Heesaha geel iyo muuqaal dad badan ka heeleen DAAWO

Sdílet
Vložit

Komentáře • 194

  • @mohajama5621
    @mohajama5621 Před 5 lety +54

    Rag rag dhalay waa kuwaas somalida in lagu faano iyo dhaqanka aad ban u jeclahay 👍👍

    • @fatmoibrohim6068
      @fatmoibrohim6068 Před 3 lety

      Ninka gaaban aya dacad uyaqana heesta geela

    • @gibsonkyson2748
      @gibsonkyson2748 Před 3 lety

      you probably dont give a shit but if you're bored like me during the covid times you can watch pretty much all of the new series on InstaFlixxer. Been watching with my girlfriend for the last couple of days xD

    • @eastoncolt8767
      @eastoncolt8767 Před 3 lety

      @Gibson Kyson Definitely, have been watching on InstaFlixxer for since november myself :)

    • @braylonjudson3815
      @braylonjudson3815 Před 3 lety

      @Gibson Kyson Yea, have been watching on instaflixxer for since november myself :)

    • @phillipmitchell2969
      @phillipmitchell2969 Před 3 lety

      @Gibson Kyson definitely, have been using instaflixxer for since december myself :D

  • @Somalilander
    @Somalilander Před 5 lety +16

    *Igarre maanta ayuunbaan kuu qiray inaad u qalanto gudoomiyaha geeljirayaasha soomaliyeed 💯 adiga iyo saaxiibkaa waad mahadsantihiin*

  • @ckariindaahir-il6ff
    @ckariindaahir-il6ff Před rokem +3

    Ina adeer waa iga qiiray sisen halasoowado shaqadaan❤❤❤❤

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 Před 5 lety +20

    hhhhh Intaan daawashadiina bilaabay geel iyo miyi baanba soo jec jeclaanayaa

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 Před 5 lety +20

    Rageedii waa saas dibaa loo noqôayaah 👏👏👏👏👏👌👌👌

  • @hodomusse906
    @hodomusse906 Před 5 lety +2

    Runtii maihi qofku koray miyi lakiin subxanalah aad ban udhagaystaa uganahelaa waxan jeclahay gabayga iyo waxakasatoo miyikusabsan ."Maa shaa ALLAH" siiwada sabiskarabkun waa xagayaga . IN SHAA ALLAH

  • @deqahuzein4643
    @deqahuzein4643 Před 4 lety +2

    Wiilkn dhaqanka geela soo bndhiga wLahy wan kahelaa igare salan sare wll geela aadbn ujeclahy mnshaAllh wixii geel kusaabsan 💜

  • @nimoabdille7765
    @nimoabdille7765 Před 5 lety +2

    Madaxweynaha geel jiraha iyo saxiibadiisaba waan Salaamayaa halka kasiiwada dhaqankeena sharafta leh .

  • @jamaadelmi4466
    @jamaadelmi4466 Před 5 lety +9

    Masha-Allaah aqoon korarsi weeye
    Kkk

  • @macalinjaamac2960
    @macalinjaamac2960 Před 3 lety +2

    m. a illahay hadin barakeeyo walaalayaal salamada

  • @saeedmire4572
    @saeedmire4572 Před 5 lety +2

    Igaare wa lacab laakiin Mubarak wa ruug cada khatar aha mashallaha

  • @nadhifoqaraan9466
    @nadhifoqaraan9466 Před 5 lety +11

    Mashaa alah gulasta waa ragii layaqaanay walakay igare isoowac

  • @iskilaji
    @iskilaji Před 2 lety +1

    Ragu wuu jilbooday manshallah ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 ❤️

  • @habonwarsame3195
    @habonwarsame3195 Před 5 lety +2

    Mash allaah heest geel ugu quruxu badan inta xoolo loo haysto geeli waa laan dheerah

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 Před 5 lety +8

    Abwaan igarre yaasiin Xaaji iyo mubaarik waa rag dhaqankeedii wacnaa soo nooleeyay Alle ha idin sharfo
    Suaal ayaa waxay tahay igarre yaasiin waa reer laas caanood lkn mubaarik waa deegaankee ma dawlad degaanka sooomaalidaa

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 Před 4 lety +2

    Asc waan idiin salaamay. Yaa salaam wallahi waan kurarraaxeysanay kheir allah ha idiin siiyo

  • @amiromar4397
    @amiromar4397 Před 5 lety

    Waaaw mnsha Allah waa videogii igu xiisahabadnaa rageddii waadkasobaxdeen waxan idinleyhy mahadsanidiin 💞💞💞💞💞💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @lionacademy8211
    @lionacademy8211 Před 5 lety +1

    Cajiib abwaan mubarak maxamuud mansha allah waa nin geel lahaaa

  • @mohamedhassan6129
    @mohamedhassan6129 Před 5 lety +4

    Waa shubaal iyo waayowaayo iyo xusuusgaara iyo jiibtiilaasaha meygaagle

    • @mohamedhassan6129
      @mohamedhassan6129 Před 5 lety

      Asc waar igarow bankacar idhaaf eemadheedhkalahaa Veela ma ufadasaartey isagoodhalaya

  • @herrisse9682
    @herrisse9682 Před 5 lety +8

    Allow duhurkii daruur so curi darka ceelkiyo dixda daad maro allah maxaan shubay xasuus horey u socda sxbayaal

  • @geeskaafrika5040
    @geeskaafrika5040 Před 5 lety +3

    Hooobeey ma tukade iyo
    Hoobeey taarig-wadatooy
    Hoobeey toobad xumadaan
    Hooobeey tiihay kugu nacay.
    Hoobeey Halkay gooshiyo
    Hoobay gaanigu hurdaan
    Goobabayoo haku lumin gorod

    • @muktarluuu7821
      @muktarluuu7821 Před 4 lety

      Waa ragii la yaqanay alaa
      Maxay geel raceen keep going

  • @ubahibrahim3491
    @ubahibrahim3491 Před 5 lety

    Masha Allah igarre codbaaku dhamaaday dhaqankeena qurux badanaa geelu waaba iska yeclahay geela

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 Před 5 lety +1

    Waa dhaqan u baahan in lays xasuusiyo waayo dadkii magaalo ayuu ku soo ururiyaa miyigiina waa laga soo gurmayaa

  • @yusufabdibootan5818
    @yusufabdibootan5818 Před 4 lety +1

    Wallhi wa heesahii geela wan kumarqaamay caawa xasuus baan galay

  • @SadamSayid
    @SadamSayid Před 16 dny

    Afarta inood ee Absame dago huunoyow lagaa arag yoo hoobaleey lagaaga ilkoo❤

  • @Quruxsan3
    @Quruxsan3 Před 5 lety +1

    Maaaaash allah wll adiga nbi kuma fiicnid geelaad ku qurxoonthy viv geeeleey

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 Před 5 lety +1

    Woooow xusuus gaar ah maxay ceel shubeen igarre yaasiin iyo saaxibkii

  • @aminamahamed2946
    @aminamahamed2946 Před 5 lety +1

    Wow manshllah rag noolo baad tihin

  • @sowdahasan7394
    @sowdahasan7394 Před 5 lety +3

    manshallah manshallah allah ah idin xafido wllyal anaa ba isku maleeyey in aan geelii horaayo oo kulba koox soo daynayo)))))

  • @siciidsaleebancawadsiciid8435

    Intaan ugu heesi jiray markaan ka waraabin jiray ceelasha qori dheere❤

  • @nimcaancabdi8685
    @nimcaancabdi8685 Před 3 lety

    Wlhi geeeliibaan soo jeclaaday guulaysata sxbyaaal iggare iyo saaxiibkiii dhankii bay soo nooleeyeee

  • @muhanadcosoble5704
    @muhanadcosoble5704 Před 5 lety +1

    Waa ragenee masha allah dhaha helelelelelelelelel

  • @haniabdirizak9947
    @haniabdirizak9947 Před 5 lety

    Masha allah ar kuwan dalkiba ubahan wlhi allah codkina dhagaha uronaa😘😍🤗🤩👌🏼

  • @xaliimoyusuf9452
    @xaliimoyusuf9452 Před 3 lety

    MANSHA ALLAH DHAQAN WANAGSAN BAAD HAYSAN🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪

  • @boqoradasomaliland5920

    Masha Allah
    jecliya
    Geela❤️

  • @user-xm1kf9xz8u
    @user-xm1kf9xz8u Před 2 lety +1

    Mashallah illahay ha idindhawro

  • @raxmajamac4264
    @raxmajamac4264 Před 4 lety +1

    Mansha allah xasuus wllhi anigu jaandheertan kahelay noolaada wlaalayaal

  • @asliismail6870
    @asliismail6870 Před 5 lety

    Kkkkkk igare taloow ma xaarba anigu afkagan daawada qurux mansha Allah i cafi wiil somaliyeed

  • @sports-lk7ne
    @sports-lk7ne Před 4 lety +1

    Ayagooh geela shubayah ha noo soo duuban fadlan

  • @najaxshaikhismail2826
    @najaxshaikhismail2826 Před 2 lety

    Igarre ilahay haku barakeeyo wll

  • @basrabilan12gmail
    @basrabilan12gmail Před 5 lety

    Masha allah dhaqankeeno waa dahab
    Alle ha idin xafido laba nin oo dhaqankii aqoon badan uleh

  • @cawilcaliindhocawl3174
    @cawilcaliindhocawl3174 Před 4 lety +1

    Waad dadaasheen. Hadii idinkoo Nairobi jooga aad intaas oo heeso ah xafideen

  • @najahabdi6376
    @najahabdi6376 Před 4 lety +1

    Masha allaah caadima aha gobanimo😍❤❤👍👍👍👍👍

  • @halabuurtv1
    @halabuurtv1 Před 5 lety

    Msha llah waa heeso xasuus ah

  • @mohamudyusuf2480
    @mohamudyusuf2480 Před 5 lety

    Waa rageedii laakiin inbadan oo maanta joogaa mabagarnay heesta geela

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 Před 5 lety +1

    Iggare Xaaji iyo Mubaarak Walam yare
    Abwaanada dhaqanka iyo hidaha

  • @fathiaalihassan8966
    @fathiaalihassan8966 Před 4 lety

    masha allh dhaqnkiii baad nolysene allh hidin dayo

  • @halabuurtv1
    @halabuurtv1 Před 5 lety

    Mr igarre iyo saaxibkiis guuleysta jaalayaal

  • @sahracaday5669
    @sahracaday5669 Před 4 lety

    Wow waheesihiicaynabalagushubijiray mashaalaah wadadaalsomalinimolehigare ⚘⚘⚘⚘dhaqankasoceliya

  • @mariasamater5079
    @mariasamater5079 Před 5 lety +1

    alla wiilkas maxuu ceel dheer warabiyay geel

  • @leilahashi8841
    @leilahashi8841 Před 5 lety +1

    Masha Allah

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 Před 5 lety +3

    Hhh mashallaah xadhigii me

  • @mohammedyusufyusuf1121

    Masha Allah waa heeso wacan

  • @safiyomohamed8273
    @safiyomohamed8273 Před 5 lety

    Masha allah wan qiroday

  • @Dunida191
    @Dunida191 Před 5 lety

    Masha allah geel yaqaan 👌👌

  • @user-zv6ct8jz6o
    @user-zv6ct8jz6o Před 4 lety +2

    ماشاءالله 😍😍🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🇸🇴

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 Před 5 lety +1

    Igarre waa inaa guursataa.
    Xumaana ha u qaadane waxaa kula jeclaaday inaa reer yeelatid oo Caruur yeelatid.

    • @xalimoqaadiriyacabdi5409
      @xalimoqaadiriyacabdi5409 Před 4 lety

      Sharaf axmed chenal guurso dee huuno waa ninkaa joof iyo johorada lehe hadii kle guur waa calaf ee u ducee uun

  • @farxaandiraac1068
    @farxaandiraac1068 Před 2 lety

    Masha allh masha allh ragii raga ahaa waakuwaa dhaqankeeni hore

  • @ahmedosman1713
    @ahmedosman1713 Před 3 lety +1

    Hees hawleedyadu waxa ay sahlaan hawsha in aan laga mashquulin, maankaaguna hadba dhinac buu kuula kacaa balse markaad hees hawleed hawsha lagu wado soo jeedkaaga ayaa badan degdeg baadna u dhamayn.

  • @ubahabdi5867
    @ubahabdi5867 Před 5 lety +1

    Kkk waa fani mustaf iyo igare kk

  • @libanmohamws1796
    @libanmohamws1796 Před 5 lety +1

    Ninkan gaban waa hadal fasiix hestana aad ugu luqeyn og. Hadalkisu waa fasiix cod la fahmayo leh. Adiguna mr igare kaga dayo cod sida uu usarayo mise codku waa u dhalad oo lama beli karo

  • @faysafaysafani4899
    @faysafaysafani4899 Před 5 lety +4

    hhhhhhhh wooooow masha Allah alle idinda

    • @xamseali9210
      @xamseali9210 Před 3 lety

      I like it wlhi mshllh hesaha gela wan jecelhy

  • @abdirsaaqhassan1935
    @abdirsaaqhassan1935 Před 3 lety

    youtuber kan hakaa ahaado ama faraha ka qaada somaliyeey . igarre yasiin wa nin dhaqankeeni umadani lahayd so noolaynaya ,hadana magaladiina jooga oo dhaqnkedii kusoo gudibinaya iyo shekoyin ,iyo riwaayado ,xiiso iyo xalad leh , degelkan igarre waxan ka mid ahy , dadka sida joogtadaa ugu xigan guulayso wl from hargeisa

  • @aliderie5908
    @aliderie5908 Před 5 lety

    Hhhh salansare asc walalayal aad baad ugu mahadlsantihin dhaqanka iyo hidaha aad nooleyneysan eshcala abwaano alaah hadin xafido halka kawada idinkuna insha alaah mahadsanidin halka kawada shaqo fiican yaa wadaanee very1good keep going hhhh

  • @mohamedabdulle5548
    @mohamedabdulle5548 Před 4 lety +1

    Helaley
    Weycadibi jiray meel ciriiri ah oo rag ka xabsaday helaley weygu celin jiray

  • @khadraadan2544
    @khadraadan2544 Před 4 lety

    Masha allah tageero full

  • @farishsanti2871
    @farishsanti2871 Před rokem

    masha allah wiilka yaar xaasle miya mase waa kuu haysta

  • @berya-samo5227
    @berya-samo5227 Před 3 lety

    Aniga codka igarre ayaan aad u uga helay inkastoona aanan aad u fahmin. Lkn dhaqdhaqaaqisaa layaableh

  • @farhiyaabdi2493
    @farhiyaabdi2493 Před 4 lety

    Maansha Allah aad ban u gahelay heesta geela

    • @farhiyaabdi2493
      @farhiyaabdi2493 Před 4 lety

      lakiin igare yasin walaga badiyay marka heesta geela kkkkkkkkk

  • @abdirahimcaydid6735
    @abdirahimcaydid6735 Před 3 lety

    Mansha allah ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fardowsahussein4731
    @fardowsahussein4731 Před 5 lety

    Igarre Ina ader wan ku salamay mubarak mar kale so Caasun

  • @abdiomar3606
    @abdiomar3606 Před 4 lety

    wllhy xasuus badna geliseen masha alla waxaa istaahishan kumanaan halaad lodiro

  • @mohamedabdi7811
    @mohamedabdi7811 Před 4 lety

    Masha allaah

  • @maxamedsalad3632
    @maxamedsalad3632 Před 5 lety

    Masha allah

  • @abdifatahmohamudsalad655

    Wow rag sojabey iga dheh dhaqankeenu sidaa buu ahaa

  • @hassanabdi9769
    @hassanabdi9769 Před 5 lety +1

    YAASIIN IGARRE IYO SAAXIIBKII MUBAARIK SALAAN QAALIYA IGA GUDOOMA RAGG SHIDAN

  • @mohamedthegreat4737
    @mohamedthegreat4737 Před 5 lety +1

    Hhhh masha allah rageedii.

  • @aliderie5908
    @aliderie5908 Před 5 lety

    Hhhhh taageerahina 1aad masha alaah gabeyga geela waa u xiisey masha alaah soomaaliya hanoolata guuuuul iyo goban

  • @fahmofarxaan6200
    @fahmofarxaan6200 Před 3 lety

    Mnsha allag rag rag

  • @amiinaaxmed7474
    @amiinaaxmed7474 Před 5 lety

    👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻mashaallah

  • @SEEWEEYETV
    @SEEWEEYETV Před 5 lety +2

    Saas waaye !

  • @xaliimosacda518
    @xaliimosacda518 Před 3 lety +2

    Walaalo iskawaran and his family to be able to the man in 2am to the whole world in front and rear of course l will be

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn Před rokem

    Hooriska gabay maan kasin hadalka qarsoma sida hoorinta subaca ayugaraneyn kuwa xadiska bartay dhaxdhaxad jidka in wax ladhaxdhigo manoqan

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Před 11 měsíci

    Maansha allaah

  • @maanoiaxmed983
    @maanoiaxmed983 Před 3 lety +1

    Waaw

  • @garmaalchannel7064
    @garmaalchannel7064 Před 5 lety +3

    Goodir curatiyo,
    haddaan garabwayn,
    gu'ga kaa dhalin,
    waa la go'ayoo,
    waa la guban yahay,
    hh saw shubaasha kamay mid ahayn heestaasina horta?

  • @khadraadan2544
    @khadraadan2544 Před 4 lety

    Waaaw dadki la yaqanay

  • @sports-lk7ne
    @sports-lk7ne Před 4 lety

    Nimankaan waan Ku haysanaa halamaal galiyoh

  • @arliiban
    @arliiban Před 3 měsíci

    Ax yaa waddani Somalida gobta ah

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan6909 Před 3 lety

    Mahadsid wallale

  • @nafisaolol8129
    @nafisaolol8129 Před 4 lety

    Hhhhh wixi nol ba ku noleeya Igare laac TV wn idn jeclnhy hore u socda

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Před 4 lety

    Igarre walaal timaha ayaad ku qorxoontahay ee ha iskaxiirin timaha walaal plz waad ku mahadsantihiin barnaamijkaan🇸🇴👍

  • @warriorofpunt_5822
    @warriorofpunt_5822 Před 6 měsíci

    Mashallah

  • @yusufabdibootan5818
    @yusufabdibootan5818 Před 4 lety +1

    Xagare caawa wa lagasitaa

  • @cfataaxtabaarakduqow5874
    @cfataaxtabaarakduqow5874 Před 5 lety +1

    Kkkk caadi ma aha sxb

  • @maxamamedxaadangmailaccoun3411

    Halkaa
    Halagasiiwado
    Hidihii
    Iyodhaqankeeniii
    😇😆maashaa😆alahh

  • @jamaadelmi4466
    @jamaadelmi4466 Před 5 lety +2

    Cayaarta ka helay

  • @muznacalasow2536
    @muznacalasow2536 Před 5 lety +1

    abaay a aay hhadalkiina aan fahamkiisa qaamuuska raadiheynay ee maanta waaba idinkiyo heesaay!hhh wada wax adan aan idinka baraheyna

  • @clraxmaanaxmed6233
    @clraxmaanaxmed6233 Před 5 lety +1

    masha allh

  • @fardowsahussein4731
    @fardowsahussein4731 Před 5 lety +1

    Hhhhhh Manshallah