FIKRAD GANACSI OO SUUQA SOOMAALIDA KA MAQAN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 04. 2021
  • Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeAbdullahiAli
    Social Media igala soco.
    / zakariyecaawiye
    / sakariyecaawiye
    / zakariyecaawiye
    / zaki-sool
    Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    www.paypal.me/Zakariye127

Komentáře • 255

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  Před 3 lety +79

    Like saar Muuqaalka, Qurbaha hadaad joogtid majiraan shirkado budget ah aad nala wadaagi kartid sida Dollar store, Zara, Primark iwm.

    • @TheGreatSomalia
      @TheGreatSomalia Před 3 lety +5

      Euro shop ayaa jarmalku leeyahay waa sidaa sheegtayoo waa ka macaamiil badan yahay tukaamada kale waxa kale oo jira Action iyo tedi

    • @Somalia2020
      @Somalia2020 Před 3 lety +5

      walalo aniga USA ayan jooga hadan kula wadaago store ugu qiimo jaban waa five pillow waxkasta waa $5 walmart xita waxa helaysa dhar $1 and $3 and $ 5 some times sale bay sameyan christmas 🎄 oo kale ama black friday wax la dhahana waan leenahay oo shacabka u faiidayaan shirkadahoo dhan ba sale sameeye xita kuwa electronics ka xita waa la jabiya malmahas tusaale Tv $800 waxa laga yaaba ina ku hesho $450 waxa kalo jirta buy 2 get 1 for free waxan kaloo is waydiiya suaal ah dadkan ciidahooda sale bay sameeyan anaga wadankayaga ciidaha iyo ramadanta un ba kor loo qaada sicirka maxay tahay saas

    • @barodiintaislaamka8904
      @barodiintaislaamka8904 Před 3 lety +1

      Asc walaal sakariye waxaan Ku waydiiyay Dharkaa jaban halkee laga heli karaa sideena Somalia loo keeni karaa

    • @suleimanyasin6199
      @suleimanyasin6199 Před 3 lety +1

      Masuul waxad tahay dadka CZcams Ku jira e wax laga faa'ido waxan Ku odhan laha Chanel Ka horumarintisa uso jeedso oo muuqaladada #hashtag istcimaal markaad so dhigayso si ay usii faafaan, Mahadsanid.

    • @ayuubtube9049
      @ayuubtube9049 Před 3 lety

      Qaabka loo keenayo zakariyow alabtaas inala wadaga wll

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 Před 3 lety +25

    I am so happy to see our Somali society getting academia

  • @nazrendhool735
    @nazrendhool735 Před 3 lety +13

    Soomaaliyey wiilka gaadhasiya 100k inta ramadanta ka hadhaY 🙏🙏

  • @sahra4159
    @sahra4159 Před 3 lety +3

    Maashaa Allaah tabaarakallah aad ayaad umahadsan tahay walaal waa fikrad aad u fiican jazakallah kheyr

  • @abdirahmanmahadosman1378
    @abdirahmanmahadosman1378 Před 3 lety +2

    M.a walaal❤❤❤🥰🥰🥰 Alaah haku barakeeyo
    Run ahaantii fikradaan waa fikrad fiican
    Oona u baahan umada soomaaliyeed
    In loo bilaabo

  • @zaki799
    @zaki799 Před 3 lety +24

    Alxamdulilah ganacsi waanan ku guulaystaa mobile Ayaan ingriiska ka keenaa hargeisa wallahi Waan u dhabar adaygay inbadan caqabad adag Ayaan kala kulmay alxamdulilah ugu danbayn bishii u danbaysay alxamdulilah Sakariye walaal waad mahadsantay ❤️❤️❤️
    Waad mahadsantay walaalo Sakariye ❤️❤️❤️wallahi Waan kuu duceeyay

    • @wacaysahmed737
      @wacaysahmed737 Před 3 lety +1

      Saki Ali Hadii Ay macquul tahay igala Soo xidhiidh geenyaale101@gmail.com waxaan ku haya fikir ku saabsan UK mahad sanid

    • @deeqaismail640
      @deeqaismail640 Před 3 lety

      Our contacts 🤝

    • @idiriscumar3420
      @idiriscumar3420 Před 3 lety

      Ana u baahna wl xageen kaala soo xidhiidhaa

    • @najmaabdi5095
      @najmaabdi5095 Před 3 lety +2

      Aniga markastaa waan da daala waan rabaa inaa ganacsi sameeyo lkn wali fikrad fiican oo ganacsi ma haysto

    • @idiriscumar3420
      @idiriscumar3420 Před 3 lety

      @@wacaysahmed737 saki Ali meel lagala xidhiidho maad ka heshay mobilada ayanu u baahnayne

  • @ugaasaddow8930
    @ugaasaddow8930 Před 3 lety +1

    Thanks zekariye aad aan kaaga maqsuuday waqtina waan kulasooxiriiridoonaa

  • @cabdullahisheikhhasaan8933

    Jazaka Allah kheer

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 3 lety +2

    Wll aad u mahadsanid allaya cisak Alle haku Sharfo wll zakariye

  • @yahyeshire8038
    @yahyeshire8038 Před rokem +1

    Insha Allah waa talo wanagsan wa samaynayna insha allah wlahy thank you alot brother

  • @raaxoabdiali5068
    @raaxoabdiali5068 Před 3 lety +3

    Masha Allah ustaadi wn mahadsan thy wax noo soo sameesaay side wax loogu dalabdo warshadah waa weyney

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 Před 3 lety +2

    Ku #mahadsanid fikradahaaga quruxda badan eed Nala wadaagtid #sakariye_caawiye. Magacagu waa kugu munaasib masuul walalahaga somaliyeed waad u dadaashaa inbadan.

  • @yuucali143
    @yuucali143 Před 3 lety +18

    ❤❤ Maasha allah, walaal qiimo badan,
    Waad mahadsan thy billions jeer🙏
    Allaha ku danbi dhaafo wll, wax walbo oo aad jeceshay allaha kuu sahlo, waad noo faa'iideeysaa mar walbo si hagar la'aan ah, jazaakal laah❤🤲 aamiin

  • @CabdixakimKa
    @CabdixakimKa Před 3 lety +4

    Wlh bro nin Somali wax badan ku so kordhin kara ayaa tahay , Mahadsanid

  • @unaysyaroow1822
    @unaysyaroow1822 Před 3 lety

    Shukran walal zakaria

  • @fadumomaxamed157
    @fadumomaxamed157 Před 3 lety +9

    M.sh dhaxalgal weeye casharkani
    *RAMADAAN KARIIM*
    ilahy kuwii ka faa'idaysta heyna
    Ka yeelo *Aamin* *Aamin*

  • @sirahanolosha
    @sirahanolosha Před 3 lety +4

    Halmar soo booqo kanaalkayga, waan hubaa innaad ka heli doonto insha allah. Waad mahadsan tahay Sakariye.

  • @mohammadessaady5237
    @mohammadessaady5237 Před 3 lety +20

    Tukaan hargeisa ku yaal oo Chinese leeyihiin ayaa kabaha ku iibiya 4 $, - 7 $ ugu badnaan.
    Wallaahi xili walba oo aad tagto, waa buuxaa.
    Mahadsanid walaal.

    • @abdalledahapi4357
      @abdalledahapi4357 Před 3 lety

      Run✔️

    • @idiriscumar3420
      @idiriscumar3420 Před 3 lety

      Halku ku yaala wl iyo magicisa

    • @mohammadessaady5237
      @mohammadessaady5237 Před 3 lety +1

      @@idiriscumar3420 Kasoo horjeedka xarunta premier bank ee suuqa dhexe, ama wuxuu waqooyi ka xigaa telesom ta cadaani cafeteria ka soo horjeedda.

  • @saynabcali3862
    @saynabcali3862 Před 3 lety +3

    Fikrad wanaagsan maasha allaah wiilkan eedada u ahay sakariye allaah haku barakeeyo eedo

  • @wakionation
    @wakionation Před 3 lety

    Thanks alot.

  • @hanti-abuurconsultancycom9582

    Mahadsanid walaal waa fikran wanaagsan

  • @ibrahimguedi2305
    @ibrahimguedi2305 Před 3 lety

    Jazaakalahu khayr.

  • @abdielmi6419
    @abdielmi6419 Před 3 lety

    Walaal Zakaria aad baan kuu dhegaystaa. Clipka mid ak faaiido badan maan arag. Aad iyo aad baad u mahadan tahay walaal. Adigana khayr badan Allaah ha ku siiyo.

  • @hamsemohamad9240
    @hamsemohamad9240 Před 3 lety +1

    Sakariye alle haku xifdiyo waa fikrad anba ugi dhalatay oo waayahanba igu wareegasay sidii aan u hir galin lahaa

  • @fauzysayid1304
    @fauzysayid1304 Před 2 lety +1

    Walaal jiraa tahay... Allaha ku barakeeyo... Waa fikrad si fudud looga shaqeysiin karo xaqiiqdi.

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli Před 3 lety +5

    War waa kan libaaxii
    Mahadsanid saaxib

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Před 2 lety

    Sakariye waxad tHy qof jecel horumarka bulshada horay u soco WlHi this channel really it’s amazing

  • @najmoaliabdi6815
    @najmoaliabdi6815 Před 2 lety

    Mahadsanid macalin

  • @aidarusabdilahi4698
    @aidarusabdilahi4698 Před 3 lety

    Mahadsanid walal Alle haku xiftiyo

  • @mcckkadiye6955
    @mcckkadiye6955 Před 3 lety +4

    Thanks sxp zakariye Kenya ayaan jogaa. wn kusalamay sxp wlhi waxaad Run kashektay xadiska Nabiga(SCW) wlhi aniga ahaan wlhi fikirkaan aad iyo aad ayoow iisameyay wana kaga mahad celinayaa Alle kasukoow sxp. wlhi waxa kaliyah eee kadhinaa ganacsigeyga waa fikradaan ayaa ladhihi karaa sxp Thank You so much sxp💯❤️

  • @asiaayman6744
    @asiaayman6744 Před 3 lety

    Thanks brother sakariye

  • @dhalgobed9085
    @dhalgobed9085 Před 2 lety

    Thank u very much

  • @alhayaatmedia4031
    @alhayaatmedia4031 Před 2 lety

    Mahadsanid wll sakariye

  • @abdurahmanyusuf5170
    @abdurahmanyusuf5170 Před 3 lety +9

    Sakariye walal mahadsanid aniga ahaan Bangladesh ayan joogi jiray iyo india labada dharkoodu waa jaban yahay sidookale shirkadaha aad shegtayna waaba ku arkay sida Zara oo kale wadankenu waa ubahanyahay fikradan ganacsi mahadsanid sxb

  • @ibrahimguedi2305
    @ibrahimguedi2305 Před 3 lety

    Jazaakalahu khayr

  • @muslimanasser9315
    @muslimanasser9315 Před 3 lety

    Thnkx zakariye wll

  • @samiiracadaani3137
    @samiiracadaani3137 Před 3 lety

    Wll sakariye allah haku sharfo wad nala jeceshahy horumarka

  • @maryamahmed3247
    @maryamahmed3247 Před 3 lety

    Inshllh mahadsanid bro

  • @rakiarashid6392
    @rakiarashid6392 Před 3 lety +14

    Wlhi wa runtada imika burco waxa ka Furan carwo la dhaho carwo 2dollar marwalba wa busy 😅😅

  • @somalisunmedia3891
    @somalisunmedia3891 Před 3 lety

    Jazakallah

  • @abdulkadirabdullahi8244

    Masha Allah keep going

  • @xuseenqaasinali2992
    @xuseenqaasinali2992 Před 3 lety

    Mahadsanid zxp waa mar ki ohoreyey Oo aan dawado yutupkaga m.a wan ku qan cay bar naabij kaaga ee so ma di zxp qli ilahy haku xifdiyee

  • @TXarardheere99
    @TXarardheere99 Před 3 lety +12

    Mansha Allah Hada Runta Kuu Sheego Aniga Dukaan Dhar Ayaan Joogi Jiry Nairobi Hadana Waxaa Ahaa Qof Qiimaha Jabiyo Wlhi Waxa Ahaa Qofka Ugu Macamisha Badan Wiliba Dukaanka Aad Ayaa Loo Jeclaa Marka Waxa Leyahy Dadkeena Haka Faaidestan Taladan Aad siisay Adigana Waad Mahadsantahy

  • @basketballhope2602
    @basketballhope2602 Před 3 lety +1

    Waa good creative bal se cilada tagaan walal waa halke lo maraya waddanadi laga so qadayeey taa naga caawi insha allah

  • @aknamaadan3336
    @aknamaadan3336 Před 3 lety +2

    Mahadsanid waxbdn baan ka faidnA taakoleyntaada Cilmiga ku saleysan

  • @mohamadqasim3605
    @mohamadqasim3605 Před 3 lety

    Mahadsanid wll

  • @cabdifitaaxbashiir6965

    thanks wall ad ba umahad santhy

  • @esraahmeth2531
    @esraahmeth2531 Před 2 lety

    Pro sakariye A.rahman Ali
    Wllo aad bad u mahdsnthy Allah na haka Abal mariyo fikradad na sii sey Allah kuma tuso wax ku dhiba noloshada 🥺
    Keep going mar walba inzhllah🥰

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 Před 3 lety

    Mahadsanid

  • @Wanaag_
    @Wanaag_ Před rokem

    thanks wll zaki💯💯

  • @husseinothman5415
    @husseinothman5415 Před 3 lety +2

    عن انس رضي الله عنه عن النبي ﷺ قال : (لا يؤمن أحدكم حتى يحب لأخيه ما يحب لنفسه) متفق عليه.
    Xadiith ka waa sidaas walalayaal

  • @kamaalabdirisaaq4582
    @kamaalabdirisaaq4582 Před 3 lety

    Mahadsanid sxb

  • @jamiilahashi181
    @jamiilahashi181 Před 3 lety

    thnx bro

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 Před 3 lety +1

    Maso noqotay Mansha allah Adan ku firsan jirney somali indha xiran ad lacag i iftimisay nal camalad ugu shiday wa uu ifisay. Ifiiye ayaad ta hay nolow amiiiiin

  • @mohamedhirsi2393
    @mohamedhirsi2393 Před 3 lety

    Jazaa'kallah wll sakariye.

  • @sakariyebashiir5797
    @sakariyebashiir5797 Před 3 lety

    Mansha Allah wll Allah ha kaa abaal mariyo

  • @istanbulcity.112.
    @istanbulcity.112. Před 3 lety +3

    Waa fikrad fican lakiin Waa inaa hesata million dollar, Waa fikrad ku haboon malqabenada 👍🏽

  • @sahraonline
    @sahraonline Před 3 lety

    walaal waad mahadsantahay sakariye

  • @fadumohassan5715
    @fadumohassan5715 Před rokem

    Shukran walaal.

  • @ayaa35
    @ayaa35 Před 2 lety

    Mahadsanid wll that is good Idea fikir ganacsi baa igu taagna but know Igot it

  • @waayelkaproduction
    @waayelkaproduction Před 2 lety +2

    1 yr kadip Ramadan karim🥰

  • @hodanibraahim2423
    @hodanibraahim2423 Před rokem

    Thanks wll

  • @jonnydeep8058
    @jonnydeep8058 Před 3 lety +1

    Ugu horeeyay.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 3 lety

    Mashaallah bro wax fcn nalala wadagta hore usoco

  • @Abdirisak_Sharif
    @Abdirisak_Sharif Před 3 lety

    M.a sakriye aat ayadu mahadsanthy runtii waa fikirad aat umuhiim ah.

  • @suleekhocabdirizaaq2917

    Masha Allah

  • @mariamhassan5345
    @mariamhassan5345 Před 3 lety

    Masha'Allah

  • @qiimeiyoqurux4466
    @qiimeiyoqurux4466 Před 3 lety

    Alle haka abaaliyo wll Sakariye

  • @yaxye103
    @yaxye103 Před 3 lety +1

    nin weyn sxb wan ku salaamey salaan qaali ah.
    niyahow CZcams waa kamashquushey xiligaan waxa loobaahnaa in aad 400k ama kabadan in aad hesho o macaamiil ah o kugu xiran.
    aniga waxan kamid ahey dadkii kugu xirnaa longtime ee horey usoco sxb

  • @mohammedabdishakur3874
    @mohammedabdishakur3874 Před 3 lety +12

    Thanks Zakariye, Next year hadaynu nolano jawaabta waan kusoo siinya Hargeisa waan ka hirgalinaya brother, Fikirkan mid u dhaw waxaan ku arkay Burao mar aan safar shaqo ku joogay waxa uu ahaa tukaan alabo kala duwan haya badankooguna $2 yahay.

  • @barkhadibrahim38
    @barkhadibrahim38 Před 3 lety

    Scw mahadsanid

  • @deeqoali1913
    @deeqoali1913 Před 3 lety

    RAMADAN MUBARAK hbo

  • @muhammadosmanahmed8483
    @muhammadosmanahmed8483 Před 3 lety +2

    Mahadsanid ustaad waxaan ka codsan lhaa inaad vedio kaso sameysid meelaha ugu jaban hadii ganacsi la dhaho
    Mahadsanid

  • @Mohamedsalah88803
    @Mohamedsalah88803 Před 6 měsíci

    Mansha Allaah Alle Haku Barakeeyo

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 Před 3 lety +1

    Masha Allah abowe inolow weliga aniga london joogaa runti aniga diyaar uahay

  • @umcumar5978
    @umcumar5978 Před 3 lety

    Masha allah wall

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 Před 3 lety

    Mashalah 😍

  • @fatimaahmed1464
    @fatimaahmed1464 Před 3 lety

    Masha alah

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Před 3 lety +1

    waad mahadsan tahay zakariye anigu waxaan joogaa burco waxaana burco ku taal carwo noocaas oo kale ah

  • @somalicookingculture4014

    Masha Allaah walaal qaali guulayso insha Allaah

  • @raxmiinawadani1306
    @raxmiinawadani1306 Před 3 lety +2

    Wll mahadsanid kun jeer marka hore qeyr alh ku siiyo ajarna alh ka siiyo ee sideen ku heli kara shirkadahaas adigo mahadsan jwb ka suga isha alh

  • @shaafiaxmed4011
    @shaafiaxmed4011 Před 3 lety

    Waa la soo daahday sakariye

  • @xasancabdi614
    @xasancabdi614 Před 3 lety

    Allaha kuxafido

  • @abdihakimali9789
    @abdihakimali9789 Před 3 lety

    waad mahadsan thy Gudomiye

  • @maanii416.
    @maanii416. Před 3 lety

    صلي الله عليه وسلم

  • @xasancabdi614
    @xasancabdi614 Před 3 lety

    Maasha allaah

  • @amiiraamiira4830
    @amiiraamiira4830 Před 3 lety +1

    Mashallah fikradda ganacsiga waa sugeynay

  • @cabdifitaaxbashiir6965

    mansha allh wall runtii wax wanagsan ayad no soo gud bisa

  • @yasinbarre3682
    @yasinbarre3682 Před 3 lety

    Wlhi waa baahi aan qabno mahadsanid wll

  • @asuumart3938
    @asuumart3938 Před 3 lety +2

    Wlhi Niyada ayaan ku hayay fikradaa wllo
    Dollar store Ayaan u Aqaany
    Mahadsanid wll ❤️

  • @Abdidahir_
    @Abdidahir_ Před 3 lety +1

    First vews

  • @maxamedkinaani5220
    @maxamedkinaani5220 Před 3 lety +5

    Waa runtaa waxaan joogaa Burco
    Ku dhawaad Laba sano kahor
    Waxa laga furay tukaan LA dhaho carwo 2$
    Oo laga helo wax aan sidaa usii quality sarayn
    Waar kayuubaa lagu jiray ilaa intii ladhamaynayay tukaankii

  • @saaraabdi4842
    @saaraabdi4842 Před 3 lety +2

    👏🏼🙏🏽

  • @mahamedibrahim2713
    @mahamedibrahim2713 Před 3 lety +1

    Thanks Mr sakariya
    Sxb qaabkee wadamada dibada wax ugala soo dagi karaa

  • @abdulkadirgacal3267
    @abdulkadirgacal3267 Před 3 lety +3

    Sida aad wanaaga loona jeceshy ilaahay ha kuu jeclaado wll

  • @abdirazaksheikh2512
    @abdirazaksheikh2512 Před 3 lety +1

    Mahadsid bro fursado badan Ka banaan somalia lkn waa haddi la leh dada hard work ah shaqo casr ah ka dhiga

  • @Kanaalpodcast
    @Kanaalpodcast Před 2 lety

    M.a

  • @mohamudali3138
    @mohamudali3138 Před 3 lety +1

    Brother i would to have you as a guest speaker. For a program am working on

  • @Somalia2020
    @Somalia2020 Před 3 lety +5

    waxan ku dari laha dukaamo toys jaban gada halaga furo gayiga somalidu dagto last year ban hergsysa waxan arkay terry bear 🐻 toyska dukan gadaya $19 subxanalah waxan iri walalo USA xita lama gado yaaku jawabaya hade

  • @motivationchannel7068
    @motivationchannel7068 Před 3 lety +1

    Masha allah waa fikrad aad u wnagsn aniga horta borama aya jooga hadii la dhaho carwadaa qiimo dhimis ayaa lagu sameeyey meel lakala maro ayaad wayeysaa marka kalena meel ay ku taalo lama yaqaano waa cajiib samalidii ayaa raba shaygii 4 ku taagnaa inay 4kale saraan maalin ku taajir waa xagii sakariyee