Waydii Xaliye (Qaybtii2-aad ) Q&A

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
    t.me/XaliyeAli
    Apple Podcast : podcasts.apple....
    GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
    SPOTIFY: open.spotify.c....
    #xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye
  • Hudba

Komentáře • 44

  • @cabdishakurjeckzon8389
    @cabdishakurjeckzon8389 Před rokem +3

    Waxan kaa cod sanayaa in aad ka soo jawaabtid sida ugu dhaksiyaha badan

  • @yaxyeboy2506
    @yaxyeboy2506 Před rokem +3

    Noosoo badi xaliye

  • @cabdishakurjeckzon8389
    @cabdishakurjeckzon8389 Před rokem +2

    Ustaad hpn wanaagsan sidaa loo dhexgala dadka iyo burshada 1

  • @lutherking96
    @lutherking96 Před 11 měsíci

    You're very right

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 Před rokem

    XALIYE MACALIN GULEYSO 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @apdizalam3155
    @apdizalam3155 Před rokem

    Thanks Awoowe for your information ❤️

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 Před rokem

    Ustaad thx

  • @Harris_piano
    @Harris_piano Před rokem +1

    Markaste aan soo xasuusto, wx aan sameeyey in aysan u qalmin nafteyda ama ay yihiin boring wxaa ii bilowda weerar maskaxeed ilaa ay i qaraxdo maskaxda marka sidee suaalaha iskaga joojiyaa mclin

  • @MohamedAhmed-ql9eo
    @MohamedAhmed-ql9eo Před rokem

    Allah ku xafido

  • @apdizalam3155
    @apdizalam3155 Před rokem

    Gomeyte aan kasha qeyjiray Hadda bajaj aan ku shaqeeyaa Cabitaanle inaan noqdo waan jeclahay ❤❤❤❤ No baagamuudo,,, Waxaarabtid kashaqee MUHIIMADU WAA INAAD LACAG HEYSATO many Kaashaa makeysataa pro 💶💶💷🖐🖐🖐

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi972 Před rokem

    Good 👍

  • @SalmaanHussein
    @SalmaanHussein Před rokem +1

    Mcalin waxan kala so hadlaaya muqdisho ...maclin waxan sigeysanaya tan iyo ilaa wagi aan so qan garay hadane waxan jira 20 sano seen iskaga jojiya macalin ma daawo ayan ubahanahy mise wan ka hortagi kara .......pleace tas i fafahi usta👏

    • @1shey
      @1shey Před rokem

      Ila so hadal sxp

    • @SalmaanHussein
      @SalmaanHussein Před rokem

      @@1shey haa sxp

    • @1shey
      @1shey Před rokem

      @@SalmaanHussein cuntada iska yareey

  • @MohamedAhmed-ql9eo
    @MohamedAhmed-ql9eo Před rokem

    Ustaad

  • @sadikcalikalaysadikcalikal9646

    Wan kusalamay ustad waxan rabaa inaad wax iga shegtoo sidaan nefteydaa u Amini lahaa sababto ah kalsoni buxdaa ku maqaboo nafteydaa walibaa marka lo egoo dhakaa shaxdaa nagahaa. Fadlan iga sojawaab

  • @abdihakimjama1877
    @abdihakimjama1877 Před rokem

    Masha allh Xaliye

  • @farxaanibraahim6397
    @farxaanibraahim6397 Před rokem

    Hello xaliye

  • @ahmetjohar2965
    @ahmetjohar2965 Před rokem

    😢😢😢😢

  • @taaganeyaakuyaqaan4464

    Hello ustad❤

  • @abdishakuurhassan573
    @abdishakuurhassan573 Před rokem

    Su aashayda waxa weeyi maxa xal u ah fikirka xad dhaafka ah AMA overthing

  • @calimuuse798
    @calimuuse798 Před rokem

    Aniga macalin iima tihid adi ee naga tag hanugu dirin haweenka

    • @garuuntech
      @garuuntech Před rokem

      Maxaad u daawanee adiga waad daalantahay

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 Před rokem

    Macalin xaqiiqda ayaad abaartey siiba su,aasha koowaad

  • @mohanxerow156
    @mohanxerow156 Před rokem +1

    Asc ustaad sidee ku joojiya fikirka

  • @MohamedAhmed-ql9eo
    @MohamedAhmed-ql9eo Před rokem

    M.a

  • @yoosufmacalim7138
    @yoosufmacalim7138 Před rokem

    Xarqanka

  • @hassanabdi9997
    @hassanabdi9997 Před rokem

    Waad Mahadsantay
    Sida Fiican Eed suaashayda u Falanqaysay

  • @zamiirboy3510
    @zamiirboy3510 Před rokem

    👍👍

  • @aweysyasiin6420
    @aweysyasiin6420 Před rokem

    Muxuu faido inoo leyahay gym 💪 ka

  • @yoosufmacalim7138
    @yoosufmacalim7138 Před rokem

    Xarqsnka

  • @qaalidbinwaliid3146
    @qaalidbinwaliid3146 Před rokem

    see baan balwada kudaayaa.

  • @kamalabdalla7737
    @kamalabdalla7737 Před rokem +1

    Ninkan isagaa nolosha kufashilmay i don’t know waxay dadku kadhagaystaa, isagu muxuu bartay bal waydiiya, loser weeyaan

    • @tt3y_1
      @tt3y_1 Před rokem

      Ninkan wax badan ayad ka faaidaysa dadka wax u shega dadka kuwa fashilma ayaba ugu fican

    • @kamalabdalla7737
      @kamalabdalla7737 Před rokem

      @@tt3y_1 daciif baa tahay hadaad kan cilmi ka korodh sato reer intuu samaysto xataa ma maamuli karo iskadaa inuu dad wax usheegee 🫢

    • @tt3y_1
      @tt3y_1 Před rokem

      @@kamalabdalla7737 Kan wax laga faidin wa adiga...

    • @kamalabdalla7737
      @kamalabdalla7737 Před rokem

      @@tt3y_1 hablaha masaakiinta ee garoobada yaan laguursan iyo dumar yaan wax lasiin maa faa iido noqotay 🥺

    • @omarabdirahmanhussien3463
      @omarabdirahmanhussien3463 Před rokem

      @@kamalabdalla7737 Garoob ha guursan haduu ku yidhi wuu saxanyahay Ma naag aad ciyaalkeeda caanaha la cabtaad rabtaa taasi waa gooni mise Naag bikro ah iyo inaad qoys cusub dhisato

  • @yaxyeboy2506
    @yaxyeboy2506 Před rokem

    Asc