Khudbad-sannadeedka Dastuuriga Ee Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuxe Biixi.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 06. 2024
  • Khudbad-sannadeedka Dastuuriga Ee Madaxweynaha Maamulka Gobolada Waqooyi Ee Somaliland Muuxe Biixi..
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and CZcams
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond CZcams!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Komentáře • 43

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 Před 25 dny +2

    Guull Waqohii

  • @ahmedyusuf7534
    @ahmedyusuf7534 Před 25 dny +3

    Dream an illusion

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 Před 25 dny +2

    Guull Somalia 🇸🇴 Gull Somalia 🇸🇴 Guull Somalia Wayne Somalia 🇸🇴 biggest. In Africa Somalia 🇸🇴 Wayne:
    Guull ;

  • @shenanigans7359
    @shenanigans7359 Před 25 dny +1

    LONG LIVE SOMALILAND ❤❤❤

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Před 25 dny

    Somalia Somalia 🇸🇴

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe Před 25 dny +2

    Fircoon ileen soomaliga wuu yaqaanaayee😂😂

  • @abdirahmanismaciilfurre4001

    (Gobolada waqooyi )intaas oo nacayb ah ee aad Qortay waxba nagu yeeli maysid

  • @t.k.khatime7362
    @t.k.khatime7362 Před 25 dny +1

    Cadowga koowaas ee Somaliland waa colaadda.
    Colaadda beelaha somalilandna waxaa aabbe u ah muuse biixi oo ka masuul ah isku dirka beelaha SL.

  • @mahadabdi5751
    @mahadabdi5751 Před 25 dny +1

    Tuug wadanka iibsadey ma dhageysanayi

  • @ianmohamed8368
    @ianmohamed8368 Před 25 dny +1

    Waa gudobiirsi aad laysay Iyo xeryihii qaxootiga ee ogaadeen aad laysay
    Sug INTA maxkamad caalami ah lagu Soo taago

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 Před 25 dny +3

    Qadaadwayn ciil u dhimo😏

    • @Alimahfou
      @Alimahfou Před 25 dny

      Hhh😂mathax xuma aya Somaliland haysata balsi Somaliland dadka waficanyah eh mayar mooge halagadiga mathaxweyna

  • @ahmedabdiisse7512
    @ahmedabdiisse7512 Před 25 dny

    Why you don't say the refugees setteled Somali region.

  • @_faatax
    @_faatax Před 24 dny

    Maamulka markaad soo qorayso waa nacayb ku haya saacad iyo minutes aad soo galisay aad soo downloaded garaysay abaal kaagama hayno waayo waad bugtaa waxaa ku haya qabyaalad iyo nacayb reernimo

  • @ahmedabdiisse7512
    @ahmedabdiisse7512 Před 25 dny

    Muss Bihi why you do not support the selfdetermination of Somali region in particular Harshin the district you were born.

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 Před 25 dny

    Guull Somalia 🇸🇴 Gull Somalia 🇸🇴 Guull Somalia Wayne Somalia 🇸🇴 biggest. In Africa Somalia 🇸🇴 Wayne:
    Guull ; Guull Somalia 🇸🇴 wayn🇸🇴🙏👋🙏🇸🇴🤔🙏🇸🇴

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n Před 25 dny

    Nabadgelyada uu sheegayo gebiley qudhay ka jirtay,doorashooyinkuna ku shubashay ahaayeen kulligood

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Před 25 dny

    😂😂😂

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Před 25 dny

    🥱🏃

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Před 25 dny

    Sheekadi alfa layla wa layla Thousand And One Nights ee 34 sano kabadan socotay. Idoorow xabash , Juhuud ama jinni isku dhiiba oo dhulkiina oo dhan siiya lkn reerha kale ee soomaliyeed re sharafta leh dhulkooda ka taga oo ha hunguraynina ilayn waxba iskma tihiinoo diin, isiir iyo dhaqan midna idinkama dhexeeye.

  • @AamiinAbdi-my9br
    @AamiinAbdi-my9br Před 18 dny

    Wariye nacayb iyo ciil hayo uma xumid

  • @leabantwin7480
    @leabantwin7480 Před 21 dnem

    jamhuuriyada somaliland mou

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 Před 25 dny

    Muuse biixi muuse yuhuud dadka reer waqooye waqtiigu kaqaaday subxanallah wa beenleyal ah lamana amiinikaro dadka uu sheegayo oo la xasuuqay asaga ayaa xasuuqay odaga oo dhiigyacabka ah beenabuur badaan war somaliland iska badbaadiiya ninkan walaan subxanallah

  • @fosiali263
    @fosiali263 Před 25 dny

    Qadaad weyn gurigiina ka sheekeeya dalkan anaa dhistaye maamulka muqisho iyo hareerihiisa ka warama naago yahaw aduunku abnigooda ilaalinayo

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac8489 Před 25 dny

    BEENTA IYO KHURAAFAADKA DADKA KA DAA. QABIIL QARAN MA NOQON KARO MANA NOQON WALIGII

  • @mohammedroble9437
    @mohammedroble9437 Před 25 dny

    Khudubadu ma mid qabiili lahadalaysa miyaa

  • @abdullahifarah610
    @abdullahifarah610 Před 25 dny

    AQOONTA DADKA LOO QUDBAYNAYO AYEY KU TUSAYSAA IN 400 WADDAN AY JIRAAN" M/WEYNAHOODUNA. AQOONTA DALALKA CAALAMKA JIRA UU SAAS KA YAHAY !!!!

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 25 dny

    Cuqdad bad qabta gobolda waqooye ayd cay u hysata adigba mamulka gobolada konfurta somalia lagu idaha daroodkga raxan weyntada iyo hawiyahaga 😂😂😂

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n Před 25 dny

    Askartu waa isku nooc sidii siyaad barre ayuu dumar sacabinaya is daba wadaa.xildhibaannadu sacabka iyo mashxaradda waa dhibsanayaan sidaad aragtaan

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 Před 24 dny

    Wax muse kafican sodorta walayal ninnkan

  • @t.k.khatime7362
    @t.k.khatime7362 Před 25 dny

    Muuse biixii hadduu qaban waayo doorashada Nov 13, 2024, waa in layska celiyo oo dagaal layskaga celiyo. Waa in madax tooyada hargeysa looga saaro sidii Pooja cadde looga saarey.

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n Před 25 dny

    Dilalkii lascanod muu ka warramo oon cid loo qaban waayo ciidankaa fulinayey

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 Před 25 dny +1

    That is the time of mistake
    It is happened any part of the world 🌎
    But it is finished ☑️;
    That is over; just take now the future of. The new 🆕 gernretion;

    Guull waqoyee