Abwaan Shucayb Yare Maanso Dareen Leh Ku Taageeray Cabdikariin Axmed Mooge 2021 HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 06. 2021
  • KU XIDHNOW GOOR KASTA IYO GOOB KASTE SOMALI SHOW
    HOYGA MURTID IYO MADADAALADA
    MAHADSANID
  • Zábava

Komentáře • 66

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Před 10 měsíci +2

    Shucayb yare alaha ku daayo ina muuge c/kariin hargaysa shaqa wacan buu ka qabtay anigu waxaan ahay reer mogdishu, hargaysaay ciil hamudan👍👍👍

  • @halawi9252
    @halawi9252 Před 3 lety +3

    Marddabe ha dhihina,Shuceeb yare. Abwaanka weyn ee kharan eddo ,Allah ha ku xafido addiga iyo hooyaddi ku dheyba guul iyo gobanimo Somaliweyn.

  • @ahmadnuur489
    @ahmadnuur489 Před 3 lety +6

    Maasha Allah
    Waa abwaan da, yar oo xigmad alle siiyay

  • @halawi9252
    @halawi9252 Před 3 lety +4

    Ammiin Allaha ha caawiyo walaalaheen, beenta looga xirirey dadka iyo Dalkaba. Shuceeb yare ma tihiid ee waxaad tahey shaceeb weeyne abwaan kharan.

  • @maxamedsakaaro9931
    @maxamedsakaaro9931 Před 3 lety +2

    Legend kii yaraa sowkaaa maaaha alle haku xafido pro

  • @farahali532
    @farahali532 Před rokem +1

    Mnsh allh abwankan dada yar xoriyadiisa hala siiyo 😢

  • @abuhassan673
    @abuhassan673 Před 11 měsíci

    Maa sha allah walahi jidhidhicooday run ayu kahadlay iyo xaq Alle haku xafido amiin

  • @ayaanleabdulahi7815
    @ayaanleabdulahi7815 Před 3 lety +3

    Maasha allaah xaqiiq weeye
    Waxuu kahadlayo abwaanku

  • @hodanhargaysa3905
    @hodanhargaysa3905 Před 2 lety +1

    Masha Allah Allh ha ku xafiido wll Abwan ka da.yar

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 Před 3 lety +2

    masha allah abwaan shucayb hore usoco

  • @asmaabdikadir3065
    @asmaabdikadir3065 Před rokem +1

    Bal aaan wada diirsanee❤😊

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 Před 3 lety +3

    Maasha allaha wllkeyi shucayi🥰🥰🥰❤💯🖐

  • @raaqiyajamac2679
    @raaqiyajamac2679 Před 2 lety +1

    Maanzha allllh abwaaan zhucayb yare

  • @umulkhairhamut7725
    @umulkhairhamut7725 Před 3 lety +1

    Maasha allaah wllkey

  • @deeqodegan6755
    @deeqodegan6755 Před 3 lety

    Mnsha allh abwaan shucayb yare guulayso allhna hakayeelo hormuud

  • @runsheegfamilie.xabiibatua5931

    Mansha allaah 😊💐

  • @qosoliyoqaraaxo8926
    @qosoliyoqaraaxo8926 Před 10 měsíci

    Gabay iyo waxaasi waa shaxaad

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio Před 3 lety

    Maasha allaah

  • @tawakalxasan5941
    @tawakalxasan5941 Před 3 lety

    Mnsh allaah abwan shacayb yare hore usoco😍😍😍🥰🥰

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 11 měsíci

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏

  • @hassanxariirwarsame6729

    ABWAAN DHAB AH, SHUCAYB YARE NOOLOOW.

  • @foozia426
    @foozia426 Před 3 lety

    Maasha Allah

  • @munacabadla772
    @munacabadla772 Před 3 lety

    Masha Allah

  • @user-kd1hj8mr8r
    @user-kd1hj8mr8r Před 11 měsíci

    maasha Allah pro

  • @sakiaxmed2126
    @sakiaxmed2126 Před 3 lety

    Mnsha alaah

  • @xamsebaaska4710
    @xamsebaaska4710 Před 3 lety +1

    Waarun sxp qali wan ku wataa

  • @canabismaaciil794
    @canabismaaciil794 Před 3 lety

    Mash alaaah soomali show

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Před rokem

    Mansha allah

  • @yasinislaaw7973
    @yasinislaaw7973 Před 3 lety

    Masha ALLAAH
    halkeedi buu dhigay

  • @fadumoo3032
    @fadumoo3032 Před 3 lety

    Masha Allaha shucaib iare

  • @FardusWarsame-mh2hc
    @FardusWarsame-mh2hc Před rokem

    Hanbalyo

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 Před 3 lety

    Aamin aamin

  • @khayriamahmed3569
    @khayriamahmed3569 Před 3 lety

    Keeping up hapo

  • @FardusWarsame-mh2hc
    @FardusWarsame-mh2hc Před rokem

    Wooooooow

  • @isseyare837
    @isseyare837 Před 11 měsíci

    War school aad nacnacda joojiyoo

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před 2 lety

    Haryaah

  • @hafsaabdi9336
    @hafsaabdi9336 Před 3 lety +1

    Dibiro siilaba qarqarrax🧿😂

  • @abwaancanbe8401
    @abwaancanbe8401 Před 3 lety

    Geesi

  • @ha7304
    @ha7304 Před 3 lety

    🇹🇷🇮🇳💗waaw

  • @khalid.channel2854
    @khalid.channel2854 Před 3 lety

    Hargeisa moyar waa abdikarim Ahmed mooge

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 3 lety

    subaxan allah walee wayaab war daquud ha ku odhn umd denbigana iska daa kii yimada kii ka danbeeya ka xun waana xaqiiiq midhaahsie janadu ku dabaal siin mayo mid ka danbe yimada iga walaba way ka sii daysaaa umadana caayin daquud waa ceeb weligaa waxas ha odhan dadlil waxad u hayn ha u gefin umda yes xusbigina waad duulin karrtaa lakiin beenta cayda ka reeb hadi kale aan ku jawabo midhmidh kugu sheego kulmiye wuxu qabtay intaas oo sano walahay hada kulmiyihiii hore ka abaal darten kana ka sii qayliseen weligin midna dayn maysan ka soo socodana wa xagan doontan ku shukuria wanaga yaala

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před 2 lety

    Ax ax ax

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před 2 lety

    Yaa rah nool toloow

  • @abdirahmanmohamed417
    @abdirahmanmohamed417 Před 3 lety

    Alla maxa gudcur la modaya walee runi runway tagine ma la joogo hadu kale waxed ka heshan waxba hanaga simona soltelco nina shamans walee inannu jirine taniyada hala gasho viva soltelco

  • @muusecumar2990
    @muusecumar2990 Před 3 lety +1

    Ciidagale lawz warkiina cade😂😂😂shucaybow

  • @safiyaomar6179
    @safiyaomar6179 Před rokem

    Halkeeduu dhigay

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před 2 lety

    Ma oga

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial Před rokem

    haloo doodo wiilkan yar xabsi bu ku jiraa isago loo xidhay maanso ayuu soo wada maba uu tirin hargeisa ayu u xidhan yahay iyagoo reer abti u ah.

  • @cabaatohofficial3177
    @cabaatohofficial3177 Před 3 lety

    Waad xidhanty shacybow liinta😂

  • @muali9773
    @muali9773 Před 3 lety

    Dowlad la aanta keentey intaa oo dhib ah somali weyn soo raaca sxb

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před 2 lety

    Suurwaal kii ayaa ka yaraaday hooya diifaysana mayaqaa NAAN

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Před 4 měsíci

    Shutup.

  • @abdikarimomer2732
    @abdikarimomer2732 Před 3 lety

    Waar hadanu sacad muuse nahay bahdilka naga daya sxp waan nacaydeen waan iga xishonay waad na caydeen waan iga xishonay heer waxad marinaysan aad personal attack samaysaan ee naga kala dayaa neel kale tagi maynee imikana xilka wan iga tagaynaye bal waynu eegi halkad wax marisaan

    • @zainabissa9023
      @zainabissa9023 Před 3 lety

      Walaal malinba ninba leh ayaan dhaw ayaa lacaayi doona cabdikariim wayo dal fiqira ayaano nahay cabdikariim oma hayo lacag waxa laga sugayo oo ku qabto lakin isbadalku dadka ayo qalbiga oo dhisa

    • @ranboo2116
      @ranboo2116 Před 3 lety

      Maye. Maye. Waar heerka yagi bad tihine sxb. Bahdilad ma jirto.
      Ee dee mayarnimoda siidaya

    • @Zakibinxaaji1
      @Zakibinxaaji1 Před 2 lety

      😂😂

    • @ridwanbarreh9688
      @ridwanbarreh9688 Před 11 měsíci

      Muxuu ahaa saca muse

  • @umulkhairhamut7725
    @umulkhairhamut7725 Před 3 lety

    Maasha allaah wllkey