Hoos udhaca Qiimaha Umad | yaa mas'uul ka ah arrinkaan |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 09. 2021
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 2,3K

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser. Před 2 lety +1505

    Ninkan waa dhaqan xumadii oo qof ah, hala masaafuriyo

  • @nawaalaxmad3252
    @nawaalaxmad3252 Před 2 lety +233

    Cumarow waxad ku fiicantahay in lagaa dhigo waziirka dhalinyarada ama arimaha bulshada masha allah ku soco mowduc qurux badan

    • @iifiyechannel6868
      @iifiyechannel6868 Před 2 lety +2

      Nawaal Ppe ii Waran

    • @nuurabdi6215
      @nuurabdi6215 Před 2 lety +1

      Dal bur burey iyo dad bur buray sax iyo qalad run iyo been kala saarin karin sida fanaan aan fanaan ahayn iyo mid fanaan ah loo awoon

    • @nawaalaxmad3252
      @nawaalaxmad3252 Před 2 lety

      @@iifiyechannel6868 he walal

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575

    Waa muhiim adigoo haysta saaxad furan oo bulsho & mujtamac balaaran ku xiranyihiin, codkaaguna meel dheer gaari karo inaad ka hadasho burburka dhaqan & baaba'a umadeed ee bulshadaada ku socda. Shukran Al Ustaad Omar Inshar Mohamed.

  • @cabdiaxmedboss1521
    @cabdiaxmedboss1521 Před 2 lety +13

    CZcamsr aan sidaan u tageero ma jiro rabi haku xafido ♥️🥰

  • @soleimanabdiqani2575
    @soleimanabdiqani2575 Před 2 lety +323

    Omer inshaar Teacher of life 🙏

  • @abdullahiali161
    @abdullahiali161 Před 2 lety +116

    يوم لا ينفع مال ولا بنون الا من اتى الله بقلب سليم

  • @bushra1672
    @bushra1672 Před 2 lety +40

    و الله انت أسد أخي عمر هذا الكلام الذي يجب أن يقال 😭😪

  • @xamsenuur6720
    @xamsenuur6720 Před 2 lety +27

    قَالَ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم ‏ "‏ لاَ تَقُومُ السَّاعَةُ حَتَّى يَكُونَ أَسْعَدَ النَّاسِ بِالدُّنْيَا لُكَعُ ابْنُ لُكَعَ ‏"‏😭

  • @barwaqo7791
    @barwaqo7791 Před 2 lety +116

    Guulayso walal Cumar. Diin ahan somali ahan akhlaaq ahan intaba masha Allah tabarakalaah Allah yaxfidak

  • @nasrosayedali6062
    @nasrosayedali6062 Před 2 lety +116

    قَالَ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم ‏ "‏ لاَ تَقُومُ السَّاعَةُ حَتَّى يَكُونَ أَسْعَدَ النَّاسِ بِالدُّنْيَا لُكَعُ ابْنُ لُكَعَ😥

  • @xasana4239
    @xasana4239 Před 2 lety +15

    Together, we will make Somalia strong again.
    We will make Somalia wealthy again.
    We will make Somalia proud again.
    We will make Somalia safe again.
    And yes, together we will make Somalia great again.

  • @xaajicaamir9703
    @xaajicaamir9703 Před 2 lety +83

    Garabkaaga ilahey aa galo Brother Cumar shaqo culees aa wada salaada kugu duceyna goankaas aan qaatay madaama wax kale aan ku awoodin
    Mahadsanid

  • @SalutTech
    @SalutTech Před 2 lety +531

    Cod dahabiya, fikrad dahabiya, edit dahabiua all the best Eng

  • @kheyre0293
    @kheyre0293 Před 2 lety +65

    runtii cumar waxad ka hadashay mowduuc aan waaye meel aan ku soo gudbiyo. I appreciate it and thank you indeed🙌❤

  • @FadumoHas
    @FadumoHas Před 2 lety +8

    mahadsanid walaal

  • @shukrihussein831
    @shukrihussein831 Před 2 lety +11

    Chanelkaan xaajigyga ayaa I baray wax badan ayaan ka faaiday, Ramadanki markaan afurno ayaan isla daawan jirnay . Horay usoco walaal 🙏🏻

  • @islamsomali2018
    @islamsomali2018 Před 2 lety +134

    Aqoonyahan, geesi iyo wiil ku dhac leh
    OMAR INSHAR
    waanu kugu raacsanahy will baraarujintaas
    Mahadsanid.

  • @nusaibaomar122
    @nusaibaomar122 Před 2 lety +258

    Mar uun waa filaaye inuu qof codkiisu meeldheer garikaro uu kasohadlidoono Mahadsanid walal

  • @axmedcade2992
    @axmedcade2992 Před 2 lety +1

    Mahadsanid walaal cumar inshaar
    Halkaa ka sii wad baraarujinta ummadda

  • @abdiazizhm3043
    @abdiazizhm3043 Před 2 lety +1

    Jazakallah walaal 100% xaqiiqda ka hadashay
    Run ahaantii waa ka yaabanaa ninkan qiima laheyn oo wax weyn laga dhigay.
    Aniga ahaan dadka Warbaahinta soomaalida badankooda aad u dhaliilayaa inay umada waxaa faa'iido u laheyn u soo gudbiyaan.
    Aad iyo aad u mahadsantahay walaal.

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 lety +10

    *Niyahaw qiiro iyo dadnimo ayaad nagalisaa, sharaftii nagasii lumeysey* *ayaad nagu baraarujisaa, wacyi qiimo leh ayaanu hadyo jeer nabartaa,*
    *Walle manaqaano waxaan kuugu abaal marino wlle,*
    Halkaa kawad Garaad Cumaroow🤍🖤
    Jazaka Allahu kheyr wlle

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN Před 2 lety +122

    Aniga dad i daawado mahaysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo walal lagu

    • @amiinali2228
      @amiinali2228 Před 2 lety +2

      Kuusaaray wllo

    • @zhb7891
      @zhb7891 Před 2 lety +1

      daawasho lee hafirin ajarka eeg diinta ma ahan inad ku radisid views

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 Před 2 lety +1

    Alle hakaa abaal marriyo
    Fikirkaaa saalimka ah
    Ee aad walaalahayo
    Somalia uggu adeegeyso
    Gobeeeey 🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @munshidtaysiir6475
    @munshidtaysiir6475 Před 2 lety +11

    Cumar inshaar waa legend nimadii oo qof ah keep going

  • @nastehc6656
    @nastehc6656 Před 2 lety +271

    Coming soon 500k🥰

  • @nuuraraaid69
    @nuuraraaid69 Před 2 lety +87

    Ogaansho waa channel ugu fiican ee aan daawado .
    جزاك الله خيرا يا معلم عمر إنشار

  • @graadyariisow4006
    @graadyariisow4006 Před 2 lety +15

    Jazaaka Allahu khayr

  • @munajama5932
    @munajama5932 Před 2 lety +12

    ماشاءالله تبارك الله
    بارك الله فيك
    Ilaahay caqliga ha kuu barakeeyo adoo kalena ilaahay ah noo badiyo 👏👏👏

  • @halimaarab9249
    @halimaarab9249 Před 2 lety +44

    🤝👏👏👏👏👏somali runtaaan ooo kale weeka xumaataa ❤️👑 runta tooshka nooku haaaay 💯

  • @jamalgajacowmaxamed7928
    @jamalgajacowmaxamed7928 Před 2 lety +23

    Aad baad u mahadsantahy hadi an manta social media isticmali lahaa sida youtube iyo wixi la mid ah waxa ugu horeya ee manta ka hadli lahaa ayaad ka hadashay.
    Shukran.

  • @libanali3056
    @libanali3056 Před 2 lety +7

    Jazaka allah kheyr

  • @allahmahadle1330
    @allahmahadle1330 Před 2 lety +5

    جزاك الله خير الجزاء يا اخي

  • @iqraabdirahman6083
    @iqraabdirahman6083 Před 2 lety +69

    أستغفرالله علي عظيم واتوب إليه🤲🏼

    • @axmed_jeylaani
      @axmed_jeylaani Před 2 lety +1

      استغفر الله العظيم واتوب اليه✅
      qorida iska sax wll ma aha
      استغفر الله علي عظيم

    • @fahimaamir7801
      @fahimaamir7801 Před 2 lety

      Kkkkkkk

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 Před 2 lety

      @@fahimaamir7801maxa ku qoslysa markaa stfu🙄

    • @fahimaamir7801
      @fahimaamir7801 Před 2 lety

      @@ayanna_mx4613 waxan ku qoslayo maxa kagaly war jeclidaaaa uf

  • @abasyare7504
    @abasyare7504 Před 2 lety +19

    Thank bro فذكر فإن الذكرى تنفع المؤمنين صدق الله العظيم

  • @abdijabarhared9293
    @abdijabarhared9293 Před 2 lety +11

    ما شاء الله عليك اخي الكريم
    فيك الضمير الحي

  • @yuusufgureey6163
    @yuusufgureey6163 Před 2 lety +5

    جزاك الله استاذ عمر walaal waa mahadsantahay

  • @mrcaato6984
    @mrcaato6984 Před 2 lety +316

    ogaansho is the best all the time

  • @jiilsom
    @jiilsom Před 2 lety +288

    Waan kugu hambalyeynayaa bro inaad sheegto xaqa iyo runta oo aanad ka gaban waxan uu wadaa waa fuxshi waana wixii gaaladu odhan jirtay +18 waliba ku darso oo waxa uu wadaa drags

    • @somfilmandmusalsal1202
      @somfilmandmusalsal1202 Před 2 lety +6

      Ustadi ayan taan walgu wayay ee intee gashay

    • @jiilsom
      @jiilsom Před 2 lety +6

      @@somfilmandmusalsal1202 bro safar ayaan ku maqanahay inshallah waan soo laaban bisha 10aad

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 Před 2 lety +2

      Haa wlhi xitaa fiidyow baan ku arkay isagoo khamri cabbaya

    • @Abdinasirsiciid
      @Abdinasirsiciid Před 2 lety +1

      Haa waasax

    • @mohamed5013
      @mohamed5013 Před 2 lety +2

      🙋‍♀️Gabar Ayaa google weydisay Raga madow Caanahooda Ma Madowyihiin 😂😂 Kulahaa Google Adiga qof Madow Udhiibo Kadibna biyaha Noosiifiri Adiga 🙆‍♂️ i love this black people very much.they are so funny😅 Basadiir keep going 🤫🤫🤫🤫

  • @mohamudabdisalaan6155
    @mohamudabdisalaan6155 Před 2 lety +2

    Mahadsanid ustaad cumar

  • @hassannur7269
    @hassannur7269 Před 2 lety +5

    جزاك الله خير ❤

  • @calisaladcabdi5227
    @calisaladcabdi5227 Před 2 lety +47

    You respect the religion of Islam
    جزاكالله

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 2 lety +2

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor, halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin

    • @sami6804
      @sami6804 Před 2 lety

      @@c.m.a.1937 wax wareersan 😁

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 2 lety

      @@sami6804
      😂😂😂😂😂

  • @Maryama_22
    @Maryama_22 Před 2 lety +69

    4:49 💔💔😭
    الله يرحمه برحمته الواسعة وأسكنه فسيح جناته اللّهم آمين🤲 😥

    • @yusufmaxamedxersi6802
      @yusufmaxamedxersi6802 Před 2 lety

      Isku Qabiil ayaa Tihiin miyaa
      Anyway alle ha unaxristo 🤲

    • @hamsebaashe7504
      @hamsebaashe7504 Před 2 lety +2

      @@yusufmaxamedxersi6802 qabiil maxaya waar ilahay kabaq subxanalah

    • @user-qo1zb6cr5h
      @user-qo1zb6cr5h Před 2 lety +1

      @@yusufmaxamedxersi6802 wad xanusnye dr utag

    • @yusufmaxamedxersi6802
      @yusufmaxamedxersi6802 Před 2 lety

      @@hamsebaashe7504 sxb adiga kulamaanan Hadal

    • @yusufmaxamedxersi6802
      @yusufmaxamedxersi6802 Před 2 lety

      @@user-qo1zb6cr5h xanuunka ma adaa dareemaya
      War IGA Leexo aan Ku dhinto xanuunka hadan Rabee
      Wllo muxu yahay xanunka aad shegeso

  • @mohamedabdi8738
    @mohamedabdi8738 Před 2 lety +15

    انما الأمم الاخلاق مابقيت ان ذهبت أخلاقهم ذهبو

  • @a.ahmedabdullahi4074
    @a.ahmedabdullahi4074 Před 2 lety +17

    الله يطول بعمرك ويحفظك من كل شر.

  • @USAME664
    @USAME664 Před 2 lety +44

    Jazakallah ❤️

  • @mohamedabdi5181
    @mohamedabdi5181 Před 2 lety +31

    The Best CZcamsr and my favourite omar love ii taabo wllkey 💗💗

  • @mohamedfarah3620
    @mohamedfarah3620 Před 2 lety +3

    جزاك الله خير خير جزاء

  • @miskinah2036
    @miskinah2036 Před 2 lety +5

    Masha Allah meel fog Ayad ka hadashey Walaal Cumar Inshaar lakiin inta kula fahmaysaa aad u yar! Allaha kuu barakeeyo fahamkaaga.

  • @faisalalicaanad6276
    @faisalalicaanad6276 Před 2 lety +13

    Jazaakallaah ustaad

  • @umuabdirahman9323
    @umuabdirahman9323 Před 2 lety +15

    جزاك الله خيرا بما قدمت من الدعوة إلى الله
    إلي الأمام

  • @qalbiqurxonofficial9180
    @qalbiqurxonofficial9180 Před 2 lety +31

    Coming soon 1M 🥰🥰🥰

  • @AbdikhalikMHashi
    @AbdikhalikMHashi Před 2 lety

    Mahadsanid Wll Cumar inshaar,

  • @weareone1837
    @weareone1837 Před 2 lety +8

    Masha allh wll shukran

  • @sumayaabdulahi3057
    @sumayaabdulahi3057 Před 2 lety +22

    Mashallah wll
    Jazakallah

    • @fahanoohadal4181
      @fahanoohadal4181 Před 2 lety

      Omaroow maalinba wixi cusup ayad lacag nagaga diyaarsata

  • @abdidahirgorod898
    @abdidahirgorod898 Před 2 lety +5

    Jizakallah wll

  • @Roro_feghi
    @Roro_feghi Před 2 lety +3

    Qof walbo qofkoo isku ekeesiiyo oo uujeclaado aya malinta qiyame lala soosara ...
    اللهم ثبتنا الهداية 🤲

  • @monicely4887
    @monicely4887 Před 2 lety +4

    Masha Allah inshaar shukran wll

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 Před 2 lety +3

    Ma sha ALLAH tabarakallah, MUNKARKA waad reebtay🙏🏽

  • @abdidayibxasan1021
    @abdidayibxasan1021 Před 2 lety

    جزاک الله خیرایا اخی العزیز

  • @mow-khaliifa995
    @mow-khaliifa995 Před 2 lety +1

    HALF million ayan u dhownahy team ogaansho ismujiya

  • @axmedxuseencabdullahi752
    @axmedxuseencabdullahi752 Před 2 lety +11

    جزاك الله خيرا

  • @kifaaxmaxame3652
    @kifaaxmaxame3652 Před 2 lety +17

    M.a RuNta leen kugu taagera wlhi halkaa kasii wad howshada wll allaha kula garab galo hawshada wngsan❤️❤️❤️💯💕💯💕🤲

  • @gboob5014
    @gboob5014 Před 2 lety +8

    Jazaaka Allah walal Cumar 💗 go ahead💪

  • @abkazi2
    @abkazi2 Před 2 lety

    Maasha allah tabaarakallah shukran wall qaali

  • @yb1576
    @yb1576 Před 2 lety +40

    سبحان الله العظيم

  • @ciizehaji3143
    @ciizehaji3143 Před 2 lety +29

    Masha allah ustaad 💞

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 2 lety

      MaaShaaAllaah ✅
      Maa Shaa Allaah ✅
      Bare ✅

  • @markasual-burhaanislamicon5129

    Waad mahad santahay
    Wllo cumar allaah haka abaal
    Mariyo w
    Wanaaga aad faraayso
    Ee aad u bayaaminayso

  • @MubarakZ
    @MubarakZ Před 2 lety +3

    Subxana Allaah wllahi waa nasiib xumo.
    Allah Soomaalida wanaaga ha fahamsiiyo.
    Allaah hasoo hanuunsho inta lunsan.

  • @C-risaaq-Rio
    @C-risaaq-Rio Před 2 lety +12

    Ilaahay Khayrka ha ina waafajiyo dhamaanteen ❣️

  • @issehassan8635
    @issehassan8635 Před 2 lety +12

    Omar inashar best Teacher all time

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 Před 2 lety +3

    Barakallah fiik, waa sax. Waa liidnimo in magalo madaxdenii ku casuumno qof akhlaaq xumo soo gudbinaya.

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 Před 2 lety +4

    Jazaka Allah

  • @queenmaryama9237
    @queenmaryama9237 Před 2 lety +11

    Exactly wa mawduc muhiima ninkani wax fiican ma dhigo ✅✅

  • @iam.legendar
    @iam.legendar Před 2 lety +14

    Pro horumar wacan ayaan ku rajeenayaa
    Keep going go forwad

  • @user-uw4bu5ql6q
    @user-uw4bu5ql6q Před 2 lety +2

    جزاك الله خيرا اخي

  • @zeynabadam5212
    @zeynabadam5212 Před 2 lety +2

    جزاك الله خيرا يا اخي 🙏🙏💯💯

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Před 2 lety +13

    Soomaalidu inta badan waxay jecel yihiin kuwa ugu xun Allah hana badbaadiyo

  • @abdiqaniak5957
    @abdiqaniak5957 Před 2 lety +9

    Masha allah macalin

  • @cabdiwaliciiltire2025
    @cabdiwaliciiltire2025 Před 2 lety

    Mahadsanid saxib hore u soco

  • @maiali5860
    @maiali5860 Před 2 lety +7

    فعلاً كلامك جميل ومنطقي بس مين يفهم شعبتا العزيز شكلو عاجبهم الجو اللي هم فيه للأسف ، وتشكر على جهودك 💛

  • @yb1576
    @yb1576 Před 2 lety +22

    سبحان الله وبحمده

  • @fatumaabdiqadir5825
    @fatumaabdiqadir5825 Před 2 lety +13

    Masha allh runbadanaa ❤

  • @cz6150
    @cz6150 Před 2 lety +5

    1:42
    Ibnu aadamka waxa uuleeyahay 2 arin oo cajiib ah
    Hdii uu wanasgsanaado wxuu kasaramaraa malaa’ikta
    Hduu xumaadana waxa uu kaliitaa xoolaha
    Oo ma arkaysid orgi orgi kle wx karaadinaa lkn bani aadam wxaas samaynaa oo kufaanaa waad arkaysaa🥺

  • @sacadcabdixakin8163
    @sacadcabdixakin8163 Před 2 lety +22

    Moncha alllah ustad❣🥰

  • @lacazoarap3483
    @lacazoarap3483 Před 2 lety +32

    ⚡My teacher 💫Cumar ❤inshaar🌌

  • @bomarble7489
    @bomarble7489 Před 2 lety

    Waa sidaad u Sheegtay Omar ishaar , ALLE Wuxuu yiri SWT ,
    وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَى وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ" { المائدة: آية 2}.

  • @Mc0009
    @Mc0009 Před 2 lety

    Mansha allah omar inshar alle ha ku xifido
    Wacyigalinta bulshadeenu adoo kale u baahan tahay شكرا جزيل
    ا

  • @malyunabdi2744
    @malyunabdi2744 Před 2 lety +15

    Masha Allah brother💓💓💓💓💓

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 2 lety

      MaaShaaAllaah ✅
      Maa Shaa Allaah ✅
      Boowe = Aboowe = walaalkeey ✅

  • @MustafaAli-gc5lk
    @MustafaAli-gc5lk Před 2 lety +11

    اللهم توفنا وانت راض عنا

  • @amaalmakhtal8588
    @amaalmakhtal8588 Před 2 lety +1

    thnk u so much bro omar

  • @TIGERFunny24
    @TIGERFunny24 Před 2 lety

    Omar jazakallahu kheir wll

  • @Sagalahm2000
    @Sagalahm2000 Před 2 lety +7

    SubaxanAllah, waa wax laga naxo runti Allow karamada hanaga qadin ,👏🏼

  • @khadijoahmed4545
    @khadijoahmed4545 Před 2 lety +3

    Masha allaah allahaku xifdiyo habo

  • @mohas007
    @mohas007 Před 2 lety +1

    Thanks teacher omar wan filaayay inaa ka soo hadli doonto
    Waana wax laga yaaqyaaqsoodo

  • @sumayoabdulhisimanabdulhi4978

    MaashaAllah maasha allah

  • @anascwaliaxmedaxmed3427
    @anascwaliaxmedaxmed3427 Před 2 lety +9

    Masha ALLAH

  • @moha3591
    @moha3591 Před 2 lety +6

    Masha Allah bro guleyso

  • @saadaqabdirahmansalaad2640

    thanks omar inshaar warka xaqiiqdiisa baan ogaansho ugu nimaadnaa thanks 100% 👂👂🦻🦻👏👏👌

  • @bimajijeylni1995
    @bimajijeylni1995 Před 2 lety +4

    Waad mahad santahay ustaad omar

  • @beerlulaahmed320
    @beerlulaahmed320 Před 2 lety +5

    Masha Allah❤