AMINA DHOOL IYO FARAX MURTIILE 2017 HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Komentáře • 640

  • @osmanahmedgoox7364
    @osmanahmedgoox7364 Před 2 lety +29

    Xigmaawi waa somali dadka ugu xigmada badan her shekh xisaxaaq anoon somalida kalé ceeb ka sheegayn waa dad aad uwanaagsan walaahay xigmad deeq dulqaad dawladnimo soryo gobanimo tanaasul samir intaba ilaahay wuusiiyey sharta illaahay siiyey waanku bogaadinayaa masha allaah

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +32

    macaan gooyaha aan xasuusanoha haddii aad jeceshahay Qur.aanka Aleh

  • @user-cb1ws5xs9y
    @user-cb1ws5xs9y Před 8 měsíci +3

    Waxaa mahad iska leh illaha somali iga dhigay aad baan u jecely fanaanka iyo heesihiisaba old is gold ❤

  • @calimuxumed4771
    @calimuxumed4771 Před 3 lety +64

    Heestaan 2021 qofkii dawanyo like saar

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi  Před 7 lety +143

    Ciid Wanaagsan Asxaabta Qaaliga Ah .. Heesaha Ciida & Barnaamijyo iyo Riwaayadii Musalsalka Wey isku soo Daba Jiraan . Noolaada Dhamaantiin Walaalaheey

  • @faceedkaroon2875
    @faceedkaroon2875 Před 6 lety +22

    Aamino dhool ciyaarteeda iyo actionkeeda jeclahay codka ba kaba daran ALLOOW caafi AANIIN YA RABBI SWT

  • @TruthfulAndHumble
    @TruthfulAndHumble Před 2 lety +30

    Her smile and confidence are too beautiful! 😍

  • @ikhyaarali3159
    @ikhyaarali3159 Před 4 lety +10

    Wooow kamadaalo heestaan fanaan an taaageero naf nool 2019 novembar 1113 2019 dhgysnayaa

  • @aliismail8049
    @aliismail8049 Před 7 lety +4

    Asal.kii hore ee heestan.cumar xasan rooraaye iyo xareedo ismaciil duniyo.faarax iyo aamina .sidedii ayay u qaadeen.mahadsanidon.abukar mahdi.shugarn.

  • @ismaadde9427
    @ismaadde9427 Před rokem +15

    2033 and still watching this song
    Old is gold ✨️ 💛

    • @Farayare451
      @Farayare451 Před rokem +2

      Heestan copy weeye 😂

    • @ismaadde9427
      @ismaadde9427 Před rokem +1

      @@Farayare451 adi miyaa lagaso koobiyey yaroow 😄

    • @Farayare451
      @Farayare451 Před rokem +3

      @@ismaadde9427 xareedo ismail duniyo iyo xasan rooraye baa qaady zxb 1975😂

    • @Blacktolite
      @Blacktolite Před rokem

      ​@@ismaadde9427it's a cover of a existing song 😮😮😅😂😂😂

  • @rich9233
    @rich9233 Před 7 lety +16

    Aamina dhool hobaladda ka uguhoreeyso illaa markaan arkaan taageerayay runtii cod dahableey hadana heesihii ayba soocusbooneysiisay thanks soobadi

  • @xamdasayidali4858
    @xamdasayidali4858 Před 7 lety +38

    😂😂😂😂amina wlh hestan cadi ma ahan amina si qaas ah ayan utagera masha allh 😘😍❤

  • @apdirahmanMohamed22
    @apdirahmanMohamed22 Před rokem +5

    Tariikhda: 22-3-2023 Saacaduna Tahay 9:41 Habeenimo
    Runtii Waxa Kugu Soo Dhacaysa Aduunka Bila Aadan Ha Aminin Marka Aragto Marka Qofkii Dadka Kugu Dhawaa Been Xili Walba Taagan Kuu Sheegayo Yaa La Aminaa Aduunka Runtii Khiyaanadu Waa dhibaato Walbana Waxa U Unugal Dadka Daacadaa😢😰😭😭

    • @FaadumoFaadumo-gi8kr
      @FaadumoFaadumo-gi8kr Před 3 měsíci

      Sax waaye wllhi qiyaanada dadka daacada ahaa ubadan wllhi😢😢😢😢

  • @caddemoha4087
    @caddemoha4087 Před 4 lety +27

    Heestan ya dawanaya 2020 like dhac kusi

  • @safaccasiiz8513
    @safaccasiiz8513 Před 7 lety +11

    ana waxaan shan tiriyoo sharad kugu hagoogaba soo adigaaan shawaalkiyo shantiii faralba aan gudan 😍 😍 murtiile

  • @emilesinzumusi4648
    @emilesinzumusi4648 Před 2 lety +34

    Great culture, great people. Noble dress code. All reflect purity of culture that colonization has failed to adulterate. Big up, somali people.

  • @Farayare451
    @Farayare451 Před rokem +2

    Heestan asal ahaan eedaday hareedo Ismail duniyo baa qaady aun

  • @luulmohamoud4548
    @luulmohamoud4548 Před 2 lety +3

    Aamina Abdullahi Omar & Farax Awil Jaamac Axyaa Hees Abukar Mehdi Abukar Halyeey Soomaaliyeed

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya Před 7 lety +99

    heestan waxa hore u wada qaaday Cumar Xasan Rooraaye iyo Xareedo ismaaciil Dunida dadka heesaha koobiyeeya waa inay sheegaan inaysan iyagu lahayn haddii kale waa xatooyo lagu ogyahay oo ehelka fanku waa garanayaan cidda iska leh heeskasta oo ay soo qaadaan ma yara inta heesood ee aan arkay iyada oo qof iska qaatay balse uusan sheegin xataa ciddii lahayd laguma qorin ta kale muuqaalkan cidda duubtay kumaysan sheegin cidda iska leh heesta waxaan filayaa in iyaga laftoodu ayna garanayninba oo ay moodayaan in labadan fanaan ee hadda qaadaya ay iyagu ugu horreeyeen cid qaadaba
    salaam

    • @kakumadauf9103
      @kakumadauf9103 Před 7 lety

      cumar seerbiya waad mahadsantahay wall wxan ka fakarayey qofka qadi jiray way igu waregaysay

    • @abdikhadar7044
      @abdikhadar7044 Před 7 lety +1

      cumar seerbiya sxb waa sida aad sheegtay heestan waxaa hore u wada qaaday rooraaye iyo xareedo. Waana khalad weyn ina la xusi waayo dadkii hore u qaaday. Waana xatooyo aan meelna loogu so gaban. Waa muhim in la ilaaliyo xaquuqda sugaanta.

    • @naimabarre7637
      @naimabarre7637 Před 7 lety

      cumar seerbia reer magaalaa thy bro noolow

    • @mohaabdi598
      @mohaabdi598 Před 7 lety +2

      cumar seerbiya wlhi wanyabana heestan miro nocan ah baryahan masamaynkaran abwanada hada joga

    • @abdishakurabdi5190
      @abdishakurabdi5190 Před 7 lety +1

      cumar seerbiya anoo xurmeynaya fikirkaaga hadana ilama ahan ineysan ogeyn amino dhool waxaa qabijirey nin kamida fanaaninti
      waaberi way ogtahaye waakutalagal

  • @abdiqanisaed5534
    @abdiqanisaed5534 Před 7 lety +5

    Amina dhool inaba cadima tihid. Codka dahabiga ku qaad heesihi magool. Waan jeclahay fankaga.

  • @boqorkabeelweyntagarxajis6803

    Alle hacaafiyo fananada way xanuunsantahy xaladeda maficna alle caaafimaad hasiiyo aaamen

  • @saylicisaid3982
    @saylicisaid3982 Před 7 lety +181

    Way IgA gadantahsy heeskan farah murtiile iyo aamino dhool ninki taageero like ta ha ila dhasfin 😱😱

  • @captainafrica6439
    @captainafrica6439 Před 4 lety +6

    Xareeedho Ismail Iyo Cumaar Xassan Rooraye, xasuus wlh hesihi hore

  • @khaliifxirsi4322
    @khaliifxirsi4322 Před 4 lety +7

    waaw cesh calaa hees waa hees la mariyay maamuuska iyo milgaha hees somaliyed caawa waa 13/8/2020 Blois champord France and

  • @hamze5225
    @hamze5225 Před 5 lety +20

    Inta 2019 dawanaysa like iisara frome norwey Oslo

  • @Kamas123
    @Kamas123 Před 4 měsíci +1

    Waa hees iyo badh wllhi aad ujeclahay hestan dhabti 😂😂

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 Před 4 lety +5

    labo fanan oo an si gaar ah ujeclhy frx and amino ❤❤❤

  • @abwaanhussein6115
    @abwaanhussein6115 Před 7 lety +6

    so fantastic Faarax and dhool keep up..... Faarax murtiile we know u need out support and sustainable financial...people from Somaliland.....

  • @warisalim2023
    @warisalim2023 Před 7 lety +1

    Universal tv wlh shacabka somaliyeed waa idin dhiiliinen daneestayaal inatihiin ayaa ogaanay allow mama amino Dhool cafimd dag dag ah siii😭😢😢😢

    • @hodanhure6113
      @hodanhure6113 Před 5 lety

      Libaxu wa khashishe maxa LA ga wada nimnka Maya LGA wada hhhh jawb wacn

    • @hodanhure6113
      @hodanhure6113 Před 5 lety

      Way ficnatey huno

  • @abdibashir8651
    @abdibashir8651 Před rokem +2

    Thank mr murtile I really loved ur songs I apreciate u my lover brother with ur remargs

  • @fartuunhassan3060
    @fartuunhassan3060 Před 7 lety +1

    waw masha allh wlh wa hes shidan nice Farax murtile iyo amino dhol Abukar mahdi mahdsan madax sare salan qasana IGA gidon

  • @boqoradasomaliyed9168
    @boqoradasomaliyed9168 Před 4 lety +5

    Hhhhh ya iladawanaya 2019 cadi mahana mamo amino iyo farah

  • @cumarfargeeto3009
    @cumarfargeeto3009 Před 4 lety +3

    Heestaan qeynta Faarah murtiile aad -baan usoo dhaweynaa

  • @qaalimohamed8498
    @qaalimohamed8498 Před 5 lety +2

    Shiikheyga Cashaqa❣ heeso waa heesahii hore iyo inyaroo soo raacdo

  • @user-ve1kw2nz6e
    @user-ve1kw2nz6e Před rokem +1

    Waa Hees Shidan heestani Lkn Qaraamiga Ayay Ku mcntahay markay Tahay

  • @mohameddeeqcabdiqolof1754

    Abukar Mahdi kuxirnaaw waligaa mahadsanid
    Abukar Mahdi salan sare

  • @abdinaasirjaamac2272
    @abdinaasirjaamac2272 Před 5 lety +1

    Aamino cabdulaayi cumar aamino dhool cod mxaa haysaa waan kuhaystaa fankaaga nolo❤

  • @mohadiamond3850
    @mohadiamond3850 Před 2 lety +3

    Xareedo ismacil iyo roraye the legend hees

  • @zaadabyanali8345
    @zaadabyanali8345 Před 2 lety +2

    Waxasa kaa music iyo cod ah
    Legends ✌

  • @queenyudgoonismail9313
    @queenyudgoonismail9313 Před 7 lety +8

    hees shidan dhool iyo murtiile😍😍💋😍

  • @philipmuthamia4870
    @philipmuthamia4870 Před rokem +1

    My dream is to marry either Ethiopian or Somali girl @from Kenya

  • @safiyahirsi3940
    @safiyahirsi3940 Před 7 lety +1

    waaaw walhi labadan faanaan wan jeclhaay ilahay haa iskaa dayo waa labo fanaan oo aan kalaa dhiciin

  • @queenaraweelo2612
    @queenaraweelo2612 Před 7 lety +1

    Shaxdan dagyba mad garan wayna kashishysaa👏👏👏intasan kahely

  • @updallahudjama8984
    @updallahudjama8984 Před 6 lety +11

    Qaabka ee u jileeso aamina dool yaaka helay @2018

  • @abdiqanisaed5534
    @abdiqanisaed5534 Před 7 lety +4

    Abukar mahdi. Heesi hii hore. Haloo dhibo farax. Kuwisu waa isku laxan. Waxu kaga cod macan yahay. Heesihi hore. Ciidul cafiya fananinta dhamaan

  • @dalxisiyowaayoaragdalxis5208

    Aun xasuus saado cali iyo shamuuri 😭😭😭😭 waxan soo xasuusday 1978 xamar saado cali 😭😭😭

  • @mmlalansay316
    @mmlalansay316 Před 7 lety +1

    wonderful ishcalaa hees plz hala xuso heesan hadadkii lahaa Farx murtile iyo Amino dhool thnx

  • @siciidxasannuur1039
    @siciidxasannuur1039 Před 2 lety +1

    Heestan xikmad badN oo qarsoon baa ku jirta, heestu waa sarbeeb abwaan ku fara-yaraystay

  • @idilali2217
    @idilali2217 Před 7 lety +3

    Heesihi horey ka shidan tahay🤗🤗🤗 bravo

  • @beforetheyear0323
    @beforetheyear0323 Před rokem +1

    Why don't they stay young?
    It's so hard to get old without a cause
    I don't want to perish like a fading horse
    Youth's like diamonds in the sun
    And diamonds are forever
    So many adventures given up today
    So many songs we forgot to play
    So many dreams swinging out of the blue
    Oh let it come true
    Forever young
    I want to be forever young
    Do you really want to live forever
    Forever, and ever

  • @ahmedjaanen8727
    @ahmedjaanen8727 Před 7 lety +3

    waxan ka xumahay oo An utacsi yeynaa Fananede somaliyed ee Amina dhooll

  • @hudacayuniqaali9324
    @hudacayuniqaali9324 Před 7 lety +4

    Walahi heesata waya iga dhaxabdya masha allah

  • @MohamudaliMohamudali-ko4sp
    @MohamudaliMohamudali-ko4sp Před 2 měsíci +1

    Hestn tiktoka kuso arky halakana kaso radiyay 2024

  • @gabarmuqdisho3078
    @gabarmuqdisho3078 Před rokem +1

    2023 igu horayso heestan manta 1000 jeer dhagaystay 😂 tiktok ka soo racay iyadoo haaf ah markAs CZcams ka soo radiyay 😂

    • @diinibaaba
      @diinibaaba Před rokem

      Hhhhhh. Taleefoonadii laba toosh laha ahaa mawadaan ku soo gaarin

    • @diinibaaba
      @diinibaaba Před rokem

      🤪

  • @kingmowlidwaahwalewaahees5945

    Waay mahad san yahin labada fanan lakiin hore ayaa loo qaday heestan

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 Před 2 lety +1

    Boqorada maslaxa iyo boqorka maslaxa is helay

  • @abdiqanisaed5534
    @abdiqanisaed5534 Před 7 lety +4

    Amina dhool. Soo cusbone heesihi kuluc. Baayo noolow guul

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 4 lety +5

    Amina dhool😍😍😍😍

  • @aminaamisha7805
    @aminaamisha7805 Před 6 lety +11

    Love it 😍. Alle give you healthy life amina dhool

  • @inaahassan4008
    @inaahassan4008 Před 4 lety +6

    2020 yaa dawanayo

  • @huseenabdirashiid8386
    @huseenabdirashiid8386 Před 6 lety +3

    heestan iyadoo qoraal ah yaa ila wadaagi kara mahadsanid.

  • @w....w7043
    @w....w7043 Před 4 lety +2

    Amina dhool ciyaarteda iyo codka murtiile waxkale waaye..nin wlalshi taageri waayay maahi😂😂😂😂

  • @rashkahussein440
    @rashkahussein440 Před 7 lety +2

    waxay kashidan tahay heesihi hore👌👌👌👍👍👍👍👍

  • @mohameddekkassim8918
    @mohameddekkassim8918 Před 4 lety +1

    Walaahi waa hees xasuus igu leh yar aanteyda na isoo xasuususu

  • @mustafacumar3988
    @mustafacumar3988 Před 7 lety +111

    Qofki 112 kistoo wax ii fiiriyaa nooh like ha ila dhaafina iskey kaga soo tura farta idinka ma diide heesta aan uso laabta hees iyo tumun alleylehe Ciid Mubarak

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 Před 2 lety +1

    Heestaana waa sarbeeer qofkii qofma caadi ma aha

  • @Wasiirka98
    @Wasiirka98 Před 7 lety +8

    Yaaa daawaday Heestan 2018 like 🤦‍♂️

  • @amranomarrooraye1277
    @amranomarrooraye1277 Před 7 lety +5

    heesti Abahay iyo baxssan weyso noloyeen 👌👌👌👌👌

    • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
      @ninkadhiigaushubasomalilan6991 Před 7 lety

      Amran Omar rooraye ,asc wll amran waanku salaamay anigu reer jabuuti baan ahaa oo aad ayaan aabo cumar rooraaye u aqaan hadana hargeisa jaar ayaanu nahay markaa wll ma waxaad tahay inantii uu ina caynaan qabaad tahay .Wll aax yaa duriyadaydii haboonayd.

    • @amranomarrooraye1277
      @amranomarrooraye1277 Před 7 lety

      haa walaal sii ficaan bad ii garatay

    • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
      @ninkadhiigaushubasomalilan6991 Před 7 lety

      Amran Omar rooraye ,enchante ma soeur .Walaal faadumaad isku eegtihiin maanshaALLAH.

    • @amranomarrooraye1277
      @amranomarrooraye1277 Před 7 lety

      ninka dhiiga u shuba somali land haa huno waan isku egnahay bey dadku yidhahdan

    • @amranomarrooraye1277
      @amranomarrooraye1277 Před 7 lety +1

      barasho wanaagsan walaal

  • @sharcidhegweyn2236
    @sharcidhegweyn2236 Před 4 lety +2

    Sheeydaan kaagu kululaa shidadaadu badanaa inta daumarka ka aaminsan sida like tiina aan arko

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 Před 3 lety +1

      Kir waryaa dumarku waa xariir illah idin xune idanka garan waayey xeerka dumarke ord hooyo caano isii dheh huuno

  • @user-nd8du2ft5t
    @user-nd8du2ft5t Před 9 měsíci +1

    After six years I listing 😮❤

  • @safiyomumin3528
    @safiyomumin3528 Před 7 lety +5

    Allah haku caafiyo aamino dhool hawo

  • @beelejeemis3809
    @beelejeemis3809 Před 3 lety +3

    Waanjeclahay samigayaga. Aamino dhool akshinka adaa kuleh

  • @mankaadam4867
    @mankaadam4867 Před 6 lety +2

    Sharadkeynu dhiganaba horta maxad ushegtaa caadi ma ahan super hees

  • @bahjagaabo
    @bahjagaabo Před rokem

    Shiikhagu waa kuma?!❤❤❤❤

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 Před 7 lety +3

    Shaxdaan degay maad garan hhh hees waa heesihii hore

  • @yurubyurub3071
    @yurubyurub3071 Před 7 lety +12

    Maskinta ilahy ha cafiyo cafimd dag dag an ku rajena

    • @maxamedisxaleeye143love7
      @maxamedisxaleeye143love7 Před 5 lety +1

      Hhhhhhhh waadhab wlhi
      Waa shini dumarku mcaan iyo qadhaadh isku dhafan haday kuqaniinaan shini caydh weeyaan hadii ay kuwanaajiyaana waa malap

    • @dahaboodoxawa6980
      @dahaboodoxawa6980 Před 5 lety

      Ilaheyo cafi fanada somalieyad ba tahay

  • @cabdiraxmaanbuulebuule6195

    Wwwwww Waaa Xusuus Wacan Oo Loo Baahan Yahay Somalida Maanta Iyo Tii Hore Fankaba

  • @muhyadinmussa2046
    @muhyadinmussa2046 Před 3 lety

    Heestaan Waxaa Iska Lahaa
    Cumar Xasan Rooraaye iyo Xareedo Ismaaciil Duniyo AU
    Dadkaan Hees Dad lahaayeen Bay Iska soo Qaadeen Dhalinyaro Saas ula Socda🙏🙏

  • @Jamalwarsame
    @Jamalwarsame Před 4 lety +2

    Heestan kama daalo dhegaysigeeda murtiile iyo dhool axsan halkeedaad dhigteen noolaada

  • @engayaanlexasan8975
    @engayaanlexasan8975 Před 10 měsíci +1

    Heesta yadhagaysanaya 2024 ❤❤

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 Před 7 lety +1

    Thanks amina dhool abd farax murtile wayo heestan wan maqlii jiiray xaredo and omar ayaa ku qaadi jiiray barteeda ayaad dhiigten thks

  • @ismahanismahaan1720
    @ismahanismahaan1720 Před 7 lety +19

    Kkkkk dumar somaliyeed hada nahy wad kulushihiin in naaladhaho waa jecelnahy aaamina kuluc sheydhankada kululu shidadu badana marku dhaho said ayeey u farxeeysa

  • @faizatoxobow7414
    @faizatoxobow7414 Před 7 lety +1

    maasha allaah Aamina dhool waad ka baxsatay il iyo cowriba LA aaw

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 Před 7 lety +4

    Aamino dhool dheesheeda iyo codkeedaba waxeey u egtahay magool in badan akshinka

  • @shukriainamohamoud5987
    @shukriainamohamoud5987 Před 7 lety +3

    😇😘😘😘😘😘😘wwwwww caadi alah. Heestan and Amina and farah inloda for ever 😘😘😘😘

  • @yasinahmed9012
    @yasinahmed9012 Před 3 lety +3

    Best Somail and I’m Somail love Somail music

  • @maxamedmaxamuddaahir1952

    Nice song
    Fannaan faarax caqli
    Wabillahi tawfiiq

  • @nuriyaabdirahman2151
    @nuriyaabdirahman2151 Před 2 lety +5

    Wow amazing voice

  • @mahatbulebule6706
    @mahatbulebule6706 Před 7 lety +2

    amina dhool iyo f murtile best song ever 2017

  • @abdihafiiid...............2008

    Xasusti Rooraaye io xaredo ismail duniyo . Barteeda ayad dhigten 2022 ayan dawanaya wan ka helay runti.

  • @fatmarashid3231
    @fatmarashid3231 Před 6 lety +52

    Proud to be Somali

  • @funnyboy5382
    @funnyboy5382 Před 7 lety +1

    Abuukar mahdi ninweyn runtii waanku tageeraa sxb

  • @abdillahimohamud874
    @abdillahimohamud874 Před 21 dnem +1

    Still 2024 listening❤

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    👋👋👋👋👋👋👋👋👋.khatraaaaaay waamaya.exusemeeeee.fil waa leeyagay iyo naaago waxbadan iga waawaynaaaa.yartaan ooridiis.bahyarey

  • @MohamedIbrahim-rg2lk
    @MohamedIbrahim-rg2lk Před 3 lety +4

    Mashalaah cadi mahan

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 6 dny

    Taladaan shakaalaba
    Shanshada maxaad U goysaa?.

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 Před 7 lety

    Guri barwaaqo studio waan kugu qabtay 😀😀😍😍😍😍😍👈👈👉👉👈👈👉👉

  • @abwaanmaxamedxaamudnuur7431

    Wll kusaliya nebi maxamed scw

  • @ebyanofficial8963
    @ebyanofficial8963 Před 3 lety +2

    Heestan yaa imacneeya

  • @khadijawarsame8118
    @khadijawarsame8118 Před 7 lety +2

    Thanks hees aad u wacan