Itoobiya oo ka jawaabtay hadalada ka soo yeedhay madaxda Soomaaliya.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 40

  • @mafaatixulkhayr
    @mafaatixulkhayr Před měsícem +4

    Qofkii Ugu horeyay
    اللهم صلي على محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @user-mx7ss7zl3e
    @user-mx7ss7zl3e Před měsícem

    Waan difaaci somaliya islamic gorverment

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy Před měsícem +4

    Orroomada Ha inagu so dhisina nio somalidu waa Hal,e 🇸🇴 ❤

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Před měsícem

      SOMALI DA HALKA AHI HALKAY JOOGTAA????.DJIBOUTI BA WAA SOMALI, HADANA MA RABTO INAY WAX LA WADAAGTO!!!!!.

    • @Yooco.
      @Yooco. Před měsícem +1

      Wax mid ma jirto mana jiri doonto ..iska Dhaadhicijta JooJi

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      Awel bay dhisnayd Oromadu halkay Soomaaliya 40 sano qarax ka socday oo Amison u ilaali naysay

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Před měsícem +1

    Dawladaha Somaliland iyo Somalia ma qori karaan afsoomaaliga quruxda leh iyo eryadaa xikmadda leh. Sidaa hufanna uma sheegan karaan gartooda.

  • @MuuseAhmed-il2by
    @MuuseAhmed-il2by Před měsícem

    Doqon baa tahay waryaa

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před měsícem +2

    Dadka Somalia-Talyaani u taliyaa waa Qayrul Masuul. Waxay u anba baxeen sidii dhib looga ridi lahaa Wadamada Jaarka sida Somaliland. Guul Daro iyo Hoog baa u soo Hoyday Somali-Talyaani.

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 Před měsícem

      Mà kuwa qaxoontiga u jooga talyaaniga.

    • @KhadarToosane
      @KhadarToosane Před měsícem

      Ma kuwa rooma italia jooga

  • @Bilkheyr164
    @Bilkheyr164 Před měsícem

    MMTV MA AHAN CIDAACAD RUNTA KASHEEGTA WARARKEEDA WALEE BEENTU WAY SO AFJARMI DONTAA

  • @user-hs2cy9gd7e
    @user-hs2cy9gd7e Před měsícem +1

    War waanu yaabanaheye meshii ma itoobiya ayey afhayeen u noqtey waa isla yaaba oo sharafta ilaaliya isirka aanka Soo jeedno waxaanu adoonsi bayku socotayaaye soomaliya Halkasi ayey Ina joogta oromada afka noogalin waxani siyaasad Maha

  • @msh984
    @msh984 Před měsícem +1

    Walaalaheeee????? Goormaa itoobiya walaalo noqonay ciidamada ka joogo waa business lacag bay ka helaan Qaranada midoobay

  • @MuuseAhmed-il2by
    @MuuseAhmed-il2by Před měsícem

    Mm tv umalayn maayo inay hadeed soolai qii.ayn doonaan

  • @hanadcishqi5902
    @hanadcishqi5902 Před měsícem

    mahalkaasad maraysan inad tidhahdaan gaalada ethiopia ayaa somaliya dhiig wadag la'ah
    nalama ahe waa gaalo inta hoosta ku wadataada waa gaalo iyaga lamid ah

  • @user-zv1pm2tm1d
    @user-zv1pm2tm1d Před měsícem

    Waaryaadheheen bal Oromadan oromadu dhashay eega, ethopia gormay walalehen noqdeen.

  • @liibaansuuriyaa9750
    @liibaansuuriyaa9750 Před měsícem +4

    Somalia Miyaanu Ku filnaanin hadalkii RW Aby Ahmed Ee ahaa Lacagta Safarada Hal Hospital ku dhista masaakiinyahaw.

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale Před měsícem

    Muusi iyo ina kaahin qabrigoodii ayaa hada qodan
    30 sano kadib hadii alle nafta noodaayo ayan arkidoonaa isaaq halka uu kudanbeeyo

  • @advyser
    @advyser Před měsícem

    Soomaaligoodu ka fiican kuwa dawlada soomaliya

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r Před měsícem

      iyo ka dawladda Somaliland

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale Před měsícem

    Waxeynu sugnaa wa isaaq oo adoomo iyo qaxooti noqdey

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před měsícem

    Ethiopia waa jawabty qaswadayasha Geska Africa oo dhan

  • @apdifataahglpeedi1547
    @apdifataahglpeedi1547 Před měsícem +1

    Heerkaas aH in laynoo hanJabo miyaynaan inagu isku keensan cakuYe dadkaYgow😢

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he Před měsícem

    Wlh ayn ku dartee Ethiopia in ay ka shaqeyneynin dan Somalia 🇸🇴

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Před měsícem

      De yaanay kashaqaynin mxa naga galay Somaliland ayay fa iido utahaye

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před měsícem

    Waar waxan kecinta wada waa hal beel hawiye la idah waliba habr gedir iyo abgal fiqi iyo gur gurti mar uunba la so qabn labada nin huwanta la shaqysta

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 Před měsícem

      Kkkkk oromo iyo amxaar kuwasi rabta aamus. Doqon dabadhilif ah ayaa tahy😂

    • @adoonaleadoonale
      @adoonaleadoonale Před měsícem

      Hawiye waxey kalayaqaaniin gacalkooda iyo cadowgooda
      Lkn adinku maxad tihiin waa adinka wixii ay awoowayaashiin ugod ragii ay ishayeen hadiyada usiiyaye

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před měsícem +1

    Isaaqii oo Ethopiya naago u noqday kkkkkk
    Waxay afhayeen u noqdeen noqdeen.
    Ethopiyaa tidhi kkk
    Ethopiyaa hadashay
    Ethopiyaa dhuustay
    Ethopiyaa dhaqaaqday
    Ethopiyaa qortay
    Kkkkkkkk
    Naago Ethopiya qabto.

    • @jamalsaleeban1666
      @jamalsaleeban1666 Před měsícem +1

      😂😂😂 waxaa Adigu qadaad wayn ka ahawu ama badhya culus

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 Před měsícem

      ​@@jamalsaleeban1666 Qaadland waad waalateen. Waa in sidii Goojacade leydiin xasuuqaa😂😂😂.

    • @abiiboladjama1659
      @abiiboladjama1659 Před měsícem +1

      Ethiopia waxaa naago.unoqday Hawiye Iyo daarod oo mclaa dumarka cidamada ethiopianku ka kufsadan kama.hadli karaan waayo dhulka ay jooganba Ethiopia ayaa maamusha dhul Somaliland ledhy Ethiopia ma.joogtaba

    • @jamalsaleeban1666
      @jamalsaleeban1666 Před měsícem

      @@abdifitahabdullahi4675
      Yaa la xasuuqay ma sidiinii inaad digaasida soo sawirtan baad rabta oo tidhaahdo waa madfac

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před měsícem

      Itoobiya dhuustay. Itoobiya daacda.
      Itoobiya hidhistay.
      Itoobiya xoqatay.
      Itoobiya xaartay.
      War hashu maankayga gadee ma mansaar bay liqday. Kowan iyo xabishi iyo gaala orom maxaa lakala siiyaa yaabne. Kkk.