Gabay ku Socda Beesha Hawiye oo laga Qaaday Shirkii Beesha ee Hotel Jazeera.

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 19. 04. 2021
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

Komentáƙe • 454

  • @jabartihusenwarsamegaboobe2854

    Waa murti Somaliyeed! Anigoo ah daarood ah, waan jeclahay walaalaha beesha hawiye iyo waliba Somali oo dhan!

    • @dulmidiiddhagaweeyne7537
      @dulmidiiddhagaweeyne7537 Pƙed rokem +5

      Laandheere neceeyb u qabo qabiil kale oo Somaaliyeed maba jiro. Daaroodna dhalasho nagama foga oo caruurtii eedo doonbiro dir irir samasle hiil abroone . Hawiye irir samaale hiil abroone

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 Pƙed rokem +2

      ❀❀❀

    • @canabismaaciil8455
      @canabismaaciil8455 Pƙed 5 měsĂ­ci

      ​@@dulmidiiddhagaweeyne7537😊😊

    • @AbibDalieh
      @AbibDalieh Pƙed 3 měsĂ­ci

      Jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj​@@dulmidiiddhagaweeyne7537

    • @CabdilaahicaliBootaan-yo3kj
      @CabdilaahicaliBootaan-yo3kj Pƙed 3 měsĂ­ci +2

      🎉

  • @yuusuf34
    @yuusuf34 Pƙed rokem +9

    Dhiiga allow hawiye midee mudolood abgaal cusmaan dhigeega❀

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya Pƙed měsĂ­cem +2

    Aaamiiiin allaha ukiciyo shekh xasan barsane

  • @xaan-cunaa9844
    @xaan-cunaa9844 Pƙed rokem +18

    Aniga gabigaas waxaan ka rumeystay ..xawaadlahu waa midka ugu adag hawiyahu...waa Niman guul illahay makaniyay.....maantay dhacday

    • @sidalihassan4145
      @sidalihassan4145 Pƙed 2 měsĂ­ci

      Xawadle maba😂mba is loosocon meshan waa af maceys

  • @mariaothmaanupdy5544
    @mariaothmaanupdy5544 Pƙed 2 lety +20

    M.a dadkeygi from gugundhawe baadicadeđŸ’ȘđŸŸâ€đŸ’‰

  • @leeshet.vartcraft7081
    @leeshet.vartcraft7081 Pƙed 3 lety +16

    Eeshcalla gabay Noolow đŸ’•đŸ’•đŸ„°đŸ„°đŸ’đŸ’•đŸŒżđŸ‡žđŸ‡ŽđŸŠ‹

  • @mahuraan646
    @mahuraan646 Pƙed rokem +11

    Sheekhaal run buu ka sheegayđŸ˜‚â€

  • @abdirahmanx2750
    @abdirahmanx2750 Pƙed rokem +4

    Abwaan abwaan dhaafay tolka kor iyo hoos waad ula hadashay alle wax ha fahansiiyo

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 Pƙed 2 lety +6

    ASC.Abwaan aad AFTAHAN u ah. Maashaallah.

  • @Hanadhonest-wt7po
    @Hanadhonest-wt7po Pƙed 2 měsĂ­ci +2

    Hawiye nimo❀❀❀❀from HG ❀❀

  • @adams9307
    @adams9307 Pƙed 4 měsĂ­ci +4

    Abwaan maxamed sahal waa halgamaa xilli adag raggii qoriga u qaatay in ay kar kaarka weydaariyaan rajiimki dhiigya cabka ahaa from KULMIS to USC

  • @nuur5536
    @nuur5536 Pƙed 4 měsĂ­ci +6

    Gaaljecel run buu ku shegay abwanka❀

  • @isabnassahmxmed994
    @isabnassahmxmed994 Pƙed 3 lety +17

    Abwaanka wallahi Beelaha Hawiye si fiican u ukala sharaxay wallahi noolaaw abwaane

  • @muali9773
    @muali9773 Pƙed 3 lety +9

    Gabyaa kasoo baxey hawiye 2021 Mansha Allah,,, lakiin corona jira ineey isku imadaan ma aheen,

  • @midnimoahmed
    @midnimoahmed Pƙed 3 lety +24

    Mashallaah abwaanku cilmi baadhis dhamays tiran ayuu sameyay. Talo waafi ahna wa bixiyay. Allah inagu anfaco

  • @akhaila853
    @akhaila853 Pƙed 3 lety +24

    Cajiib, cajiib! MaashaaAllaah! Abwaan sidan u xikmad badan in uu soomaali weli u haray ma aanan moodey!

    • @ilhanismail6309
      @ilhanismail6309 Pƙed 2 lety

      Âœaa

    • @MohamedAli-jm6dz
      @MohamedAli-jm6dz Pƙed 2 lety

      Ilaah waxaan ka baryayaa in ilaahayay mushkila aan maara luu helinkarin allaha aduunyo iyo aakhiraba kugu maasheeyo inshaa allaah

    • @mohaaalii2631
      @mohaaalii2631 Pƙed rokem +2

      @@MohamedAli-jm6dz qumayo afkaaga alle haku noqo yaad xaq kuledahay alle adi hakugu celshee

  • @bjisow4635
    @bjisow4635 Pƙed 2 lety +7

    Adeer. Thank you.
    Ilaahey ha ka dhigo kuwa wax fahma. Aamiin insha Allah

    • @cfataxmacalin5205
      @cfataxmacalin5205 Pƙed 2 lety

      Maa shaa alaahđŸŒ±đŸŒżđŸŒčđŸ’đŸ”ïžđŸŒŒđŸƒđŸ’›đŸ’™đŸŒčđŸŒ·đŸŒ·đŸ§ĄđŸ’›

  • @geljirowninweyn4542
    @geljirowninweyn4542 Pƙed 3 lety +36

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏đŸ’ȘđŸ’Ș Gugundabee hawiye from mandera

    • @adama2988
      @adama2988 Pƙed 3 lety +2

      Masaari iyo India waad xeerdheer tahay??? Ahahah

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 Pƙed 29 dny

    Markii Aan arko beel soomaliyeed oo la Ammaanayo waan muxiboodaa ilaahay Amarkii
    Horey usocda walalaalaha hawiye

  • @caashoaxmedcali8303
    @caashoaxmedcali8303 Pƙed 3 lety +20

    Hawiye guul iyo gobonimo đŸ„°đŸ’ȘđŸ’ȘđŸ…đŸ§Ąâ€đŸ„°đŸ§Ą

  • @ducoofficial
    @ducoofficial Pƙed 3 lety +45

    Shuruud kugu xidhimaayo dad nimadaada iigu saar😍

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 Pƙed 3 lety +29

    Abwaanka Qarniga Noolow❀❀. Taariqda gashay

  • @RAGEHXARAGO
    @RAGEHXARAGO Pƙed rokem +9

    Guul Xawadle

  • @shabdiwalihashi9810
    @shabdiwalihashi9810 Pƙed 3 lety +14

    Masha allah. .allah ku xifdiyo. ..Alla geesisanna

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 Pƙed rokem

      Oo Hawiye miyaanu ahayn kan isrogay ee uguliita Somali oodhan qarax iyo Alshabaab ayaad shaqeysaan idinka oodowladii soomaaliweyn umadax ah maanta
      Waar isdhaqdhaqa dhalin yaradii qurux iyo qiimaha lahayd dhamayse

  • @Mysomaliland
    @Mysomaliland Pƙed 3 lety +28

    Love from Somaliland.

  • @abdulazizseeraar
    @abdulazizseeraar Pƙed 3 měsĂ­ci +1

    Maasha Allah abwaanku Allah xikmad buu ku shubay. Hawiyoow anigoo walaalkiin daarooda waxaan idin leeyahay abwaanka soo jeedintiisa dhuuxa oo saxa dhaliilahuu sheegay.

  • @malyunabdile4303
    @malyunabdile4303 Pƙed 3 lety +8

    Hawiye wa dad walalahayaga way mudan yihin amanta hanbayo

  • @SoMa-ei1ob
    @SoMa-ei1ob Pƙed 3 lety +8

    Gabaygaan was mid waano kujirto, oo hawiye lagu waaninaayo. Ee bal wax Ka dhaxla

  • @samaleofficial
    @samaleofficial Pƙed 10 měsĂ­ci +4

    sandhool guure iyo sheikh cali jimcaale barale ayaa hawiye matalay haday matalaad sax ah

  • @ayaankeysane2745
    @ayaankeysane2745 Pƙed rokem +5

    WAA ABWAANKI Farmaajo Ridey😅😊

  • @abdiali7008
    @abdiali7008 Pƙed 3 lety +18

    Aslmu c ww ! Wxan slmyah Shacabka Somali weyn, khaasatan shacabka HAWIYE!. Bil barakay San ba lagu jiraah, ee ALLH SUBXANA WTCALLA kor ha idin ka yeelo. Wxan garab taagan nahay, wlal hayaga HAWIYE, hadan nahay QURBA JOOGTA DAAROD. Dadka wxa ku jirah maan gaab, iyoh munaafaq sida abwaanku sheegay. HAWIYE wa curadki Somalia. Dulqaad?,iyoh TOWFIIQ, Tuug Rabi ayaa hormar lagu gaarah Somaliyey. Horay hallo socdo, qabyaaladna ka xoroba. Aaamin.

  • @khalifbulle4194
    @khalifbulle4194 Pƙed 3 lety +5

    Mashallaah

  • @noora5609
    @noora5609 Pƙed 2 lety +3

    MASHA ALLAH.Hawiye illahow guuley galbigoodaabkooda allow isu soo duw adaa qaadire eh ilow boqortooye kayeel adaa baaside eh

  • @fuadahmed7346
    @fuadahmed7346 Pƙed 3 lety +7

    Caadi ma’ahan Wlhi Gabaygan Waxa uu sheegayo wa wax jira Wlhi,

  • @rasheedadam5032
    @rasheedadam5032 Pƙed 3 lety +11

    Abwaan ka gabaygiisu waa saxan yahay. ManshaAllah

    • @liverstudio8240
      @liverstudio8240 Pƙed 3 lety +1

      Hawiye miyuuyaqn gabaga

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 Pƙed 3 lety

      @@liverstudio8240 waxa laga yaaba inuu ninkan dhaleen isaaq ama daarood😆😆😆

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 Pƙed 2 lety

      @@liverstudio8240 gabay geeraar shirib iyo kuwa kaloo badan oo suugaanta ka mid ah caan Bay ku yihiin

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 Pƙed 2 lety +3

    Mansha Allah

  • @ubaxshiikhdoon4442
    @ubaxshiikhdoon4442 Pƙed 3 lety +3

    Mashaalla

  • @user-yi6un5yk1r
    @user-yi6un5yk1r Pƙed rokem +1

    Mashallah abwankeeen

  • @ismaciilcalimohamed6477
    @ismaciilcalimohamed6477 Pƙed 28 dny +1

    Xasan shekh maanta waa madaxwayne maalinkaasna qabiilka ayuu sidaas ugu sacbinayay

    • @HaniAbdiwahid-r3f
      @HaniAbdiwahid-r3f Pƙed 6 dny

      Mrkas shacab bu aha xor nu Wu aha cidiisa inu la shirana Qalad Maaha adeer tartiib❀

  • @khadarismaaciil4143
    @khadarismaaciil4143 Pƙed 3 lety +8

    Been bay noqotay gabay ma yaqaaniin hawiye.

    • @sadia3718
      @sadia3718 Pƙed 2 lety +1

      Abshir bacadle ma malinmiyaa

    • @Inaxaaji65
      @Inaxaaji65 Pƙed 3 měsĂ­ci

      Hawiye dadba maaha oo waa jinna kuwaa lahaa😂

  • @abdinasirali3227
    @abdinasirali3227 Pƙed 2 měsĂ­ci +1

    Hawiye oo is raacay waa somali oo is raacday

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Pƙed 3 lety +5

    Viva hawiye kuwa nagu dhax jiro o u adega xarmajo iyo shabaabka nisa xukuma iyo xarmajo o ka becmushtra xubnaha hawiye kuwa kurishboyada u ah o qabanada o cadada ka qata xarmajo kuwaas gabey caya halo tiriyo waa qorqor cali guud lawe salaad cali jelle waa cadawga hawiye ha leyska bixiyo kurishboyada ku haya xarmajo faqashka waa siyaad lamaad o xambarsan sun sixir bililoqo carurtii gatey haleyska dhiciyo

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq Pƙed 4 měsĂ­ci +1

    This gabeya is very brilliant.

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 Pƙed 3 lety +3

    Waa gabay dheeg e maaha gabayaa wuxu dheegay khaliif gabaygiisii

  • @SaaraConstructionCompany-fw5fb
    @SaaraConstructionCompany-fw5fb Pƙed 3 měsĂ­ci +2

    Muduloodku wa niman qab weyn wana noo madax

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 Pƙed 3 lety +4

    ASC Mansha Allah runtii Hawiye waa loo sheegay mid walba waxa uu ku fiicanyahay iyo waxa ay ku xun yihiin marka
    Ha ogaado mucaaradka UU gabaygu Ku sheegay Mohammed Sahal yaysan ku sifoobin ee wadanka ha uturaano
    Thanks 👍👍â˜șïžđŸ‘â˜ș

  • @hmhm3611
    @hmhm3611 Pƙed 2 lety +1

    geesi geesi dhalay baad tahay nooloow wllkaa hawiye waad la hadayshaye, waana ku maqleene

  • @user-gl9ob2fc8n
    @user-gl9ob2fc8n Pƙed 3 měsĂ­ci +1

    ❀❀❀❀❀❀guuuuuul hawiye

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn Pƙed 3 lety +1

    Afkii baaba maroorsamay maanta dabadeed maay iyo maxaa tiriba jeero kujiran boyado kadhanso melwalo badana naaqudaha kugad aniga meelan kamuqaneynin jilbaha leeygugoyo awalbaa meel saarneyn aba waan kagoreeyn

  • @qaalimaxamed6148
    @qaalimaxamed6148 Pƙed 2 lety +9

    Viva karanle hawiye murusade

  • @malyuun93
    @malyuun93 Pƙed rokem +3

    Viva Mudulood Hiraab ❀❀❀

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Pƙed rokem +1

    Inta qabil ka jecel komanti fican ka heleysa aniga somali nimo I deqday

  • @caishaabdikarim7097
    @caishaabdikarim7097 Pƙed 3 lety

    Wlle ikama xishoon Ader

  • @user-ch1zq1xv1q
    @user-ch1zq1xv1q Pƙed rokem

    great man

  • @abdikarinyusufosman4074
    @abdikarinyusufosman4074 Pƙed 3 lety +5

    Ninkani waa suugaan yaqaan. Warkiisu waa cadyahay ee ka sii guitar xamaanta. Salaan igga gudoon ka timi Hargeysa

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Pƙed 3 lety +16

    Aniga waxaay Ila tahay
    In Aan Qofna la Eedin Qof walba
    Uu Isku dayo In uu wax saxo Af iyo Adiba.

  • @msahah8420
    @msahah8420 Pƙed 3 lety +6

    Asc abwan hawiye waad amantay in xun&in wanagsanba weyleyihiine lakin moorayanta wax bara

  • @abwaanheersare1
    @abwaanheersare1 Pƙed 3 lety +11

    Abwaan sahal nolow inbadan

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 Pƙed 3 lety

      Adigu sxb hawiye yaad ka tahay

    • @abwaanheersare1
      @abwaanheersare1 Pƙed 3 lety +1

      @@tawosabdalla697 daarood ayaan ka ahay wll

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 Pƙed 3 lety

      Kkkk Waryade wad igaaday. Hawiye ku mooday. So dhawoow sxb walalo nahay. Darod yad ka tahay marka

    • @abwaanheersare1
      @abwaanheersare1 Pƙed 3 lety

      @@tawosabdalla697 darood diraa ka ahay wllo adinah yaka tahay

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 Pƙed 3 lety +1

      @@abwaanheersare1 aniguna darood isaaqan ka ahay. Masha Allah horey u soco somali wa mid. Ilaahay caqliga haku daysto

  • @noorabdulleverygood1949
    @noorabdulleverygood1949 Pƙed 2 lety

    Maa Sha allh abwaan sahal ebahay haku dhawro

  • @nasraismail2791
    @nasraismail2791 Pƙed 3 lety +6

    Hawiye wuxuu nqoday dabigii layidhi asna ma hadhsado lo duna kama hadhsato

  • @maxameddeeqxuseen6874
    @maxameddeeqxuseen6874 Pƙed rokem +2

    Guul isalamka guul & gobanimo insha Allah

  • @user-zf7ht3sn7r
    @user-zf7ht3sn7r Pƙed 4 měsĂ­ci

    Masha allaah

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN Pƙed 5 měsĂ­ci

    Masaafir uma roona mara jidkaas dheer xaax wlh jidkaas xasuus fiican iguma lahan. Qabiil walbaa iintiisa iyo ammaantiisuu sheegay gabaygaan ceeb diin iyo dhaqanba kuma ahan.

  • @kahaomar9303
    @kahaomar9303 Pƙed 3 lety +5

    Taana dayo ileen hadal of oo mayiraho mata malaayaanaa

  • @JamacAli-dr2cu
    @JamacAli-dr2cu Pƙed 5 měsĂ­ci +7

    xawadle moaned ❀

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 Pƙed 3 měsĂ­ci

    Mansha Alaah

  • @ismailjama9452
    @ismailjama9452 Pƙed 2 lety +2

    2022 gabay.iyo qabiil muxuuna tarahayaa? Waxba.tarimaayo qabil.daarood Hawiye Isaac. Waa Waxa.meesha na dhigay
    30 sano. Alow umada qabil iyo qabyaalad.kaa tirtir

  • @cazhawarzam3633
    @cazhawarzam3633 Pƙed 3 lety +4

    Xilliga la joogo uu qabyaalad u ololaynayo bal eega

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Pƙed rokem

    Maanshalaah arwaa hawiyedhaan kani aqlibaa Alekumaneeystay
    Maxuu ul talinwaayey marka ay daladhecenayan

  • @abdulabdi2174
    @abdulabdi2174 Pƙed 2 lety

    True said waxaad sheegtay was runtii

  • @FaadumoNuur-vs4do
    @FaadumoNuur-vs4do Pƙed 2 měsĂ­ci

    ❀❀❀❀❀❀

  • @shabdiwalihashi9810
    @shabdiwalihashi9810 Pƙed 3 lety +1

    Malkiile qowsaar xukuma maalmahan. ..run baddanna

  • @idalahow
    @idalahow Pƙed 11 měsĂ­ci

    Murulaha ama Beesha Murule oo Gugundhabe ah qalad miyaa laga galay?

  • @maxamadibarahinadan4749
    @maxamadibarahinadan4749 Pƙed 3 lety

    Mocaard Aan ddhamaaneyn Abwaan runta usheeg

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela Pƙed 3 lety +13

    Bal waxan hawiya aheyn maxaa meshaaan kenay........in ay shegtaaan yay rabaaan way si kala baranayan miyaaađŸ˜‚đŸ€Ł

    • @arafoabdi5347
      @arafoabdi5347 Pƙed 3 lety

      😍

    • @malyunabdile4303
      @malyunabdile4303 Pƙed 2 lety +4

      Hawiye ma nihin sx lkn wa Somali
      Hawiye somalinimo unban isugu nimadna Somalia hanolato 😍😍😍👍👍👍👍🙏🙏🙏

  • @MuxsinCade-wu3ip
    @MuxsinCade-wu3ip Pƙed 3 měsĂ­ci

    ❀

  • @Xassantimoweyne
    @Xassantimoweyne Pƙed 20 dny

    Habar Gidir âš”ïžđŸ”«đŸŠ…đŸŠ

  • @abdirahmaanfaarah4559
    @abdirahmaanfaarah4559 Pƙed 3 lety +3

    Maasha alaah walaashey

  • @birtol7583
    @birtol7583 Pƙed 3 lety +1

    Maanta oo bishu tahay 27. may waa laheshiiyay in doorashadi lagalo. Kani xagguu maanta la aadayaa Hawiyanaimadii? Raggii kadhawaajiyay shir damboo Hawiya ah soo qaban maayaan ee way shaqa tageen , isagana cimaamaday kasii rideen mana salami doonaan mar dambe. Masaakiinta maxaa lagu guuraa.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Pƙed 3 lety +2

    Hadalkaaga ma dhuuxayaan alalaas ayey la soo ordahayan

  • @kahaomar9303
    @kahaomar9303 Pƙed 3 lety +6

    Shanta m.wayne maxay inoo qabteen idink iyo somaliba iyo dalkaba adigoo mahadsan shantaa waxtarkoodii iisharx

    • @mohayusuf6247
      @mohayusuf6247 Pƙed rokem +2

      Wax qabadka aysan qaban oo kuwa aad aminsanthy ey qabteen no sheeg bal

  • @sacdiyamahamud7138
    @sacdiyamahamud7138 Pƙed 3 lety +7

    Wa gabay an caadi aheyn lkn abwanki alifay ayan caadi aheyn

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 Pƙed 3 lety +1

    Hawiye waa sidii uu sheegay odaygii xaasidka ahaa ee ceyr xaasid Jamaal nuur waa lo gisi xaniinyo qaawan hadana harqaale ah

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel Pƙed 3 měsĂ­ci +2

    Dad Hawiye aheen in Hawiye lagu sheego ma fiicnee, may iska dhahaan gabay Samaale.

  • @cabdilaahiawaadan10
    @cabdilaahiawaadan10 Pƙed 3 lety +1

    warkii ugudanbeeyey dawlada soomaaliya eemaanta 26/4/2021

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Pƙed 3 lety +3

    Subxaanalaah hawiyoo dalkii burburiyey qabiil ha sii wado

  • @shaaficibulshaawi7164
    @shaaficibulshaawi7164 Pƙed rokem

    Hi
    there

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Pƙed 3 lety

    LIVe

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 Pƙed 6 měsĂ­ci

    Horayba umagabyin wabase maanta

  • @cabdi-hosh
    @cabdi-hosh Pƙed 3 lety +3

    2021 ayadoo lagu jiro aduunkuna tagay meesha aad aragtaan, Inan qabill Weli Ka sheekeyno cidii dan mooday waxay Ka hesho waa ku keligeed

    • @mohamedcigaal4179
      @mohamedcigaal4179 Pƙed 3 lety

      Waa aragtidaa meeshase talo TALAA taalay hadad ka mid tahay inta SOMALI biiska ah ee farmajo u shaqaysa hadalku waa garta waayo madsha adaa lagaga tashanayey haddii kale HOOYADA was ibna xaram

    • @cabdi-hosh
      @cabdi-hosh Pƙed 3 lety

      inta qabiil iyo qabyaalad Ka shaqeynayso ayaa Somali bi'is ah inta farmaajo la shaqeysana waa Somali wanaajis ee saa ula soco, caayda aad caytamaysidna waxaan kaa iri nin carooday laga badi ayey Somali tiraa ogowna waxaad u jisaysay waa hooyadaa

    • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
      @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. Pƙed 3 lety

      Reerkani Alla maxaad is mahadiseen waar hawiye 30 sanaad is layneyseene ma somali baa idinla joogtey, walaahi baan ku dhaartee intey nimankaan ogahay horjoogayaasha idiin yihiin wali Nabadi gacantiina kuma jirto, intaad nabada ku jirtaan baad is jeceshihiine Armuu FARMAAJO idiin yahay Mahdigiina Nabada maad iska daysataan waa kaa idiin dhisay Caasimadaad baabiiseene.
      Maalintuu hawiye madaxwayne noqdo Allow xamar ha I joojinin, waayo waxaasi uu gabayga ka tirinaya oo dhan baa midba meelyar isbaaro dhigan Rasaastuna waa furan tahay. ALLAH nama joojiyo xamar maaluntaasi Aamiin.

    • @adnaa1020
      @adnaa1020 Pƙed 3 lety +1

      @@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. Iska hadloow Farmaajo 4 sanno ee loo camaamuley wuxuu ka badin waayey siduu daarahaa dhaadheer uu ku dumin lahaa rag baa dhistey oo u quurey maalkooda isaguna qaracan buu ka qaadey iyo camal sheydaan waa isagii taalooyinkii ku mashquuley iyo sixir lagu aasaayee haduu wax dhisaayo dhulkii Abaartu hagleysey buu geed ku talaali lahaa

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus Pƙed měsĂ­cem

    Mudulood power

  • @faizaosman9635
    @faizaosman9635 Pƙed rokem

    Jah jah mursade

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 Pƙed 3 lety +2

    Waaaw

  • @xamdimaxamad7090
    @xamdimaxamad7090 Pƙed 2 lety +1

    Talkeyga hawiye wa idin jeclhy

  • @AbdallahHassan-xv7ir
    @AbdallahHassan-xv7ir Pƙed rokem

    Kkkkk wallee abwaanka wax badan ayuu ogyahay
    Murusade inuu maalqabeen yahay uulacagta ku fadhiyo mar hore ayaan maqli jiray. Allow towfiiq ugu dar intaas

  • @awaabcqaaliq2244
    @awaabcqaaliq2244 Pƙed 2 lety +1

    Gabayga iyo guubaabadan waa kicin qabiil,maska uu sheegayo oo hala sumeeyo uu leeyahay waa farmaaje allah hanaga qabto qabiil,qaat,iyo qarran dumis.

  • @xabaglecalicali4579
    @xabaglecalicali4579 Pƙed 3 lety +1

    Kaa wax tirinaya
    Oyo kuwa dhageysanayaba
    Waa wax magarato
    Taariikh ahaana
    Soo maraya
    1950kii
    Aan ba lahysan caalamka qabiileysi iyo dowlad nacayb islaqeyni aan jirin
    Iyagoo da'daaleeg maanta ku hadaaqaan waa nasiib daro
    Waxaana cad noocaasi intey dalka joogaan walina isla sax sanyibiin
    Walee somali waa looyaabaa
    Bal eegoo ku cibraqaado Rwanda
    Qabiil intey isu xasiuqeen inagu isumeynaan xasuuqin lkn maanta aqligaa shqeeuey ee
    Inaga maxaa kuwan lo inagu nadiyey noocan

  • @xawafarax3377
    @xawafarax3377 Pƙed 3 lety +3

    Mashallah

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 Pƙed 3 lety +1

    Si fican u amantay lakin aman qaranka lagu duminaya didaya idinku mucarada

  • @user-uf2jj6rj6q
    @user-uf2jj6rj6q Pƙed měsĂ­cem

    Tolkeyga taladaas aan qadano wa afmal wana ku liibaneybnaaye