XANUUNKA NEERFAHA LUGTA OO KUGU SABABA KABUUBYO & CAGO OLOL JOOGTO AH | By Dr.Yusuf O.Qalib

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 242

  • @hodanelmi6516
    @hodanelmi6516 Před 2 lety +10

    Dr. Waa mahadsan tahay xununkaa neerafaha wuu I hayaa ee xagee laga soo xidhidhayaa

  • @xaajinuurnuur1882
    @xaajinuurnuur1882 Před 2 lety +2

    dr 2020 shil galay shilkii wuxuu sababay alx baaralays ama shalal kabaabyo ama murgacasho wali waan leeyahay xage joogtaa

  • @abdulahabdi3773
    @abdulahabdi3773 Před rokem +6

    Asc Dr.Yusuf walaal xanuunka aad sheegtay ayaa aad iyo aad ii haaya walaal wadankee aad joogtaa walal igacaawi jazakalah

    • @user-gu1bz7wj5m
      @user-gu1bz7wj5m Před 11 měsíci

      anfacaya 90% ciladaha caafimad👇
      1' Jooji ❌sonkorta iyo furuutada 🍉🥭🍊🍑🍍🍌iyo waxkastoo macaan hadadan kamarmikarin malab aad uyar isticmaal oo organic ah, ogow sonkortu meelo badan bay ku qarsontahay sida cabitanada buskud yada yanyada shidan iyo waxyabo badan oo prosses maray.
      2, jooji saliida cad mayoniska iyo waxkastoo Salida cad lagu Daray ogow waxay kabuuxdaa cuntoonyinka la prosses gareyay eedukamada lagu gado taabadalkeda isticmaal subaga xoolaha saliid sayntuunka salid qumbaha kuli waa inay ahaadaan organic,
      3, cuntonyinkaan cun sida khudaarta kaladuwan 🥦🥬🥗🥒🫑🥑🥕🍅🌶️🍋🍆🫛gaar ahaan nooca kharaar sida kamasarta, kale ka 🥬 kaabashka iyo toontuna way uficanyohin berka waa inay organic✅ yihin waxn dhan aan sooshegay lkn basasha iyo avocada 🥑 iyagon organic ahayn baad isticmalikarta madama harag adag ay qaban kaso kadifacaya sumaha lagu bufiyo dalaga.
      Sidokale ukunta cun organic ah hilibyar oon badnayn cun (oo organic ah✅). baris iyo bastana joji hadadan awodin wax aad uyar ka cun (oo organic ah✅)
      Shaah ahaan waxad ucabaysaa sinjibiisha, huruuda, qarfaha, iyo dhirta lamidkaa, liindhanana kudar ( oo organic ah✅).
      Khalka ama Apple cider vinegar hal qaado biyo kudar cab lkn khalka kaligii ha cabin isagoo markaa caloshada jarjarikara, (oo organic ah✅)
      Vitamin lada sida b1 b2 b3 b5 b6.
      Vitamin k2 midka ugu muhimsan weye wuxu qada calcium ta wuxuna geeya lafaha hadikale calcium tu xidida, halbowlayasha, murqaha xubnaha iyo jidhka qaynihisa kaladuwan ayay ku ururaysa oy sababaysa faalig, dhiig madaxa kufurma, murqo xanuun, isha oo cadan sarmo, iyo xaalado caafimaad oo kaladuwan, sidokale magnesium ku way cawisa vitamin k2 ga nooca ugufican ee vitamin k2 ga waa mk7, magnesium kana glycinate✅.
      mineralska intabadan khutarta lagahela sida potassium, calcium, fluoride, lkn kuwa trace minerals loyaqan sida ( zinc, copper, selenium, iodine, chromium, manganese iyo kuwo badan oo kale ) kaliya waxa laga hela cuntada bada ama iyago supplement ah💊 aya laqata.
      Omega3 fatty acids iyana cuntada bada laga hela ama supplement ahan💊
      20 sano kabadan cilmibadhis lasameyy ayan qoral kugu so kobay ilahaybay na mahadodhan usugnaatay🤲
      Dr Berg research 🔬🧐

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 Před 2 lety +1

    Mhdsanid Dr.Yusuf

  • @maryanaxmed5692
    @maryanaxmed5692 Před rokem +1

    Dr asc noosheeg nabar iyo meeshaa joogto wallhi aney ixanuune mudo 2sano ah

  • @zaynabali8382
    @zaynabali8382 Před 2 lety +7

    Asc dr waa ku salamay suaal rabay inaan ku waydiyo suashaa oo ah aniga oo iska socda lugaha xaga faraha hore kabaabyo xoog badan iga soo bilawada ilaa lugta oo dhan isqada kadib waxaa darema inay dabarada iga tagayso lugta oo dhan waxaa kale oo isii dheer lugaha aad i xanuun lafaha ah

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před rokem +2

    Thanks you soo mach my dear teacher

  • @kghassansuudihersi2699
    @kghassansuudihersi2699 Před 3 měsíci

    Fadlsn iibsoo jawaab.talo buuxda iyo la socod joogto ahninshalkah

  • @osmaanadaan6431
    @osmaanadaan6431 Před 2 lety

    Dr yusuf xage kala soo xidhiidhna

  • @Alhilaalchanell
    @Alhilaalchanell Před 2 lety +1

    Haa Dr waa leyahay calamadahas
    Xagee kala soo xiriira

  • @amal6529
    @amal6529 Před 2 lety +2

    Dr gacmaha iyo lugaha ayaa ikabaabiyonaye lugahane tabar dari kadarema neerfaha miyaa iso jawab dr jazakllah

  • @maryamanuur6482
    @maryamanuur6482 Před rokem

    asc dr kni hlkee buu fadiyaa

  • @sardiqcabdulaahi8595
    @sardiqcabdulaahi8595 Před 2 lety

    Dr. Yuusuf Xanunkaan Anigaa Lajiifa Fadlan Sidee Ku Helaa Warbixin Dhameystiran

  • @amiirayuusuf8345
    @amiirayuusuf8345 Před 2 lety

    Dr yuusuf xafidilahaa

  • @dekaliosman5333
    @dekaliosman5333 Před rokem +4

    Ilaa shalay xanunkasa daremaya hal lug marmarna 2da lug iga qabtaa😢

  • @edebzaney
    @edebzaney Před 2 lety +6

    Mxaa sameyaa labada lugba waaan ka daremaa 😭😭😭🥺

  • @user-tt5iv8qy4n
    @user-tt5iv8qy4n Před 6 měsíci

    Dr halkee fadhisatan

  • @fartuunMaxamed-sz2hr
    @fartuunMaxamed-sz2hr Před 3 měsíci

    Dr in tee lagaahelaa

  • @cabdinaasiesakariye1765

    asc Dr.yusuf xanunka aah shektey ayaan kacawanayaa walaal

  • @fadumolamiis2345
    @fadumolamiis2345 Před 9 měsíci +1

    6:52 6:52 6:52

    • @fadumolamiis2345
      @fadumolamiis2345 Před 9 měsíci

      Asc dr. Lug ayaa igadhacay firir dareen male talo ayaan kaarabaa wll

  • @mowlii4511
    @mowlii4511 Před 2 lety

    Dr xaguu jooga

  • @user-sr8lu6ow8m
    @user-sr8lu6ow8m Před 7 měsíci

    Dr kabuubyo badan ayaan isku arkay ina muddo ah

  • @gedochannel8155
    @gedochannel8155 Před 2 lety

    Dr. Majiraa video aad ooga hadashay jimicsiga loosameeyo qofka calaamadahaan isku arko oo dhabarku xanuunayo

  • @kghassansuudihersi2699
    @kghassansuudihersi2699 Před 3 měsíci

    Dr.jntaad sheegtey waan qabaa.
    Inta'aad sheegtey waan.hayaa.
    DOCTOR..EXCERCISE AMA JIMICSIGA DAAWADA U. AH
    INSHALKAH.
    ODEY DADJA IYO DALJA U SOO.
    SGAQEYEY QADARIN IDIIN.KU LEH
    WAANNKUVFARXSY AQOONTAADA IUO AFTSHZNTA DEGEN.OO..AAD'WAX KU..SHARAXDEY.
    PLRASE'GULL REPLY

  • @fatxicadey6327
    @fatxicadey6327 Před 2 lety +1

    Dr Halkeesa joogtaa

  • @nuurcali2407
    @nuurcali2407 Před rokem

    Asc alaha kubarakeyo sidad Shelton Uranus Sakata ìn te Kala so xariri Kara dhaqtr

    • @user-gu1bz7wj5m
      @user-gu1bz7wj5m Před 11 měsíci

      anfacaya 90% ciladaha caafimad👇
      1' Jooji ❌sonkorta iyo waxkastoo macaan hadadan kamarmikarin malab aad uyar isticmaal oo organic ah, ogow sonkortu meelo badan bay ku qarsontahay sida cabitanada buskud yada yanyada shidan iyo waxyabo badan oo prosses maray.
      2, jooji saliida cad mayoniska iyo waxkastoo Salida cad lagu Daray ogow waxay kabuuxdaa cuntoonyinka la prosses gareyay eedukamada lagu gado taabadalkeda isticmaal subaga xoolaha saliid sayntuunka salid qumbaha kuli waa inay ahaadaan organic,
      3, isticmaal cuntoyinkaan sida khudaarta kaladuwan 🥦🥬🥗🥒🫑🥑🥕🍅🌶️🍋🍆🫛gaar ahaan nooca kharaar sida kamasarta, kale ka 🥬 kaabashka iyo toontuna way uficanyohin berka waa inay organic✅ yihin waxn dhan aan sooshegay lkn basasha iyo avocada 🥑 iyagon organic ahayn baad isticmalikarta madama harag adag ay qaban kaso kadifacaya sumaha lagu bufiyo dalaga.
      Sidokale ukunta cun organic ah hilibyar oon badnayn cun (oo organic ah✅). baris iyo bastana joji hadadan awodin wax aad uyar ka cun (oo organic ah✅)
      Shaah ahaan waxad ucabaysaa sinjibiisha, huruuda, qarfaha, iyo dhirta lamidkaa, liindhanana kudar ( oo organic ah✅).
      Khalka ama Apple cider vinegar hal qaado biyo kudar cab lkn khalka kaligii ha cabin isagoo markaa caloshada jarjarikara, (oo organic ah✅)
      Vitamin lada sida b1 b2 b3 b5 b6.
      Vitamin k2 midka ugu muhimsan weye wuxu qada calcium ta wuxuna geeya lafaha hadikale calcium tu xidida, halbowlayasha, murqaha xubnaha iyo jidhka qaynihisa kaladuwan ayay ku ururaysa oy sababaysa faalig, dhiig madaxa kufurma, murqo xanuun, isha oo cadan sarmo, iyo xaalado caafimaad oo kaladuwan, sidokale magnesium ku way cawisa vitamin k2 ga nooca ugufican ee vitamin k2 ga waa mk7, magnesium kana glycinate✅.
      mineralska intabadan khutarta lagahela sida potassium, calcium, fluoride, lkn kuwa trace minerals loyaqan sida ( zinc, copper, selenium, iodine, chromium, manganese iyo kuwo badan oo kale ) kaliya waxa laga hela cuntada bada ama iyago supplement ah💊 aya laqata.
      Omega3 fatty acids iyana cuntada bada laga hela ama supplement ahan💊
      20 sano kabadan cilmibadhis lasameyy ayan qoral kugu so kobay ilahaybay na mahadodhan usugnaatay🤲
      Dr Berg research 🔬🧐

  • @mukhtarmohamud1426
    @mukhtarmohamud1426 Před 2 lety +3

    Dr allah hakaa ajar siiyo waxan kaa codsanayaa jimicsiga la samaynayo qaabka uu yahay ma samaysay xanunka ayaan dareemayaa dr yuusuf jimcisiga igu caawi saan u sameeyo allah haku barakeyee

    • @amoolaomar4231
      @amoolaomar4231 Před 2 lety +1

      Sciatic exercise CZcams ku qor wad helaysaa

    • @Kiky20452
      @Kiky20452 Před rokem

      ​@@amoolaomar42316:37 6:38 6:39

  • @aslimahmed6368
    @aslimahmed6368 Před 2 lety +1

    Dr irbadna waa isku muday physiotherapy waan ku daalay qaliin xal aan ahay ma helayaa

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 Před 2 lety +1

    asc dr kululayl ma leeyahy neerfuhu dhabarka kulayl iga so kacaya lugtana irbada laygaga mudmudaa

  • @habonwadani360
    @habonwadani360 Před 2 lety +1

    halke kahela wanleyahay calamadahas D.yusuf

    • @DrYusufOQalib
      @DrYusufOQalib  Před 2 lety

      instagram.com/dr.yusuf_o.qalib/

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 Před 2 lety

      @@DrYusufOQalib dr ana qabe ma labada lugood bu ku dhaca mise bidixda ma daawa loo helay waxaan qaba fibromalljia

    • @qanciyebaashi5021
      @qanciyebaashi5021 Před 2 měsíci

      ​@@DrYusufOQalibwll icaawi wankudhibanahay xanuunkaa nabar ka wadsabka iqor

    • @qanciyebaashi5021
      @qanciyebaashi5021 Před 2 měsíci

      ​@@deeqoali57abaayoy maxaa maxaa samaysay

  • @a.hakiinali
    @a.hakiinali Před rokem +2

    Asc dr.yuusuf wll xanunkas aad sheegayso ayaa aad idhibaya
    Wadankee ayaa ku sugantahay wll

  • @maryamanuur6482
    @maryamanuur6482 Před rokem

    Igu caawiya wllyaal

  • @MaxamedDeq-t3p
    @MaxamedDeq-t3p Před měsícem

    Asc Dr yuusuf qebta dambe ayaa igunani oo salkah

  • @MaxamudAdem
    @MaxamudAdem Před 5 měsíci

    Thanks maxaa lagu daweeyaa dr

  • @xasanmacalinadan6188
    @xasanmacalinadan6188 Před rokem +1

    Waat ku mahadsan tahay dr y

  • @heykalyt3603
    @heykalyt3603 Před rokem

    Thnks

  • @farhiyoshiiqahmed9013
    @farhiyoshiiqahmed9013 Před 2 lety +2

    Asc doctor xanuunkas saa usharaxaysi Buu iihaya ee xagee kaala sooxariira

  • @fadumosiciid1482
    @fadumosiciid1482 Před 2 lety +2

    Aniga aya xanuunka leh Dr mudo dheer hadda😓😭

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 Před 2 lety

      Alle haku cfio abyo hada sthy

    • @fadumosiciid1482
      @fadumosiciid1482 Před 2 lety

      Amiiin gacaliso

    • @queens5170
      @queens5170 Před 2 lety +2

      abayo ilaa hadda hada kacabaneeso daawo kaadaaweeneeso makugu caawiyaaa

    • @fatushshariff7016
      @fatushshariff7016 Před 2 lety

      @@queens5170 sister aniga igucawi dawada aniga aya lugaha zaid ixanunayayn

    • @queens5170
      @queens5170 Před 2 lety

      @@fatushshariff7016 abaayo diyaar waaye ee what'sapp maisticmaasha

  • @QurayshXasanKhaliif
    @QurayshXasanKhaliif Před rokem

    Xaguujoogaa toloow Dr kani

  • @fartunburale1464
    @fartunburale1464 Před rokem +1

    Asc walal lugbaa ixanuneso inte kala soxarira

  • @ahmedhon5883
    @ahmedhon5883 Před rokem +1

    Asc Dr yuusuf fadlan igacaawi magaca kiniinka ama irbada ee xanuunkan uuleeyahay my brother pls

  • @user-wz2dj1si4p
    @user-wz2dj1si4p Před měsícem

    ❤❤❤❤

  • @user-re6fk2vw4t
    @user-re6fk2vw4t Před 11 měsíci +2

    Asc Dr wadmahad santaha wallahi sas leyhaya mana fahansanen walahi Malin iyo haben xanun babi iyo iska caba lacag an iskaga daweyo ma abodo lkin ale ayan taladeyda sartay😢

    • @user-gu1bz7wj5m
      @user-gu1bz7wj5m Před 11 měsíci

      anfacaya 90% ciladaha caafimad👇
      1' Jooji ❌sonkorta iyo waxkastoo macaan hadadan kamarmikarin malab aad uyar isticmaal oo organic ah, ogow sonkortu meelo badan bay ku qarsontahay sida cabitanada buskud yada yanyada shidan iyo waxyabo badan oo prosses maray.
      2, jooji saliida cad mayoniska iyo waxkastoo Salida cad lagu Daray ogow waxay kabuuxdaa cuntoonyinka la prosses gareyay eedukamada lagu gado taabadalkeda isticmaal subaga xoolaha saliid sayntuunka salid qumbaha kuli waa inay ahaadaan organic,
      3, isticmaal cuntoyinkaan sida khudaarta kaladuwan 🥦🥬🥗🥒🫑🥑🥕🍅🌶️🍋🍆🫛gaar ahaan nooca kharaar sida kamasarta, kale ka 🥬 kaabashka iyo toontuna way uficanyohin berka waa inay organic✅ yihin waxn dhan aan sooshegay lkn basasha iyo avocada 🥑 iyagon organic ahayn baad isticmalikarta madama harag adag ay qaban kaso kadifacaya sumaha lagu bufiyo dalaga.
      Sidokale ukunta cun organic ah hilibyar oon badnayn cun (oo organic ah✅). baris iyo bastana joji hadadan awodin wax aad uyar ka cun (oo organic ah✅)
      Shaah ahaan waxad ucabaysaa sinjibiisha, huruuda, qarfaha, iyo dhirta lamidkaa, liindhanana kudar ( oo organic ah✅).
      Khalka ama Apple cider vinegar hal qaado biyo kudar cab lkn khalka kaligii ha cabin isagoo markaa caloshada jarjarikara, (oo organic ah✅)
      Vitamin lada sida b1 b2 b3 b5 b6.
      Vitamin k2 midka ugu muhimsan weye wuxu qada calcium ta wuxuna geeya lafaha hadikale calcium tu xidida, halbowlayasha, murqaha xubnaha iyo jidhka qaynihisa kaladuwan ayay ku ururaysa oy sababaysa faalig, dhiig madaxa kufurma, murqo xanuun, isha oo cadan sarmo, iyo xaalado caafimaad oo kaladuwan, sidokale magnesium ku way cawisa vitamin k2 ga nooca ugufican ee vitamin k2 ga waa mk7, magnesium kana glycinate✅.
      mineralska intabadan khutarta lagahela sida potassium, calcium, fluoride, lkn kuwa trace minerals loyaqan sida ( zinc, copper, selenium, iodine, chromium, manganese iyo kuwo badan oo kale ) kaliya waxa laga hela cuntada bada ama iyago supplement ah💊 aya laqata.
      Omega3 fatty acids iyana cuntada bada laga hela ama supplement ahan💊
      20 sano kabadan cilmibadhis lasameyy ayan qoral kugu so kobay ilahaybay na mahadodhan usugnaatay🤲
      Dr Berg research 🔬🧐

    • @user-jp2ps3by8g
      @user-jp2ps3by8g Před 10 měsíci

      Allaha ku caafiyo wll saliga nabiga laasiim insha allah caafimad iyo faraj deg deg ah wad helli wll ha niyad jabin waxad heysataa Rabigaa oo kaaga naxariis iyojaceyl bdn 2 waalid ee dantaada u sheego

  • @muridiomar5069
    @muridiomar5069 Před 3 měsíci

    Asc

  • @saxafifilms1796
    @saxafifilms1796 Před 2 lety +1

    dr isbitalkina xagu ku yala
    mx yeley xanunkan ad kasheegeysey ee caga hurka ana ihaya wlhi
    hurdo wa ka qustay lugaha inta cagta la dhigo dhulka
    xanun waxa moda iney malax ku jirto iney igarirayan wana kabubyona wayna ii olalayan plz

  • @ibrahimhaji3260
    @ibrahimhaji3260 Před 3 měsíci

    Asc saxep

  • @ayaanniita
    @ayaanniita Před 8 měsíci

    Dr aniga waan leyahay calamadahaas wlhi ee halkee jogtaa aan ku imadee

  • @qaaliladangemilcom1711
    @qaaliladangemilcom1711 Před 5 měsíci

    Dr waan la liitaa ma jiifsankaro ma taa ma fadhiisankro maxataa maeesaxkaro dr ma dhatar neerfha tagaa miise dhikhatar lafo😢

  • @hidaayohonesty6983
    @hidaayohonesty6983 Před rokem

    Xanuun jirka iyo madaxa malagu arkaa iso jwb Dr

  • @faysalmusa4040
    @faysalmusa4040 Před rokem

    Dr.yusuf xanunkas aniga dareemay waxaan raba in aan imado meshad joogto

  • @xamdasharaf982
    @xamdasharaf982 Před rokem

    Dr xagaan kalaso cidhiidha
    Dhinaca o dhan ayan u liita o I xanuunaya

  • @nasrocqaadir2439
    @nasrocqaadir2439 Před rokem

    Dr xagu kuyalla dhakhtarku

  • @zahraaqaadir952
    @zahraaqaadir952 Před 2 lety +1

    Calaamadaha oodhan waan leyahy

  • @mohamedadan4072
    @mohamedadan4072 Před 2 lety

    Dr yuusuf xaged jogta

  • @muslimahmalia9723
    @muslimahmalia9723 Před 9 měsíci

    Walal waxanraba inandhaqtar fican anoqto maxayelay aydadkajecelyihin inannoqtobanrabawalal ewaxataqanidigusosiyadi okay maskaxdarabihakufududeyo wall❤❤❤❤❤

  • @shukrijamac-ek4oj
    @shukrijamac-ek4oj Před rokem

    Wlhi aniga ixanuunayaan intii bil ah

  • @cismaandiiriye123
    @cismaandiiriye123 Před 2 lety

    Asc dr xageejoogtaa oolagaahelikaraa

  • @abdiqanimohamed1119
    @abdiqanimohamed1119 Před 2 lety

    Xage jogta dr

  • @ismahandaahir8180
    @ismahandaahir8180 Před 2 lety

    Xididada jirka sida gacmaha iyo madaxa leyga haayaa isojawab wll nerva waa iska daaweye mana reeysan weli

    • @queens5170
      @queens5170 Před 2 lety

      abayo ani daawo kaa daaweneeso makugu caawiyaaa

  • @user-hu1oe3fk8s
    @user-hu1oe3fk8s Před 11 měsíci

    Dr adiga raali ah inte fadhisataa plz

  • @IsmaciilCabdisalan-qj2is

    Dr. Xanuunkaas ayaa in muddo ah ihaayo cisbitaal walbo wan tagey wadanka aan joogo ilaa hada xal ma helin Ee fadlan xagee joogtaa dr. Wadankee

    • @abdifatahabdulle9637
      @abdifatahabdulle9637 Před rokem

      Ismaail sidaas aad dareeymeeyso ka daran aan dareeemaa xitaa habeenki maka hurdo . 20 daqiiqo ma sucun karo . Sidaas ma ila qabtaa adi. Shaqo fadhi hadi aad ka shaqeeysit iska dhaaf meel qabob hadi aad juugtit ka tak . Africa tak quraxda . Wey ka cawin kartaa ayaa maqlay

  • @shadiyakhadar5851
    @shadiyakhadar5851 Před rokem

    Dr xanuun Ayn kadareema cidhibta ilaa fiidhaha muxuu noqon ka
    Raa

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před rokem +1

    Scw

  • @haweyosirad4347
    @haweyosirad4347 Před 2 lety

    Asc Wllo xageen kala soo xiriiraa

  • @farhiyoshiiqahmed9013
    @farhiyoshiiqahmed9013 Před 2 lety +1

    Doctor waxaan dareema xanuun dhabarka iyo sinta iyo fugta isxiga ixanuuna waxaan dareema halboowle ordaya lugta waxaan kaloo dareema in xitaa dareemki iga tago Marka maxaa igulatalinee

    • @kky2069
      @kky2069 Před 2 lety

      wlo wa cadi wa xanun marka ay hooyadu dhasho wa inad misanka rida jimicsina sameysa

  • @sahraamiin3544
    @sahraamiin3544 Před 2 lety +1

    Asc Dr muqqdusho ayaan joogaa xagee joogtaa xanuunkas neerfaha ayaa tabanayaa jwb dr adigoo mahadsan

    • @queens5170
      @queens5170 Před 2 lety +1

      abaayo ani makugu caawiyaa daawo kaa daaweneeso ilaa hadda hadaa kacabaneeso

    • @faizofaizo2404
      @faizofaizo2404 Před 2 lety

      @@queens5170 abyo ani xita said ayan ulaxanunsanaya e igu cawa dr ficn

    • @dheymanceyni7434
      @dheymanceyni7434 Před rokem

      @@queens5170 abyo aniga iga caawo plz😔

  • @user-to6vo3fc7k
    @user-to6vo3fc7k Před 5 měsíci

    Walal xanunkan mudo ayuu ihayaa eexagen idinkugu hagaga😢😢

  • @sumayosuum1117
    @sumayosuum1117 Před 2 lety

    Ani gabara isdagalne kdip gacanta bidix suulka ijareynayo pleas kso hdal nerfa mrna li iga shege lugahan wee ihurayan

  • @zahraaqaadir952
    @zahraaqaadir952 Před 2 lety +2

    Dr xegee joogtaa

  • @aslimahmed6368
    @aslimahmed6368 Před 2 lety

    Dr jimicisiga noo soo gali please

  • @abdikaremahmed602
    @abdikaremahmed602 Před 2 lety

    Dr xeeg kaa helayaa

  • @fatimamohamed9852
    @fatimamohamed9852 Před rokem

    Asc wall xanuunkas anu ihayaaa inte Kala so xirar please

  • @xananali346
    @xananali346 Před rokem

    Walhi xanuunkaa qudhiisa i haya

  • @user-xz6si7gu7k
    @user-xz6si7gu7k Před 10 měsíci

    Inte kala so xirira pliz xanunkasa ihayo wllo

  • @hamdiyasin4902
    @hamdiyasin4902 Před rokem

    Dr xanuukaa wuuihayaa xagee kalasooxiriiraa

  • @saciidomuuse1060
    @saciidomuuse1060 Před 2 lety

    Ditoorkan xagu fariista sbitaalkee ayu ka sha qeeya

  • @fatimamohamed2724
    @fatimamohamed2724 Před 2 lety

    Dr haled joogta xanuunkan ad ka hadashay aya ka cawana

  • @fadumolamiis2345
    @fadumolamiis2345 Před 9 měsíci

    Asc dr. Lug ayaa firir igadhaca dareemihi ayaa igamaqan talo ayaan kaarabaa wll jwb

  • @cawomohmed4250
    @cawomohmed4250 Před rokem

    Qarac xanuunbadan ayaa lugaha ka dareemaya Dr maxa sameeyaa

  • @maryanaxmed5692
    @maryanaxmed5692 Před rokem

    Asc dr xagee joogtaa labar soo dhig

  • @xusenmaalin1190
    @xusenmaalin1190 Před rokem

    Ma hadsanid

  • @zamzamfiqi3600
    @zamzamfiqi3600 Před 2 lety +1

    dr waxan qabaa cudurkaas sin xanuunkaa please xageen kala soo xariira jugbaa dhowr mar igu dhacday

  • @munohassan6355
    @munohassan6355 Před rokem

    Nairobi dhicee ka jogta dhaqtar please

  • @abdirammansamir8508
    @abdirammansamir8508 Před 2 lety +2

    Adbad umahadsantahay wll

  • @fadumosiciid1482
    @fadumosiciid1482 Před 2 lety

    Plz dr xanunkan wuu idhashaday dr intee ka helaya ama kala soo xidhidhi kara😭😓😭😭😭

  • @ahnjjkkjh6419
    @ahnjjkkjh6419 Před 2 lety

    Dt ligtabio gacanta ayaa layga hayaa

  • @dr.snimcodolar7609
    @dr.snimcodolar7609 Před rokem

    Sasa layhayey dr inte laga hela

  • @farxiyanuur5787
    @farxiyanuur5787 Před 2 lety +1

    Dr aniga wn kacabadaa xanunkaa imikadaa an kula hadlayo wan leeyahay kalida inta ka hoseysa ilaa lugta ayaa igaraacaysa mararka qaar jidhka ayaa ila modaa in cirbadu laygu taag tagayo
    Alxaasil isheeg halkay xaruntu ku taalo🙏

    • @ismailmohammed5596
      @ismailmohammed5596 Před rokem

      Wala se katahay hada muxu noqday xanunkaga

    • @farxiyanuur5787
      @farxiyanuur5787 Před rokem

      @@ismailmohammed5596 wll alx wn ladanahay hada

    • @fatushshariff7016
      @fatushshariff7016 Před rokem

      Abyo maxad isticmashay aniga xanun zaid ihaya

    • @farxiyanuur5787
      @farxiyanuur5787 Před rokem

      @@fatushshariff7016 wll ma xanuunada an so shego dhan adna ma leedahau

    • @rahmamohamed6568
      @rahmamohamed6568 Před rokem

      Abaayo waxaa Idin waydiyay xaga dhalmada maidinka sameyay aniga lugtaas cilad Bey igu nqty iney nerfa thy bryhn bn umaleyay

  • @ciisewayneallahdayo6111

    Dr waxa ihay dhabar xanuun runti markan kacayo jilbaha aya qabsada si toosa umakaco meel dheer ama fooq o kala ah mafulikaro markan sexdo waxan darema margiya ixanuna dhakhatir badan wn tagay wali mn helin dawo aan kucafimado cafimad rabiga bixiye inshallah Dr bal iso jawab

  • @axmedmaxamedxasan2008
    @axmedmaxamedxasan2008 Před 2 lety +2

    Dr waxad shegtay dhan wan isku arkay lkn Birida iyo lugaha markay sida hda shegtay nooq dan hiilib ki dhan wo iga dhamada mesha dhaan laaf noqota tas ku wareray Blz iso jawab hda fariin teyda araag tay wan dhibana hy 😭😭😭😭

  • @farxiyoxaajixaaji6382

    Dr jimcsiga ino sheg

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 Před rokem

    Dr waaba xanuunkaygiiye waxaase idilaye cagee kala soo xiriiraa

  • @mohayre3408
    @mohayre3408 Před rokem

    Digtore aniga kabaabiyo ayaa iheyso hage joogtaa aan kuu imaade

  • @maryanaxmed5692
    @maryanaxmed5692 Před rokem

    Asc asaxaabta qofkii haayo labarkiisa qokii helo hanagusoo caawiyo

  • @kayfgaraad3766
    @kayfgaraad3766 Před 9 měsíci

    Asc wll xaruntiinu xagay kutaalaa

  • @mohametkingzame4874
    @mohametkingzame4874 Před rokem

    Dr wlhi haben kazta.kma zexan kro cagaha wy I ololaan qodxo wx aad moodo imudmudo wn yabanahay mxn zmeya dhakhtar maan adaa hda

  • @abdullahiabdirahiin1374

    Dr aad ayaan kaga mahadcelinaayaa mida kale numberkaga iyo goobta aad joogto igu caawi mahadsnd

  • @fardosoxasan9845
    @fardosoxasan9845 Před 2 lety

    Dr calamdahs wan leyha exagen also xarira

    • @queens5170
      @queens5170 Před 2 lety

      abaayo ani daawo kaadaweeneeso makugu caawiyaa

  • @yaasmiinabdi3043
    @yaasmiinabdi3043 Před 2 lety

    Wll dhiig karku miyuu keenaa kabuubyada please isoo jawaab

  • @fardowsoibraahim5301
    @fardowsoibraahim5301 Před rokem +1

    Dr aniga mudo 1 Sano Ayaan xanunsanahay lugaha ayan kajogi lahay