Qasrigii SAYID Mohammed Abdullah Hassan | EYL

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 12. 2021
  • Muuqaalkan wuxu hadiyad u yahay cidkasta oo jecel taariikhda SAYID Mohammed Abdullah Hassan

Komentáře • 1,3K

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser.  Před 2 lety +1254

    Part 2 Xeebta ugu quruxbadan Eyl ayaa jidka kusoo jira ❤️

    • @Boordage
      @Boordage Před 2 lety +14

      Qays qaysar madaxa Dalxiiska Halkaagaa kusalamantahay boqole

    • @Abdiqani1.
      @Abdiqani1. Před 2 lety +2

      Soooda iyana pro

    • @queenrahma6373
      @queenrahma6373 Před 2 lety +5

      Lasoo dhakhso please

    • @zuhaylayusuf9406
      @zuhaylayusuf9406 Před 2 lety +7

      Lᴀsᴏ ᴅʜᴀǫsᴏ ᴍᴀʟɪɴᴛᴀᴀɴ ᴋᴜʙᴀʀᴛᴀʏ ʙᴀᴀɴ ᴅʜᴜʟᴋᴇᴇɴᴀ ʜᴏᴏʏᴏ ʙᴀʀᴛᴀʏ ɪʟᴀʜᴀʏ ʜᴀ ᴋᴜᴅᴀᴀʏᴏ ᴀʙᴏᴡᴇ
      ᴅᴀᴡᴀsʜᴀᴅᴀᴅᴜ ғᴀʀxᴀᴅ ɪʏᴏ ᴊᴄʟ ʙᴀʏ ɪᴛᴀʜᴀʏ❤️🔥🥀🌹🌎

    • @suhaybomerhassen566
      @suhaybomerhassen566 Před 2 lety +4

      Ninka Kliya E Dhiha kara wxn ahy yutuber wan ku wata zhp gar io gardarapa

  • @maaweell
    @maaweell Před 2 lety +292

    Degmada EYL Safarkayagii UGu Dheeraa 💯

  • @mohailkacase3237
    @mohailkacase3237 Před 2 lety +114

    Re putland wani wata from Burco somaliland ❤💭💚

  • @galileogaming.5606
    @galileogaming.5606 Před 2 lety +278

    I’m from Djibouti 🇩🇯 and I have to say eyl is magnificent place thanks for showing bro love to Somalia and Somaliland love my Somali people 😘😘😘

    • @cadekir111
      @cadekir111 Před 2 lety +38

      Soomaaliya waa mid waxan aad daldaleeyso jooji

    • @mhametbarkhad2887
      @mhametbarkhad2887 Před 2 lety +5

      @@cadekir111 nin walan

    • @abdirahmanrashid4526
      @abdirahmanrashid4526 Před 2 lety +13

      @@cadekir111 Somaliland and somalia wa two different country bro you can say what ever you like you never change The fact on ground so ama ku riyo ama ooy it will never ever happen Somaliland waxba ka badli maysid

    • @Workshop_videos
      @Workshop_videos Před 2 lety +16

      @@cadekir111 we are somalilanders we are not somalians FIFA Republic of Somaliland forever we love brothers Djibouti 🇩🇯 from somaliland 🇭🇺

    • @ningalbeedjira2222
      @ningalbeedjira2222 Před 2 lety +8

      @@Workshop_videos calka Hungaria leh 🥺

  • @queenrahma6373
    @queenrahma6373 Před 2 lety +90

    Qays is a hustler Mashallah. Dhalinyara badan oo wadanka waxay qabtan garanla baa jira, marka waxaad utahay tusaale, wadankaaga ayaa Europe iyo maraykan ka qurux badan.

  • @somalitourism7390
    @somalitourism7390 Před 2 lety +92

    Vied yawgan waxa kaliyeen ku jeclaaday markaan arkay caruur ta yar yar qosol kooda mashalah kaliyahta kuma koobnid inaad na tusto meelo aanan hore u arag ee waxad ka qayb qaadata ka farxin ta caruurta yar yar mashalah walal ilahay haku sharfo love saar hadad igu raac san tahay wana ku salamay ❤️

  • @rokia4758
    @rokia4758 Před 2 lety +184

    That play with the kids and innocence, to that grown adults cooking and sharing food and dancing together, in that amazing zone are sending the message that "peace is possible if wanted !"

    • @azizali8275
      @azizali8275 Před 2 lety +1

      It’s

    • @cabdirshidmhmedhagi9365
      @cabdirshidmhmedhagi9365 Před 2 lety +1

      Rukiya its realey very touched image u can imagined I was Emotionel. Littel crying when i see this image

    • @cabdirshidmhmedhagi9365
      @cabdirshidmhmedhagi9365 Před 2 lety

      Rukiya its realey very touched image u can imagined I was Emotionel. Littel crying when u see this image

    • @minhajinhocade9177
      @minhajinhocade9177 Před 2 lety

      @Rokia Exerctly peace is possible if wanted🤝

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 Před 2 lety +16

    30 sanadood oon qurbaha kunoolaa kadib bisha 12/28/2021. Waxa usocdaa dhulkii hooyo magaalada EYL waxay iigu jirtaa meelaha aan booqan doono 💯💯💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏

  • @ayuubabdisamad7859
    @ayuubabdisamad7859 Před 2 lety +32

    Masha allah magalo tariikh leh magaladaydi EYL PUNTLAND SOMALIA ❤🇸🇱

  • @guuleedmohamed3802
    @guuleedmohamed3802 Před 2 lety +26

    Qalbiga qofku wa cadeeya caruurta Saad caruurta ula ciyaareysa mansha alahaa libaaxow🖤🤍🤗

  • @PacificBruva
    @PacificBruva Před 2 lety +11

    Amazing video. Watching from telaviv, occupied Palestine 🇵🇸

  • @salmaaxmed7420
    @salmaaxmed7420 Před 2 lety +28

    Carrurta inaad la ciyaartaa waxay ufiican thy nafsiyada qofka🥰

  • @aishadahir4337
    @aishadahir4337 Před 2 lety +14

    Qeys Qeyser welcome Eyl puntland Somalia 🇸🇴💖❤

    • @tamerlanibrahimibrahimtame3052
      @tamerlanibrahimibrahimtame3052 Před 2 lety

      Aisha dahir Ninku waa somali somali dhaley oo Wadankisii buu jogaa ee hakadhigin nin ajaaniba aa

    • @aishadahir4337
      @aishadahir4337 Před 2 lety

      @@tamerlanibrahimibrahimtame3052 Haa waa Somalia lkn Nin walbo magaalo ku dhashay ama ka sojeedaa Saas darted ayaan magladeedi Eyl ygu sodhaweey

  • @abdirsaksaid2903
    @abdirsaksaid2903 Před 2 lety +6

    Muqaalkan kii ka horeeyay ban kaaga codsaday inaad puntland timaado waa ii farxad inad nasoo gartid welcome bro way fiicnan lahayd inan joogo puntland🙌❤

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Před 2 lety +26

    Halla Shere Garey Somali moHamed is one of our greatest stories may God have mercy on you grandfather Sayid Mohamed Abdalla Hassan😢🇸🇴❤💯💪

  • @hamzahassan1409
    @hamzahassan1409 Před 2 lety +50

    Being into social media is just something normal but the most important thing is that what's content your delivering to the watching society.

  • @Shortsworld185
    @Shortsworld185 Před 2 lety +12

    Anoo xafadayda jooga ayaan dalxiisay. Ilaahay haku barakeeyo qays qayser

  • @maanka305
    @maanka305 Před 2 lety +84

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před 2 lety +123

    Masha'Allaah Tabarakallah What a beautiful places nice video woooooow Qays qeyser wllo Jazakalahum Khayr for sharing your time 👍 with us Allah haidin xiftiyo 👏👏❤❤🌺

    • @qofcilmileh335
      @qofcilmileh335 Před 2 lety +1

      ❤️🇺🇿putlaan dhulka quruxda

    • @dabayl772
      @dabayl772 Před 2 lety +2

      @@qofcilmileh335 kaalay ka dhig futoland this is Somaliland and will be forever naag yahay 🤣🤣

    • @hassanmohamed6116
      @hassanmohamed6116 Před 2 lety

      @@dabayl772 waa putland eyl waa putland

    • @faizaereg4574
      @faizaereg4574 Před 2 lety +2

      @@dabayl772 nacasyahow Somaliland ta aad ku fanayso marka hore so kala baro caac lama rabee

  • @ahmedgarma
    @ahmedgarma Před 2 lety +11

    Muuqaal cajiib ah saaxiib. Muuqaalkii Baddey ayaa isna kasii darnaan doona 💪

  • @saynabcali5825
    @saynabcali5825 Před 2 lety +25

    Wooow Masha allha wllo ❤💚🇮🇹💟💪🏽👊🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @baile.alei.
    @baile.alei. Před 2 lety +88

    is a youtuber that delivers very important content. He strives to show the community the beautiful land they own. Abdirahmaan Abdiwali || Qays qeyser ♥️🙌🏾

  • @ibrabile2033
    @ibrabile2033 Před 2 lety +9

    MAAASHA ALAAAH WA QURX DHULKEEENU WANA TARIKH MIIRAN
    EYL NUGAAAL PUNTLND🇸🇱✌❤🇸🇱✌❤

    • @dabayl772
      @dabayl772 Před 2 lety +1

      Cry about it this is Somaliland ader 🤣🤣

    • @faizaereg4574
      @faizaereg4574 Před 2 lety +3

      @@dabayl772 yaa war eyl waa puntland maxaad ka hadlaysaa Adigu cry it abti dhulkaba makala taqaanide maxaad ku faanta horta

    • @ibrabile2033
      @ibrabile2033 Před 2 lety

      @@dabayl772 jaaahiL ba thy

  • @ALI7LEE
    @ALI7LEE Před 2 lety +24

    When I see the beauty of the homeland, I want to return as soon as possible..My dear brother Qays Qeyser, thank you.

  • @qadanluula3175
    @qadanluula3175 Před 2 lety +10

    Eyl waa meel qurux badan maansha allaah dhulka hooyo wacanaa

  • @faizaabdi3601
    @faizaabdi3601 Před 2 lety +12

    Waxa codka no badshey ma qeysa jah comontiigan mar kan siqorayo xisad kujirey lkn hadhow aan dawana insha allah muqdisho cdy kaso salama qeys♥️👑🥰

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 Před 2 lety +5

    MAA SHAA ALLAAH. Magaalada Eyl waa goob taariikheed, dalxiis & khayraadba RABBI ku mannaystay.

  • @mohamedhus872
    @mohamedhus872 Před 2 lety +27

    Maasha Allah dhul cajiib ah meeshan waa in aan Mar uun soo arko from hargiesa

  • @abdinajibsaid6733
    @abdinajibsaid6733 Před 2 lety +37

    I am privileged that a while ago I have been in Eyl and I have to acknowledge the fact that it is was an amazing adventure

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet Před 2 lety +49

    You are great CZcamsr and Many people enjoyed your vlog I am interested your bueatiful VloGs Wow Best vloger 💪🏻🥰

  • @boqorobilan1974
    @boqorobilan1974 Před 2 lety +12

    M.a nin tariikh da zomalida jaceyl hore u soco inaabti qays qeyzar ❤💋

  • @sihaamjabril5504
    @sihaamjabril5504 Před 2 lety +10

    Wadan waa haysan ee yaa noo dhisayo qurux badan masha Allah ❤

  • @Zaamboy
    @Zaamboy Před 2 lety +11

    *Walahi bilaahi waan ku taageeraa wllkayow dar alle lee from italia
    Original from Jigjiga city 🌃 *

  • @maxbuubfaysaljaamac2977
    @maxbuubfaysaljaamac2977 Před 2 lety +17

    Qays qeysar You are showing us the beauty of our country and the grace of our land with the history attached to it, you are a role for us. thank you

  • @abdizizabdalla395
    @abdizizabdalla395 Před 2 lety +3

    Dhulkii uduga Puntland allaw barakeee dhul taariikh dheer leh

  • @kg6987
    @kg6987 Před 2 lety +42

    Absolutely amazing, Wallahi this content is better than stuff I see on TV. Qeys and his team are doing a wonderful job. Halka ka wad sxb

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 Před 2 lety +14

    Qays qayser Iyo Eyl cajiib muuqaal qurxoon🔥❤

  • @updyhamiid4816
    @updyhamiid4816 Před 2 lety +17

    Legend go forward talent
    Prother
    From hargeiza
    Reer garawe wn idin salaamay somali mohamed
    One love

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq Před 2 lety +1

    Waaw eyl qurxoona wllhi dhulkeena nimcaa fadhida alle hadhawro deeganada soomalida oodhan from burco somaliland

  • @mohamedm9391
    @mohamedm9391 Před 2 lety +2

    I'm a Puntlander hailing from London. I love my brother for what he does for the sake of Allah and may Allah SWT Bless him and his team Bros.

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 Před 2 lety +27

    Time is such a strange thing walahi, Imagine Walking in the same room the sayid and his soldiers use to live a 107 years later, what a history. It’s chilling walahi. This piece history must be preserved and maintained by all somali people 👏🏽👏🏽👏🏽

    • @abzlibaax7412
      @abzlibaax7412 Před 2 lety +2

      Is really important that we preserve our history for next generation.
      Places like:
      Taleex (capital of dervish state)
      Saylac (Adal empire)
      Eyl
      Qabridahar (xaruunta sayidka daar balaaya)
      Afgooye ( former capital Geledi sultanate)
      Jig jiga (Garaad Wiil Waal empire)
      And many more

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 Před 2 lety +2

      @@abzlibaax7412 don’t forget the capital Muqdisho is one of the oldest cities in Somalia and Africa as well

    • @Painkiller23248
      @Painkiller23248 Před rokem

      @@wondroussoul5414 go ahead & make it peacefully, then will tour there and show to the world how beautiful is. Peace ✌️ is No.#1 priority.

    • @kimez1545
      @kimez1545 Před rokem +1

      Our people are not renovating historical sites I e qiblatayn mosque in seylac ,this one , Mogadishu light houses and famous Ras casayr light house ,old mosques, unless us youth wake up for those and many more sites ..they will perish ...am history loving from NFD ...ins Shaa Allah goobahaa inaan booqdo waan rajeynaaya

  • @amuunaismail4784
    @amuunaismail4784 Před 2 lety +9

    Masha allah hormar wacan walal dhanka barina so aad qandala bargaal xaabo caluula bareeda xeebaha dhan ee quruxda badan wanka sugayna

  • @AK-qq4ye
    @AK-qq4ye Před 2 lety +38

    To be honest iam very excited to watch this video really u showed us alot of our historic places. Thanks indeed.

  • @aminahmed8573
    @aminahmed8573 Před 2 lety +61

    Masha Allah Eyl beautiful place. Love it from Hargeisa 🥰🥰

  • @faraxyusuf6237
    @faraxyusuf6237 Před 2 lety +16

    Qays qaysar wow mashalah vlogii ugu quruxda badnaa een arko hore usoco huuno❤👏

  • @ayaanmohamed4434
    @ayaanmohamed4434 Před 2 lety +5

    Masha Allah muqaal qiimo badan leh.aad ayad ugu Mahad Santahay soo tabinta muuqaalkan quruxda badanleh.

  • @abdowali463
    @abdowali463 Před 2 lety +2

    Eyl, Nugaal Puntland 🇸🇱 waa magaalo taariikhi ah. Waxaan soo jeedin lahaa in la dayactiro daarta Sayidka ee Daawad si loo bad-baadiyo taariikhdaas guunka ah.

  • @diiriyefaysal1231
    @diiriyefaysal1231 Před 2 lety +6

    qays qeyser mahadsanid EYL is my home 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @inacumar170
    @inacumar170 Před 2 lety +4

    Wxd bilawday inad ino so gudbiso wadanka jarka quruxdisa Mahadsanid wllo ❤💚💋💪

  • @abkaofficial32
    @abkaofficial32 Před 2 lety +10

    The best recorder in africa 2021
    I wish you all the best

  • @richman9183
    @richman9183 Před 2 lety +1

    Best CZcamsr batahay runti sxb kuso dhawow Punttland marka hore marka labaad isku day ina gobolka Bari soogaartid waa gobolka ugu wayn gobolada somalia silamida ugu xeebta dheer sido kale waa halka ay ku kulmaan labada badod sido kale ina booqatid Buuraleyda cal bari oo fooxu kabaxo

  • @saacidxuseen6154
    @saacidxuseen6154 Před 2 lety

    magaalada eyl waaa magaaladii uu aabahay ku dhasay 65 sano kahore awoowayaashay ku noolayeen waan jeclaa inaan marqura tako alle ha igeeye waa magaalo sanado badan la iga shekeen jiray magaalo xusuus mudan aad ban ugu mahadcelinayaa dhalinyarada muqaalkaan ka soo duubtay

  • @zadamhuzein3787
    @zadamhuzein3787 Před 2 lety +23

    What a talented CZcamsr 👏 💞

  • @Abdoo.king1
    @Abdoo.king1 Před 2 lety +20

    If u wanna be vloger u must remember this guy🔥

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Před 2 lety +2

    Masha Allah si fiican baad caruurta u qadirisaa una qiimeysaa. Caruurta will never forget kind person or unkind person

  • @najahsaid1162
    @najahsaid1162 Před rokem

    EYl Nugaal waa magaalo taarikhi ah aadna u qurux badan

  • @Abdimalow433
    @Abdimalow433 Před 2 lety +22

    That humanity means more to the young ones…
    Happy for me watching this great videos from u❤️ i wanna say to you keep it up Ya abdirahmaan👏

  • @awoahmed4895
    @awoahmed4895 Před 2 lety +14

    Mashallah finally you posted me and my sister were counting the days to watch your lovelly vidoes thanks for your hardwork and dedication for our motherland wish you all the sucess bro

  • @abdirahmansaleban8869
    @abdirahmansaleban8869 Před 2 lety

    Qays qayser waad legend dhaaftay saaxib noo soo badi anaguna waanu ku dhiiri galin doona inzhq llah

  • @yousph1234
    @yousph1234 Před 2 lety

    Mch allah wlloh runtii wax isoo jiiday sida ciyaalka u farxad galinaysa Alle ha ku xifdiyo wllky qlliah

  • @ahmedmahad3998
    @ahmedmahad3998 Před 2 lety +5

    Mahadsanid sidaad noola wadaagto quruxda dhulka soomaalida kusoo dhowow puntland nabad iyo soo dhoweyn iyo Martisoor❤️🙏

  • @HassanAli-zi6sr
    @HassanAli-zi6sr Před 2 lety +24

    Masha Allah may continue he’s blessings on you and all of us,another beautiful flog video keep going my little brother

  • @abdullahmahmoud8803
    @abdullahmahmoud8803 Před 2 lety +8

    thank you so much for your service brother!. You doing a great job to reminds us how wonderful is our beloved country

  • @SABBIE.371
    @SABBIE.371 Před 2 lety +5

    MashaAllah waa magaalo qurux badan waan jeclahay mar inaan soo booqdo inshaAllah

  • @Yokedy_02
    @Yokedy_02 Před 2 lety +13

    LEGEND 1M UQALMAAD TAHAY WLHI⛔👑
    KEEP GOING PROTHER
    ALLAH KEEP YOU

  • @salmayussuf1423
    @salmayussuf1423 Před 2 lety +3

    Hal hayska qays "Waxa weeyaan" 😁
    msha allh muuqaal qurux badan wlhi one day Eyl puntland waa tagi doona❤️❤️

  • @user-tv7wk5go7y
    @user-tv7wk5go7y Před 4 měsíci

    Meeshii ku dhastey masha alaah ilhy ixifdoyo eyl❤

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Před rokem +2

    #Qays caruurta waa la saxiib cajiib iyo ilqabad weeye wlhi.🥰🥰💥

  • @saidmaalin6637
    @saidmaalin6637 Před 2 lety +15

    Eyl my home❣️

  • @nasraxilkas1958
    @nasraxilkas1958 Před 2 lety +6

    Such a fav places Eyl, thank you yaa qays♥️

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 Před rokem

    Ilahay haw naxariisto sayid maxamed cabdille xasan. waa meeshi uu kulaha anagoo taleex naal jahaad talidi soqaad nayd

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Před 2 lety +1

    War Barnaamijka Halla Shere Gareeyo Somali moHamed waa taariikhaheena kuwooda ugu waa wayn allaha kuu naxariisto awoowe sayid mohamed abdalla xassan🇸🇴❤💯😢💪

  • @ibrahimAden2022
    @ibrahimAden2022 Před 2 lety +6

    Nice to see again. I went several times before as I was working DFID -LMPS project is beautiful place. Thanks the team. Waiting from columbus ohio.

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 Před 2 lety +5

    Masha Allh ♥️ Qayis qasar

  • @mohamedhagi8492
    @mohamedhagi8492 Před 2 lety +1

    I really enjoy this video about EYL, thank you so much for showing us the beauty of our country. bro Qays Long Live. From Chicago, IL

  • @zaytum
    @zaytum Před 2 lety +1

    E💓y🥰l💓💓Waa magaalo shidaan oo dhan walba ku wanaagsan🇸🇴 Somalia waa wadankeyii hooyo Mansha. Alaah🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰

  • @nesriin9366
    @nesriin9366 Před 2 lety +6

    Caqliga ha wayin huuno🥺❤️❤️

  • @ye8515
    @ye8515 Před 2 lety +1

    Thanks for sharing Eyl, i love your videos always. Waxa tahay qof wax badan laga baranayo keep going on walal

  • @sayd5301
    @sayd5301 Před 2 lety +1

    Dhul Somaliyeeed Masha allah Allow barakee,
    Qays Qayser Waad Ku mahadsanthy muuuqada Aqoon korodhsiga ee bulshada aad usoo bandhigto waa cilmi iyo aqoon is baraya dadka iyo dhulka somaaliyeed.
    Reer Ayl waxan idinka soo salamaya Hargeisa

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Před 2 lety +55

    Wow 😍😍such a beautiful vlog. Xamarweyne, Marka Cadey, Baraawe inaad aadid vlogs quruxbadan soo duubtid oo tariikhdooda inooga warranted baan rageenayya.

  • @hanadeen
    @hanadeen Před 2 lety +2

    This guy is amazing... He has travelled every part of Somalia..

  • @sabrinamahad8151
    @sabrinamahad8151 Před 2 lety +1

    Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan maanta magaaladii aan ku dhashay aad quruxdeeda Bulshada aad lawadaagaysid ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ugaashassanshugri6007
    @ugaashassanshugri6007 Před 2 lety +1

    qays qaysar greeting From Jigjiga 🇸🇴

  • @rashkashorts5370
    @rashkashorts5370 Před 2 lety +20

    Camera 🎥💯
    Editing 💯
    Qurux da tuulada 💯
    Mashallah

    • @nasribarkhad2348
      @nasribarkhad2348 Před 2 lety +1

      wa degma weyn waliba xeebleh qayb kamida ayad aragtay dhanka xeebta wali maad arkin ader tuula mahan you wrong

    • @naruurofaarah7653
      @naruurofaarah7653 Před 2 lety

      @@nasribarkhad2348 waa rer konfurkii ee tuulada kaga dhegty😃😄😄

  • @ahmedyounis2900
    @ahmedyounis2900 Před 2 lety +11

    Love the song ❤️

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 Před 2 lety

    Masha Allah *EYL* muuqaal aad u qurux badan runtii.

  • @hamsemohammad5816
    @hamsemohammad5816 Před 2 lety +2

    Mashaallah Walaal Qays Qayser keep ❤ going forward 👏

  • @nasromohamud6488
    @nasromohamud6488 Před 2 lety +5

    Amazing wlhi Allha gcnta ha ku barakeeyo From Groweh😍😘😘wll meelaha puntlnd ugu qurxda badn video nooga soo samee welcome open hand ❤

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey7798 Před 2 lety +5

    ماشاء الله تبارك الله ❤

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 Před 2 lety +1

    Wow eyl is a very beutifull ilove ❤
    From hargaysa somaliland

  • @emaan7731
    @emaan7731 Před 2 lety +2

    Inabah Caadi Mahan Eyl Wlahi Mansha allah❤

  • @barwaqobedriyaapdlahixasan3866

    Maasha alaah💯❤❤dhul quruxbadan🏞🏞🗺🗺 veido quruxbadan💯💯 caruur quruxbadan 💯💯 qays qeyser pest yootubers💯💯❤❤❤ keep going ilaa janada❤❤❤💯💯💯

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad Před 2 lety +3

    Love it Thank U Qays👏🙏.

  • @yuusufmclin5502
    @yuusufmclin5502 Před 2 lety

    Shukran walaal wali waxaa nool dhalin adiga oo kale ah oo ay kuwayn tahay somalinimada wadaninimada barakoow

  • @faysalmohamed2467
    @faysalmohamed2467 Před 2 lety

    Wadankaas intaa la,'eg ayuu alle nasiiyay❤️♥️🇸🇴❤️ayaan xamar iyo garowe iyo hergeisa isku leyneysaa❤️🇸🇴♥️allow somalida caqli u Soo celi

  • @mohaismail5808
    @mohaismail5808 Před 2 lety +3

    Wow Eyl is a historic content qeys qeysar great geographic actor next Taleex insha’alaah waan kaa sugaynaa pro🙏🏽

  • @maxamedsalaad6825
    @maxamedsalaad6825 Před 2 lety +20

    An other level ❤️❤️✊

  • @MBuluA
    @MBuluA Před 2 lety +1

    @Qays Qeysee pro like bari waa ku dhiman from garowe

  • @moh4127
    @moh4127 Před 2 lety +1

    Rageedii madaxbaad tahay saad caruurta yar yar uga farxisaaba waxkale ah sx. Hore usoco nin qalbi furan oo ilbaxa baad tahee

  • @mustafemohamedmouse4637
    @mustafemohamedmouse4637 Před 2 lety +24

    Legend always Legend