SAFAR SALAMA FROM KUALA LUMPUR TO CAMERON HIGHLANDS!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 186

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 Před 3 měsíci +49

    Asxaabta inta Qisooyinka dembi baadhe Kariim u Xiistey Like saara.❤

  • @user-yg7lm4td5k
    @user-yg7lm4td5k Před 3 měsíci +22

    Sowdaay qalpih qisoooyinkii kariim baryahan ma haynee awey hee walaleey❤

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu Před 3 měsíci +6

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam 😊

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw Před 3 měsíci +6

    Waa run walaal qaxooti iyo Yurub iyo Ametica wax la jeclaafo ma aha anigaa Yurub ku nool dadka joogaa Bahdil iyo Naceeyb ayeey ku joogaan wadamadeey joogaan laakiin interyna tagin wax fiican beet moodayaan dad aan ku rabin oo ku arki karin oo u heeysta baahi ineey halkaan ku keentay soo hortaagnoow ayaa ka jirta qurbaha anagoo nabad qabna alaha inga aruuriyo amiin

  • @nuracadde1592
    @nuracadde1592 Před 3 měsíci +10

    Very beautiful city thanks walal

  • @user-ci2lj7hy3q
    @user-ci2lj7hy3q Před 3 měsíci +10

    M.n walshay walshay sawada wajigaag waan uxiisany m.n Allha kuxiftiyo wllo qali 🤲🤲🤲🤲

  • @nimcoeisa8218
    @nimcoeisa8218 Před 3 měsíci +12

    qaad iyo qabyaalad xaasidnimo iyo xasilooni daro shaqada shaydaanka ayeynu busy ku nahay aduunka kalana cilmi horumar hiigsi nololeed ayey busy ku yihiin Allaah ha ina soo hadeeyo

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Před 3 měsíci +3

    Allah kuu sahlo maadaama aad saliga nabiga scw aad dadka amertid masha Allah almaru maca man axaba insha Allah visada oo daaim ah waad heleysaa insha Allah

  • @nimcodahir3549
    @nimcodahir3549 Před 3 měsíci +3

    Masha alaah allaahumma baarik walal sowda alle caqliga iyo comriga iyo caafimaadka iyo awlaadda ha kuu barakeeyo walal.qaxoonti waa waxa aduunku ugu necebahay alle nama bado yaa rab.europe iyo america ma jecli in aan xitaa dalxiis u tago iskadaa in aan ku noolaadee alle ima geeyo waxa aad u jeclahay dhulkayga hooyo alle nabadda ha noo adkèeyo madax khayr qabtana ha innagu arsaaqo Amiin yaa rab .annaga rer hargeisa biyuhu waa nagu qaali mararka qaar ilaa 30 dollar aya bixinaa

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw Před 3 měsíci +2

    Waa sax walaal Moqdisho cadeey waxyaaba badan ayeey uga raqiisantahay Maleeshiya sqbtoo ah dad badan oo iska danyar ah ayaa ku nool Maleeshiya kamana cabaadaan laakiin Mogadisha cadeey cirka ayeey martay Dubei weey ka qaalisantahay Mashaalaah tabaarakalaah alaha inoo xafido Wadankeena 🤲❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️

  • @warsan123
    @warsan123 Před 3 měsíci +3

    Sowda wadankaan allah barakeeyo
    Lakiin qurbe xiiso maleh somaaliya meel aan siisanaayo maleh

  • @laylaabdirahman3473
    @laylaabdirahman3473 Před 3 měsíci +3

    wadankeena hadan saas oo kale udhisan lahayn amnigeeda sifiican ahaan lahaa dadkeena meelkasta qoxootiga ku ah baa kusoolaa ban lahaa wadanka🙏🏻

  • @user-fd4cv9pe5d
    @user-fd4cv9pe5d Před 3 měsíci +2

    MashaAllah illahay ha u barakeeyo nabada iyo hormarka ay heystaan wllaha reer Malaysia 🇲🇾
    Ama u guuraabi weligey nabad iyo kala danbeyn wadan ku jiro ma arkine xili colaad ban dhashey hdna ku ilmo dhaloyaaye 😢
    Inkastoo dhib gooni i heysan Alxamdullilah 🎉

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 Před 3 měsíci +1

    masha alla waa meel ada uqurxabadan Shukran Abayo sawda 🎉🎉🎉🎉

  • @user-qp9jt8go4g
    @user-qp9jt8go4g Před měsícem

    Maasha allah

  • @HodoArab
    @HodoArab Před 21 dnem

    Wow Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @safiyaxasan5426
    @safiyaxasan5426 Před 3 měsíci +1

    Maa shaa allH SOWDAAY SIDIIN kuusugaayay waan daalay❤❤❤❤❤

  • @user-gz4jd6xf4q
    @user-gz4jd6xf4q Před 3 měsíci +2

    Asalmucaleykum sawda waa wadan qurux badan maleesyo ManshaAllah ❤❤❤

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 Před 3 měsíci +2

    Wow masha allah waa flog qurux badan❤

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 Před 3 měsíci +1

    MashaAllah beautiful place

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 Před 9 dny

    Masha Allah tabarak waa runtaa

  • @amranhassab7872
    @amranhassab7872 Před 3 měsíci +1

    Masha allaha 🥰

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 Před 3 měsíci +1

    Masha Allah

  • @user-nl3tz1sd8c
    @user-nl3tz1sd8c Před 3 měsíci +1

    Masha allah sowda dugsiyada ka waran waa naga ilowday

  • @munamaxamed9740
    @munamaxamed9740 Před 3 měsíci +2

    Woow masha allha

  • @SaynabXasan-k1q
    @SaynabXasan-k1q Před 2 dny

    الله يحفظك

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 Před 3 měsíci +8

    Sister wadnkeena ayaa ka qurux badan hadii aminga la sugo

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 Před 3 měsíci +2

    Waa wadana dadkisu cafimad qaban anagana dadakayaga jiran😢😢😢😢😢😢

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 Před 3 měsíci +1

    Ilaaheyow an biyo ley xisaabin walahi aniga kenya jooga qasatan mombasa biyo ma bixino guriga ceel ku yaala biyo la bixina xamar ayan uga so tegay ❤❤❤

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud Před 3 měsíci +2

    Waaaw masha Allah wllo setahy sharafeey

  • @mariamjamaa5683
    @mariamjamaa5683 Před 3 měsíci +1

    Dadkaan ilaahay wuxu siiyay dhula quruxubadan weyan dhisteen somaali qabiil baa aduun yad kareebay waalid ugu wacan

  • @shukribintufaarax4579
    @shukribintufaarax4579 Před 3 měsíci +2

    Maasha allah tabarakallah ❤
    Niyada kadalxisay anna
    Thank you qalbi alle haiikadayo

  • @zeynabkhalif1075
    @zeynabkhalif1075 Před 3 měsíci

    Jazakallahu qeyran ya habibty! ❤

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y Před 3 měsíci

    Asc dhamantin Drs sowda Masha Allah wad ku mahadsantay sidad noso dalxisisay jasakalahu qaran ❤❤❤❤❤

  • @FarahOmarAli
    @FarahOmarAli Před 3 měsíci

    Masha allah walashey keep going on in a save place

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 3 měsíci +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn sowda sharafeey waanku salaamay

  • @user-oj4ti3lf3i
    @user-oj4ti3lf3i Před 3 měsíci

    Masha alah tabaraka raxman wa mel quruxbdn farxad kuwar mcney lkin shaqo gabdhaha ma uledahy malesiya isosheg adoradiya 🎉🎉🎉❤

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 Před 3 měsíci

    MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidakum, Shukran Jazaakallaahu kheyran Sister.
    Waa meel Qurux badan oo ku fiican Holidays.

  • @Coolgranma
    @Coolgranma Před 3 dny

    MaashaaAllaah, waxaa iigu dambeeysay mar aan workshopkii Jaamacadeyda 1989,, Kualalampur/ Malacca,,

  • @Ramla-st2xr
    @Ramla-st2xr Před 3 měsíci +3

    Waa runta dal aadan lahayn waa Daren ku joog wadan Keena wax dhaama la waa iilaahow nabad nagu sii oo nabad nooga dhig

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 Před 3 měsíci +1

    Masha Allah wllo sawda miyaad soo dagtay wllo meeshu aadabay uquruxsantahay❤

  • @AsmaLaki-wc9xg
    @AsmaLaki-wc9xg Před 14 dny

    Sawda jano wll ku jecliyaa❤❤❤❤

  • @user-wk6um7yo2r
    @user-wk6um7yo2r Před 3 měsíci +1

    Wcws wrwb SCW SCW SCW Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib Maasha,allaah Adeer mcnto Insha'allah Guuleeyso Chanalkana A 2:27 llaha noo caafiyo Insha'allah ❤️❤️❤️❤️❤️ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Shamso-dp1tg
    @Shamso-dp1tg Před 3 měsíci +1

    ❤hn.sawday.dariqad.waxa.ku.capaysay.jojiy❤.cep.weyane.xata.waxa.lagayap.inu.rakudawanaya

  • @user-pc6qh4mv3t
    @user-pc6qh4mv3t Před 3 měsíci +1

    Mahdsanid waloo anagii xataa waan dalxiisnay❤

  • @hamdiali6199
    @hamdiali6199 Před 3 měsíci

    Rabbi caafimaat tamaam ah ha siiyo
    Allaahuma aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @user-kf7my4qs7m
    @user-kf7my4qs7m Před 3 měsíci +1

    Masha Allah beautiful ❤

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv Před 3 měsíci +3

    Alla wadanka qurux badnaa alla dowladnimadu macanaa ma isku maskax noqon ilmo colad io abar io qabyad ku koray io ilmo dowladnimo io quruxdas ku koray mashlh❤

  • @user-ed4wb1fb7s
    @user-ed4wb1fb7s Před 3 měsíci

    Very beautiful city thanks ❤❤😊

  • @najmaosman5090
    @najmaosman5090 Před 3 měsíci

    Mansha alla sawday jawiga macankisa halkasan ka daremaynaa Intad jogto no so badi

  • @user-ju5fi5gv1e
    @user-ju5fi5gv1e Před 3 měsíci

    Masha Allah Abayo Allah ku xiftiyo

  • @user-tg2jm4dz4d
    @user-tg2jm4dz4d Před 3 měsíci +1

    Sowday muqdisho noloshedu wa qali ee anaga borama way Japan thy

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud Před 3 měsíci

    Masha Allah allahu akbar cadima ah wllhi waa 😊

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 Před 3 měsíci

    Mashallah walashay wan ku salamay ❤

  • @aaminamoha61
    @aaminamoha61 Před 3 měsíci

    Aragaga Wa no abshir hppty safar salama🥰🥰🥰

  • @IqraCabdi-bd9fc
    @IqraCabdi-bd9fc Před 3 měsíci

    Mashalha.sawda

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 Před 3 měsíci

    Masha allaah sowda qurux allaha no ka daaaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @moustafesamriye2594
    @moustafesamriye2594 Před 3 měsíci

    Woow sowda slan sree masha Allah ❤❤

  • @XaliimoMaxamed-jd9xr
    @XaliimoMaxamed-jd9xr Před 3 měsíci

    Wn ku salamay abyo sowda ilhey hku barakeeyo

  • @user-gv7uz8rm2j
    @user-gv7uz8rm2j Před 3 měsíci

    Masha Allah sowda qali Allah kuxifdiyo wll❤❤❤❤

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe Před 2 měsíci

    Masha allh ❤❤❤

  • @mulkisaid8385
    @mulkisaid8385 Před 3 měsíci

    Mansha allah ❤❤❤❤❤ dalxiis wacan wall

  • @AsmaLaki-wc9xg
    @AsmaLaki-wc9xg Před 13 dny

    Rays rays ban dhahnaa

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 Před 9 dny

    Sowda qaalib anaga ayaa jogno kololbuuro

  • @cabdiibraahim9173
    @cabdiibraahim9173 Před 3 měsíci

    Alaah abaayo wax kasta Waa raqiis maleesiy in aan uguuro maaheee❤❤❤

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 Před 3 měsíci

    Mansh Allah 😂❤Sawda waa qosol

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 Před 3 měsíci

    Maashaa allaah. ❤❤❤

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Před 3 měsíci

    Manshallah keep going dear ❤

  • @monocadey236
    @monocadey236 Před 3 měsíci

    Mansha Allah ❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Před 3 měsíci

    Save jaourney walsheyn Allaah haku xifdhiyo

  • @user-yp9ls2wh8x
    @user-yp9ls2wh8x Před 3 měsíci

    Masha allah ❤❤❤

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 Před 3 měsíci

    Masha allah❤❤❤❤

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Před 3 měsíci

    Mashalllha Mashalllha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samsammaxamad2667
    @samsammaxamad2667 Před 3 měsíci +1

    Bishi laso dhafay korontadu waxay igu so dalacdy 41dollor wlhy sadex qof bana nhy mukayfna mashidano talagadana mar marba shidana marwaxadana sidokale yaab Somali mel maha 😢

  • @khadraaabdula6219
    @khadraaabdula6219 Před 3 měsíci

    Mansha alalah xabti waa qurux

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Před 3 měsíci

    M.a beautiful vlog 💯

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 Před 3 měsíci

    Asc Mashaallaah sister so beautiful Mashaallaah love you sis caafimaad ku dalxiis amiin amiin ❤❤❤❤

  • @hodanaye-rn3fw
    @hodanaye-rn3fw Před 3 měsíci +2

    Xbbti ciyaalka dibaduhu mahan saad moodaysid dad caqli yar bal aadbay u caqli badanyhn ee waxa sababaya marka ay tagaan Somalia waxa galaya wax yar oo cabsi ah oo qofwalba oo wadan cusub tagay gali lahayd waayo waa meel aanay waligood arag iyo meel laga qurxoon yhy oo meeshi ayka imaadeen ayka qurxoonthy iyo waxyaabo kale oo badan dadbaahan bay arka yaan iyagoona waligood arag marka mahan in laga caqli badanyhy ee waa in ay ku cusubyhn wadanka afkana ayka xishoonayaan inay ku hadlaan sababtoo ah waa lagu caayayaa waxaana la dhahayaa waa dhaqan celis isagoonaba ahayn dhaqan celis oo dalxiis loo keenay

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 Před 3 měsíci +1

    Wcs scw mahadsanid dalxiis wacan❤❤

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Před 3 měsíci

    m.a

  • @isakabdi6895
    @isakabdi6895 Před 3 měsíci

    aad baad u mahad santahay maadaama aad natustey meelaha ugu dalxiiska fiican anaga laftana waa kula dal xiisney, mida labaad kashee keynta qiimaha guryaha,waxbarasha,nabad geliyada soomaalida meesha joogto,iyo horumarka meesha ka jera.

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Před 3 měsíci +1

    Asc sowda aad baad umahansantahay walaale suaasha kale aan qabo qof guri maka gadankaraa qof guri thanks

  • @xaawoibrahim9740
    @xaawoibrahim9740 Před 3 měsíci

    mash aallh wasodal xistey ilahay dalkena nabd hanoga dhigo

  • @barwaaqohajjiahmed2014
    @barwaaqohajjiahmed2014 Před 3 měsíci

    Masha allah wnkula dalxiisnay❤😊

  • @user-le1mr7th1k
    @user-le1mr7th1k Před 3 měsíci +1

    M.a ❤😊

  • @SalmoLoveLii
    @SalmoLoveLii Před 3 měsíci

    Sowda hadii aad malesiya joogto tem 27 inaa soo booqata waaye hppti ❤🎉

  • @RamlaIsmaciil-j1v
    @RamlaIsmaciil-j1v Před měsícem

    ❤❤❤

  • @nasra33hashi88
    @nasra33hashi88 Před 2 měsíci

    Biliis wll qali shaqada kasheke wadanka

  • @roodadaahir4959
    @roodadaahir4959 Před 3 měsíci

    Asc sawda waan kujeclahay xabibatii qalbi allah kubarakeeyo walaasheey qaali ❤❤

  • @AbdirahmanMohamed264
    @AbdirahmanMohamed264 Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 Před 3 měsíci +1

    Mnshalh niydn kla dalxisnay ❤

  • @xaliimomuxumed
    @xaliimomuxumed Před 3 měsíci

    Mashaallalh abayo wajigag Wan uxisay❤❤❤❤

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 Před 3 měsíci +1

    Si fcn ba u taqan dalxiska sister m.a dadka flogyada dubo ada oga leh

  • @user-px4wy1hv9e
    @user-px4wy1hv9e Před 3 měsíci

    Masha allh wllhi waxan uma leeway in an joogo qofka daawanaayo ayan batagay

  • @user-os7cf8md2e
    @user-os7cf8md2e Před 3 měsíci

    Ma.n sawda meshiba miyaad jeclaay❤

  • @user-hz7wn6vk4t
    @user-hz7wn6vk4t Před 3 měsíci

    ❤❤

  • @user-iy1ju7gb7q
    @user-iy1ju7gb7q Před 3 měsíci

    Mansha alaha

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 Před 3 měsíci +1

    Lagama shekeyn karo yaah dalxiiska

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před 3 měsíci

    Malaysia maa u guurtay Xbbti

  • @Za__channel499
    @Za__channel499 Před 3 měsíci

    Waa jecelahay maleysia😢