Nio fadumo riyadeeey hadad yurub geenyo heesaheda rabto nagta kaliye codkka quruxda shaxshaxda Xishodka isku darsatay ee aadka u afka gaaban ey deeqzan kun ciil dhahan so qabo gabadhasi waba duni kle wllhi codkeda xabeebta le iyo suraheeda heesaha way ku raxaysata tunti
Abdala Jamaall So Qabo Riyaadey inta igu raacsan☝️❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Codka inantaas aniguba wanku kalsooney😂❤
❤
Maansha Allah way cod mcn yihiin labaduba❤❤❤❤❤
Walhi best cadceeed❤
Labadan way isku soo baxaan cadceed & hamda ❤
Faadumo Riyaat❤
Makarfonka maxa ku dhacya boqortooyo ✋
❤❤❤❤❤😊
Micrephonku miyuu dansanyhy caawa cildba xaga codka ka jirta libaxadiyeey
Isku meel baynu wx ka eegnhy mic 🎤 gabdha heesysa aya dansan
Mnsha allh
Faadimo riyaad inader aad iigu qaaliya
My team ❤🎉
Wiilka khatar waaye
Faadumo Ismail inderios❤
Sacabka ka daa nio
Samriye soo qabo
Xamada codkeda aniguba wankukalsoonahay
Isdaji wll isdaji 😢cadceed
Labadani waxay ku wacan yiHiin lamaane
Lakiin qamiska iska bixi
MR Isdeji😂😂😂
❤❤❤ 😮😂
Faadumo soo qabo cadceedoow iyo xamda boodhkaaska keen
Nio fadumo riyadeeey hadad yurub geenyo heesaheda rabto nagta kaliye codkka quruxda shaxshaxda Xishodka isku darsatay ee aadka u afka gaaban ey deeqzan kun ciil dhahan so qabo gabadhasi waba duni kle wllhi codkeda xabeebta le iyo suraheeda heesaha way ku raxaysata tunti
Isdaji walal😂 cadceed kkk