Muuqaal kooban oo Cajiib ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 39

  • @sayidcalisayidcalimacalim223

    walleen gebedhu tusaale sax ah bixisay diyaaradii xabishada alle haku dhoowro umul khayr

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 2 lety +6

    😢🥺😪................................ASC
    Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay balse ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigi hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho.
    Lambarkayga: 610256673
    Magacaygu waa nuuriye Cabdi

    • @muscabdesaid8558
      @muscabdesaid8558 Před 2 lety

      Walal ilahey fraj khyr qaba hkuu furo dhibka kuhystana alha kasaaro

  • @osmanmahamudmahamud7469
    @osmanmahamudmahamud7469 Před 2 lety +2

    Masha allh hadal yaro waya aragnimo ah bart 2 uso sameya insha allh

  • @calicabdi682
    @calicabdi682 Před 2 lety

    Wallahi waa fariin muhim ah

  • @asmacali111
    @asmacali111 Před 2 lety +3

    Kkkkkkkkkkkk

  • @xamda4947
    @xamda4947 Před 2 lety

    Labadan qof Aad bey u jalin qurxanyihin

  • @sayidcalisayidcalimacalim223

    igaroow hore usco sxb sare

  • @Em1489
    @Em1489 Před 2 lety +4

    Gabadha umal khayr sidaan u taagero waxba la jira. Umalkhayr farxad ku waar indr

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 Před 2 lety +2

    Wlaahi waa funny 😆

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 2 lety +2

    Kkkkkk

  • @madinoabib5948
    @madinoabib5948 Před 2 lety +1

    Wwwwwww Macha Allaha

  • @AdamIbrahim-zj1dx
    @AdamIbrahim-zj1dx Před 2 lety +1

    Kkkkkkkk soo badiya riwaayadaha noocana

  • @kifahdualle6706
    @kifahdualle6706 Před 2 lety +2

    Manaaxday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @zuperabdiali123
    @zuperabdiali123 Před rokem

    Naa koob bigayso cadaysa ii keen xagay iska qabatada 😂😂😂

  • @aminaosman8349
    @aminaosman8349 Před 2 lety +2

    Asc wll igarre yaasiin waxaan rabaa in aan kula Soo xariiro halkee Kaa helaaa jawaab insha allaah

  • @xaliimocumar8418
    @xaliimocumar8418 Před rokem

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @mahdiosman1852
    @mahdiosman1852 Před 2 lety +1

    Hhhhhhh waad isku xiiqdeene Amizom waa inaan idiin keenaa

  • @barwaqoahmed4899
    @barwaqoahmed4899 Před rokem

    Kkkk KKK walahi. Waa qosol

  • @shaaficiabdisalam5983
    @shaaficiabdisalam5983 Před 2 lety

    Waakuwaan dadka 1m uqalma walhi

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 2 lety

    Nin laga adkaaday

  • @cabdidaahiraadandiiriye7384

    Waryaa ila qosla

  • @shukrisheik4403
    @shukrisheik4403 Před 2 lety +1

    Manooli

  • @umuridwan5485
    @umuridwan5485 Před 2 lety +1

    Kkkkkkkkkoo

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 Před 2 lety +2

    Anigaaba ku wareeray iskabadaa nimanka laqabsanayee😂😂

  • @muscabdesaid8558
    @muscabdesaid8558 Před 2 lety +2

    Ruwayada aad bey ufcn thy micno weyna wey xinbarsan thy noso badi saaxiib

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 2 lety

    Kulahaa I soo daba gal

  • @fartunhussein8448
    @fartunhussein8448 Před 2 lety +4

    🤣🤣🤣🤣🤣👏 so funny 😂

  • @AL_shahada
    @AL_shahada Před 2 lety

    Naag reer hebel ilmo madhasho walaga dhalaa guri galowgey kuqurxontahay markahore weyna kadhaqaqdaa xadi laxumado ninkeda

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 Před 2 lety

    Igarre umadeena maaha kkkkk

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 2 lety

    Kulahaa weligay furi maayo

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 2 lety

    Necbiyaa nin laga adag yahay

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 Před 2 lety

    🤣😂🤣😂🤣😂🤣

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 2 lety

    🤭🤭🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤭

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 2 lety +2

    Kkkkkkk