Dayax iyo marwadiisa oo lagu soo dhaweeyay magalada hargeisa

Sdílet
Vložit

Komentáře • 97

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 5 měsíci +34

    🥰Wuxu safray isago 12 jir ah
    🥰Wuxuu gursady isago 25 jir ah
    🥰Waxa lasodiry isago 40 jir ah
    🥰Wuxu hijroday isa 53 jir ah
    🥰wuxu dhinty isgo 63 jira

    • @wasirahassan4718
      @wasirahassan4718 Před 5 měsíci +2

      Allahuma sali cala moxamed

    • @user-gh7rk5fq6t
      @user-gh7rk5fq6t Před 5 měsíci +1

      Scw

    • @Garguurte
      @Garguurte Před 4 měsíci

      nacalad hakugu dhacde maxa halkan keenay nabi mohamed war allah ka baq oo nabiga caanimo iyo like haku raadsan

  • @user-yi7is9cu4d
    @user-yi7is9cu4d Před 5 měsíci +6

    Reer somaliland wlhi waa dad qalbi ficn xaqiiqatan
    Ma Allah I❤ my country

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před 5 měsíci +7

    Masha allaah dumaashi soo dhawoow wan dawadaa waanan jeclahay family cusub well come to hargeisa salaan sare from America ✋❤❤❤❤❤

  • @nafaxaadnafta580
    @nafaxaadnafta580 Před 5 měsíci +6

    Reer somaliland is not easy masha allah ❤❤❤

  • @user-il9mo1og8h
    @user-il9mo1og8h Před 5 měsíci +7

    Duriyadu waa dad nasaba m .a❤❤❤❤

  • @Hohumed
    @Hohumed Před 5 měsíci +6

    Waar yaa dayaxoow ilali gabadhha wllo hadayicin ❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Před 5 měsíci +5

    Ayyyy calyk welcome back pro dayax iyo dumo hani kusoo dhawaada hoygii xadaarada❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 Před 5 měsíci +7

    Hargysa boqorada style ka baa lagu soo dhaweeyey rasmi raysna waa lagusoo dhaweeyey hanina waa lagusoo dhaweeyey

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Před 5 měsíci +1

      Xasidnimo udhimo ujeedkagu wa nocase alle kama dhigo sida aad rabtid

    • @amiraadem2780
      @amiraadem2780 Před 5 měsíci

      @@karimhasan8967 hortey dhimo

  • @marwa-yv6ez
    @marwa-yv6ez Před 5 měsíci +6

    Welcome to hargqysa wllky dayax iyo dumaashideen hani❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hanacabdi9965
    @hanacabdi9965 Před 5 měsíci +4

    Wllkey dayax iyo dumashi hani kuso dhawada hargeysa ❤🎉

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Před 2 měsíci

    Reer hargeysa soo dhowayn lagu gaadhi Waa ❤❤❤❤ .

  • @user-gp7zq3fq1b
    @user-gp7zq3fq1b Před 5 měsíci +2

    Masha Allah

  • @naemamohamed2941
    @naemamohamed2941 Před 5 měsíci +4

    Manshallah allaha guul dayax fihiima

  • @user-wk2bs3vr8e
    @user-wk2bs3vr8e Před 3 měsíci

    Ilhyow wiil isaaq calaf igu dar 🤲❤️😭 From daarod 😂

  • @hamze884
    @hamze884 Před 5 měsíci +4

    Riyad always fire ❤🎉

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Před 5 měsíci +2

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo family lagu nasato

  • @yasminibrahim7524
    @yasminibrahim7524 Před 5 měsíci +2

    Waaw soo dhawow dumaashi bilaray❤🎉

  • @user-xf1xj4gt7i
    @user-xf1xj4gt7i Před 4 měsíci +1

    Shrf iyo krm reer hargesa

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 Před 5 měsíci +1

    M.a DAYAX DALNUURSHE❤❤❤

  • @Degaliah
    @Degaliah Před 5 měsíci +1

    Masha Allah dumashi so dhawoow

  • @user-mw3hv5jd6p
    @user-mw3hv5jd6p Před 4 měsíci

    Machallah tabarakallah ❤❤

  • @user-mr8kn3cy4b
    @user-mr8kn3cy4b Před 5 měsíci +2

    Dumaashi bah ku jecel❤❤❤

  • @user-qy2xq2bg3q
    @user-qy2xq2bg3q Před 5 měsíci +1

    Maanshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 Před 5 měsíci +2

    Welcome dayax xaskisa🎉❤

  • @SalmaMaxamudmouse
    @SalmaMaxamudmouse Před 5 měsíci +1

    Mnzha alah wll saan u jecelhy family❤❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Před 5 měsíci +2

    Wlcm Dum Bilan ❤❤❤

  • @user-mq1kc2xm9h
    @user-mq1kc2xm9h Před 5 měsíci +2

    M,a beautiful

  • @user-oz9sx1jz9b
    @user-oz9sx1jz9b Před 5 měsíci

    Mnsh allh❤❤❤❤❤

  • @user-cs8of6wc4k
    @user-cs8of6wc4k Před 4 měsíci

    Reer somaliaan waa dad goba ❤❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 4 měsíci

    As, tal tuuneeey wadajir muqtshooy

  • @muhuyidiinmaxamed8467
    @muhuyidiinmaxamed8467 Před 2 měsíci

    Faadumo riyaad wllo qli ma wacanthy

  • @ladanrooblle6157
    @ladanrooblle6157 Před 5 měsíci +4

    Taloow reer wayooyiga waa dad sideeya

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 Před 5 měsíci +1

      Waa dad madaxa timo ku leh laba lugoodna ku socda

    • @nimcoabdilahi8869
      @nimcoabdilahi8869 Před 5 měsíci

      ​@@lamajofficial2446😂😂😂😭 fanny

    • @saxar6675
      @saxar6675 Před 5 měsíci +3

      Waa dad illaahay karaameeyey oo aan caloosha Timo ku lahayn wanna sababta ay marwalba uguulaystaan ,waayo illaahay wuxuu jecelyahay dadka daacadda ah ee laabta xaadhan.

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Před 5 měsíci +1

      Wa dad sharaf iyo karamo illahy ku manaystay

    • @HibaadHibaadhabane
      @HibaadHibaadhabane Před 4 měsíci

      Waaa dad sharaf iyo karaamo iyo dad nimo ale ku manaystay

  • @user-ms2hu5jp7i
    @user-ms2hu5jp7i Před 5 měsíci +1

    Soo dhawoow dumashi bilaneey❤❤

  • @user-ye9qt6gt6q
    @user-ye9qt6gt6q Před 5 měsíci

    M.a sodhawoow dumashi❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @kaniabdirahman7301
    @kaniabdirahman7301 Před 4 měsíci

    Yaas masha😮😮😮

  • @fadumocqani321
    @fadumocqani321 Před 5 měsíci +2

    M:a❤❤❤❤❤❤

  • @Hamdajirde
    @Hamdajirde Před 5 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dj3rl9jh6h
    @user-dj3rl9jh6h Před 4 měsíci

    So dhawoow dhumashi qaliyeey

  • @HiboMuxumed-qy4dq
    @HiboMuxumed-qy4dq Před 5 měsíci +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ts8qc3gl7t
    @user-ts8qc3gl7t Před 5 měsíci +1

    🎉🎉🎉

  • @user-ku5pq6bb9c
    @user-ku5pq6bb9c Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @HappyBubbles-ku7tp
    @HappyBubbles-ku7tp Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤️

  • @FaysaAbdi-jt3vj
    @FaysaAbdi-jt3vj Před 4 měsíci

    Munay afkii xussen abakor baad kuhadashay 😂😂😂😂😂

  • @user-ir8iq8ht8l
    @user-ir8iq8ht8l Před 4 měsíci

    😊

  • @user-zj3tl9hw9s
    @user-zj3tl9hw9s Před 5 měsíci

    Rasmi reys part 2😂😢😅

  • @moxaaji9793
    @moxaaji9793 Před 5 měsíci +3

    O Ma Hargaysa Ayay La Yimadeen Niicdii😂😂

  • @MustafeBuur-on5cq
    @MustafeBuur-on5cq Před 4 měsíci

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Před 4 měsíci

    Wa arin fican inagu dhexdeena dhalinyaro inay ismaamuusno oo isu marxabayno dhanka wanaga wax laga eego een malaayacni lasoodhawayn.

  • @UmuSara
    @UmuSara Před 5 měsíci +1

    Ninka marku u yimid rerkoda wa jesay

  • @SalaamaHotel
    @SalaamaHotel Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Před 5 měsíci +2

    Dayax wa sheekhal ee hargeysa sidu u imidey

    • @hamdaali1393
      @hamdaali1393 Před 5 měsíci +2

      Iska hadle waa adoo kaĺe 😂apti waa nin isaaqa oo supeer awal ah oo sacad muuse ah oo abdirahman sacada 😅is dabciyoo dareen qaado wll😂

    • @user-gh7rk5fq6t
      @user-gh7rk5fq6t Před 5 měsíci

      ​@@hamdaali1393😂😂 waaku sugte

    • @nimcojaamc8287
      @nimcojaamc8287 Před 5 měsíci

      Maxa tiri😂qosol waynaaA😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 Před 5 měsíci +1

    Hhhhh habo hdda waxbo ku oran maayee qisadii rasmi uun haylaso hor fariisan naagihiinaan wiilasha yaryarka ee macno malehdaa soodabo hab hab leh ........halkan idinku sugyaa 😂😂😂😂

  • @Kadramuktar-tw3xx
    @Kadramuktar-tw3xx Před 5 měsíci

    😂😂😂😂😂😂 bal ruxan calanka ku dhaqandaya ilahay ina ader hakuso hanuniyo

  • @rethwankareh7148
    @rethwankareh7148 Před 5 měsíci

    munay khamaha inta leg wa noocma de 😂😂😂

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před 5 měsíci +1

    Su,aaL qofkii hargaysa taga ma qasab baa in calankooda La huugiyo. Oo La buunbuuniyo. Ma fahmin

    • @user-fc9rb3fg6r
      @user-fc9rb3fg6r Před 5 měsíci +3

      Mind your own business Karen.......somalidu xita Karen way leeyihin 😂😂😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 5 měsíci +2

      ​@@user-fc9rb3fg6r. Somali Karen. 😂😂😂😂

    • @maxamedsiciid6849
      @maxamedsiciid6849 Před 5 měsíci +1

      Naagi waa ninkeda ma maqashay maah maahda

    • @bilana289
      @bilana289 Před 4 měsíci

      @@user-fc9rb3fg6r
      😂 Somali Karen is whole different level 😂

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 4 měsíci

    Waamaya QatraaayqaranEEy qiimobadan cadayyareey murwodumaroo yariisEEy iyoiyo iyada yartayarta

  • @bouxomer123dugsiye3
    @bouxomer123dugsiye3 Před 5 měsíci +1

    Fadumo

  • @abdulahi123
    @abdulahi123 Před 5 měsíci +1

    Dayaxow liinta

  • @user-vk8bd4st7n
    @user-vk8bd4st7n Před 5 měsíci

    m,a

  • @rumancadey6910
    @rumancadey6910 Před 5 měsíci +1

    Madar mee ma arke😓

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 4 měsíci

    Magacaygu taltuumeeeey qiimobadan dumaroo khayrbadan lagufarxo iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad dagan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 4 měsíci

    LamaanE yyyyy

  • @MuhaAbdi-lj1yx
    @MuhaAbdi-lj1yx Před 4 měsíci

    Xagee

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 Před 5 měsíci +2

    Horta Dadkaan maxey calankaan gorgorada ah Dadka u saar saaran waa yaabe qofki u yimadaba dhakab waa la huwinaa😂ree baadiye waaye kuwaan wlhy waligood ma ilbaxaayaan

    • @nimcomustafe269
      @nimcomustafe269 Před 5 měsíci +4

      Waad ka. Xuntahye waa maqaluul 😊

    • @kawsarsalebaan5699
      @kawsarsalebaan5699 Před 5 měsíci +4

      Adi waxa gogorda u egna malihid qararka joji qaxbo 😂

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Před 5 měsíci +3

      cuqdad ba ku hayse calan ka qaalisan aduunka wa ku yaryay because tawxiidkii alla ku qoran❤ ee ha dawan hana so galin meel lagu hayo iyo dadkas lehba 😡

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 Před 5 měsíci +2

      Waad ka xuntahay quruxda calanka woqooyi, lkn hadaan calanka qabiilkaaga ay huwan lahaayeen waad amaani lahayd

    • @ramloqueen1184
      @ramloqueen1184 Před 5 měsíci

      Dhilo aan iska war haynin wad kaxunthy deee orod soo cadayoo kadib hdal

  • @hafsaahmed8541
    @hafsaahmed8541 Před 5 měsíci +1

    Dumaashi gacmaha iyo wajigu wa laba colour lol

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Před 5 měsíci +1

    Horta naaga caanka ah soomaalida baryahaan maxaa kaqaldan wayagii ragga fanaaniinta isaaq iyo mosishankooda guursanaayo 😂😂 gaar ahaan dumarka hawiyo iyo kuwa ogaadeen maxaa qaldan rayaan bajaaj baan ogaa iyo boqorda styleka iyo rasmi reys midaan iyada hani laleeyahay waxeedii be soo safrisey 😂😂

    • @aishaayaan407
      @aishaayaan407 Před 5 měsíci +3

      Ku wiinan isaaqa mad waydiisid waxay ka heliin nagaha kale oo idin kaga yaacayaan qabyalada maskaxdaada yar ha qudhmiso
      Wax aan qabyaalad iyo qad iyo qudhun mooyan magaranaysaan

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Před 5 měsíci +2

      yaahuu wax ku guursada ma wayday adig Qaraar ba ka kuqda

  • @user-il9mo1og8h
    @user-il9mo1og8h Před 5 měsíci +2

    Duriyadu waa dad nasaba m.a❤❤❤

  • @user-fg7fp8cb4k
    @user-fg7fp8cb4k Před 5 měsíci

    🎉🎉🎉

  • @ahmedipraahim737
    @ahmedipraahim737 Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉