AMINA DHOOL IYO MUNYE MA II BAAQDAY 2017 HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Komentáře • 198

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 4 lety +31

    Heestani waa heesihii hooyaday marka ay faraxsan tahay ku dhufan jirtay marka ay aqalka ka shaqaynayso, Allow cimriga u dheeree 80 years old weeye, caafimaad Allah siiyey oo 8 caarruur ah soo korisay, hooyo Somaliyeed, Allah cimriga hakuu barekeeyo , caafimaad ku waar, aakhirona halkii roon, ifkana hibo ku noolow aamiin

  • @aminazahrahussein3178
    @aminazahrahussein3178 Před 7 lety +5

    Waaw waxan aad u jeclaysty sida romant iyo naxariist leh ee uu, u ciyaar sinaayo 👌

  • @suleekhas1112
    @suleekhas1112 Před 7 lety +20

    Wiilkaan wuu kenay codka dacar hafan lays xasidayn somaliyay aminana waaba ka sidaran tahay .ilhaw cafimad sii yaa rabi amiiin

  • @lebron2346
    @lebron2346 Před 7 lety +64

    Ilahow anigane jaceel keeyga iisahal waan duqoobay saan usugaay dadka isjacelna isku sahal

  • @abdirizackali3617
    @abdirizackali3617 Před měsícem +1

    Waley wan ku wata al fanan ninta igow qaliga ah❤❤❤❤1 love

  • @anushaaqueen8033
    @anushaaqueen8033 Před 7 lety +52

    Hees igu socotaaaaa aaaaah wxii igala helay #like isaaara amiiniita kuluc😍😍😍😍😍😍😘😘

  • @abdiadendigale
    @abdiadendigale Před rokem +1

    These Somali Pair are great Singers. Great Performance!!

  • @africandance9669
    @africandance9669 Před 7 lety +72

    Inta iga danbyso like iisaara ❤️❤️ Anaa ugu soo horeeyo❤️😟

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i Před 17 dny

    Ninkan naagaha fanaaniinta ah way jecelyihiin Mansha allah

  • @aminaaden3777
    @aminaaden3777 Před 7 lety +11

    I Can't Stop Listening This Song, ILAAHOW Ku Caafi Amina Dhool.

  • @Wasiirka98
    @Wasiirka98 Před 7 lety +19

    Ma ogtahy Biyo iyo Oon Baahida kalgacalkaa baryahan iga goysoo ❤️
    Adna barashadaadii Bildhaan Araga guudnimo Baalna uma dhafee ❤️
    Waxa tahay Bogeygiyo Berkiyo wadnaha Aan Nacab ugu Baqaayee❤️
    Old But Gold xasuus Radio Hargeisa

  • @farxiyoc.qaadir7577
    @farxiyoc.qaadir7577 Před 4 lety +2

    Heestan music geedaaa aad uga heley 😍

  • @hudamohamed3675
    @hudamohamed3675 Před 7 lety +25

    Ar jecliyaa jaceylka ilhow isii kusidaa iskugu heesno 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @laztzmartaskar5259
    @laztzmartaskar5259 Před 7 lety +1

    aaaaminaay geeri iyo nolol baad kala dhex joogta alle caafimad haku siiyo wllo illhay caafimad uga barya iyo danbi dhaaf

  • @zantinahmed255
    @zantinahmed255 Před 7 lety +4

    Old is gold hit like if you're listening 2017😚😚😚

  • @faceedkaroon2875
    @faceedkaroon2875 Před 7 lety +2

    ALLAH SWT ha caafiyo Aamino dhool oo dambi dhaaf ha uga dhigo oo heesaha haka soo hanuuniyo AAMIIN YA RABBI SWT

    • @libinalale3254
      @libinalale3254 Před 5 lety

      Adigana ilaah ha kaa hanuuniyo fiirsiga heesaha

  • @boodhari1912
    @boodhari1912 Před 7 lety +4

    Heestaan kama dhargo dhageysigeeda lkn hal bej ayaa ka maqan waxaa fiicnaan laheyed heesta inay dhameyestiraan caadi ma aha aamina dhool iyo muunye 👌👌

  • @xaliimonuur1002
    @xaliimonuur1002 Před 7 lety +1

    waaw si wanaaksan bay uqaadeen amino dhool iyo cabdi maax xasuus baad na galiseen noolaada

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 Před 2 lety +1

    Heesaha noocan cml abwaan dacar lee sameyn karo old is gold original dacar iyo hibo

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 Před 4 lety +2

    Xazuuzti dacar allh hawnaxriizte iyo hipo nuurah heez pay ahayd wlhi💚

  • @saeedofficial
    @saeedofficial Před 6 lety +2

    waxaad tahay bogaygiyo beerkiyo wadnahaaa nacab uga dhaqaa
    2 ma ogtahay. bad iyo webi adoon dabaal
    3 inanyahay.
    4 surprised. song. wllhi.

  • @anisoelmi1922
    @anisoelmi1922 Před rokem +1

    2023 ninka ila dawaday😂😢❤

  • @mohamedaddow3631
    @mohamedaddow3631 Před 3 lety +1

    Inanyahay bidhaaniyo
    Dumar baaxad iyo xoog
    Bilic aad usidataa
    Baashadaada ilaqabo
    Bi'iwaayay hawlaha
    Waa la'isla baantaa
    Waxaad tahay bogaygiyo
    Beerkiyo wadanaha aan
    Nacabka uga baqayee
    Inanyaho basari iyo
    Doqon baa nin beegsaday
    Bar xun kaga dhaqaaqdee
    Hakabaqin baraariyo
    Mid uun baad ku soo bixi
    Barashada qasaartee
    Ma'ibaaqday sida beel
    Baad iyo xareediyo
    Loo helay barwaaqoo
    12/july/21

  • @asaadmohamed4023
    @asaadmohamed4023 Před 6 lety +4

    Ala jeceelka jecliyaa walee nolol aan jeceel leheen waa qasaaro

  • @abdiaziizoday1161
    @abdiaziizoday1161 Před 7 lety +2

    I love you qof aan ogahay 😭😭😭😭😭

  • @mrakjunior
    @mrakjunior Před 6 lety +7

    wow! heestaan markay dhawaqdo jiricyo iyo xaada o i istaagta maxay tahay tollow.

    • @saamiyainduo733
      @saamiyainduo733 Před 6 lety +1

      cod aa ku dhamaadey fanaaniinta si fiican bey u qaadeen munye iyo aamino dhool iyo waxaa laga yaabaa inaa jaceelkaada ku xasuusatid heesta hhhhhlol

    • @farxanxashi9900
      @farxanxashi9900 Před 6 lety

      dayaxdalnuurshe

  • @ahmedabdiyusuf
    @ahmedabdiyusuf Před 7 lety +23

    Horta Aamina dheer Nin ka dheer lee maxeey u jeceshahay in ey la heesto
    hadaa illa aragtay like ku qabo

  • @najmanalkinairobiilanarway6712

    Alaaaa hesta xanunbadanaa malintiii toban mar ayn dhagayestaa waxan xasustaa wilka an jclahaye Akram jogo German ilah calaf haigu kadaro Alaaa kujcliyaaa Alaaa xanun badana qof adjeceshahaye hadana kafog ilahayow intaaa isjcl calaf iskugu daar

    • @hamdahaaji7184
      @hamdahaaji7184 Před 6 lety

      najma nalki nairobi ila narwayen amiin abyo allaha kuu soo dhaweeyo

    • @intifaacmuuse2030
      @intifaacmuuse2030 Před rokem

      Ameen qaaliyey Allah ha iskiin dhaweeyo

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 Před 7 lety

    Axla hees meshedi baad dhigten
    Thanks amiino dhool and muunye

  • @jncjjckjdjmcjfjfjn7139
    @jncjjckjdjmcjfjfjn7139 Před 7 lety +2

    Wwww axlah hees heestan aad iyo aadan ogu heli walhi

  • @naciimosalaadjimale5042
    @naciimosalaadjimale5042 Před 3 lety +1

    Heestan marka dhageesto qofbaan tabayaa 😭😭

  • @abdiqanisaed5534
    @abdiqanisaed5534 Před 7 lety +4

    Aamina dhool iyo c.muunye cadi ma tihiin heestan. Waxad noo cusboneysisa heesti dhoof dhoof. Kuluc magool. Idinkoo mahadsan. Fananin qaran noolada

  • @nastehosweety922
    @nastehosweety922 Před 7 lety +2

    Amino dhool 😙😙😙😙

  • @idilali2217
    @idilali2217 Před 7 lety +3

    Ingineer Abuukar mahdi thank u
    Heesaha waaweynka soo kordhi jiilka 3aad soo barya 😆

  • @sanweyne100
    @sanweyne100 Před 7 lety +7

    Heeska asalka waxaa wada qaadey Abwaan Dacar iyo Hibo Mohamed..
    Well done Amina iyo Munye.

  • @amalindho8338
    @amalindho8338 Před 5 lety +2

    O MG
    Xasuuz An Caadi Ahayn
    Habaday beri Ay Nogu timi Burco
    IYODO
    QURLuGUD
    KA TIMI AYAAY DHEGAYZAN JIRTAY Waagas AYAAN BARTAY
    SE WAY KEENEEN CODKI DACAR IYO HIBO
    MUSIC AYAA ADAA ZE U MCAAN
    Zer shöñ

  • @mahadsilverboy2722
    @mahadsilverboy2722 Před 7 lety +2

    munye 👌👌👌

  • @busuri35
    @busuri35 Před 7 lety +3

    Dacar iyo hibo nuura baa kaga lhaa walleee .

  • @libanisse8918
    @libanisse8918 Před rokem

    ❤❤❤❤

  • @boqoradasomaliland4503
    @boqoradasomaliland4503 Před 7 lety +2

    Waxa qaada dacar iyo hibo nuura

  • @ayaanayaan6247
    @ayaanayaan6247 Před 6 lety

    Wow Thanks Amiina

  • @queenyudgoonismail9313

    Woow super😍😍😍😍👏👏

  • @saucysomalian9158
    @saucysomalian9158 Před 6 lety

    waaaaaw labo faaan qaali ah aamino dhool cabdi maax munye halkeedaad dhikteen

  • @mzzsmile3553
    @mzzsmile3553 Před 7 lety +2

    Feeling love😍😍😍😍😍

  • @cqadirfaarax6411
    @cqadirfaarax6411 Před 6 lety

    Nice song in badan waan sugayay cabdi iyo amina

  • @hanisuleimanyarrowhanisule1031

    Amino dhol fananad codkeda jeclahay😍😍😍

  • @umalmuse2807
    @umalmuse2807 Před 6 lety +1

    wow wooooow

  • @ibrahimibrahim7385
    @ibrahimibrahim7385 Před 2 lety

    Thanks thanks thanks 👍👍👍

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 Před 6 lety

    Waa hees qaraami
    Wxaana qaadi jirey
    Dacar iyo hibo nuura

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 Před 6 lety +1

    Nostalgia

  • @tuboboss3969
    @tuboboss3969 Před 7 lety +1

    Hibo nuuro Xasuus.come
    I love you fadumiina forever

  • @suleekhas1112
    @suleekhas1112 Před 7 lety +1

    Amino dhool eaxay ledahay cod aad u qsli ah fananinta ha jirta eay ugu cod macantahay iyagoo wada cod fican

  • @asaadmohamed4023
    @asaadmohamed4023 Před 6 lety +1

    Amino Allah noo cafiyo

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 Před 7 lety +8

    Aamina dhool #gaadaco le la qaad heesaha asaga kula gaabane hhhhh

  • @naimonaimo5780
    @naimonaimo5780 Před 6 lety

    Nice aamina dhool iyo munye

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 Před 7 lety +1

    Hi amina dhool I hope she recovery inshallah

  • @user-xx6ox9bi7x
    @user-xx6ox9bi7x Před rokem

    Heestii baaqul boy ahaa😂

  • @abdiqadiralimohamed9707

    wwwwww dhooley allow ku caafi

  • @sucdicabdi6168
    @sucdicabdi6168 Před 7 lety

    Waaaw hees waa hesihii hore

  • @hassanabdi9537
    @hassanabdi9537 Před 6 lety +1

    waaaaw hees

  • @khadarqallodayur1309
    @khadarqallodayur1309 Před 7 lety +2

    Heesta waxa hore u qaday

    • @xaliimonuur1002
      @xaliimonuur1002 Před 7 lety +1

      qabiilka maxaakeenay heesta ka hadal garacyahaw

  • @mohamedabdirashid6001
    @mohamedabdirashid6001 Před 7 lety +2

    War heesta dhamays tira ama iska daaya

  • @abdiqanisaed5534
    @abdiqanisaed5534 Před 7 lety

    Hees qaaliya. C.munye. waxabad ku fcntahay. Heesaha faradheerta fanan qaliya. Tahay nolow

  • @abdirizakjesto8128
    @abdirizakjesto8128 Před 5 lety

    Best👍💯 song

  • @badricabdilaahi7186
    @badricabdilaahi7186 Před 3 lety +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👭👭👭

  • @haawohaawo2
    @haawohaawo2 Před 4 lety

    Waaaw muunye wuu cod mcnyahay

  • @MoH-yu2iz
    @MoH-yu2iz Před 4 lety +1

    i love this song 😍

  • @fadxibashiir8698
    @fadxibashiir8698 Před 6 lety

    Inta hestan ka heshay tarta taga jacelbada ihayee like isaraa

  • @maxmedcabdulaahiaxmed5992

    Heesta Hibo nuura iyo dacar baiska laha markii Hore

  • @abdiqanisaed5534
    @abdiqanisaed5534 Před 7 lety +2

    Heestan. Xusus ayey na gelisey. Amina dhool. Iyo muunye. Fananin. Qaaliya. Cod macan degenanta ku. Heesa

  • @amirsare5094
    @amirsare5094 Před 6 lety +1

    Wxa thy buk3ykiyo berkiyo wdnha AN nacab uga baqayE 😍😞😋

  • @nanuartahmed2099
    @nanuartahmed2099 Před 7 lety

    Waaaw caleeg abwaan muuye reer fara dheer adaaba uga shidan hhhhhh

  • @cuuudka12
    @cuuudka12 Před 7 lety +2

    fanaaninteyni malmaham wxa iga muqato iney is dhiseeen oo ay is caateeyen 😂😂😂

  • @nastehakooke3457
    @nastehakooke3457 Před 7 lety +2

    Ar xariifkaan saanuuba uga fcnyhee xamriga

  • @wilabh1716
    @wilabh1716 Před 7 lety

    Caadi ma ahan

  • @idilali2217
    @idilali2217 Před 7 lety +1

    Nice song 🤗🤗🤗

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 Před 7 lety

    Wooooow

  • @cabdiraxmaanhurdaaye6854

    Waa hagaag

  • @suleekhas1112
    @suleekhas1112 Před 7 lety

    Waa cud lagu raxaysto

  • @deeqoofficiall
    @deeqoofficiall Před 7 lety

    Hees mcn jclba igalisay

  • @ibrahimyusuf6514
    @ibrahimyusuf6514 Před 6 lety

    dhamaanliketa saraa

  • @nuuramuhumued6793
    @nuuramuhumued6793 Před 7 lety

    Ilahow cafi amina kuluco

  • @AbdulFatah-yf8jl
    @AbdulFatah-yf8jl Před 6 lety

    Xasuus.com munyo saaxibkaa yuusuf ii gusalaan

  • @abdiqanisaed5534
    @abdiqanisaed5534 Před 7 lety

    Amina dhool fanwood wadigi. Ku qadey. Heesti neeyruus. Soo cusbone hee. Fanada qaranka

  • @naimabarre7637
    @naimabarre7637 Před 7 lety

    💖💖💖💖💖💋💋💋💋💋

  • @qoobeeykaliilcawad8027

    Munye cadi maaha

  • @hindagabas9855
    @hindagabas9855 Před 7 lety +1

    Hees dadkii lahaa noolyihiin bay la soo istaageen indho adagaa kuwani

  • @sucdicadey3465
    @sucdicadey3465 Před 3 lety

    Woow hees io bardh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @yassindaha352
    @yassindaha352 Před 4 lety

    Mar hadan ku jabay mar labad maya

  • @xigmadowanaagsan2767
    @xigmadowanaagsan2767 Před 7 lety

    Way shidan thy heestu

  • @amcshi2037
    @amcshi2037 Před 5 lety

    Dacar iyo Hibo nuura.

  • @qalbidejiye7865
    @qalbidejiye7865 Před 7 lety

    heees iyo bar

  • @abdiqanisaed5534
    @abdiqanisaed5534 Před 7 lety +2

    Heesi waa heesihi hore waa in la.cusboneyaa. amina dhool fananad igu qaaliya. Oo qaran degenanta ku wad fankaaga

  • @halimaali5633
    @halimaali5633 Před 7 lety

    Schöne

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Před 6 lety

    Habartaan dhibka heesto Ee xanuunka ah kuma Yalmeyso hadii ay soo kacdho meeshi ayay ka sii bilaabee

  • @nafisamohamed7726
    @nafisamohamed7726 Před 5 lety

    Oof caleek

  • @deeeqoxaaji0084
    @deeeqoxaaji0084 Před 7 lety

    Dacar iyo Hibo aya wada qado

    • @hamdaabdinur2567
      @hamdaabdinur2567 Před 7 lety

      😂😂😂😉😂😂😂😉😂😂😂😂😂😂

  • @khadarqallodayur1309
    @khadarqallodayur1309 Před 7 lety

    Hibo nuura and mohamed aden dacar

  • @queenaraweelo2612
    @queenaraweelo2612 Před 7 lety +1

    Amiina dhool ninka Qaba dulqad badana😂😂😂😂

    • @abdullahiayoubdaha296
      @abdullahiayoubdaha296 Před 7 lety +1

      queen araweelo Waxaa Qaba mid iyadha la mid Ah sxby

    • @mrakjunior
      @mrakjunior Před 6 lety

      aflaan o dhan in aysan eheen wax ka badan jilis uun cidwalbo wa ogtahay

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 Před 7 lety

    Abwaan Maxamed Adan Dacar Vs Hibo Nuura My Be 1960 gii kkk