahmaan munye iyo fadumiina iyo amaare ali shobare iyo asbaro iyo faarax murtiile iyo aamina dhool alle waxaan kabaryayaa meel walpa ay joogan caafimaad uga baryayaa waay naga qosliyeen ee alle akhiro haka qosliyo yagana

  • @amaalqueenahmed937
    @amaalqueenahmed937 Před 6 lety +1

    Nasteexo dhino waan ka helay anigaa aad ayey itabatay 😙😙😙😙😙😙😙 dhesan kaga ne cadii mahan wow nice maasha allah cadow kaga u lonayow

  • @amiiryare3067
    @amiiryare3067 Před 6 lety +77

    Inta Jecel Naagaha Faraska ah Sia Nasteexo oo Kale Farta Taaga Inantii Farasana Replay igu Qabo ❤

    • @zaxarlazz6777
      @zaxarlazz6777 Před 6 lety +1

      Amiir Yare kkkkkkkkkkkkkkk kuwa dameerkaa isaga tuuro

    • @samiology7207
      @samiology7207 Před 6 lety

      Amiir Yare tiii geel ah na loools

    • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
      @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 Před 6 lety +6

      Amiir Yare kkkkk Waad la wayday , / Hablahu ma noqdaan Faras kk Ragga Faras loo Isticmaala waayo waa " Lab " , Dumarkana wxa loo isticmala Geenyo waayo " Dhadig " kkkk
      Dalkeenii sidu u baaba'ay ayuu afsomaligiina u baaba'ay ,

    • @shortsvedio8738
      @shortsvedio8738 Před 6 lety +1

      Isaaq La,aantii Waqooyi Iyo Koonfur Midoobi Maayan afka lakuma qabto mnshlx

    • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
      @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 Před 6 lety +1

      Hodan Mohamed inbti mhdsanid , wllhi wa Ayaan daro ragg afkodii hooyo ka madhan waxd arkeysaa ragga dhalinyarta manta oo kalmadihii dhedigu lahaa iyagu isu Isticmaalaya sida ," Qaali iyo Macaan ," wllhi meesha sabankan ragg kuma hayno hablihii somaliyeed markaa yaa u noqon ragg ama Lab wan ka xumahay raggoodii baa u dhaqmaya sidii Dhedigii markaa waa qoom dubihii illhy darandoori ugu dhacay

  • @dahermahamoud6160
    @dahermahamoud6160 Před 6 lety +18

    nastexo caday...from djibouti on t'aime

  • @Melo20-
    @Melo20- Před 6 lety +26

    From Asmera Eritrea but I like somali music

  • @muhumed1000
    @muhumed1000 Před 6 lety +53

    Bilahi yartaan waa fananad run ah codkeedu waa dahab waxaaban kasii jecelahay markay bilaa musica tahay inta Ila aragtay like iigu soojawaaba

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 Před 6 lety +25

    CADI MAHAN NEW LEGEND HAS BORN👏👌👈☝️🌷🌷🌷🌷🌷🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍

  • @sahalibra5288
    @sahalibra5288 Před 6 lety +24

    Queen nasteexo indho hees shidan bay soo saartay aaway taageerayaashii indho

    • @hajilaki2563
      @hajilaki2563 Před 5 lety +1

      Wwwwww waa gabadhii darood oo boqortoyo kaso jedaa yaa soo hor istagi kara

  • @jumallejillo551
    @jumallejillo551 Před 3 lety +11

    I don't understand what the song mean but I just love it always...

    • @Faansahro
      @Faansahro Před 6 měsíci

      She is talking about her love

  • @abdiwahabhussein9201
    @abdiwahabhussein9201 Před 3 lety +2

    Inta Ila Aaminsan in afka Somaliga yahay Kan ogu murtida badan dunida like isaara.

  • @kfh8717
    @kfh8717 Před 2 lety +1

    Waxaad ku jirtaa xalad halis ah ilaahey haku hanuu niyo

  • @wariyeramaas268
    @wariyeramaas268 Před 6 lety +32

    Indho waa fanaanad dhamaystiran wxay kamid thy fanaaninta farakutiriska e fanka cusub hogaanka uhaya waa atriishad dhamaystiran kaaga darane wa fanaanad kuso baxda stage ka

  • @nuurajx8602
    @nuurajx8602 Před 6 lety +14

    masha allah habo nasteexo allaha ku dhawro

  • @mohamedwarsame3162
    @mohamedwarsame3162 Před 6 lety +4

    Wlhi blhi toban oo laangaab iyo jar jar ah ayadaa ka qiimo badan indho boqorada geeska Africa.❤💪

  • @munamohamed7470
    @munamohamed7470 Před 6 lety +104

    Nastexa Wy Catowde msha alh Sana style ah inti Ila argty like haisarto😍

    • @muniiracabdullahixasan230
      @muniiracabdullahixasan230 Před 6 lety

      hhhh😂😂 runtaada waayeh😍😍😍

    • @jamaladem9945
      @jamaladem9945 Před 6 lety

      muna mohamed saa id bay u catowday

    • @qadiijocadeey8220
      @qadiijocadeey8220 Před 6 lety

      muna mohamed waaaaaaaaaaw

    • @mumtaazcadey3195
      @mumtaazcadey3195 Před 6 lety

      we traineysay we iska shaqeysay snapkeda tag sokor oo dhan wa ladaayay qudar training cafimadka inu catada kujiro we ogaden xalimoyinki ugu danbeyn masha alah qurux

  • @boqoradabeshasadezamzamruu9457

    illaahaay Amarkiii nastoo waan iskaa jecelahay walaahii😭😭❤

  • @heymenmahashl1624
    @heymenmahashl1624 Před 6 lety +10

    Ohhh: I love you Somalia music ❤/ specialy my fovarit Ferxiya fiska but I like all of ( I'm from eritrea)

  • @khaderismael7364
    @khaderismael7364 Před rokem +2

    Indho waa fafanaanad sare ah oo is raacsan.hi hi

  • @ugbaaddiamond6244
    @ugbaaddiamond6244 Před 4 lety +5

    3 sano kadib inta heestaan ku haysata iyo inta iga danbaysa ee aqrindoonta commentigayganba like

  • @cabdicumarmaxamed2381
    @cabdicumarmaxamed2381 Před 2 lety +2

    Sida aad rabto alle hakuuyeelo

  • @muhiyadenfarrah
    @muhiyadenfarrah Před 6 měsíci

    loved it she is one of my favorite Somali Artist .Thank you Nasteho

  • @bintyuu2576
    @bintyuu2576 Před 6 lety +2

    Am big fan for her nasteexo waa fanaanad qaran 🇸🇴🇸🇴❤️ we love you xabiibti

  • @abdullahelema919
    @abdullahelema919 Před 4 lety +15

    This lady is legend of somali music..

  • @mahuraan143
    @mahuraan143 Před 4 lety +5

    Maasha Allah walaashey nasteexo qurux

  • @rumkaqameye7632
    @rumkaqameye7632 Před 4 lety +2

    Heestan walhi waan laa dhacy love u macnto

  • @NuuneaxmedfaraxCali
    @NuuneaxmedfaraxCali Před 10 měsíci

    Nafta waan kuuhoroo hogaanka hay ishqiga haay nasteexo indho waan song nice waan kusalaamayaa adiga kooxdaadaa gaar ahaan abukar mahdi sigaar waan osalaamayaaa marna adeerkey marna abaahay oo kale waan kusalaamay adeer❤❤❤❤❤❤

  • @amaanabdi7943
    @amaanabdi7943 Před 6 lety +3

    Waaw hees lala soo daahay ayeey qaaday Indho yaaa salaaam

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 Před 5 lety +1

    Fanaanad qurux style cod goos smile . wow . saado cali gabadha soo raacda waaye

  • @boqorkaumada9562
    @boqorkaumada9562 Před 6 lety +11

    Wixii diracaas ku heesto like isaar cayaalka xafada 👈👈

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f Před 6 lety +1

    Naztexo indho wafanand dhinackzta kadhisan oodhamystrin waayobadn joog quruxey😗😗

  • @adulwahabmohamed3328
    @adulwahabmohamed3328 Před 5 lety +1

    Hargeisa ku soo noqo waanu kaa raali galinayaa barigii wixii kugu dhacee

  • @abdinur8335
    @abdinur8335 Před 6 lety +1

    Walaal Aad baan kaaga helay in aan mar walba aan dhageysto heesahaaga,annigoo aad u jecel dhoola cadeynta,ilah ha ku xafido

  • @zamzamzuldano2669
    @zamzamzuldano2669 Před 6 lety +7

    Waan ku heeysta Nasteexo waaya badan jir oo joog

  • @leylocadow1773
    @leylocadow1773 Před 9 měsíci

    Heestaan qaas ayeey iithy wxaa dhigesanayaa qofkaa dhowr sano sugaaye oo maanta isoo xariirshe hadane wax walbo uma sheeki karo
    "Dooquna Kaa harimaayee halyeeygaan doortayo......"NASSAH

  • @AMuuse-ih2oo
    @AMuuse-ih2oo Před 4 lety +5

    🌻Nasteexo Indho🌻👍
    Heestan caadi maaha🌻✔👍🤚

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Před 6 lety +9

    Wan taageeraa gebedhaan aad iyo aad vivo nasteexo indho.

  • @DacwaMedia24
    @DacwaMedia24 Před 5 lety +2

    Soomaali Adan ..
    LIKE II SAAR

  • @worriestrouble2606
    @worriestrouble2606 Před rokem +1

    She's gorgeous 😍

  • @samirosaed2714
    @samirosaed2714 Před 6 lety +6

    Afkuna wa kula hadle
    Hawraar ugu celi jawab
    😍😚👌

  • @sahramahamud6671
    @sahramahamud6671 Před 6 lety +6

    Nastexo qaaali wan ka heela nolow qurux ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💫

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Před 6 lety +22

    This woman reminds me of Oprah Winfrey. Lots of similarities in many fronts, I'm I right?

    • @AliAhmed-fh3sk
      @AliAhmed-fh3sk Před 2 lety

      You nailed bro i said that before.she is spit of oprah Winfrey

  • @luulhusseinlatiish5520
    @luulhusseinlatiish5520 Před 6 lety +22

    Baacoow adoon cidna igu Haley
    Hugaaga iga dhigoo
    Hogaanka uhaay cishqiga😂😂😍😍😢

  • @MohamedAhmed-ye8xj
    @MohamedAhmed-ye8xj Před 2 lety +5

    Nasteexo indho waa qof aad u wanaagsan runtii

  • @mhirse2078
    @mhirse2078 Před 6 lety +104

    Plz like isaara hadaa tol nahay😍😍

  • @maxamedmacalim8080
    @maxamedmacalim8080 Před 4 lety +2

    Codkaan may qur. Aanka ku aqeriso

  • @kingk7428
    @kingk7428 Před 6 lety +22

    Dàdkii yoo dhan like iisara uun baa socotee talow maxaa lagu sheegey🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sadoliciouzsadii6556
    @sadoliciouzsadii6556 Před 4 lety +1

    Im tribe borana like somali songs especially Nasteoo...

  • @aboodymire4951
    @aboodymire4951 Před 6 lety +5

    Tv aan 10 sano ka badan jirra hadana naqshadii 2007 weli ku taagan ordaya hor mar sameeya waxay backrnd e la badlen

  • @mohamedaxmed3740
    @mohamedaxmed3740 Před 6 lety +31

    Ubaxiii daaaroood nasteexo steal noolow qurux dumar

  • @mrlagaabte5877
    @mrlagaabte5877 Před 6 lety +64

    Inta Jacaylka qadarisa like me plz

  • @abdinaasir8584
    @abdinaasir8584 Před 4 lety +2

    I like this song still am watching 1/8/2020 if you watching like ii saar👍 nasteexo indho God pless you❤❤

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Před 3 lety +1

    Nasteexo noolow waxan jeclahay sidaad uwaynaysid dhaqankeena soomaliyeed.

  • @pytroshyile5360
    @pytroshyile5360 Před 3 lety

    Eey hewnty gorobaty hagery
    Keny seby meteny ezy music
    Nesmwo,,alona,,,sebty Somalia
    Delnaya akeonany nesmoyo zelona. Yewatnay Eritreawany
    Alwana nezateny meslaya anstenanany zeweldelaleny
    Neighbouring respect we listen
    This music,,Africa

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 Před 5 měsíci

    Music Sheegow Bishaar❌
    Music sidi Cali winkay ✅
    👍

  • @kaysexasanBustaale-mq8im

    Masha allaah the best song my love nasteexo indho ❤

  • @norbertkale853
    @norbertkale853 Před 2 lety +7

    Very beautiful, I like it 😍
    Nasteexo Indho is a very good singer. I like her voice very much 👍
    But what a pity that no traditional
    musical instruments are used 😒
    Then it would be even more beautiful, I think 🙂

  • @sakisdofficial
    @sakisdofficial Před 6 lety +11

    2018 waxa cusub een arkay aan idiin sheega odayga duqa ah iyo Eglan Show gabarta la dhaho oo madax qaawisatay allow sahal umuraha

    • @farmajoelectionwinIacarafey
      @farmajoelectionwinIacarafey Před 6 lety

      Saki Dahir kkkkkkkkkk wad iga qoslisay 👍

    • @sakisdofficial
      @sakisdofficial Před 6 lety +1

      ilhaan forjo wllo waxaan la yaabay odayga duqa ah isagoo da,daa jira gabar uu awoowo uu u noqon Kara agbood boodaya

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 Před 6 lety

      Dhamaystire Bile tv dumarka somalida. Kuwa jilbaabka xirta ba aroosyada isqaawiyo

    • @shugrisharaf2245
      @shugrisharaf2245 Před 6 lety

      ilhaan forjo kdmml

    • @maryamomar5888
      @maryamomar5888 Před 6 lety

      Saki Daahir hhhhh

  • @mahmudabdulle750
    @mahmudabdulle750 Před 6 lety +2

    Yesiing cadi ma ahan xalay wey ruuxday Minneapolis USA show best ah buu ahaa

  • @yasminali74
    @yasminali74 Před 4 lety +8

    kama daalo heestan❤❤💯

  • @siciidsalax722
    @siciidsalax722 Před 5 lety

    Nasteexo waa wii majeerteen oo isku kaaja waa siciid solar horay u soco sidii majeerteenkii waxaad rabto samay dunidan alle ka sokay inagaa xukuna somalida kale waa jareer anigaana aduunka qabsanaya been kuu sheegi maayo hadaad rabto qawanaan hees ku soo qaad xidii kula hadashaan arkaynaa ah xabad baan madaxa kala dhacayaa sxb raaxayso waxaan jogaa germany

  • @najuubbe7872
    @najuubbe7872 Před 6 lety +1

    Nasteexo waapa iska jeclahay qurux dabeecada kaftanbo waa ku taaageeraa

  • @kaysexasanBustaale-mq8im

    Boqortooyo layskama
    Sheegto nasteexo idho dhal
    Boqortooyo ❤my song beat full
    Erayada laxanka muusikada intaba
    Waa dhamaystirantay heestan

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe Před 6 lety +74

    Qofkii 4raad oo dawado Ayan ahay inaba caadi ma ahan

  • @susumohamed765
    @susumohamed765 Před 6 lety

    Wanyabayee 👍iguqabta lkuheesiina bal waxetarto an arkee iskusoodardar 😍

  • @abdirisaaqabdilaahiyareism656

    Heestan dhagaysigeeda waxan bilaabay kolkay maraysay 50k ila imikana kama daalo ooy 1m waxyar usi jirto