DABALDAG ADNAAN 100K SUBSCRIBERS IN 3DAYS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 400

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Před měsícem +107

    Kokodeyda nasab nimada waa kugu ogaa waxaa thy gabadha aan ugu jeclahay teamka27 qalbi wanaagii oo qof eh markasta waa arkey asxaabtaada sidaad ula farxeysid guuleyso boqoradeena❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před měsícem +104

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍

  • @pedraawil6413
    @pedraawil6413 Před měsícem +45

    700k Is Comming🎉

  • @Mahirmo12
    @Mahirmo12 Před měsícem +101

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
    @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf Před měsícem +49

    Koko haw qabanina waa farxada wiilkeda adnan bulle ❤😂

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Před měsícem +26

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💕

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem +1

      ❤Le Prophète (saws❤) Caleyhi ❤Salatu ❤Wa ❤Salam❤ Habib ❤Mustafa ❤ Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤

  • @user-cu9ko7tk4s
    @user-cu9ko7tk4s Před měsícem +57

    Qofta ugu horeysaa ahy qofta ugu like badan manoqon karaa😢

  • @Asad-hagio-2
    @Asad-hagio-2 Před měsícem +23

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Před měsícem +104

    TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤😊

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 Před měsícem +50

    TEAM KOKO BULLE ONE LIKE 👍

  • @HafsaAbdirahman-ol6qm
    @HafsaAbdirahman-ol6qm Před měsícem +23

    Apayo koko somalia marka timaato hargeisa soo mar pls ❤😢

  • @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
    @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf Před měsícem +18

    Team koko 💙 idin ma hayo bobsiya noh 700k malin walba wan eega intay maryso 😢🎉

  • @Aslii786
    @Aslii786 Před měsícem +13

    Congratulations 🎉cadnan ❤koko nasab say farxada teamkeda ula qadanayso ❤

  • @URCRISTIANO-v4f
    @URCRISTIANO-v4f Před měsícem +25

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 🎉❤😎
    ILAAHOW GABAR RAXANWEYN AH CALAF IIGU DAR SIDA KOKO ❤😂😭

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Před měsícem +166

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊

  • @user-te6jm7ez6k
    @user-te6jm7ez6k Před měsícem +27

    Koko 300k mha ee waa 100k see wxa u wada aqwaaan❤😂😂

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 Před měsícem +23

    Zundusay family famyga iyo team team kuma haysano saas laga rabaa inta igu racsan❤

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 Před měsícem +2

      Ani xita sasan larabey xalay markey tiri san ufarxay ❤❤

  • @cabdicasiscaligeedicaligee9609
    @cabdicasiscaligeedicaligee9609 Před měsícem +22

    Bismilaahi war anigaba isla yaabay koko aan arkayba saan usoo orday taageero lambar 1 idhaha

  • @SalmaanIdiris
    @SalmaanIdiris Před měsícem +17

    Kusali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NajmoIsmaciil-xo4sk
    @NajmoIsmaciil-xo4sk Před měsícem +12

    Ko ko abyo talenti waa leedhayee kumashquul 🎉 isdhiiri ayamhan tartiib usocotaayeee❤

  • @Zakari2
    @Zakari2 Před měsícem +15

    Yailahayo koko alfa cadnan samio xazazi beza isku team waye, amiro, ceyda, salax, macalimo, iskuteam waye, sundus io walashed iskudhinac waye asad, kiki, ladan, iamk, arman dhinac kale waye team 27 maxadhocoyo

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 Před měsícem +7

    Team kan siday isku walaashadaan maasha allh ❤ abtriska xitaa waala Kala badalaan😂 waalnimay heerkan ku gaareen

  • @IdilcllaahiMuxumed
    @IdilcllaahiMuxumed Před měsícem +9

    Koko horay haloo gaadhsiiyo 700k❤ waad ku raagteene😢

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 Před měsícem +4

    Koko boqorad baa tahay wllhi abyo aad ba u qalbi wngsan tahay ❤❤❤

  • @SurayaAhmett
    @SurayaAhmett Před měsícem +13

    Koko ilahy dartii ku jeclhy❤

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Před měsícem +10

    Koko said bad ugu shidn thy تنور و كنز khamarka wlh wana arkey markasto gono xirtaa

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem +5

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamzataatiko-bs1yq
    @xamzataatiko-bs1yq Před měsícem +8

    Dunida Maso Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW 📿 🕋

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem

      ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

  • @djibouti8484-y8g
    @djibouti8484-y8g Před měsícem +4

    Yakhi koko layacaa 1 M ban sugaya idunkuna 700 bad tukubeysaan 😢😢😢😢

  • @user-fz8gv5qs8l
    @user-fz8gv5qs8l Před měsícem +5

    First person koko wku tagera queen❤😢

  • @hindaabdulahi8329
    @hindaabdulahi8329 Před měsícem +8

    Asxpta kooko mxd ugu dhagan tihin 700k aan gadhsino 1week gudihi I a ❤

  • @RaaxoRaaxoruun
    @RaaxoRaaxoruun Před měsícem +12

    Asxaabta 700 Las gooo

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem +3

    Félicitations ❤🎉❤Adnan❤🎉 Pour Son 100k❤🎉❤ Beautiful ❤ Macha"Allah ❤🎉Continue ❤🎉❤🤲🇸🇴🤲

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy Před měsícem +2

    M.a cadnkena❤congratulations congratulations apowe

  • @user-hg2fr8ux3y
    @user-hg2fr8ux3y Před měsícem +5

    Kooko waa baxoosaa laleeyahay 700k aan gaadhsiino♥️

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s Před měsícem +3

    Wwww kokodenah walahi asxaaptaada saa ujeceshahay alaha kuujecladoh xapipti congratulations cadnaan intaa inkabadan uqalantaa ❤❤❤❤❤

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Před měsícem +8

    Kooookooye bal i amaan bal anigu maalinkasta waan ku amaanaye❤

  • @Xamuuda
    @Xamuuda Před měsícem +20

    300k ba ku qortay😂 waban yabe kokoy any way team halista score koda xawli waye lama jabin karo❤

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc Před měsícem +9

    First ❤😂

  • @MustafeMahamudadan-zu1vd
    @MustafeMahamudadan-zu1vd Před měsícem +6

    Koko in The building 🏫 the one and only Queen

  • @SabiriinmaxamedSabiriin
    @SabiriinmaxamedSabiriin Před měsícem +3

    Team sundus one like❤😂

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 Před měsícem +2

    Congratulations Jack cadnaan 100k 🎊🎉🥳🎂❤️

  • @sahracali8342
    @sahracali8342 Před měsícem +8

    Team koko 💙 one like 👍 👌

  • @Fozinaqali
    @Fozinaqali Před měsícem +5

    Team koko one like ❤️😊

  • @zaytuunyusufhassan
    @zaytuunyusufhassan Před měsícem +7

    Sundus waji maleh meshi fidyowgaygu iga galo kaso duba lacagteeda idana maxa dad dabada usuray wlhy waa legend Sundus ♥️

    • @aminaabdi2088
      @aminaabdi2088 Před měsícem +1

      Ogow hee hada dhahdo ani dadka marba kaan dankaleyahay bankaso agmuqana cidla marka danbe kuso dhacaysa waliga danayste hanoqon noqo qof qlbi fican sundus hada way kaftanaysa wa gabar qalbi fican lkn dad saas jira

    • @budeybudey2707
      @budeybudey2707 Před měsícem +1

      Waxay sass u tiri way aragtay siday u busayaan lkiin waxay tahay qof qalbi wanaagsan si kasto u jikaaran way ka socota waa a run tusaale teamkan halista alpha xitaa way busaan cadnaan isaga ugu badan waraysigii alpha uu ku dhajinayay jacada ku yiri qof labaad sorry alpha wuu ka naxay!! Shaqada Fahad qofkii maskiin ah la duulmiyaa sundus way ku qasabantahay ❤❤❤🎉🎉

    • @budeybudey2707
      @budeybudey2707 Před měsícem +1

      Why ay sundus ogaa maqantahay waqtigaan sababtoo ah wiilkii in ka yiraahdo marwaan clip hore yiri iga sawirkaan wllhi waa yaabay waa a sawirkii sundus markaas ayey qosoleen markaas alpha ku yiri maxaa u qosasheen? qof ka jawaabay ma leheen xitaa koko iyo Saamiya qosolka way u jiibayeen markaas ayuu ku yiri sheeg deeqow markaas ayuu ka jawaabay Mrs ii badal Wiilka is cajibayay Mrs ii badal kkkkk Iam from baydhabo janaay ❤❤❤❤

    • @budeybudey2707
      @budeybudey2707 Před měsícem +1

      Abaayo ma is waydiisay maxaa ay oga muqaan wayday clip sorry intaa dulman koko xaq ka soo hadal please please please runtaa sheeg jooji libaax imada dimoqaradag 🎉🎉🎉 please

    • @IimanCade
      @IimanCade Před měsícem

      Wall cuqdda iska dhaaf dadkan iyagaa iskaga kaa dhawe​@@budeybudey2707

  • @user-hj3gr8oc3f
    @user-hj3gr8oc3f Před měsícem +8

    Kooko goorme adaysa 😢😢 muqdisho😮😮 gorme kaso labanysa😊

  • @husseinadhan
    @husseinadhan Před měsícem +2

    First view congratulation one more cadnan

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn Před měsícem +3

    Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿🤲🏻😭🙏🏻

  • @qamarGeelow
    @qamarGeelow Před měsícem +4

    700k is coming soon ❤❤

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho Před měsícem +6

    Koko gabar qalbi wanagsan m.a hora usoco❤❤

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 Před měsícem +1

    Koko mshaa alhaa tabarakalhaa abye 7000k congratulations 🎉🎉🎉waa ku soo hormarinayaaa🎉🎉

  • @yahyewarsame2850
    @yahyewarsame2850 Před měsícem +7

    Team halista wlhi Marwaan aya ugu doqonsan asaga uacay Teamka

    • @user-pb8vh9ms2f
      @user-pb8vh9ms2f Před měsícem

      Haa wlhi waa reer baadiye caadi ah😂

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y Před měsícem +2

      Kuleelka meel kalo ka haaya is cadeey noh😂

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 Před měsícem +2

      Wiilka maskiinka maxaa karabtiin

    • @yahyewarsame2850
      @yahyewarsame2850 Před měsícem

      @@ubaxcali2067 Wilka markuu sundus ku qoslaa teamka nacay lk Koko mar Walba waan wataa

  • @Aishuu240
    @Aishuu240 Před měsícem +22

    Kokadeena sanad guuradeena soo dhaw🎉

  • @Rayanchannel-l8p
    @Rayanchannel-l8p Před měsícem +5

    Team koko onE likE ❤❤🎉🎉

  • @HafsaAbdullahi-nm5pu
    @HafsaAbdullahi-nm5pu Před měsícem +3

    Fast viewer oh my God🎉🎉🎉

  • @sihaamiita183
    @sihaamiita183 Před měsícem +5

    300k aaa😂😂allah kokoyey allh urumeyo

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 Před měsícem +2

    Koooko xbbti wlhi wn uxisay video englishka ama song english wx cusub so sameya adi iyo macalimow qofka ad isfhm tan kugu fna sxbkaya wlhi lma heli kro sida cadnan iyo wilshan isugu dhowdhin asxbta klna mrmar wkhti laqado wax cusubna wn ksugayna vlog wxylo bdan ❤❤❤❤

    • @user-pb8vh9ms2f
      @user-pb8vh9ms2f Před měsícem

      Wah adi halka video 10coment isku mid ahaa allah kuu dhib dhaamo dhibkaaga mayaree

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 Před měsícem

      @@user-pb8vh9ms2f mafahmisid qalpiyey iga dhac ina bulle raba iney argto adi ma mesha ledhy kolba hdna gbadha cayeen rayigeygadhibana mxa idinka Dadka asxbta ina isku dirtan le kashqeysin ana wan kucelcelin mxaaa ama koooko lnbrkeda iso hel hlkn iska dhfe edebyelo

    • @user-pb8vh9ms2f
      @user-pb8vh9ms2f Před měsícem

      @@canabcismaanhappy5328war bax hadalkaaga malayeelaayo ha isdaalin

  • @maryamaali5397
    @maryamaali5397 Před měsícem +4

    First ahay llkn 100k dheh farxada kaabatay

  • @UpdifataahAhmed
    @UpdifataahAhmed Před měsícem +9

    Ku sali nabigena salalahu ca leyhi wasalam

  • @user-jk2qr7qb5xzAmzam
    @user-jk2qr7qb5xzAmzam Před měsícem +5

    Team koko one like 😢❤

  • @bushroshuuriye9707
    @bushroshuuriye9707 Před měsícem +5

    Waaw qofka ugu horeyay ileyn no veiws ujeaye😂😂

  • @fathiaabdihuseinfathia4134
    @fathiaabdihuseinfathia4134 Před měsícem +3

    Congratulation🎉

  • @user-pb8vh9ms2f
    @user-pb8vh9ms2f Před měsícem +6

    Cadnaan maanta Samia istustusooya wlshey iyo abayo uu ka bixi wye Samia maa maseerte micnaha 😂 alahaas wariifnimo ayee iga thy

    • @ZamiraMohamed-e8c
      @ZamiraMohamed-e8c Před měsícem

      Koko iyo cadnaan waay is jacelyahiin huuno

    • @user-pb8vh9ms2f
      @user-pb8vh9ms2f Před měsícem

      @@ZamiraMohamed-e8c maanta ka niyad jabe markuu dhahay wlshe iyo abayo markuu dhahaayo 😭😭💔

  • @user-kx9rj2yw2h
    @user-kx9rj2yw2h Před měsícem +4

    Adnaan congratulating 300k 3 days 🎉❤😂

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 Před měsícem +3

    Waaw koko masha allh ❤❤❤ my queen koko

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před měsícem +1

    HABALYO
    HABALYO CADNAAN
    100 KK. GAARTEY
    ABOOWE. INSHALAAH MILYAN SOON❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @Qu681
    @Qu681 Před měsícem +1

    Congratulations wllkey cadnaan waxan ku rajenaya heer kasi sareyo inad gadho insha Allah wllkey keep going ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @XaawoluulMuuse-ep9hq
    @XaawoluulMuuse-ep9hq Před měsícem +3

    Congratulations 🎊 cadnaankeena

  • @IbraBoy-rs1lr
    @IbraBoy-rs1lr Před měsícem +1

    Koko pule wllshena keep going pro Mar walba wxan nahey garab kaaga keep going wllshena wllhi team 27 wllhi been ma,ahan madax ayaan ii saaran tihiin abayo ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ft2zd5ls4q
    @user-ft2zd5ls4q Před měsícem +3

    Masha allaha habalayo habalayo horamar wacan insha allaha

  • @safarsaciidmohamed9106
    @safarsaciidmohamed9106 Před měsícem +5

    Waa ka soo gaaray wallaahi 😮😮😅

  • @AMraneyPpe
    @AMraneyPpe Před měsícem +2

    Koko wilashan markasto we garab taganthy m.a abyo mcn nolow inte nolol jIrto😢🎉🎀🫶🤴🏾😩💕

  • @user-su6vg7cp1b
    @user-su6vg7cp1b Před měsícem +1

    Koko Relay, I like you so much, I am from Djibouti, ladan

  • @faizafaizamohamed
    @faizafaizamohamed Před měsícem +1

    Congratulations cadnan intas iyo in kabadan🎉😢

  • @raxmoruun
    @raxmoruun Před měsícem +4

    Koko bulle ❤one like

  • @OwliyoOmar
    @OwliyoOmar Před měsícem +1

    Team koko one like❤❤

  • @Maryamamahmoud
    @Maryamamahmoud Před měsícem +3

    Masha Allah 😢 ani 500 hadaa wax igaarsiiyo mawaaye 3 sano Allah idiin barakeeyo 🤲

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 Před měsícem +1

      Abyo wan kusaray horey usoco❤❤

    • @Maryamamahmoud
      @Maryamamahmoud Před měsícem

      jazaki Allah abaayo ❤😢​@@Amuunmoha8

  • @Aishuu240
    @Aishuu240 Před měsícem +5

    Channelka cadnaan maa ku falaaday 300k ku lahaa😂😂😂

  • @NastehoKhadar
    @NastehoKhadar Před měsícem +8

    300k AA. Kooko. Way luntay Hala soo celiyo😂😂😂

  • @XamseNiino
    @XamseNiino Před měsícem +1

    team koko one like❤👍

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl Před měsícem

    Congratulation cadnan you deserve it 🎊 ❤❤

  • @Win-Finders
    @Win-Finders Před měsícem +1

    Good work

  • @user-kj2pm9vh5o
    @user-kj2pm9vh5o Před měsícem +2

    Congratulations 👏

  • @AbdillahiAskar
    @AbdillahiAskar Před měsícem +3

    300k maha koko maxa ku helay ❤❤❤😂😂😂😂

  • @BaliilmahadQaasin
    @BaliilmahadQaasin Před měsícem +4

    100k dheh abyo kooko😢

  • @user-lb4xy9xj7p
    @user-lb4xy9xj7p Před měsícem +4

    Kokoye 100k weyi dee 300k wamaxay

  • @user-qb9dp5py9w
    @user-qb9dp5py9w Před měsícem +3

    M.a koko qalbi wng

  • @HumairaMahamud-db9iv
    @HumairaMahamud-db9iv Před měsícem +4

    300k wanbo yabiii kareee 😂😂

  • @PrincesssuzanAdam
    @PrincesssuzanAdam Před měsícem +3

    Ala manta qofka ugu horeye noqday 😂

  • @Fahmo-jk1lo
    @Fahmo-jk1lo Před měsícem +1

    Koko waan ku tageera wllo ❤

  • @amiiraqueen2947
    @amiiraqueen2947 Před měsícem +5

    300 shiime gaaray 100 ku ogaaye 😂😭

  • @Aishamahamed26
    @Aishamahamed26 Před měsícem +3

    Inta wadato team halista one like😋🔥❤️

  • @AbdirahimAhmed-i9t
    @AbdirahimAhmed-i9t Před měsícem +2

    Team koko 1 love❤

  • @idilmohamed8658
    @idilmohamed8658 Před měsícem +2

    Alfa makuqaldoosa😂300k aaa🎉❤

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 Před měsícem

    Mss lijecley waan kusalaamey❤❤❤😊

  • @almasmohammed4147
    @almasmohammed4147 Před měsícem +2

    Cadnankena congratulation 🎉

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha8 Před měsícem +3

    Omg 😅😂😂ana ugu horeya😊😊😊😊

  • @seynabxasan9771
    @seynabxasan9771 Před měsícem +2

    Hambalyo cadnaan 100k

  • @Sumeya-pd8wc
    @Sumeya-pd8wc Před měsícem +3

    300k ma ahn kokoyey😂😂😂😂

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 Před měsícem +4

    Asc asxabta koko iso beqda waxan ahay yutubar cusub walayalow 😢😢😢