DAAWO ABWAAN SUBKANE HAWIYAHA GAMBOON IYO JINARAAL CEYDIID

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • #Hanmaal media ayaad ka daawaneysaa fadlan subscribe saar channelka si aad u hesho gabayo ku xiisa galiyo oo aad islaheyd tolow halkee ka heshaaa insha allah anagaa kusoo gaarsiink

Komentáře • 146

  • @xmanyt4983
    @xmanyt4983 Před 2 lety +20

    Abwaan Subkane allow kuu naxariiso Abwaanki Hawiye ee Daarood kaftan ka xirey

    • @hanmaalmedia5057
      @hanmaalmedia5057  Před 2 lety +1

      aaaaaad iyo aaaaaaad noolaw

    • @SAhmed-im7yf
      @SAhmed-im7yf Před rokem +4

      Malaha gabayga baadan fahansaneyn Hawiyaha welibana HG iyo Duduble bu ku karbaashayay gabaygaan oo cadeeyay in Mudug iyo Galgaduudna laga so bursaday, Muduloodna ee Banaadir ku karbaasheyn

    • @jogtodhayow1556
      @jogtodhayow1556 Před 5 měsíci

      Amin😊

  • @DaahirCabdi-h2k
    @DaahirCabdi-h2k Před 10 dny +1

    Allha unaxariisto awoow geey

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Před 7 měsíci +5

    Mudulod iyo inta madaxa madaxa madow❤ abbo 6madaxweyne iyo 2resul wasare iyo boqortoyadi imam yacqub ❤🎉1800 uu talinaya mudulod ❤

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Před 4 měsíci +4

    Hawiyaha yaryarka io raxanweyn io darood oo iswato mudulod wajabin wayen wa sabbta mudulod somalia ugu taliyo✍️🦅

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před 3 lety +15

    Habar gidir maalin gobonimo ayee gun noqdeen oo hawiye guul joogo

    • @caqilnasri3424
      @caqilnasri3424 Před 3 lety +2

      Saxiix

    • @jogtodhayow1556
      @jogtodhayow1556 Před 6 měsíci

      Xil raadis bee ahayeen marka yana lo qaban😂😂😂

    • @MohamedBtc
      @MohamedBtc Před 3 měsíci

      2da dhinacba waa gumooben mudulood iyaga qudhooda dad walalahoda oo mudug iyo galgaduud uga yimid iney siyaad bare la dagaalman in markii ay guuleysten ay naga guura yirahdan sidii iney shisheye yihin sax ma aheen in ladagalamo waxaa sababay in hawiye duub iyo ugaas guud oo kala dhacsha laheen waa waxa sababay in dad walalo ah 4bilood is xasuuqan

  • @user-hw6qc8ps4d
    @user-hw6qc8ps4d Před 5 měsíci +2

    Abwaan subkane rabi swt
    Janadiisa Fardowsa hageeyo
    Xaqiiqdii gabyadiisu waxay
    Ahaayeen sida xadiis❤❤❤

  • @warculusmedia5372
    @warculusmedia5372 Před rokem +5

    Allaha u naxariisto abwaanka tolow yaa caruurtiisi meel ku sheega

    • @kaahiyemohamed5096
      @kaahiyemohamed5096 Před 7 měsíci +3

      Way dhoobanyihiin rag baa kasoo baxay gabay miiran ah

    • @xuseendalmarxuseen1037
      @xuseendalmarxuseen1037 Před 7 měsíci

      @@kaahiyemohamed5096 magacyadod mataqn hade youtube kujiran wall abwankase yukayhy abgal

    • @warculusmedia5372
      @warculusmedia5372 Před 4 měsíci

      Masha allah

    • @warculusmedia5372
      @warculusmedia5372 Před 4 měsíci

      Walal ma bartid ama igu xirtid caruurtiisi

    • @khalidnoor3045
      @khalidnoor3045 Před 3 měsíci

      @@xuseendalmarxuseen1037wll waxaa jooga abwaan muxudiin subkane teeda kle abwaanku waa udeejeen

  • @user-tm1cb3cu4t
    @user-tm1cb3cu4t Před 11 měsíci +8

    Hawiye ma gabyo haydayso maanta ka dib i from isaaq.

    • @cabdiqaadir-lz1ou
      @cabdiqaadir-lz1ou Před 10 měsíci

      Jimcaale dhega taag dhageyso adigaa yaabi doonee

    • @aboodmoh7330
      @aboodmoh7330 Před 8 měsíci +2

      O maxaad mooday inoo Hawiye gabyin abwaanada Hawiye cabdule Faarax Caddow goroyo o ku magac Dheer cabdule guure iyo Cumar oreey ragaan quman Bulxan iyo sayidka ka hor bay gaby jireen farax shooriye iyo kulan Xasan jurun

    • @jogtodhayow1556
      @jogtodhayow1556 Před 6 měsíci

      Waa gabaynaa lkn wxn rabin baa iska indha tirnaa😁😁😁

    • @afrah1736
      @afrah1736 Před 6 měsíci +1

      ​@@aboodmoh7330Faarax shuuriye iyo kulan xasan juris waa hawiye habar gidid ceyr ee lbada abwaan kle yaawaye tLiye

    • @muhsinmahamed8911
      @muhsinmahamed8911 Před 5 měsíci +1

      Gabayada abwaan saciid gacmeey iyo abwaankii faqashini ee geele faruur soo dhageyso

  • @jogtodhayow1556
    @jogtodhayow1556 Před 5 měsíci +5

    Ciise mudulood dad abaal igu leh waa idin hena abaalka no gasheen xaladihi adka ee somali isku so keen bahesten waxa tihin wllo iyo walid noso hiliyay abaalkina ma gudi karno lkn waxa samen karna ina idinka abaal dhicin oo caasi walid noqon i.n mhdsanidiin

  • @mohamedabdirahmanmohamud8970
    @mohamedabdirahmanmohamud8970 Před 4 měsíci +1

    Allaha ku naxristo abwaan keyna

  • @xafsacali5942
    @xafsacali5942 Před 10 měsíci +2

    Cajiib allow kuu naxariiso❤abwaan subkane

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před 3 lety +5

    Allow kuu naxariso abwaan subkane

  • @robleabdullahi2246
    @robleabdullahi2246 Před rokem +3

    Aamiin yaa rabi ❤

  • @SaaraConstructionCompany-fw5fb

    Ayago hawiye garabsadiyo guudka irir odhan gaalihii barmuudiyo godkii gidir ku ceebowday.
    alle ha u naxaristo abwaan subkane dhacdooyinki lasoo maray

    • @user-hw6qc8ps4d
      @user-hw6qc8ps4d Před 5 měsíci

      Aamiin aamiin aamiin yaa allah
      Ceebta & doqonimada & gunimada habargidir waxaa
      Laga daawadaa matxafyada Aduunka!

  • @deqah
    @deqah Před 2 lety +21

    Waa gabay xaqiiqda looga hadlay Aleylehee dagalkii 4 bilood Walee Caydiid wax kasta uu soowatay waa lajabshay waliba hadii Mudulod oo dhan galilahayen ma soconlahen dagalkas 4 bilood. 20 bari waa lagu soo afjarilahaa. Abgaalna uma uusan dagalamin sitoos ah ilaa Cadawga nasoo weraray waxey ahayeen walalahen naga yaraa oo noosoo watay ogaden iyo Raxanweyn iyo Hawiyaha kale oo dhan.
    Walee Adeerkey Muxudin Badarey Waxa uu badbadiyay Hg waqtigii Afweyne iyada oo larabay in la xasuuqo Hg siiba Saleban Tariiqda waa is qortaa.

    • @zuleyosman4904
      @zuleyosman4904 Před 10 měsíci +2

      Waa iska adun abgal markii
      Laga adkaday ayey dhahen
      Hg qabilo Kaley waten bal
      Abgalow hadad u xisten
      Xabdii hg xamar weyno
      Jogna Fataxo kuma jogno
      Xabad ayan kujogna xamar
      Afar bilow wa la ogaa Hal kan
      Idin geynay bal qiyas dad
      Magaladii ey Lahayey anuka
      Leh laga Qabsaday alow maxan adon ciilnay hg

    • @Hustl1ng
      @Hustl1ng Před 9 měsíci

      Sheekay ku nacay markii niliga adkaaday ayaa oooynaysaa ee iska ooy

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 Před 7 měsíci

      Maxa adkatay marxun meel mamamule maxa med ceydid meel kusheg 😂bakhti mudulod io inta madaxa madow cunug yar Ina thy baan filaya​@@zuleyosman4904

    • @jogtodhayow1556
      @jogtodhayow1556 Před 6 měsíci +1

      ​@@Hustl1ng😂😂tariqda so baar meel ba idin sarnay heer aa idin dhahno martine meerkat iga qaad mudug kulama mamule😂ninka sas u hadli karo waa nin ka awoos badiyay ee boor isku qariska iska dhafa h.g yey😂😂

    • @jogtodhayow1556
      @jogtodhayow1556 Před 6 měsíci +1

      ​@zuleyosman4904 maxa ku kenay kesaneey korkaagu heesku soo kude marka ku laha kwrn😅😅😅nin awoow leh baa sas u hadli karo ee tariqda so baar ama walidka runta iga sheek dheh tariqda😂😂

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 Před 2 lety +9

    Ninkani waa gabyaah ruug cadah ah

  • @ismacilmacalinaadan6899
    @ismacilmacalinaadan6899 Před rokem +2

    Allow kuu naxariiso

  • @calinur7403
    @calinur7403 Před 4 lety +7

    from hansan

  • @saalimnp4604
    @saalimnp4604 Před 2 lety +9

    😂😂😂😂😂😂alaha kunaxariso inkasto najaftay

  • @mohankasim6464
    @mohankasim6464 Před 2 lety +9

    Wlh adeerkey macan wlh hawar gadir runta usheegay wlh plh dagaalkaas ayago hawiye dhan so watay gun noqdeen lkn alx way kucewoween plh

    • @BRage-gc7gu
      @BRage-gc7gu Před 2 lety +2

      sixun ugu ceebobeen dagaalkas wayo horaa lodhahy nin gardaran maguulesto xitaa hadu dadka aduunka joogo sowato uultinimadi isaga lagu dilay away madaxnimadu utartamaye qasaara kudhacday habar gidireey😏😂😅

    • @saalimnp4604
      @saalimnp4604 Před 2 lety +1

      @@BRage-gc7gu nio ben bad isku shegteyn wlahi horta waligin dagal magalin hal dagal ayad gasheyn wana midka la idinku qaday o habargidir idinku qaday watana ladhahayy dhedhel habargidir iyo dhab mudulood xasuqas idinku dhacay ilahy ha idin wada naxaristo 1992 afar bilod kulayay alx hada wabadateyn umaleyna mar labad idin leynahe 😂

    • @aamina864
      @aamina864 Před 2 lety +2

      @@saalimnp4604 inalilaah xiteee hadalki ma badalateen😅 aderr wAaa dhab habargidir iyo dheel mudulood
      Adigoo somali barked wato baan dhulka kula jaray mudulood vs somali barked 🤨

    • @beygadaalo7670
      @beygadaalo7670 Před rokem

      Waxaas ha is kaga sheken abgaal dameero waaye wlh Habrgdiir sacad saruur saleeban ceyr qof kale lama socon ee dameerada wey waree ren🤣🤣🤣

    • @ayaanabokor3640
      @ayaanabokor3640 Před 10 měsíci

      ​@@beygadaalo7670hg wa dofaar waa dadka aan 7 mar iska dahiriyo halaka ey iga taabtan dagaalkas hadii ad ikiri karto wac neyde adeer tariikh baa qoran dameer adiga ah oo damera rarte abgaal wad ka dameer badan tahay adeer kaga keyga ayaa ka ladheereysan 😅😅😅

  • @daahirmohamed6969
    @daahirmohamed6969 Před 2 lety +10

    Awoowgeey allow kuu naxariiso😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ibrahimbarre3426
    @ibrahimbarre3426 Před 2 lety +7

    Viva Xawadle maxamud gorgarte hawiye IYO mudulod hiraab gorgarte hawiye IYO Habargidir hiraab gorgarte IYO mursade karanle hawiye IYO gugundhabe hawiye IYO Ajuran jambel hawiye IYO xaskul hawiye IYO maxamed gorgarte hawiye IYO dir iriir samale IYO Sagal Samale

  • @alihassanisse4237
    @alihassanisse4237 Před rokem +8

    Allow ku naxariiso abwane in kasto na jaftay

  • @user-uy8nq9fw7k
    @user-uy8nq9fw7k Před 6 měsíci +3

    Adeer axmed subkane rabiyoow maxariis janno ku sii

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 Před 2 lety +6

    Allaha kuu Naxariisto Aaaamiiin Yaarabi

  • @fanahbashiir4183
    @fanahbashiir4183 Před 2 lety +9

    Abawan subkane allaaha u naxaristo

  • @israa.040
    @israa.040 Před 10 měsíci +1

    Alahaye haku naxaristo

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 Před 2 lety +6

    Alow kuu naxariiso abwaan subagle jano alha kugu irsaaqo

    • @deqah
      @deqah Před 2 lety

      Amiin Amiin Allahuma

  • @deqah
    @deqah Před 2 lety +4

    Subxanallaah Sacad makahil miyaa. Ee marka Hg kale waa hogeen ilaa meelcidla ayey ku dhinteen Saleban iyo Ceyr iyo Saruur waxa la cunsiyay dhiigii walalahod Mudulod Hiraab.
    Sacad makahil waa og yihiin walalahod ogaden.

  • @habsoormedia603
    @habsoormedia603 Před 4 lety +2

    M.a

  • @user-xy9rn4jb3u
    @user-xy9rn4jb3u Před 8 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedmaxamed3279
    @maxamedmaxamed3279 Před 6 měsíci +1

    Allow kinaxariso

  • @UjeejeenBoy
    @UjeejeenBoy Před měsícem

    Abwan subkne aderkey allow kunaxario
    Darood ninika KAftanka laxerya

  • @saaabaaa5692
    @saaabaaa5692 Před 2 lety +2

    Saaa baa muuse ahmad

  • @user-xy9rn4jb3u
    @user-xy9rn4jb3u Před 10 měsíci +1

    alaha unaxareesto❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @karargeelle230
    @karargeelle230 Před 3 lety +5

    Halka ayay kaga dhultey
    Ina gumedku

  • @jshhwh7073
    @jshhwh7073 Před 2 lety +4

    Waala garbaasha habarkintir

  • @saaabaaa5692
    @saaabaaa5692 Před 2 lety +1

    saa baaa muuse ahmad

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 Před 3 lety +4

    Calaacal yaa raba

  • @habsoormedia603
    @habsoormedia603 Před 4 lety +2

    Horu

    • @mohamoudahmed685
      @mohamoudahmed685 Před 2 lety +1

      Waa abwaan hiraab hawiye alaya raxma dagaaladaas ma arkin hg gabby ka titisay lakiin wxaa ka gabyey abdule raage subkane geeda naar taas ma xey ku tusee viva hawiye hiraab tolow ma nabad iyo nolol aa hada soo afuuftay hadeer

  • @abdullahnor6449
    @abdullahnor6449 Před 5 měsíci +1

    Walee ninkan wuu hadkay

  • @saaabaaa5692
    @saaabaaa5692 Před 2 lety +1

    saaa baa muuse axmad maxamuud mugidesho somalia banadir

  • @deqah
    @deqah Před 2 lety +3

    Abwaanku waa runtiis waana tan cadeyntii Sacad Makahil halkan ka firsada
    czcams.com/video/TBmDmb-NYwU/video.html

  • @mohamudmohamed2418
    @mohamudmohamed2418 Před 10 měsíci

    Asc

  • @saaabaaa5692
    @saaabaaa5692 Před 2 lety

    Saaa baaa muuse ahmad

  • @AhmedCade164
    @AhmedCade164 Před 5 měsíci +1

    Naartu Shaqeey rabtaa ALLOOW yaa ogaada woow dhintay bal yaa maanta weeydiiya Subkane naarta xanuun keeda

    • @user-hw6qc8ps4d
      @user-hw6qc8ps4d Před 5 měsíci +1

      Dambi waxaa u yaqaana Gabaygan xikmada ah xaqiiqda ah
      Mooryaanta bililiqada ku indha
      Beeshay way eeden wayna eedi
      Doonaan inta hartay
      Inshaa allah!

    • @AhmedCade164
      @AhmedCade164 Před 5 měsíci +1

      @@user-hw6qc8ps4d waan sooma nahay heey dambaajin jawaabta kugu haboon bacdi Ciid baan u dhiganayaa insha Allah

    • @warculusmedia5372
      @warculusmedia5372 Před 3 měsíci

      Shaki male wa ahlul jano
      Allow ku naxriiso

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 Před rokem +1

    Dhilaa ku dhashay Garac Doon ku imaaday ninka hawiye Qoora weeyne u gefey sowmahan

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 7 měsíci

    Kan askarti hore ee elatarey hada udhuntay iskasodhigay hana sheko nin baa wiilkisa kuyiri gabartaas baajeclahay aabo igudar maxa kujeceshahay quruxdeda haye aabo horta waa inaa utagta gurigoda suba oo ilaa aad aragta kasodhaqaqin haye aabo saa subadi ugaracay siuu uarko saa maba ueko sidaa uukuarkijiray markeey gurigajoogto waa qof kale saa wuusonoqday haye ma aragtay haa waan kaqancay oo maba doonayi awal sidaa udonayay aduunka maxa kasobarateen qarkod iskul ladhigtay oonbaran baabadan saalamaba tusin iskulkaba waalaga mabnuucay looqaliyeeyay wilkey gabar timo dher jeclAtay waa laxiray wiilkey inuu walalked sodirayay ee kaga naag laga dhigaayay maxaa kataqaanaa badiyahoda ma xaa mabnuuc kadhiga lotagin meladan udhalan mujineysa marhada badiyo tagikarin

  • @MohamedBtc
    @MohamedBtc Před 3 měsíci

    .

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před 3 lety +1

    Qaniinyo Qaniinyo ayaa kaa fujiso

  • @burhanali8310
    @burhanali8310 Před 11 měsíci

    😅😅😅. ninkan. xanuun HG ayaa haya allah. ku daweeyo

    • @user-hw6qc8ps4d
      @user-hw6qc8ps4d Před 5 měsíci

      Xanuun Habarjini mahayo ee
      Hadaad kagubanayso runta
      Maxaa kugu watay mooryanimada
      & edebrada & kibirka aad isla soo qaawisay awoodeediiba ma aad
      Lihide dhubuq-dhubuq hore Dhabana heys danbe ayay leedahay!

  • @cabdinaasiryuusufciise5901

    waa laga shalaayni gabayadii umada isku diray wixii ku ba ay walee aaqira waa leys weydiin waxaa u dhaantay asagoo maslaxa iyo samir umada ku guubaabiya wadankeena sidan fidnada uma gasheen fidnadii yaa ka hergali weyday oo darbigey jiifsata ka kiciyay weykacday markaasaa bar loo joojiya la yahay ilaahey amarkiis ninkii kiciyay guriga ugu gashau 5wiil haduu lahaa halwiil ugu haray maalkiisii baaba ay qaxooti noqday markuu daalay uu gaboobayna waa ninkii fidnada gabayga ku kiciyay amison iyo shabaab yaa ku kor dagaalamay kadib asagoo waa yeel ah gacanta ugalay shareecadii murtud lagu sheegay la xukumay muxuu faa iday waxaasoo dhan si life ah ayey udhaceen ma aha mala awaal walina wey qanci la yihiin oo aanay towbad keenin

  • @xidig3833
    @xidig3833 Před 2 lety +1

    Walhi 😂😂calaalacals heyss anaa kasarsy ilaa karaan kasaray😂😂hg baad iska ledihiin duduble alow daa ilaa hada adonsi nagu jirtan dhulkini baa 20 dolr la idin siyay

    • @isniinomahmoud6751
      @isniinomahmoud6751 Před rokem +3

      Duduble goormaw dhashay sawkii idamada khoraayay hadase saw maahan midka tariikhda laawalaah kuah intaw dadjira ku yahay xitaa Mudug tuulo kuma leh waa laheesto hg yahuu

    • @user-hw6qc8ps4d
      @user-hw6qc8ps4d Před 5 měsíci

      Habarjini & dabadhilifyadoodii
      Xaqiiqdii saxaradooda ayaa
      Lacunsiiyay wallahi Abgaal waa
      Super p0wer!

  • @beygadaalo7670
    @beygadaalo7670 Před rokem

    *Habrgdiir reer somali ah eeysan gumeen malaha dir darood & hawiye ala Habrgidir landheere sanaa nacalaa sheydaan kuyaal😅*

    • @zuleyosman4904
      @zuleyosman4904 Před 10 měsíci

      Hg waa rerka kaliya e Inta
      Rer ku nol Somalia gumeyey
      Lkn abgal xabadi hg may u
      Xiisen

    • @user-hw6qc8ps4d
      @user-hw6qc8ps4d Před 5 měsíci

      Habarjini iyada kaliya ayaa gun ka ah soomaali maxayelay waxay
      Caan kutahay calool aan dhergin
      Carab aan xishoon & cag aan
      Daalin (shame on you!

    • @user-hw6qc8ps4d
      @user-hw6qc8ps4d Před 5 měsíci

      ​@@zuleyosman4904habarjini oo soomaali oo dhan wadatay Abgaal oo kaligiis ah wuxuu ku dhigay &
      Sidii uu saxaradooda u cunsiiyay
      Caalamka oo dhan ayaa wax kaqoray ee bal naacda iska daaye soo booqo matxafyada caalamka!

  • @maxamudidiris6068
    @maxamudidiris6068 Před 11 měsíci

    Ninka gabagan tiriyay wuxu ahaa nin cuqdad ladhibaataysan

    • @hassanabdullahi7395
      @hassanabdullahi7395 Před 6 měsíci +2

      Wiil mudulood ama abgaal cuqdad habeen kuma seexan gabaygu waa taariikh dagaal biloow iyo dhamaadkii ka hadlaya ee liq runta

    • @user-hw6qc8ps4d
      @user-hw6qc8ps4d Před 5 měsíci

      Wax cuqdad ah ma uusan qabi
      Maxayeelay waa nin awoodleh
      Oo ah world super power!!

  • @muhsinmahamed8911
    @muhsinmahamed8911 Před 5 měsíci

    Maskiin abgaal calaacalayo buu ahaa abwaanka AUN

    • @user-hw6qc8ps4d
      @user-hw6qc8ps4d Před 5 měsíci

      Abgaal ma calaacalo wuxuu Garanayaa sida mooryanta
      Qawleysatada ah loo edbo
      Xaqiiqdii gabaygani wuxuu
      Galay matxafyada aduunka ee
      Lagu kaydiyo taariikhaha kadhacay aduunkan aynu kunool Nahay!

  • @abdi6493
    @abdi6493 Před 2 lety +20

    Abwaanku maxo dhahay markey mudulood iyo 🇸🇴 inta madaxa madoow isdagaaleyn
    Gure iyo gabaab weynta iyo nimanka giir giira
    Lama goodle gaal jacesha iyo geeshka raxaweeyn
    gur-gurkii direed iyo isaaq goobti waxii joogay
    gabanadii xawaadle kuwa ay gabadhu noo keentay
    iyagoo hawiye garabsaday iyo guudka irir oo dhan
    gaalihii barmuudo godkii gidireey ku ceebobday
    garaashkii xuseen macalin beey gala yiraah deen
    garkaa iyo garkaa weyrar gadangadiyeen
    go’aan waxeey ku gaareyn ineey goolka dhaliyaan
    goorad ayaa ugalay wiilashii gaarka lo dhigay
    gigta savenka iyo giri noofka gumaca baruuda gariirkii kasoo baxay lamood gugac roobaad 🌧⚡️
    Kagoor iyo kagoor ba dagaal loogu naxsadayee 😅👋
    Gidireey kuwa ay dhashiyoo namanka gaagaban iyo kuwaan gudneen ni nooo kaliyoo garacyadii racay
    ganatadiyoo boonkiyoo midgaha gabolka ceebeye
    gadiid cali yusuf baa goostay xarigiiyee
    gusha iyo waxeey doonayaan garas ku maalkii
    nin gumeestay bey gacashadaan gowsa mirir-reeye
    Galadii asxaan looma galo gabin-ahaantoodi
    Gal-gaduud ku shuba waa waxeey galabsadeen
    Inkastuu saleybaanku uu galay weeyrara u gaar ah
    Oo dhowra ah oo General kooda ku waayeen………………………………………………………
    …………………………………………………………………………………
    Alla mxa gabaygan habargidir lagu kufsaday iyo inta qabiil ay soo wateeyn dagaalki 4 biloodka

    • @mohankasim6464
      @mohankasim6464 Před 2 lety +1

      Alx War waxa aha ilmahi yar yara 20001 dhashay waxba ogeen igula imanayen sacad bas abgalkina ladagalaye kkk waogaday kana ushidaa pro kk midedakale garashka may kugambaden intuna kuyalay garashka maxana kaqabsaday kk

    • @abdi6493
      @abdi6493 Před 2 lety +2

      @@mohankasim6464 garaashka ma aysan ku gambanin ee weey ku dhamaadeyn garaashka ne wxuna ku yaalla barmuudo mesha uu kuyaalo ne anaaba dagan waana xafadeyda wxn ladhaha (barmuud) magac (barmuud)ne waxa baxshay ceydid ileen mesha god bey ehyd habargidirta ne iayaga ku baab’ay mideed kale ne qofki so galo dheel dheel ugama bixi jirin ilaa oo cadaab arko alla maxa meshaas habargidir dheexa ah lagu ba’bashay oo lagu laaye

    • @mohankasim6464
      @mohankasim6464 Před 2 lety

      @@abdi6493 see ugu dhamadeen ag may kaga jireen bro

    • @abdi6493
      @abdi6493 Před 2 lety +2

      @@mohankasim6464 mesha wa god godkane wd taqaanta dheel dheel looguma baxo qofkii so galo wuu ahaaday mgceda aaba (barmuud) la dhahaa

    • @abdi6493
      @abdi6493 Před 2 lety +1

      @@mohankasim6464 sacad mxuu dagal tamaa horta Da’uud ayuuba magan galiyo u ahaaye uu dalagnaaye Xaaji muuse ayaaba kor ka ilaa shanaaye
      Mid cayr ba gabaygaas ku calaa calay 4 biloodkiu ma adan maqlin miyaa
      Dambas Uun Miyaa So Gurtaa Mise Dadkeygi
      Dirac Yadii Ragii Aan Lahaa Doorkan So Jabay
      Dabacsan Uun Beey Noqdeyn Ragii Doobiyen Jiray
      Sacad Waa Dalagan Yahay Oo Maanta Dirir Aqoon Waa
      Dareen Maleh Saleybaanku Dhiig Iyo Diir Naxoo Oo Kale
      …………………………………………………………………….