Doodi buuqa dhalisay ee Xildhibaan Maxamed Abiib.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 01. 2022
  • © MM Somali TV

Komentáře • 49

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 Před 2 lety +5

    Manshallah xildhibaankaasi aad ayuu dadka ugu dagaalamay…

  • @ifraxsheekh5406
    @ifraxsheekh5406 Před 2 lety +4

    Allah ilaahayaw Iidoor la aqoonsadaa wallaahi waa dawlad caadiya sida tan reer gallbeedka

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi Před 2 lety +8

    Madaxda dalku ubahanyahy wa
    Max'ed Abib okale. Golihiiba
    Sawka xoraystay maha lipax
    Hahahahahaha😅😅😅👍🏻

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 2 lety +1

    Mashallah maxamed aabiib inaadeerkay

  • @aaminaabdilaahi8982
    @aaminaabdilaahi8982 Před 2 lety +1

    Mcha Allah hore u soco xildhiban xaqbad ku sugan tahay cidna ma jecla runta wakhtigan

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 Před 2 lety +1

    Nin aqli badan.

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak Před 2 lety +2

    Wankugu raacsanahay manta waxii hore makugu raasani, guul baakuurajeeynaya manta

  • @axmedshafi7607
    @axmedshafi7607 Před 2 lety

    Masha allah xildhibankasi dadku u shaqaynayaa

  • @samayntafadhiyadadibada2534

    Laxisaabtan ayuu layimid xildhibaanada kale meesha ma mushahar ayay usoo doonteen

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 Před 2 lety +2

    Maxmad abib shuuq siga hayelin walagugu diirsaday wa dalkagi wad kafa ididonta dad iyo dunyaba wanad ka haysa magac iyo muuqba

  • @khaalidgeeddi4284
    @khaalidgeeddi4284 Před 2 lety +4

    Ninkan waxa uu fahmay in shacab soo doortay, waa mahadsantay Xildhibaan adiga iyo ina Garuuje, kii aan u codeeyey ee 20k doorteen meelahaas ma ku aragteen?

  • @leabantwin7480
    @leabantwin7480 Před 2 lety +1

    waxyaroo maska haya ilaahay isha hakaa ilaaliyo

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 Před 2 lety +3

    Xildhibaankaasi aad ayuu dadka ugu dagaalamayaa

  • @khadrayusuf2300
    @khadrayusuf2300 Před 2 lety

    Ilaahayoo noo sahal waa kuwaa is cunaya .

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt Před 2 lety +1

    Waa xildhibaan waajibkiisa famay oo gudanaya waajibaadka saaran.

  • @mahamadomar4993
    @mahamadomar4993 Před 2 lety +1

    Ma xaqa ayey afka qabanayaan?

  • @hoodobilan9230
    @hoodobilan9230 Před 2 lety +1

    Wu saxanyahay

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Před 2 lety

    Mr Abib mahadsanid

  • @libanmohamed1225
    @libanmohamed1225 Před 2 lety

    xildhibaan maxamed abiib Yusuf waa geesii personne ne aime pas la vérité

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 Před 2 lety +1

    Wanin jira xalka kahay cidna hawhabran runtay wax kuhagagayan if iyo akharaba wad liibani wadalkagi iyo dadkagi

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 2 lety +1

    Ladheero nimo

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 Před 2 lety +1

    Intad odhan lahayden unbu wadaye maxa idin helay qaxbara shada caqli ba udher iyo xinin allah hbarakeyo cidna kumugafine

  • @kokeee_athe2907
    @kokeee_athe2907 Před 2 lety +1

    Midgaankii siduu u eegayo Dey koley siil midgaan ayu kasoo baxey faaido maleh 😏

  • @dhadhantiktok4130
    @dhadhantiktok4130 Před 2 lety +2

    Kuwani ma ahaa xil dhibaano waa wax kale
    czcams.com/video/tTFy3zBsQWE/video.html

  • @rachidaminoz8977
    @rachidaminoz8977 Před 2 lety

    Waaa geesi u hadlaya masakiinta mesha tuug ba iskugu timi

  • @beksiarts6337
    @beksiarts6337 Před 2 lety

    Xildhibaankani xaqbuu kuhadlayaa balse yaa ubaahan xaq inlaga hadlowaxaana daliilkuu ah sida ay uwada dhibsanayaan

  • @abdilafrah8274
    @abdilafrah8274 Před 2 lety +1

    Somaliland madaxweynaheda ayaa casumsd kahelay usa governer florida ron dsantos
    Dhanadka feberayo 28/2/2022
    Haji mahad

  • @abdighanicoolman6775
    @abdighanicoolman6775 Před 2 lety

    Hal qof oo face mask xidhan ma jiro maxay ku dhacday ? Mise dawladu maba aqoonsana in #covid19 aduunka ka jiro?

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 Před 2 lety +1

    Wale xisabtanki lo bahna ninkana fahmay inta kale wey so mushahar iyo mooshin lacag dhala ayay so doonteen
    Raggedi shaqada shacabku u dirtay ayu fahmay bal may sida wada noqdan kaba darano wey karhayan runta uu dudubinayo geesigani

  • @c.majiidmahamed2766
    @c.majiidmahamed2766 Před 2 lety

    Nin xisaabtamaya weeyi ninkaasi waxa uu soo qabtayoo dhan anaaba yaabey, kan dhukurani ma iskuul ayuu heyn jirey waxay waxa uu wado😂😂

  • @user-or7oe1zc5w
    @user-or7oe1zc5w Před 2 lety

    Hhhhhh mid kasta hunguriga ka hadlaya

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Před 2 lety

    Waxan qiriyaa in uu taabtay maahida dadka xaqiiqda maanta maxamed abiib waa.lagu diirsaday taagerana waa uu kz helay.bulshada waa nin.fahan san dadka.dayartaa codkay ku hadli lahaayen waa.nin aqoon u.leh dublumasika maanta waxa uu qatay bilad wlee

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 2 lety

    Way wada mirqaan sanyihiin kkkk

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241

    Xildhibanku la taliye arimaha warbixinaha ku saabsan iyo qodobeentooda ayuu u baahan yahay....

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před 2 lety +1

    Waar kan la dagaallamay xildhibaan M Abiib muxuu uu jeeda ma inaan la xisaabtamin , ma inaan xaaraan-cunka muuqda iyo ka qarsoon goluhu soo hadal-qaadin. Cajiib bidaar leh weeye wuxuu la xanaaqay ayuu qabaa

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 2 lety

    Xildhibaan ka keliya ee afka ummada Somaliland Ku hadla. Mudane xildhiban cadaabaha jiidhsii wixii kaa horyimaada. Wasiir kastana u yeedh. Ninka ina sulub la dhaho ee xoolaha iyo kalluun Ka Ka masuula halala xisaabtamo wuxu qabtay garan mayno wadankuna gaajuu cagaha la galay.

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 2 lety

    jaahil dhako wayn weye warya saxail maalka gobalda odhan baa ka dhoofa kana soo dega maarka maalkaas waxa leh gobalda odhan hargaysa umadii baaba isugu timi
    qofkan keligii hadalaha ahi muxu ahaa keligiis baaba daldalmaya war meesha keliga ma jogtid umad badan ba joogte hadalka qaybi waaba nin iga yabiyay ila gudoomiyihiin buu maqli waayay waa an keligay hadlo yaaab

  • @MK-th1xd
    @MK-th1xd Před 2 lety +2

    Maxamed abiib maxaaa tunke bal cad Ka dhigay meel walba wuu Ka qaylinayaye ninka ma xaqiisiiba la dhacay

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 Před 2 lety +1

      Wadankeen xaqiiqsa yaa ka hadli kara haddii isaga iyo kuwa kale ka hadli waayaan
      Xaqa ugu weyn shacabka ayaa ku leh
      Bari iyo Galbeed ba isagaa inoo xildhibaan ah
      Somaliland guul

    • @Hoyga-macalin-walaayo
      @Hoyga-macalin-walaayo Před 2 lety

      Miskiin baad iska tahay xaqiisi muxu ahaa adigo miidhan oo dulman ayuu u hadlaya nin mushahar ku qanca ka wayn ninkaasi

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 Před 2 lety +1

    Xildhiban Ooyaaye
    Golaha Buuqa ka daaa

  • @ismailyusuf1011
    @ismailyusuf1011 Před 2 lety +2

    Xildhibaanku waxyaabo fiican buu ka hadlayay laakiin muxu u garan waayay gudoomiyaha hadalka u qaybinaya maqal??? Cadaalada darada uu ka hadlayo bay ka mid tahay inuu yidhaahdo aan keligay hadlo yaan layga joojin. muxuu ku sababaynayaa taas??

  • @mohamedhashi3609
    @mohamedhashi3609 Před 2 lety

    Mr ooyaaye waa ku dheeraad golaha ninkaasi nio 😂😂

  • @Daily_Lifes7
    @Daily_Lifes7 Před 2 lety

    Qaab fudud oo loo sameeyo Hilib iyo Bariis loo diyaariyay qaab habaysan, wixi reer sab ah hasoo yaacaan czcams.com/video/p6WLgTh7UHY/video.html