DEGDEG: Faadumo ibraahim oo Habeenkii u Wareegtay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 04. 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV CZcams Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Komentáře • 93

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Před měsícem +3

    Mansha Allah, Fadumo Ibrahim Geesiyad Garasho badan. Allaha ku xafido ❤❤❤

  • @HamdaHabsa
    @HamdaHabsa Před měsícem +5

    Faadumo taladan soobadi waxaadtah waayo arag Maansha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy Před 29 dny +1

      Asc faadumo waaku sallaamay wallaashey runta waaka hadashey hadey na anfaceyso qeer allaah ku siiyo

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq Před 14 dny

    Kala fiican fatxiye absie iyo fadumo gob ❤️❤️👍

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq Před 14 dny

    Mash allah waxa rhay run sheeg allaha ku xafido 👍👍🇸🇴❤️❤️

  • @fadumajelle3220
    @fadumajelle3220 Před 14 dny

    maashaaallaha waa runteed faduma ibrahim waa qof aad u caqli badan

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Před 27 dny

    Mansha allah

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Před měsícem +1

    ManshAllah tabarakallah.She touch the true 😊

  • @user-lf7ne5ek7b
    @user-lf7ne5ek7b Před 15 dny

    صح لسانك ❤

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman Před 27 dny

    Masha Allah abaayo sax 💯 ❤❤❤❤❤

  • @nanogzan
    @nanogzan Před měsícem +1

    she has strong personality masha Allah 😅😅👍👍

  • @samirr546
    @samirr546 Před měsícem +6

    Ku laba rog faadumooy
    Taladii cid noo tidhaahda aanu waynay baa tidhi shugran!!!!!!!

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 Před měsícem

    Run baad ka sheegtay dumarka Somaliyeed Fadumo indr. Danke ❤

  • @user-bk2pn4jo6g
    @user-bk2pn4jo6g Před měsícem +1

    Masha allah mama wane dumarka❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ux4bi9up3s
    @user-ux4bi9up3s Před měsícem

    Masha Allah maamo

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l Před měsícem

    Masha Allah. Ilaahay haku barakeeyo eedo wlhi talo waalid❤❤❤❤

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Před měsícem +8

    😂😂😂 great advice walahii , am taken it edo thank you !

    • @samirr546
      @samirr546 Před měsícem +3

      Quruxeey hadaad somaliga fahantay maxaad u qori wayday
      Hanaga masayrsiin af shisheeye ka helimaynoe!!!

    • @rodaahmed198
      @rodaahmed198 Před měsícem +3

      @@samirr546 kkkk afqalaad aqoonta miya

    • @samirr546
      @samirr546 Před měsícem +2

      @@rodaahmed198 maya waxan la yaabay hadalkiina waad fahantay qoridiina waad bedeshay!!!!!
      Waxan kale oo ogahay in dadka aan somalida ahayni iska ilaaliyaan in ay afkood badhxaan.

    • @user-wb3hj4nk1i
      @user-wb3hj4nk1i Před měsícem +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @hsaksa8264
      @hsaksa8264 Před 28 dny

      ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @nafisaguleed2956
    @nafisaguleed2956 Před měsícem +1

    Dilo aaaaaa subxaan allah😱nimaaka somaalidu kibirka hoyadood ba ugu wacan.
    Hooyo kadta ha edbiso wiilkeeda🤨

  • @AmbouliMedia
    @AmbouliMedia Před měsícem

    Maama Fadumo manta waa subag Masha Allah.

  • @hafzayusuf5168
    @hafzayusuf5168 Před měsícem +4

    Waddaad ku dumarku waaniya
    Waayeelku dumarku waaniya
    Ummadoo dhami dumarku waaniya raggu iyagu ma fara laga qaad bay noqdeen mise in la waaniyo waa laga la quustay

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Před měsícem

    Mash allah abayo horay usoco thanks

  • @user-oc1de2di9f
    @user-oc1de2di9f Před měsícem

    Mansh Allh wanadahalaqado❤❤❤❤❤wankuwata

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před měsícem

    Mamadan wan taageeraa ilahay ha xafido noo soo badi walal muuqaladan oo kale

  • @mmh8047
    @mmh8047 Před měsícem

  • @MUBAARIGBunni-hz4nr
    @MUBAARIGBunni-hz4nr Před měsícem +1

    FAADUMO WAA ISLAAN WANAGSANE HABLO MADHASHAY AAN INAN KASOO KAXAYSTEEH😂

  • @hodanomar9395
    @hodanomar9395 Před měsícem

    Asc tan ha sii dayn Waa talo fiican

  • @user-ot3mk6um3p
    @user-ot3mk6um3p Před měsícem +1

    Runta ayay ka hadashaa, Hadalkeeda oo dhan waa MACQUUL aad bay u mahad-santahay.

  • @SakiSaka-xb8uq
    @SakiSaka-xb8uq Před měsícem +1

    Gob weeye faadumo tolow hablo ma leedahay aan ka guursadee

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 Před měsícem

    Horyaal tv islaantan wd ka washeen idinka laydin haysta

  • @rodaahmed198
    @rodaahmed198 Před měsícem +2

    Wixii kale oo dhaan waa lo dulqadan kara lakiin diil iyo cay xuun loma dulqadan karo😂😂😂

    • @bosschannel6468
      @bosschannel6468 Před měsícem

      Wllo Nina Naagtiisa oon ka keenin ma cayo uumana quudho wax Xun wlh. Dadbadan oo Naagtu waji wngsn uun tusto ayaad arkaysa oo ku odhanaya isagaa Xun naagtan waa naag wngsn balse ma iswaydiiyaan armaanay isaga uwngsanayn. Wllo Warka alle cidii kuu sheegaysa uun wax ka qaado lkn wax aan alle iyo nabigeenii mohamed toona laga warin ha qaadan❤

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před měsícem +1

    Waalley dhaaqankan waallan laataga haaday buuguto waa inu caawiiyo o faadhiiga ugu shaaqeeyo haadanu waaxay kuu xaaragotaba hiiisan isagu maa definitivt baay u gaasha

  • @umalkahirahmed1202
    @umalkahirahmed1202 Před měsícem +1

    Xadiiska inu saxiix yahay lama hubo culimadu waa isku khilafsan yihiin habooy taa ha ilaabin

  • @Kadar-ex8xp
    @Kadar-ex8xp Před měsícem

    Faadumoy waad Mahadsan tahay laakiin Fadxiya cabsiiye ayaa soo socotee Is ilaali

  • @seryu8204
    @seryu8204 Před měsícem +1

    Fadumo ibrahim waa runteed ciyaarihii hore ee aanu soo maray ayey ka sheekeeneysaa laakiin kuwan maanta joogaa ciyaarahoodu waa fadeexado ka dhexeeya nolol wadaagooda waa digniin ay udirayso dumarka iyo raga wada jooga hafana kala mashquulay

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t Před měsícem

    Soobadi wanada

  • @aminayusuf517
    @aminayusuf517 Před měsícem +1

    Fathia cabsiiye ha la gaadhsiiyo islaantan waalatay ha naga qabatee😂

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před měsícem

    Hye Faadumo

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 Před měsícem

    Fatuma Ibrahim miss romantic tells fantastic wanku wadanaa how joojin naag daalan oo iyadana raaxaysan ninkeedana u raaxayn foolxun oo uraysa hore usoco you're on right track 🌹🌹🌹🌹❤️

  • @user-nq1cb9pr1m
    @user-nq1cb9pr1m Před měsícem +3

    Horta ayaa xinaha umariya😅

    • @kaltunfarah1006
      @kaltunfarah1006 Před měsícem +4

      Mansha alah yada marsatan umalaynaya waa mamo xarago udhalatayamdha alah

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Před měsícem

    Horta fadumo caruur may dhashay meeqay jirtaa suaalaha in la waydiiya jeclaan laha

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 Před měsícem

    Faadumo waa funny 😆

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před měsícem

    Wariyuhu gabar inu yahay ku haboonaa.

  • @maxamedsadiiq673
    @maxamedsadiiq673 Před 15 dny

    Wax Garad waaya Arag Rug Cadaa
    faadumo ibraahim
    Wax xaqiiqo Ah Ayaad ka hadashay iyo waxa jiro Ayeey ka hadashay Xaqiiqada jirto Ayeey ka hadashay

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Před 28 dny

    70 jir hataa rag way ubahantaha

  • @user-oq6tq2sf8c
    @user-oq6tq2sf8c Před měsícem

    Dumaroow Waanada Qaata Maamadu Waa Aqli Socoteee😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 Před 12 dny

    Faatumo cilmi badanaa

  • @weriyekeyd9567
    @weriyekeyd9567 Před 14 dny

    Dee haye ma waxad samen jirtay bad modaysaa in lasameyo😂😂😂😂

  • @Gamboole
    @Gamboole Před měsícem +2

    Kkkk niyow ulaantu ma koofeer. Aya haysataa manata islantu wa subag

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t Před měsícem

    Kkkkkk

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před měsícem

    😂😂😂👏👏👏👏

  • @Ayyhh2022
    @Ayyhh2022 Před měsícem +1

    qoyane hooyadood kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @nimcocumarxasan9891
    @nimcocumarxasan9891 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq Před měsícem

    Aslaantan baadadka indhaha xidhan xiligab oo makeup ka marsan😂

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před měsícem

    Horyaal tv waa maalaa yacni habartan afka qadhmuun ee qabyaaladu waashay uun bay 24 hrs waraystaan habartan huurada weyn leh

    • @Bashe12
      @Bashe12 Před měsícem +2

      Waad dhimatay nin raga ayaad magaciisa leedahay ee magaca Iska badal kana dhamoow maamada.

    • @shakishakichannel5263
      @shakishakichannel5263 Před 5 dny

      Ma qof hooyada oo kale ah baad leedahay waa huuro alaylehe adaa huuro dhagax ah oo bilaa akhlaq aan edeb lahayn lehe

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Před 5 dny

      @@shakishakichannel5263 naa inoo deji makhnuudad yahay qabiilku waalay

  • @abdirahmanmohamed593
    @abdirahmanmohamed593 Před měsícem

    Fadumo fidhiqo

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Před měsícem

    Fadumo adgoon fadumo gaari saa ulabisato kugu tageera 😂

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 Před 12 dny

    😂😂😂

  • @user-ri4nl8ru1b
    @user-ri4nl8ru1b Před měsícem

    islaantan maxay is shidey maalinkii 100$ wax ka bdnayey kusoo labisataa dumarka aan waxba haysan haku diganin

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Před měsícem

    Good point

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Před měsícem

    Islaan aad u Caqli badan Laakiin aad u Duul duul badan oo fudud.

    • @salihasaliha-ww8gs
      @salihasaliha-ww8gs Před měsícem +1

      Hooyo ka xisho

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 Před měsícem +1

      @@salihasaliha-ww8gs Waa runtaa sorry Waa Hooyo Macaan.

    • @Bashe12
      @Bashe12 Před měsícem

      Ka dhamoow maamada oo xishood nin ragaa magaciisa wadataaye.

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 Před měsícem

      @@Bashe12 adigu ma dumar baad ahayd awal magac aad doontaba sido e.

  • @farax6361
    @farax6361 Před měsícem

    Sxb ba malihi

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp Před měsícem

    Waa.beenalye

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq Před měsícem

    Please training make-up ka inoo fur😂

  • @sahraisse3818
    @sahraisse3818 Před měsícem

    Diinta cid waliba kama hadli karto. Sida aad ku hadlayso reer ma ku dumi mise wuu ku dhisnaan?

  • @halima2476
    @halima2476 Před měsícem

    Mashaa Allah tabaraka Allah waano dhaxalgala waaye❤️ mahadsanid maamo ✅👏👏👏👏👏

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v Před měsícem

    sheekhad bay iska dhigaysaa tii shalay heesaha ku dhex chirtay!
    ma tanbaa naseexad cidi ka qaadan?
    cajuuzal qaabiriin!
    ma wasaarada diinta iyo awqaaftaa laguu dhiibi tolow?

  • @nimconimcoaxmed3035
    @nimconimcoaxmed3035 Před měsícem +1

    Habar waalan

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 Před měsícem

    Faadumo ma guursatey?
    Ma garoobaa?
    Intee nin baa furey?

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před měsícem +1

      Ma maama malyuun baad u malaysay? Labadooduba waa waya arag lkn Fadumo miyirkeeday qabta.

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d Před měsícem

    Islaanta haday taas danbi tahay ka waran kuwa carrurta soo qarxinaya danbi miyaa?? Bal u sheeg imaha ka ceshtay dhiiga muslimka kasoo wacdi !!

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Před měsícem

      Somaliland la iskuma qarxiyo hawshaasu Xamar ayaa u taalaa Allah na ha ka dul qaado dhibka

  • @daganryan108
    @daganryan108 Před měsícem

    😂😂😂 islaantan caadi maaha. Raaliya waa adoon habo nagala tag waxaas

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Před měsícem

      Diinta ayaa ku faraysa inaad raaliyo noqoto jano ayaana lagu helaa aduunkana raaxo ayaad ku noolaaneysaa

    • @daganryan108
      @daganryan108 Před měsícem

      @samowsamale3490 diinta islaamka mise diinta somalida? Waa kala laba. Islaamku raali galiye inuu noqdo ninku ayay faraysa gabadhuna ay raaliyo noqoto marka la raali galiyo. Diinta somalida raaliyo waa adoon . Diinta ciyaarta ka daaya dad yohow ilaahay dulleeyay

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Před měsícem

      @@daganryan108 ha dambaabin Somalidu diin aan ahayn Islaam ma haystaane yaana kula fogaan la ficiltanaka raggu ee Allah u soo noqo

    • @iqraxaaji7442
      @iqraxaaji7442 Před 27 dny

      Adigu kaaga xag xago hablaha taladda ha qaataan noloshiina qurxista guri degan ayaa risiqu yimaada

  • @ayaanayaanqaali5325
    @ayaanayaanqaali5325 Před 15 dny

    😂😂😂