Way Ooyeysaa Iyadoo Ka Sheekaynaysa Dhibka Uu Ku Sameeyey Ninkay Jeclayd Qiso Iyo Qiiro

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Komentáře • 328

  • @amiraajama
    @amiraajama Před 4 lety +35

    Ha ulaaban haduu 30jus ee quraanka kugu akhriyo kaas kuma jecla way cadahay 🤚

  • @user-rn3in6ev7m
    @user-rn3in6ev7m Před 4 lety +10

    Dayax films qisadoo qura nala wadaaga waan idin jclahy wlhi wiilkaa waalky ah ee baraamijka nala wadaaga waxaan ka codsanaya inoo heesta kajaro qisado qura nala wadaag wllo qaali

  • @somalibhai2279
    @somalibhai2279 Před 4 lety +26

    Mnzha Allah Awwalan Ayan Ubogey Qaapka Ay Gapadhu Jidhkeeda U Asturtay io Astaqfaarta (Tuspax) Ay Gacanta Ku Hyzo Qofku Qof Ehlu Diin Ah Hduu Yahy Wa Wx Lahupo inaysan Wxpa Ka Xumaanayn Marwalpa ilaahy Halagu Xidhnaado Dhalinyaro🗨❤

  • @khadarcabdiraxmaan3939
    @khadarcabdiraxmaan3939 Před 4 lety +22

    YURUBEEY midbaan kuleeyahay :~
    loomo ooyo ruuxaan ilmadaada dhabkiyo uqalamaynin urugada

  • @ioe6468
    @ioe6468 Před 4 lety +15

    JAANISKU WAA MAAR.
    ku dheh GO HEAD akhiii!!!!!!!!

  • @abdirahmanilyaas903
    @abdirahmanilyaas903 Před 4 lety +22

    Like HaYla Dhaafina Dadka JacaYl helaY ama HaYo imikaah 🥳🥳🥰😍

  • @malyunziyad7978
    @malyunziyad7978 Před 4 lety +37

    Qofku marku qalpiga ka dilo mardanbe kuma kalsoonanaysiid

  • @asmanuuri7807
    @asmanuuri7807 Před 4 lety +51

    Qofna laguma xidho jiritankaga wax kastod waydo wxa lagaso qaada inay khayr ba ku ahayn
    qof kastod jeclata shar iyo khayrba wu lahan karaa lma idhahdo ilahyow hdu khyr ii ahayn idhafi Lkn wxd tidha ilahayow khyrkisa I wafaji sharkisana khayr iigu badal

  • @abdirahmanmosman
    @abdirahmanmosman Před 4 lety +4

    Qisooyinku jacaylku way is ku egyiin Allahyow Qalbiga noo qabooji

  • @xamseibrahim9215
    @xamseibrahim9215 Před 4 lety

    Dayax ,fadlan waa laga qurux badan yahay in aad soo ban dhigto dhibaatooyinka dumarka , waxyalo kle bulshada u soo bandhig .!!!

  • @zonaabdalla5120
    @zonaabdalla5120 Před 4 lety +5

    Ax jacaylkaba ma iska xoorna o calafka ma sugna wa dhibato jacayladan laga shekaynayo wa naxdin wlh dhimashada ayana dhanta😭😭

  • @asmaabdullahielmi364
    @asmaabdullahielmi364 Před 4 lety +14

    😭😭😭jclka markii lagugu cidleeyo xanun badanaa wllhi wan ilmeyey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😪😭😭😭😭😭😪😪😪😭😭😪😭😪😭😪😭😪😭😪😭😪

  • @luulabuuni8645
    @luulabuuni8645 Před 4 lety +4

    Khaayimiin weeyaa nimanku Allaa xisaabindoona

  • @haboondeka9837
    @haboondeka9837 Před 4 lety +22

    Dadkan waxn la yabay dhibka ku dhacay ka shekaynayaa dadka u soo badhigaya wajigoda dadka oo dhan uu ku dhacay jacyle wayihina labta ku haysta sis😟

    • @abdirahmanilyaas903
      @abdirahmanilyaas903 Před 4 lety +3

      WllhY waa RuntaaH wlloH

    • @haboondeka9837
      @haboondeka9837 Před 4 lety +2

      @@abdirahmanilyaas903 mahadsanid wll🙏

    • @mohamoudahmed768
      @mohamoudahmed768 Před 4 lety

      Keligaa adigu ku hayso laabtaada oo hanoo sheegin
      Lkn dadka noo sheegaya waayahooda maxad nooga hor istaagi Aptio

    • @zamzammohamed3927
      @zamzammohamed3927 Před 4 lety +1

      Walaaleey maamo malyuun baa na bartay inaan waxba la qarin.

    • @hudiitailwaad78
      @hudiitailwaad78 Před 4 lety +1

      @@zamzammohamed3927 😂😂😂😂

  • @safiyayasin3305
    @safiyayasin3305 Před 4 lety +3

    Aniga ayaa maanta la ilmaynaya jacayl 😭😭 waxa lagayaba qof aad jeceshahay inuu ku arko inad tahay qof nacas ah oo awood la hayn

  • @diyaskacade8421
    @diyaskacade8421 Před 4 lety +2

    First person👍👍👍👍👍👍👍

  • @edebsanofficiall446
    @edebsanofficiall446 Před 4 lety +2

    First

  • @mahdaycabdirisaaq7875
    @mahdaycabdirisaaq7875 Před 3 lety +1

    Walaalay Alle ayan inugu dharshe isaar subscirberse iyo Shere lake

  • @xasankeyse6648
    @xasankeyse6648 Před 4 lety +2

    Mnsh allh inantan horta way asturan tahay marka labaad waa qof diinleh oo culimo ah marka sadexaad waa qof jacayl ku dhacay lkn maanta waa waayo arag

  • @cadnancumar9984
    @cadnancumar9984 Před 4 lety +4

    Ragaw hablaha ciyaarta halaga daayo😥😥🙏🙏

    • @hibihassan3371
      @hibihassan3371 Před 4 lety

      Ha walahi hooyadi baari baa dhiban😭😭😭

    • @hibihassan3371
      @hibihassan3371 Před 4 lety

      Somalida dumar kii jacel baa dilay raagi naa qabiil waa yaab adunyo

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 Před 3 lety +2

    Yuu jiljileec kaa dareemin oo uu kugu soo noqon mid ka qiima badanaa illaahay kuugu bedelaaya qalbigana illah ha kuu qaboojiyo aamiiy

  • @xaajiyarexaajiyare8122

    Jacaylaa jacaylaa ani maahilmama

  • @xamsecabdi1926
    @xamsecabdi1926 Před 4 lety +1

    Gapadh jacayl ka capanaysa moyane
    Ma joro nin ka capanaya gapadh

  • @salmamohamed-fz3yf
    @salmamohamed-fz3yf Před 4 lety +4

    haduu ka tegay naftaada inaad raaciso may ahayn qofku haduu mar qalbiga ka jebiyana inaad markale Kugu so noqdo lagama ogolaado

  • @fathaali8760
    @fathaali8760 Před 4 lety +2

    Jacaylka soomalidu waa xiise iyo diga rogasho

  • @azkarahmed8727
    @azkarahmed8727 Před 4 lety +5

    Qalbigii dux leh aya dariimi kara jacalka dhabta ah

  • @M.f3711
    @M.f3711 Před 4 lety +7

    Haku soo noqon wllo haadu lug iyo gacan iska jabiyo xitta

  • @huseinmuhumed5875
    @huseinmuhumed5875 Před 4 lety +5

    Waan idin salamaya Dhaman tiin bahda dayax flims wax juhdi badan gelisan sad u raali gelin lahaydeen bulsha waynta idin ku xidhan hore usocda walayaal

    • @hibihassan3371
      @hibihassan3371 Před 4 lety

      Somali dumarki jacelbaa dilaaye raagina qabiil jecel

    • @huseinmuhumed5875
      @huseinmuhumed5875 Před 4 lety

      @@hibihassan3371 hahaha Mar kaa Aniga maxaa iga galay dee muudilo moyane xaba laha muu ku daro

  • @anisocabaas8196
    @anisocabaas8196 Před 4 lety +7

    Qiso tan ka daran wa igu dhacday lkn wan ku samray abyo iska samir adun iyo xalki weyeh wax walba wa arkyga

  • @hooyomacaan2755
    @hooyomacaan2755 Před 4 lety +20

    Marwalbo gabar jeceyl looga baxay ayaan aragnaa lkn ma aragno wiil jeceyl looga baxay taas wexey cadeyn u tahay gabdhaha iney qalbi xabxab yihiin jecel aan jirin lagu beer jilicsado oo qayaano lagu wado marka dumarow raga heysa siinina lug kula saaxiib midne banaanka hakuu taalo wlh waa iga talo aniga jecel dhan waan falaashey waana qiyaano ina rageed iigeystay waline waan isqabnaa lkn majecli niyada ayuu iga jsbshey ilmaha ayaan kukorsadaa inuu ifurane wuu diidey marka yaan leydin qiyaanin adinka kafiirsada

    • @nafisamaxamed6947
      @nafisamaxamed6947 Před 4 lety +2

      Haaa walhi taasi been ma ahan lkn allah hanoogargaaro gabdhaheena waan iska beer jilacsanahayee

    • @caygaboy
      @caygaboy Před 4 lety

      Raxmo Shiq wllshy beenta dhaaf waxa jcylka ka baxa oo wax qiyaana dumarka aa u badan
      lkn raga wey adkeysi badan yihiin
      lkn dumarka marky xanuunka arkaan ma dulqaadan karaan
      marka cuqubada adinkaa isku geystey marka hdiina wax qiyaai lahyn adinkana la idin ma qiyaaneen wsc

    • @amiiraxq6256
      @amiiraxq6256 Před 4 lety

      @@caygaboy wllo waxaan dareemayaa inaad yara caadifadeeysantay waayo waxaa dhahday hadadnaan wax qiyaamin leeydima qiyaameen lkn xaqiiqdii waxaa jira dad fara bdn oon wax qiyaamin hadana si xun looqiyaaameeyay waan kugu raacsanay ragu dumarka wa ka adkeeysi badanyay oo sooma shaaciyaan dhibaatyooyinka eey dareemayaan amaba so maray lkn hadana waxaadan iska indho tirikarin tacadiga hablaha ķu, dhacaya

    • @caygaboy
      @caygaboy Před 4 lety

      amiira xq wllshy qofka la qiyaamey ee aan hare wax u qiyaamin kii qiyaamey asna wey sugee in laga aaro alle swt aa saas yiir marka adi waligaa wax isku qiyaanin si aa laguu qiyaanin wsc

    • @nimcoshow1924
      @nimcoshow1924 Před 4 lety

      Nin kuqiyaamay see ula nooshahay tan kale ilmaha ugu sabra iyo ilmaha ku korsana ayaa kunacay naagaha soomaliyeed naagaha soomaliyeed waa kuwo ugu jilcsan aduunka kaligood wax maqabsa karaan

  • @susumohaamin9006
    @susumohaamin9006 Před 4 lety +11

    Ax xanuun badnaa qof jcyl lagu cidleyey wan kula dareema abyo wayo inan sidado kala ahay sory mcnto allh mid adku ilowdo haku siiyo qali😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @quuenindho7711
      @quuenindho7711 Před 4 lety +1

      Sorrg inuu dhawac ku soo garo abayo adi iyo inaantada qalbo dhayeh waad helaysaan

  • @abdiyare4603
    @abdiyare4603 Před 4 lety +1

    Qofkii Quba Qiimahga marbuu garan Qaayahaga

  • @faadumoqaaali5184
    @faadumoqaaali5184 Před 4 lety +2

    Anigaba nin aan sanad io bar an jclla ba ano safar ka imid glb ki kulanay farxad io jcll bn ka rajaynayy then marki an lakulmay bu iyiri jcllkn hdn wllnimo u badalno kwrn marku arkay inn ka xumaday na wuxu idhahy wan kula kaftamayy waan murugoday wan oyay hbnki o dhan wax badan wan u walwalay asagoon isoo xariirinen ano imtaxan ka jmcda diyarinayo bn qalbiga ka goyn wayy kdb na go an bn ka qatay wu igu so noqdey wuxu idhahy wan ku rali galinaya wana ku xizey kama hoos qaadin anoo u qoslayo bn xuman dhan u muujinin bn go aan ka qaatay bil kdb wil an is baranay bn hada guursaday alx

  • @najibalfa7549
    @najibalfa7549 Před 4 lety

    Bal sowtul baxridn quruxda badn ninka hely o dayacay wlh wa nin xanusan ana wxn wayy gabar reer samalind ah an barto jacayl iska dayo love you gabdhaha somaliyed dhamantin Alaha idin xifdiyo aad ban idin salamin form puntland galkacyo idinka salamin

  • @mohammedesse6127
    @mohammedesse6127 Před 3 lety +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 xitaa aniga ayaa Ooyeye 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @khalidmustafe3133
    @khalidmustafe3133 Před 4 lety +3

    Jacayl ma hayo ee xiisiii markaad jeclayd aad u muujinjirtay ayuu tabay lkn jacayl mahayo runtii ninkaaz

  • @queenrazaan6913
    @queenrazaan6913 Před 4 lety +9

    Qiso jaceyl qofkii somaray baaa dareemi kara wlhi 😭😭😭😭😭😭❤

    • @Hassanmohamed-uv3in
      @Hassanmohamed-uv3in Před 4 lety

      sxiix marku ruxda ku ag dhgo le tga kahor adiga dadka ugu ficn sax

    • @queenrazaan6913
      @queenrazaan6913 Před 4 lety

      @@Hassanmohamed-uv3in hhhh warkaada mafahmin cep miyaa

  • @hamdanuur2986
    @hamdanuur2986 Před 4 lety

    Wll alle qalpiga ha kaaga maydho

  • @mahdafarah9884
    @mahdafarah9884 Před 4 lety +5

    Ka jacaylku mu hayn ee waxa u ayaha ila meerayso

  • @cabdulaxmad3491
    @cabdulaxmad3491 Před 4 lety +2

    Zxp keey dayax meey

  • @gacmodheere1837
    @gacmodheere1837 Před 4 lety +1

    Wlh aad baan uga naxay lkn wlh way dhacdaa waxaa laga yabaa mid ka fiican oo ku jacel in aad hesho insha allah waa bogsoon dontaa

  • @Ninbiraa
    @Ninbiraa Před 4 lety +29

    Jecelka ree hargesa ku dhaca ee somalida kale ku dhicin muxu aha ree bodhari jilinka naaga daaya 😂😂

    • @asmaladan8715
      @asmaladan8715 Před 4 lety +2

      Kadaa sidaas ha dhihine waayo laga yaaba inuu yahay xanun qalbigoda gubaya jacylkuna sidiisaba waa xanun badanyahy cidii garanaysa unba garani

    • @the_zhakir
      @the_zhakir Před 4 lety

      Bahalka godob haka galin

    • @zihaamcali6200
      @zihaamcali6200 Před 4 lety

      🤣🤣🤣😂I think
      Been weeye

    • @the_zhakir
      @the_zhakir Před 4 lety

      @@zihaamcali6200 you saying love don't exist

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 Před 4 lety +1

      Apti waa dhap haddaad damiir leedahay

  • @rahmaali4850
    @rahmaali4850 Před 4 lety +4

    Bini aadam waa iska sidaas noloshaad uma istageyso ninkaas abayo😭😭😭😭

  • @muniiramohamoud8302
    @muniiramohamoud8302 Před 4 lety +1

    Waaxaanu khaatiyaan kataaganahay naagleh jacaylbaa laygaga baxay iyo midleh dhibarashan ayaa Ihaya oo ninka iqaba ayaa igu xun. Naagahan may iyagu naftooda jeclaadaan oo iska daayaan nimankan ay kadaba ooyayaan haday naftooda wakhti siiyaan iyagana mudnaanta way heli lahaayeen lkn iyagaa dhulka is dhigaya Naa qiimo isuyeelo oo xishooda

  • @taswiirtaanqalbigajeclayst530

    Jacayl waxaas lama yidhaa waa qooq please kala saara jacaylka iyo qooqa 🤣🤣🤣🤣

  • @muslinjecel8430
    @muslinjecel8430 Před 4 lety

    Islam matihin soomaliyey intan soo xiradan xijabki o ah ayad qurana halaso istagina yutubyada oo ha ka hadlina wixi laga xishon jiray bismilahi raxmani raximi

  • @hamdadiiriye7379
    @hamdadiiriye7379 Před 4 lety +9

    SidaY u dhanyiin abdirahmanow ma 2017 ayA la wDa helaY inta ila aaragtaY🤣🤣🤣

  • @dhiigajrka7347
    @dhiigajrka7347 Před 4 lety +4

    Axlm 😭😭😭😭😭

  • @Alitiita
    @Alitiita Před 4 lety

    Indho kululaa inantu

  • @nadabashe4950
    @nadabashe4950 Před 4 lety +1

    kaasoo kle waa laga ducystaa wllshayeeey

  • @boqorkasomalida8303
    @boqorkasomalida8303 Před 4 lety +1

    maba aaminsani wax jacayl ladhaho Iyo badhaacis Horta waaxay jacayl

  • @hanaismaciil9885
    @hanaismaciil9885 Před 3 lety

    Wan kula daremaya wllo 😭😭😭😭😭😔😔

  • @farhiyamohamud2582
    @farhiyamohamud2582 Před 4 lety

    😭😭😭😭😭😭

  • @xamdailkacas2784
    @xamdailkacas2784 Před 4 lety +1

    QoF WaxJeCeli DhiiGamaLeH😭😭😭

  • @TNSomaliTv
    @TNSomaliTv Před 4 lety +1

    Wlhi wad ku saxnayd wll waliba inad diido ahayd

  • @Janno190
    @Janno190 Před 3 lety +1

    Horta low gabdhaha somalida waxan kula talinayaa in aad ninka aad baranaysid aadan naftaada siin si dhakhso ah .
    1,ninja rajo kaa rabaa ama guur kaa damacsani ku odhan maayo hotel ogola ballan ama. restaurant
    Waxa uu kuugu imaanayaa gurigiina barashada ka dib.
    2,ninja jacayl degdega haw muujin
    3, la fiirso oo ka baaraan deg in uu diyaar u yahay mustaqbal
    4,marks aad wax baranaysaan gabdhoow jacaylka dib u dhigta
    5, hadii qalbi jab uu kugu rido ha ooyin illahay talo saaro oo qalbigaaga dhaawac ha gaadhsiin
    Waxa laga yaabaa in xanuunka kale kugu dhacaan
    6,Gabdho ninku haduu kaa tago oo qalbi jab kugu rido marlabaad ha qaabilin hana soo dhawayn waayo qofka go,aan ayaa looga baahan yahay was inaad go,aan ka qaadataa sheekadiisu waa mar I dage alle ha dago laba jeer idagese anigaa isu dagay
    Guntii iyo gabagabadii gabdhaha soomaliyeed haka tanaasulaan inamada gabdhaha lugooya ee xumeeya oo aan xushmaynayn
    Wiilashana waxan kula talinayaa ka daaya gabdhaha dhibaatada iyo lugooyada hooyadaa iyo walaashaa oo kale weeye gabdhuhu

  • @dr.mohamedabdiweliomaroffi9245

    xarunta labaad waxan ka furidonaa insha Allah sanadkan ku dihiys xmr insha allah c/raxman xirsi isoo jawab walalo si deg deg ah dayax show in xmr laga furo

    • @dr.mohamedabdiweliomaroffi9245
      @dr.mohamedabdiweliomaroffi9245 Před 4 lety

      C/raxman xirsi isheg lmbrka aan ka sowaco qiso iyo qiiro xmr ayan ka fureynaa karun kale

    • @safiyaismail591
      @safiyaismail591 Před 4 lety

      9

    • @khadarqoor6175
      @khadarqoor6175 Před 4 lety +3

      Adeer meel naga fariiso waxba hanoo furine

    • @ahmedhayan8921
      @ahmedhayan8921 Před 4 lety

      My Ma jecli like iyo waxaas laakiin waxaas oo dhan ruwaayad baan u arkaa wlo waayo dadkeenu filimadda musalsalka ah bay aad u daawadaan.tanoo qudha maaha dhawr la horeeyey baan la yaabanaa.

    • @saidomohamed3442
      @saidomohamed3442 Před 4 lety

      Waa fakar fiican in xamar laga furo xarun labaad

  • @saabirinabdi5982
    @saabirinabdi5982 Před 4 lety +5

    ax ax qiiso jacel qofkii somara dareemaya😭😭😭😭😭😭

  • @hgh6577
    @hgh6577 Před 4 lety +4

    Gbdhod ragu ma wada wngsana ayagoo been shegaya beey hadana hadalkoda kaga dhigayan run mrka wxn idinkula talin lahaa ALLAH talada u dhiibta ninkii guur diyaar u ah gursada hadad guur adan adigu rabina wx iska baro malintad guur go'aan satana qof macqul ah oo guur u diyara guurso koley lama wayaye calafku haduu ka dib dhaco xata kad guur ka weyso ee xirir iyo jcl doonaya usheg runta dheh guur hadad rabin imood wayo wxma haysto gurban ka raba 6sano ban isla hadleyna isla soconeynaa makula tahay 6sano nin aad is jeceshihin inad quran aqrineysaan maya bal ee macsi baku dhaceysan hadad xumankale ka marantihin xataa hadalkiinu wuxu noqonaya nin iyo nag is qaba sas bad u hadleysaan jclkasna ma guleysto inta bdn mrka gabdhow aniguba gbdh yar ban ahay ninkasta afxumo iyo hadalo anan macno laheyn ban ku nacay kad is tirahdo wa qumanyhy wuxu kula so galaya de wxdan ka geynin mrkas ban ALLAH gacmaha u tagtay ALLOW calafkeyva ada garanayee bilaa dhib igu keen alx xajigeyga qaliga ah an dunida u jeclahy malin jimco ah ban is aragnay sabtina rerkuu iga doontay axadna wn aqal galnay alx magaraneysa wxu gurkasi u fududaaday ALLAH ban talada u dhiibtay taladii ILLAHEY loo dhiibana laguma qasaaro walagu liibana anaka oo hal malin is aragnay waliba 30 daqio isla jognay bu isaragii labad noqday meherkena ka dib mxa dhcy ka dib jcl baa inoo bilowday barta banka hana qadnay mxa ka macaan jclka ku bilowda xalasha wayo wa xalashada wxkastuu ku dhaho raali baa uga tahay balse nin aanku qabin malintuu ku yirahdo sharafey wnku jeclhy ee saad u sexata habenkii ALLAH ban idinku dhariye ninkaas ma qalbi adkusii jeclaata kugu yaala koley aniga aduunka wxn u necbaa nimanka yirahda wad qurxoonthy mcn baa thy sas ba u taala oo wx an macna ahey ka hadlaya mrkas sando nin islamed wada socotan wxs bad aqrineysa wayo inan rageed afxumo ma daaya hadadku diidana wa 2 un inuu ku gursado ama inuu ka tago uu aado naag kaluu kusii mel garo balse hadad raali ka tahay mrkuu ku yirahdo side u sexata ad tirahdo xabdkan u sexda dhinacan u sexda ad dhahdo eedo malintasuu kaa niyad jabay dumrku wxyka niyad jaban wa iska didan wana ka tagan balse ragu mrkey gbdha ka niyad jaban kama tagan ee intuu kusii mel gari karuu kusii mel gaara marka g dhow is bar qabta ee nimankan aad 5ta sano la socotan iska daaya wadada adinka isku furteene markii 7sano aad nin islamed la socotat ad kaligis jecled asaguna meel cad kaga tago adaa isku keenay

    • @mushtaaqhassan6839
      @mushtaaqhassan6839 Před 4 lety

      Runbad ka hadashey walashey alleh garadka haku daayo

    • @najmayousuf5065
      @najmayousuf5065 Před 4 lety

      Waa runta hno qli allaha Ina xifdiyo dhaman hablaha soomaliyed

    • @hgh6577
      @hgh6577 Před 4 lety

      @@najmayousuf5065 aaamin mcnto

    • @hgh6577
      @hgh6577 Před 4 lety

      @@mushtaaqhassan6839 amin wlshey mcnto after 4months ayan kuso jwbaya hhhhhhh ma cfmd qabtaa

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 Před 3 lety

      Gabadhey aqli ba ka buuxa.
      24/5/2021
      Masha allah inagay sidas i haysta muda 6biloda ayan gabadh la socda guurna diyar uma ihi inan iyada niyadjabiyana diyaar uma ihi ee bal talo isi

  • @nimcoahmed5167
    @nimcoahmed5167 Před 4 lety

    Cirku intu kujiro ayaan ana Ku jiraa Ku dheh

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 Před 4 lety +2

    Nin soomaali waligaa ha aaminin waa beenawaas miidhan

  • @ibraahinahmed4171
    @ibraahinahmed4171 Před 3 lety

    Qofka illahay kuxidhan qalbigisu majabo sikasto loo xumeeyo
    Jacaylku waa waxjira dadkase isku si uguma dhaco
    Dhibka ugu wayni waa marka qof aad aamintay naftada usheegtay inay heshay riyadedi uhalmar xuumsihto sidi mid aan weligiinba wax idin dhexmarin
    Qofku marku goaanka qadanayo kama fekero qofka kale dhibka sogaadhaya keliya wuxu kafekera tiisa isagan marna is odhanayn qofkasi intu taada kafekeri jiray xusuuso

  • @themillionaireguy7985
    @themillionaireguy7985 Před 3 lety +1

    Asxaapta heesta waxa qaday Cabdi yare (Ruux ooman)

  • @asmaabdullahielmi364
    @asmaabdullahielmi364 Před 4 lety +4

    Ta nookle wey igu dhcday abyo iska samar wllshy

  • @maqanemedia3988
    @maqanemedia3988 Před 4 lety +3

    *jacelka* waaalnimo loma badalo eee
    *walaalnimada* jacel loo badalaaa

  • @erfg2538
    @erfg2538 Před 4 lety +2

    Waaruntaa wllo xadiiskaa waa inlagu dhaqmu

  • @amiinibraahim1357
    @amiinibraahim1357 Před 4 lety +1

    Ax😭

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 Před 4 lety +1

    Niqaabka sida lo xidhanyay baa idishay

  • @asiaahmed8905
    @asiaahmed8905 Před 4 lety

    Wll jecel majiro ee jilitaanka nagadayah caloo xumdah

  • @mohammedibrahim5384
    @mohammedibrahim5384 Před 4 lety

    Ha oyine aamus walal

  • @munadegan3033
    @munadegan3033 Před 4 lety +2

    Ax wllo insha wad heli qof kudacada😏

  • @farhiyoalinunow7689
    @farhiyoalinunow7689 Před 4 lety +1

    Wanka xunahy allah kusakhiro mid kadhaya dhawcyada kuso maray abayo

  • @sahromohamudarab9689
    @sahromohamudarab9689 Před 4 lety +1

    Will iyo gabdho is cafiya wayo dar alee ok 💔

    • @khaliiljaamacchannel5434
      @khaliiljaamacchannel5434 Před 4 lety

      Anigu waxaan odhanlahaa hablaha qalbigooda la jabiyey inay is ilowsiiyaan wixii dhibaato soo martay

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 Před 4 lety +1

    Asc wr wb walaal dhaqanxumo faafis ayaa ufuratay chanelka gabdha calaacalaya dhahaaya ninbaan jeclaa 4sano wada soconay sanad iyo googo wada soconay waxaas kuma banaana diinteena waa fitna faafeesa ilaahey kabaqa gabdhoow sharaftiina ilaashada nin waad is rabikartaan laakin Maxaa la iskudabajiitamaa ilaa mudo mala isguursado hadii aad leedihiin waan isjecelnahay tankale waxaa idinka qaldan qofka margaad guri islatagtaan oo xalaal iskunoqotaan oo jaceylka saxda yimaadaa laakin nin aan kuqabin aan uwaalanaa ama udhibaatoonaa waa qalad.
    Gabdhoow dhibka adinkaa iskuguwacan ninka haduu idinrabo naguursadadhaha hadiikalena ha isdaalin. Maxaa intaas la iskudaba jiitamaa waa qalad diinteena kuma banaana. Gabdhow ilaah kabaqa.
    Nin wanaagsan hadaa rabtaan iyo guur wanaagsan jidkiisa mara.

  • @ayaanmooge7469
    @ayaanmooge7469 Před 4 lety

    Asc

  • @ahmedmahamoud4005
    @ahmedmahamoud4005 Před 4 lety +3

    Jacaylkii prank bu inaga noqday hadaynu somali nahay🤣🤣

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 Před 4 lety +1

    qiso iyo qiiiiiiro malin kaliya
    ima dhaafto🤔jecyllnimo💞

    • @amounmohamed3559
      @amounmohamed3559 Před 4 lety

      Kula mid ban ahe yu inaga inagu dhicin wxn wx kapadne😂😂🤭😂

    • @liibaancabdi7726
      @liibaancabdi7726 Před 4 lety

      Nimco mohamed
      .؟؟؟؟؟

    • @liibaancabdi7726
      @liibaancabdi7726 Před 4 lety

      wll midkale karaaso wllshy dadka ishilmaasii iskadaa walwalka wllhy

    • @nimcomohamed3134
      @nimcomohamed3134 Před 4 lety

      @@amounmohamed3559 qof jecyl wax ka granyyo ayuna dremi kra 😍

    • @nimcomohamed3134
      @nimcomohamed3134 Před 4 lety

      @@liibaancabdi7726 thnz wll qof marku ku xumeyo daremosa dhipatto o dhan omg😍

  • @hobonmaxamed5687
    @hobonmaxamed5687 Před 3 lety

    Wllo qof markii hore kaa tagay oo dareemi waayay jclka aad uqabto markle hasiin fursda oo qalbigag labo jeer hadlin dhalinyta hada joogta siday isku aaminan aad ayay u adagtahay

  • @ladanhussein1834
    @ladanhussein1834 Před 4 lety +1

    Meesha ka kac walalo halkii adoo jooga yuuna kugu soo noqnoqone , aduu wax ku jeclaada raadsso ninka block saar

  • @rahmamahamoud9257
    @rahmamahamoud9257 Před 4 lety +1

    Hhhh naaganahni ma sidaanaa ka dhab horta 😂

  • @cadnaancali516
    @cadnaancali516 Před 4 lety +2

    Yaa Yire.H caashaq majiro ❔
    Aniga Yire.H Hmmm😂

    • @shadiafaratol_
      @shadiafaratol_ Před 4 lety

      Qudha iyo xarada wa runta
      Hhhhhh

    • @cadnaancali516
      @cadnaancali516 Před 4 lety

      Uu sheege zhp pro😛☻
      imka waxan views ka meeL khaLdan gaLE

  • @hoodosomaliland2945
    @hoodosomaliland2945 Před 4 lety

    sidan u jeclay qiso yinka hdana u ooyo kala dheer

  • @muhaahmed7939
    @muhaahmed7939 Před 4 lety +1

    Qof wax jeceli dhiig maleh

  • @nadaom5586
    @nadaom5586 Před 4 lety +2

    Sheko yinkaga waxa run ila ahaa sheekadi fadumo iyo mustafa inti ka danbysay waaa beeen u ekayaal

    • @abdibileomar8205
      @abdibileomar8205 Před 4 lety

      Raga qurbaha jooga iska ilaaliya dumarow haduukudhoho qurbahan joogaa salantaba hakaqadina waa afsomali bey dagan yihiin lkn odey hadùu yahey kuqabsada waayo isagu waxbuu hayaa lkn dhalinyadardu waa wada beelamin

    • @nadaom5586
      @nadaom5586 Před 4 lety

      Abdi Bile omar aniga qurbaan jogaa marka maxaan yelaa ma wadanki uso shkansi dontaa

  • @ogaalkadunida3954
    @ogaalkadunida3954 Před 3 lety +1

    Why Always girls😭😭😢

  • @dr.mariaabdi3141
    @dr.mariaabdi3141 Před 4 lety

    Ax qiso cajiba

  • @maxamedjibriil4727
    @maxamedjibriil4727 Před 4 lety

    Ax ax ax ax ax ax😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @queenrazaan6913
    @queenrazaan6913 Před 4 lety +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @reo9475
    @reo9475 Před 4 lety +3

    Hayaay mika qofwalbo maalin wax jeclaaday ba dee ha soo fadhiisto
    Oo hayna maawaaliyo
    Yaa Shamis yaa Dahir

    • @asliismail6870
      @asliismail6870 Před 4 lety +1

      Waxanay noibarteen imika may iska aamusaan xjdnhshxh

    • @reo9475
      @reo9475 Před 4 lety

      asli ismail
      Waa maaweel addyuno
      Wallahi inay Somaalidu jecyl kan oo kale jilaan mama moodi jiran😂

    • @awliyoofficial4753
      @awliyoofficial4753 Před 4 lety +1

      😂😂anna shalay midyar so arkoo beri wan sofadhiisan 😉

    • @reo9475
      @reo9475 Před 4 lety

      Awliyo official
      Waanu ku sugeynaa ha la soo raagin uun bal 😂😂😂😂

    • @awliyoofficial4753
      @awliyoofficial4753 Před 4 lety +1

      @@reo9475 😂😂beri ban baska soo raaci

  • @maxamedbaashe6488
    @maxamedbaashe6488 Před 4 lety

    Ragow dumarka ciyaartaH ka daayaHa
    Bilaa calaykum

  • @fadumacawil778
    @fadumacawil778 Před 4 lety +2

    Ax ax ax ax ax ax ax ax ax wan kaxumahy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 Před 4 lety +1

    Aduunyadu wa intixaan allow khaatuma wngsan

  • @ayaanabdi349
    @ayaanabdi349 Před 4 lety

    Yadu madoqonba halkii untaagen oo kolba loogusoolaabanaayo my sister keep going never give up

    • @hodomohamed5094
      @hodomohamed5094 Před 2 lety

      Qof wax jeecli dhib badan allh mid ka kharbadan allh haku siyo wllo mcn waan ku ducanya

  • @salebanaxmed5141
    @salebanaxmed5141 Před 4 lety +1

    dhibaadada jirta dhalinta marka ay iska dhanaansadaan pY is nacayaan

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 Před 4 lety +1

    Wll ,qaliya hada

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 Před 4 lety +3

    😭😭😭 jcylka dhibkiisu badanaaa lkin codku miyuu yara xunyhy mise dhankyga uun

    • @mustafeiron1847
      @mustafeiron1847 Před 4 lety +1

      Wuu xunyaha maye waxn u ncayba waa cod xumida maba dhamysto video yada wl

    • @mushtaqcadey7603
      @mushtaqcadey7603 Před 4 lety +1

      😭😭😭😭😭😭😭

    • @fadumoabdiqadir7031
      @fadumoabdiqadir7031 Před 4 lety +1

      Yaa cod xun ma inaant la xumeyeya all somalid dhib badan gabadh dhib ku dhacay dhaaf😥

    • @pharthuzdiamond8870
      @pharthuzdiamond8870 Před 4 lety +1

      @@fadumoabdiqadir7031 iska hubi eedo hyska buuqine anuu inanta kama hadlayee codkaa yara shucaac ku jira waana dhanka farsamadan umalaynayaa seef laboodnimada iska daaa

    • @pharthuzdiamond8870
      @pharthuzdiamond8870 Před 4 lety +1

      @@mustafeiron1847 haa wllo qofki earphone ku dhegysanayaa aad dareemaya

  • @nuurosmanabubakar7192
    @nuurosmanabubakar7192 Před 4 lety

    Hi

  • @rahmaahmed8548
    @rahmaahmed8548 Před 4 lety +1

    Waaa film 😡

  • @mushiiabdirahman
    @mushiiabdirahman Před 4 lety +2

    Dhibka aad halkan ka sheeganaysan waxa idinku dhacay oo hadana wax soo Biiraya anay jirin maad qalbigina iskaga haysatan dadko dhanba waa iska wada bukan jacayle qabe teeda kale wax tagay tiigsimad Ma laha lamana sii eego waxa hada taaganba lagu mashquula

  • @istaahililkacase4559
    @istaahililkacase4559 Před 4 lety

    Dayxa fiifa