MEDICAL STUDENT LIFE | Nolosha Ardayga MEDICINE barto - DHIIRIGELIN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 06. 2020
  • MEDICAL STUDENT LIFE | Nolosha Ardayga MEDICINE barto. Muuqaalkaan waxaan ku dhiirigelinayaa Ardayda barato kuliyada Daawada iyo Qaliinka. Sidey unoqonlahaayeed dad dhiiran oo isku kalsoon, naftoodane horumariya. Waan rajeynayaa in aad waxbadan ka faaiidi doontid Muuqaalkan. Igala soo xiriir: Facebook: Dr. Adnan Abdallah Instagram: Adnan_dr2

Komentáře • 209

  • @axmadxashi734
    @axmadxashi734 Před 2 lety +9

    No body can't give you wiser advice than your self

  • @dr.munasar1418
    @dr.munasar1418 Před 4 lety +10

    Shukran dr adnan my rollmodel❤

  • @zakiadem5417
    @zakiadem5417 Před 4 lety +16

    Thanks dr adnan sida aad waqtiwaga qaaliga qeyb noogu siisay wax aan inbadan raadinayay noogu sharaxday afkeena hooyo 👌

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 4 lety +6

      Waad iga mudantihiin walal waqti badan in aan idiin huro walaalo aan Jeclahay ayaa tihiin.
      Marnaba maogoli in aad martaan dhibaatadii aan usoo maray waxbarashada.
      U welcome bro Zaki Adem.

  • @barwaaqosulaymaani1353
    @barwaaqosulaymaani1353 Před 3 lety +5

    Ma ihi ardey dhigta kuliyada caafimaadka iyo qaliinka se wa hankayga inaan dhigto jaamacada markaan Gaadho indhaalaah videogaagaan wan ka faaidey wallaalo alaah cimriga caqliga iyo cilmiga hakuu barakeeyo aamiin aamiin aamiin Waxaad tahay dhiirigeliye fiican

  • @gaciyeseyhireguhad2115
    @gaciyeseyhireguhad2115 Před rokem +1

    Thanks dr Adnan Never Give up

  • @toosiyadhalinta5
    @toosiyadhalinta5 Před rokem

    Allah yahfidak Dr.
    Shukran.

  • @FarhiaABDI-yy1vj
    @FarhiaABDI-yy1vj Před 11 měsíci +2

    Waxaan dawanayaa 2023 waxaan rabaa inaa noqdo ardayda medicine inzha aalh inbadan leygu yiri dumarku na baran karaan lkn waan baranayaa in ❤😊

  • @mustafeliiban2991
    @mustafeliiban2991 Před 4 lety +13

    Maanshallah
    Dr cadnaan cabdillaahi
    Allah haku xafido waxbadan ayaa kaa faaidey
    Anagana
    Allah hanoo fududeeyo hawsha aan bilawnay
    Maalin maalmaha kamida waan rajaynayaa inaan kulmi doono
    Anoo full doctor ah inshallah
    Respect dr Adnaan 😍♥️🙏

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 4 lety +1

      Sharaf ayey iitahay inaan kula kulmo walal maalintey noqotaba Insha Allah.
      Guuleyso Walal Liban.

  • @dr.mariyaomar1524
    @dr.mariyaomar1524 Před 4 lety +29

    😍😘 my world🥰😍 shaqo wacan haka caajisin ina dadaalkaga 2 laabto

  • @updynajep9179
    @updynajep9179 Před 3 lety +8

    Aniga medicine and surgery waxan bilaabidoona 5t september 2020 Wlh aad bad ii caawisay waxan aqooon bad ibartay Wll mahadsanid jazakallahu khairan fi dunya wal aakhira ficnan lahayda ina Waji ka waji ku Aqaano wax bdn ka faiidi lahaa dr adnan Allaha ka raali noqodo

  • @abduwahabhajji5400
    @abduwahabhajji5400 Před rokem +2

    Mahadsanid DrAdnan 100%
    Alle haku xafido

  • @fatimaahmed7984
    @fatimaahmed7984 Před 4 lety +2

    Masha allaah dr adnan jazakallaah💯

  • @abdinasirabdullah9940
    @abdinasirabdullah9940 Před rokem +1

    Masha allah wax badan kaa fa idey walllahi thanks

  • @Malik_2712
    @Malik_2712 Před 3 lety +6

    Aniga nolosha waan hagi karaa waana hanan kara halyeey baan ahay
    😍🥰 Maado Aan in badn raadinayay inan faham guud ka qaato ayaad maanta sidaan rabay iifaham siisay
    Runti Waxaan kugu Mahadceliyo Ayaan kasi la'ahay
    Aad io Aad muhadsantaahy DOCTOR

  • @ibraahimmaxamedaar7381
    @ibraahimmaxamedaar7381 Před 3 lety +2

    Maashalh dr cadnaan dhiirigalin aanu in badan ku tamarin doono ayaad nasiisay allaah khayr hakaaga abaal mariyo inshalh

  • @duuliyechannel1410
    @duuliyechannel1410 Před 2 lety +2

    thanks dr.allaha ha ku sharfo

  • @maryammaxamud5717
    @maryammaxamud5717 Před rokem +2

    Dr Allah haku barakeeyo talo iyo dhiiri galinba wa nasiisey😍

  • @hafzakhayr1143
    @hafzakhayr1143 Před 3 lety +2

    Mahadsanid sidaad markazta aqoontaada nooga faaiidaysid
    Dr adnan
    Allah yaxfiduk

  • @drmohamudhassan4676
    @drmohamudhassan4676 Před 4 lety +2

    Thanks Dr Adnan Abdalah

  • @asmoomar5182
    @asmoomar5182 Před 4 lety +2

    Masha'allaah Dr adnan waa ku faraxsanahay dhiiri galinta aad nadhiiri galineeysid jazaaka,allahu qeyr

  • @rayaanmohamed1535
    @rayaanmohamed1535 Před rokem

    Thank you very much Dr adnan

  • @mohandek
    @mohandek Před 3 lety +3

    Allah kuxafido dr Adnan nolosha medicine aya wax naga tustay walahi ariin muhim ah aya tabatay insha Allah inan dadalo ayan rajeynaya tabarteyda ayan lakashanaya ifka hibo kunolow dr thanks alot ad ayad umahadsantahay

  • @Abdifatahmo
    @Abdifatahmo Před rokem +4

    Well Structured and Motivated Video Thanks Dr Adnan AbdallaH Aad Baan Kula Socda🙏🙏🙏🙏

  • @Salinakhader143
    @Salinakhader143 Před 10 měsíci

    Wll mahadsanid جزاك الله خير الجزاء

  • @user-wm1cb7jf4i
    @user-wm1cb7jf4i Před 10 měsíci +2

    Thank you doctor adnaan insha Allah waxaan rajeynaya meshaan hiigsanaayo inaan gaaro aad ayuu I dhiirigalinayaan hdaladada dhaqtarad mustaqbal ka dhaw inaaa noqdo ayaan rajeynaya insha Allah 🥰🙏 14:07

  • @myhero6404
    @myhero6404 Před 2 lety +1

    M.a shukrn dr😘

  • @Ex-waaye-kan-inagaken
    @Ex-waaye-kan-inagaken Před 5 měsíci

    So thanks my Dr Medical student from Benadir university

  • @fatimanoromar6205
    @fatimanoromar6205 Před 4 lety +2

    Shukran dr dhiira galintada aad uga faiiday masha Allah dr alle ku siyaadiyo cilmiga aa nogu faidaysay 🙏💯

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 4 lety +1

      Cafwan walal Fatima.
      Aamiin, Allah noo aqbalo ducadaada.
      Mahadsanid.

  • @mudakaridris6340
    @mudakaridris6340 Před 3 lety +4

    Masha allah bro khair alle haku siiyo❤🙏

  • @cabduqaadircadaawe846
    @cabduqaadircadaawe846 Před 4 lety +4

    Maasha Allah Dr Adnan Aad baan kaaga mhdcelinayaaaaa Sda wcan ee aad noola wadaagtid Talooyinka. Thanks Dr Adnan

  • @aichastars9458
    @aichastars9458 Před 2 lety +1

    Mhadsanid Dr😊

  • @drhusseinabdi2586
    @drhusseinabdi2586 Před 4 lety +3

    Dr.cadnaan maansha allaah waa in cumaamada lagugu tuuraa walaahi wax badan ayaad noo iftiimaysay Maansha allaah go forward 👏👏👏

  • @mohamedomar3047
    @mohamedomar3047 Před rokem +2

    Thanks dr ❤️🥰🙏

  • @halimomohamed8916
    @halimomohamed8916 Před 4 lety +7

    Masha Allah Dr Adnaan Abdalla waa Runtaa Aniga Nolosha waan heli karaa waan hanan karaa halyeey baa Noqon karaa waa dhiirigalintii dr Adnaan Allah ku xafido dr markasto iyo meelkasto Allah dartii baan kuu jecelnahay sida Noola jeceshahay Guusha Allah kuu jeclaado dr

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 4 lety +2

      Aamiin walaal guushiina waa guusheyda waana sababta aan walaalo ku nahay in aan isku faaiideyno waxa yarka ah aan is dhaano.

  • @mohamadiinamohamadiina818

    ALA HAKU GU ANFACO DR ADNAAN 🤲🤲🙏

  • @mudandahirmaxamud7256
    @mudandahirmaxamud7256 Před 10 měsíci +1

    Thnkz dr❤🎉

  • @somalianopinion
    @somalianopinion Před 3 lety +2

    Wxn ahay arday hada ka qalin jabinaya schoolka oo raba inuu bilaamo jaamacada wxn raba inan barto qaliinka wadnaha video wxn ka hely markad leedahay sanadka horo wd dhiiran thy lkn markay kugu dhacan maadooyin adag ( Ha is dhiibin runtii waa odhaah aad u culus mansha allh ) Adna wxn ku rajeynaya guul shoodhe

  • @abdimalikabubakar9705
    @abdimalikabubakar9705 Před 2 lety +2

    Xaqiiq wllhi dr

  • @salmasuudi6435
    @salmasuudi6435 Před rokem

    Mahadsanid Dr aadan cabdullahi

  • @cabdikaafisteylka4944

    Thanks very much Dr

  • @dayibalidayib348
    @dayibalidayib348 Před rokem

    Thnks dr first day I watch your video

  • @mastertiktoks8023
    @mastertiktoks8023 Před 4 lety +1

    Mahadsanid dr adnaan guul wacan

  • @ruweydaabdiaziz4153
    @ruweydaabdiaziz4153 Před 3 lety +2

    😇😇?mashl its really motivated even aankasoodaahey

  • @muscabmmd4790
    @muscabmmd4790 Před 4 lety +1

    THANKS DR MUUQAALADA Wacyi Galinta Noo Soo Badi

  • @saniaabdulkadir2135
    @saniaabdulkadir2135 Před 2 lety +4

    Thanks Dr aad bu I anfacaya hadalkaga coz mnta igu horeesa jamcda as medical student 🖤

  • @drabdulahixasan5043
    @drabdulahixasan5043 Před 4 lety +1

    Run ahti wll adnaan waa sax

  • @abdallamustafe9727
    @abdallamustafe9727 Před 4 lety +2

    mahadsanid dr adnan sida no dhiirigelisid mar wlba thank u doctor🙏😍

  • @salaahudiinbasbaay9988
    @salaahudiinbasbaay9988 Před 2 lety +1

    Thanks dr adnan

  • @suhaybaniiska7765
    @suhaybaniiska7765 Před 4 lety +2

    Manshallaa dr.adnan alle hakaa abaal mariyo dhiiri gelintaada

  • @faadumocabdilaahi3965

    MASHALAH dr ilahey haku barakeeyo arday cafimaada ahy waan isku dayi doonaa inshalah

  • @suhaybabdirahaman543
    @suhaybabdirahaman543 Před 4 lety +2

    maasha allah DR.waad ku mahdsantay saad nugu soo hurtay waqtigag qaaliga
    inta ila midka ee noqoneysa doctor wangsan waxan leyey aynu kudayno dr.adnan

  • @hanihajji8890
    @hanihajji8890 Před 3 lety +2

    Dr mhdsnid xqq bulshaa ayaa u tahay qalbi kaabe Allha ku xifdiyo

  • @user-wm1cb7jf4i
    @user-wm1cb7jf4i Před 10 měsíci

    Thank you doctor adnaan insha Allah waxaan rajeynaya meshaan hiigsanaayo inaan gaaro aad ayuu I dhiirigalinayaan hdaladada dhaqtarad mustaqbal ka dhaw inaaa noqdo ayaan rajeynaya insha Allah 🥰

  • @mustalipha-mohamed7951
    @mustalipha-mohamed7951 Před 4 lety +2

    Mashllh dr wadadan kujiraaaa

  • @abdihamidmoh1004
    @abdihamidmoh1004 Před 10 měsíci

    M.a well said

  • @fatxifatxi141bashir5
    @fatxifatxi141bashir5 Před rokem

    Mahadsanid Dr adnan

  • @Ade_dirie
    @Ade_dirie Před 3 lety +1

    Txn macalin aad baan kaga faidey
    Marlabaad thanks

  • @zakariehassanjimale270
    @zakariehassanjimale270 Před 4 lety +7

    Masha Allah sxbkey qaliga Dr. Cadnaan wn ka qaaday salanta sharafta leh wna kugu dhiirigelinaya howsha adag ee aad bulshada u heyso.
    Allaha ku barakeyo sxb.

  • @4ballswithoneman
    @4ballswithoneman Před 2 lety +2

    Mahadsanid walaal

  • @dahirdayah4661
    @dahirdayah4661 Před 2 lety +2

    Mahadsanid, Wll. Wax badan ayaa ka faa'iidnay.

  • @jirdefanax4269
    @jirdefanax4269 Před 3 lety +1

    Mahadsanid masuul

  • @cabduweliorange5066
    @cabduweliorange5066 Před rokem

    Alx waan ku farxasany inaan kamid noqdo ardayda medicine barato allah nagu guuleysiyo howshaaan adag

  • @sayid6649
    @sayid6649 Před 4 lety +1

    barakallahu fiik

  • @user-uw7ct1ot6l
    @user-uw7ct1ot6l Před 4 měsíci

    DR thanks imika ayan baranaya

  • @cabdisalaanmuhumed4233

    Thnks dre

  • @mumtazabdisalaan2333
    @mumtazabdisalaan2333 Před 4 lety +1

    Mansha allh dr adnaan waankaaga mahad celinayaa wakhtigaaga qaaliga sidaad nooga faa'idaysay

  • @amalhonest2052
    @amalhonest2052 Před 4 lety +1

    Insha allh dr Thnks

  • @cukaashmuhiaden1225
    @cukaashmuhiaden1225 Před 2 lety +1

    Thanks dr

  • @AyaanAli-kq7jc
    @AyaanAli-kq7jc Před 4 lety +2

    Mahadsanid dr Adnan
    Anon hurdo qosheste bn muqalkaga dawade dhiragalin bu I galiye si an u labo jibRo routin aqriskayga
    Alaha idin barkeyo adga iyo rekgaba dr maria

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 4 lety

      Aamiin walaashey Ayaan Ali. Guul ayaa kuu rajeyneynaa adigana.
      Farxad ayey inootahay haduu Muuqaalkena noqonkaro mid dhiirigelinkaro walaal Soomaaliyeed.
      Mahadsanid.

  • @muhsinibrahim9815
    @muhsinibrahim9815 Před 2 lety +5

    Every master was once a bigginer

  • @sacadjibril7837
    @sacadjibril7837 Před 2 lety +5

    Dr waan ku guuleystay imtixaankii Multi mini interview maansha alah hadda ayaan bilaabeynaa second year kii

  • @raxmocusmaan5077
    @raxmocusmaan5077 Před měsícem

    Janalkan hadaa ku soo biray masha Allah
    Wallhi wan ka heley
    Dhiirigiliye dhamestiran Allah ku xifdiyo

  • @yasmiinmohamedcali1329
    @yasmiinmohamedcali1329 Před 2 lety +2

    mahadsanid walalkay

  • @naimafarah5060
    @naimafarah5060 Před 4 lety +1

    Thanks Dr sidaa marwalba noo pushgaraynayso 👍👍👍👍

  • @user-xr5hg1hc3z
    @user-xr5hg1hc3z Před 3 lety +2

    Giirigalin wanagsan alle hakuu xafido

  • @calisheek1194
    @calisheek1194 Před 4 lety +5

    Well structured and very informative video thanks Dr Adnan

  • @quweenaishaofficial3170
    @quweenaishaofficial3170 Před 4 lety +1

    Shukrn dictor

  • @cabdiibra04
    @cabdiibra04 Před 2 lety +2

    Dr cadnan allha kubarakeeyo sanadkaan ayaan ahy f.4 waxaan rabaa inaan barto qaliinka gud adigana allha kuxifdiyo jaamacada uku fiican ee mukhdisho kutaalo waa midee

  • @zamzamkilaas1293
    @zamzamkilaas1293 Před 4 lety +2

    جزاك ألله خيرا وجزاء

  • @mudakaridris6340
    @mudakaridris6340 Před 3 lety +1

    Really helpful ❤

  • @nadiircabdullahi750
    @nadiircabdullahi750 Před 4 lety +2

    Masha allah pro sidaa noo dhiiragalisit

  • @halima-sacdiyaabdirahmaan9320

    بارك االله يا دكتور استمر امضي قدما

  • @apdalakalafma959
    @apdalakalafma959 Před 3 lety +2

    wax ahy wiil f3 ah yaraanteydaa jcelaa inaa barto medecine ilaa hda waan jeclhy inaa barto markazta oo aan dhageysado vidiogyadaada waxaan yeshaa hdaf iyo dadaal weyn wlh mhdsanid aan kuleeyahay

  • @zakiaabdikni128
    @zakiaabdikni128 Před 2 lety +1

    Mshlh wllo hormar wcn wll cadanan gulyso

  • @mohamedcawil-fh3pw
    @mohamedcawil-fh3pw Před 3 lety +1

    thanks wll

  • @user-bg3gk2ci4i
    @user-bg3gk2ci4i Před rokem

    mhdzanid dre

  • @mariamuuri8899
    @mariamuuri8899 Před 3 lety +1

    Masha allh dr aada u'mhdsn thy wxn kaa codsneena hdada janis helyso inaad noo noqoto lucture gar ahan ma dooyinka medicine ka quseeya waa mhdsnthy

  • @dr.manbile4390
    @dr.manbile4390 Před 2 lety +1

    Ustadi Ad iyo ad ban ku qadariyaa maxa yelay wax badan Ayan ka bartay thanks my dear brother

  • @alikalaay9805
    @alikalaay9805 Před 4 lety +1

    Dr thanks

  • @abaazdarajo5697
    @abaazdarajo5697 Před 3 lety +2

    Horay usoco

  • @isxaqyusuf2785
    @isxaqyusuf2785 Před rokem

    Thanks doctor 😘 🙏

  • @hayatabirahmanhussein9155

    Mahadsanid Dr. Run ahnati wxn ahay ardayad medecine and surgery barata waliba year3 dhiiringalintadu aad ayey ii smeysay thanks

  • @draxlaam2695
    @draxlaam2695 Před 4 lety +1

    Exactly

  • @jazerabdi9316
    @jazerabdi9316 Před 2 lety +3

    Shaley wxan kufikirayey MEDICINE
    WANAN WAAYEY
    MAANTANA WAXAN AHEY FOREX TRADER ALHAMDULILLAH!

  • @burhaanabdi7869
    @burhaanabdi7869 Před 4 lety +3

    Aad bad ugu mahadsantahay dr dhiiragelinta quruxda badan ee marwaliba aad nasiiso .waxaa hubaal ah in qof waliba nolosha meeshuu isdhigo uu dhacaayo. Horana loo yiri :qeyrkaa darajaduu helay ,dyxana hadhafte ,rabi kuuma diidine ,dadal gaari doontide.

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 4 lety

      Waa sidaa walal dadaal ayey isku dhaafeeb bulshada maaanta kunool aduunkaan.
      Allah naga dhigo kuwii guul ka gaara aduun iyo aakhiroba.

  • @naimoibrahim.1339
    @naimoibrahim.1339 Před 3 lety +2

    Mahadsanid walaal walhi waxan kujira wakhtiga ugu adag ee qofka ardayga maro ahna doorashada kuliyada mustaqbalkayga😶😶😶😶

  • @hibaaqmohamed7299
    @hibaaqmohamed7299 Před rokem +3

    Videogan waxn dawadey anigo kuliyada medicine weli bilabin hadana waxn maraya sanadkii labaad ❤ mahadsanid dr adnan waxa thy ilahey haka sokow qofka igu dhirigaliyey inan barto facultygaan

  • @qureeshmohamed1134
    @qureeshmohamed1134 Před 2 lety +2

    Shkrn dr adnan xaqqdi vedio waa 1 year ago sas ay thy wxn haleelay xili aan ku biirayy jmcda

  • @ruweydaabdiaziz4153
    @ruweydaabdiaziz4153 Před 3 lety +3

    Waan kasoo daahey videokaan lkn hada sanadka 3aad aabilaabinooyaa s5

  • @doctoryaash4150
    @doctoryaash4150 Před 4 lety +2

    Absolutely waa sida aad ushegtay dr adnan wagan ardayga aha sidas bu aha daily routine keygi