JABRA OO FAHIIMO WARAYSI DHEER LA YEESHAY IYO NOOLASHII AY SOOMARTAY KADDIB.....

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • #dagaal #dagaalka #dayaxdalnuurshe #degdeg #somaliland #somalitiktok #gametiktok #queenqueen #rasmirays #tiktokvideo

Komentáře • 11

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 Před 2 měsíci +1

    Walllhi gabadhaha yaree fahma fiican qalbiga ayay I gubtay dhibta lagu hayo .
    Somaliyay Allah ka baqa gabadhaas dulmiga ka daaya
    Daarood iyo dir iyo hawiye gabadhaas yar Hala cimaamado sifiican .
    Haloogu hiiliyo fadlan
    Ganacsi niyada u adkeeya ha samaysateee plz

  • @najma649
    @najma649 Před 2 měsíci +1

    jabra waa wiil qalbi wanaagsan

  • @JamilaYusuf-jq9dy
    @JamilaYusuf-jq9dy Před 2 měsíci +1

    Jabra will mj Boqortooyo ❤❤

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 Před 2 měsíci +1

    Gabadhaas ha la cimaamado

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 Před 2 měsíci +1

    Qofka qalbiga fiican markasta waa la dulmaa

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 Před 2 měsíci +2

    Maalin aan maanta ahayn baa laga shalayn dulmiga gabadhaas lagu hayo, abaayo wax qoran bay ahayd qif la suuxiyey maxuu danbi ah oo uu galay; qif la dulmiyey bay sii dulmaan

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 Před 2 měsíci

    Fahmo waa gabadh Soomaaliyeed oo da’yar ee CAYDA iyo AFLAGAADADA, ka daaya,tan kale waa in loo hiiliyo oo Niyada loo dhiso, siiba dhalinyarada.
    Fahmo niyadaada adkey , guulayso noolow bravo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @king--JUDE15
    @king--JUDE15 Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Před 2 měsíci

    Maasha allah

  • @MasmalCabdirisaaq
    @MasmalCabdirisaaq Před 2 měsíci

    M.a❤❤

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před 2 měsíci

    Jabba Funny