TAN QAC WEY DHAAFTAY KING CK REACT

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • #reaction #kingck #somaliyoutuber

Komentáře • 194

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  Před 2 měsíci +132

    Like Ta ha isku iloowina thx all

  • @haliimoali6947
    @haliimoali6947 Před 2 měsíci +51

    Ku Sali habiibkeena Muhammad Scw scw scw ❤❤❤
    محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 🫀🫀❤

  • @Hodaneey
    @Hodaneey Před 2 měsíci +15

    Rabi awlaadeda ha u so celiyo iyada iyo intii a ka maqan yihiin inta kale hanaga qabto sharkooda amiin

    • @Aaminashariif7
      @Aaminashariif7 Před 2 měsíci

      أللهم آمين يارب العالمين 🤲😢

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 2 měsíci +13

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel Před 2 měsíci +27

    Ilaahay caruurteeda how soo celiyo waa arin aad uxanuunbadan

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Před 2 měsíci +6

    Ilaheey caruurtada Ilaheey ha oga soo qaado Allahuma Aamiin ❤❤❤❤

  • @fadumoahmed4821
    @fadumoahmed4821 Před 2 měsíci +36

    All eyes on Rafah All eyes on Gaza 😢🇵🇸

    • @user-kn9ej6gp1q
      @user-kn9ej6gp1q Před 2 měsíci

      Faadumoy wll rafax iyo qaza khan yunis intaba Canugan Tima dabta waxba kama yaqaano ee haisku ceeben " 🇵🇸💔🇸🇴

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Před 2 měsíci +16

    Wlhi waaa runtaa waa strong women waxaan rajeynaya inay cunugeda dib uhesho dhexdana xirato Nolosheedana hore usii wadato❤❤

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 Před 2 měsíci +13

    Wara timaha in la dabto waa xaaran waa lanacladay ee iskada bro caadi usiida oogadal kaxir asxan ama garbaha hagaaran sidi nabiga scw

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Před 2 měsíci

      Scw timaha gadaal ayuu u deyn jiray ma isku xiri jirin mana dabi jirin

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Před 2 měsíci +14

    welcome back legend goat 🐐 social media Dhiiqada tiktok miss you 😘

  • @istahilisse
    @istahilisse Před 2 měsíci +10

    Aisha wa nasab wallahi war dumarow aisha camal noqda 😂😂ar nasabsanaa

    • @zeinabAhmed-gf8hy
      @zeinabAhmed-gf8hy Před 2 měsíci +1

      Jah m.a nasab wye wlhi wa strong woman nagaha hadey ayda cml noqon lahayen sharaf yelan lahayen jah dhiige ledahy wlhi m.a♥️🤲

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er Před 2 měsíci +11

    Sxb ck Aad ayaan kuu salaamayaa marka hore marka labaad Waxaad Soo qabataa Ninkii afgooye iyo aj mr ido please sxb from Hargeisa

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Před 2 měsíci +5

    😂😂😂😂😂😂 walaahi gabadhaan waa strong woman masha Allah allow caruurta ugu soo celi gaalada

  • @queennawaal2153
    @queennawaal2153 Před 2 měsíci +22

    Dumarland wey tashteen ,horey usoco abayo you can make it more than this keep up

  • @Lgg37
    @Lgg37 Před 2 měsíci +12

    Video gii u horeeyay ee aan like kuu saaray😂😂

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 Před 2 měsíci +7

    Boqoradena Amiira Qurux is not easy ❤

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan Před 2 měsíci +7

    Viva Dumarland😢🎉❤

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw Před 2 měsíci +3

    Salahu caley wasalam ❤

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j Před 2 měsíci +3

    Waa runt ilaaheey ilmaheeda ha u soo caliyo😢😢😢😢ik😢😢😢😢😢😢

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před 13 dny

    Strong woman xaqlqaado reerbadie ck strong mawaxaa hlah adigo cabtooya oo candho ceshankarin ilmo meelkaste kudhal qofkatsena kuboos ee isduub❤ waa reerbadiye badow ah 😩

  • @SudishSowdo
    @SudishSowdo Před 2 měsíci +2

    dumarka qar bastarin wye hore oo suco asho❤abayo😊

  • @user-rn7ln8cv2y
    @user-rn7ln8cv2y Před 2 měsíci +3

    Walhi waa naag aqlibadan❤❤ masha Allah

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 Před 2 měsíci +4

    Gabadhan waa legemad .

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Před 2 měsíci +1

    Maasha alaah CK waxaa kaa codsanaa inta aadan bixin maxamuud yare noo keen 😁🥰🥰❤️❤️❤️🙏

  • @Beingme541
    @Beingme541 Před 2 měsíci +6

    Wa gabaryaro farid ah

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 2 měsíci +2

    Ck hargeisa mat ka soo noqotay habo ❤❤👍waku salamaya ❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 2 měsíci +2

    Wcs walalkey CK allxmduliilh allxmduliilh Ed Mubarak ❤❤❤❤❤ umadan Allah haso hanuniyo acdubilh acdubilh subxanllh subxanllh

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Před 2 měsíci +2

    Mansha'allah King CK, 🤴 the only reaction aan ka bixin anoo qoslin

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 2 měsíci +3

    MAJOOGTI. LEE
    CIID MUBAARAK. RAASTOOLO. MAALMAHAAN INTEE. ADEY. WELCOME BACK

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 Před 2 měsíci +3

    AMIIRA QURUX IYO CK INTA ISLA JECEL 😂 AMIIRA QALBK XABXAB

  • @nasrinlovely6699
    @nasrinlovely6699 Před 2 měsíci +2

    All eyes 👀 on Rafah all eyes on Gaza

  • @mohamadshaafi
    @mohamadshaafi Před 2 měsíci +2

    Ck wll mcn adoo raali ah muqaaladaan noo soo badi malintii 2 ama 3 video noo soo samee wixii update ah oo qosol eh noo soo aruuri😂😂😂🙏

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul Před 2 měsíci +3

    Good mother.

  • @saciidgamadiid9922
    @saciidgamadiid9922 Před 2 měsíci +1

    CK wxs Reaction Lagama so bixiyo Adoo Arkaya Kun videos oo Reaction Laga bixin karo 🌝💥💥

  • @hassanmoalim262
    @hassanmoalim262 Před 2 měsíci +3

    Allah is one ❤

  • @AlexPAato
    @AlexPAato Před 2 měsíci +3

    King ck to fc chelsea here we go 😁👍

  • @hodanhusseinelmi811
    @hodanhusseinelmi811 Před 2 měsíci

    Caisha keep going walshey ilahay cunugaga haku so ceyliyo 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hodanfarah1688
    @hodanfarah1688 Před 2 měsíci +2

    Kind ck walal illah sidaan kuguma dilee timaha iska furfur khaatumada khayr Allah haynooga dhigo🤲🤲🤲

  • @user-zw9is9ee1l
    @user-zw9is9ee1l Před 2 měsíci +3

    Ck dhaqanka ayaad ku xad kudubtay waaayo sxb tinta nuuuucaaan fooool xuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuumooo ayaaad ku tahay cumar kirish saaan wax kabadal wax badan ayaaan wadaagna 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😮😮😮😮😮😮

  • @mashkaoali3178
    @mashkaoali3178 Před 2 měsíci +1

    Aniga waxan leyahay keep going siz❤

  • @IbraahiimQanjeey
    @IbraahiimQanjeey Před 2 měsíci

    Kusali nabigeena Muhammad scw scw

  • @ibtissamdidar3239
    @ibtissamdidar3239 Před 2 měsíci +3

    Wa ruun wallahi😢😢

  • @AyaanleDek
    @AyaanleDek Před 2 měsíci +44

    CRISTIANO RONALDO Fans Like 🇵🇹🐐👍

  • @darboweynetv252
    @darboweynetv252 Před 2 měsíci +2

    Ck sxbow aaway Gold buttom 1M aaway intee gelisay wllka soo saar

  • @lilyatajaldin666
    @lilyatajaldin666 Před 20 dny

    8:56 💯 ❤

  • @user-sv3il9zr7n
    @user-sv3il9zr7n Před 2 měsíci

    Wlhi wnka xumahay ma jecli gabar la xumeynayo abyo mcn ilahey haku cawiyo ya Alah ya Raxiim ya casiis 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-vq3ql9wj4k
    @user-vq3ql9wj4k Před 2 měsíci +2

    First person🎉🎉

  • @kavenayus
    @kavenayus Před 2 měsíci

    Masha Allah she is smart ❤

  • @MahadMaxamed-yg5hy
    @MahadMaxamed-yg5hy Před 2 měsíci +2

    Ck hada xariif thy reply iso gal king 🤴

  • @asensioasensio1439
    @asensioasensio1439 Před 2 měsíci +3

    Ck family 👪

  • @ahmedabdulrahem3764
    @ahmedabdulrahem3764 Před 2 měsíci +1

    Ck sxbkey dadkan waxay iska jecel yihin inay xumaan dadka ka fafiyan lkn wanaag maba jeclo yeysan ku daalinin

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Před 2 měsíci +2

    Good morning Ck ❤ 😂😂

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 Před 2 měsíci +1

    gabadhan waa caasi walidin dhibka hestaa watas nagta tori hoyadey baa isixirte

  • @Izoochannel
    @Izoochannel Před 2 měsíci

    First Fan 👑 Of CZcams CK reply

  • @Officialquruxlowstudio
    @Officialquruxlowstudio Před 2 měsíci

    King ck waan kusalaamay sxb

  • @KhaalidAbdulaahi-qp8vs
    @KhaalidAbdulaahi-qp8vs Před 2 měsíci

    Amiira she is strong women wlh 🎉

  • @aliduale1
    @aliduale1 Před 2 měsíci +1

    Real talk Legend❤

  • @user-zw9is9ee1l
    @user-zw9is9ee1l Před 2 měsíci

    Caaaashaqa calafkaaa kaweeeen adeeeer

  • @SaraAbdi-sr1nd
    @SaraAbdi-sr1nd Před 2 měsíci

    Wllhi alx in ay dhahdo ayaa fcn amiira
    Qabribaad kasoo laabataye qaadir mahadii dhe😊

  • @user-fo6it1tt1k
    @user-fo6it1tt1k Před 2 měsíci +1

    Sorry sister ale haku soo cesho cadawgana alaha ka qabto gabdhan labo nin gursaden labadina ilmahay udhashay waa la qatay niman maaha kuwaa waa eeyo nin ilmihisi galo haysato oo hoyadii ku dhagan

  • @AHMEDKAFIMOHAMEDKALIF
    @AHMEDKAFIMOHAMEDKALIF Před 2 měsíci

    Rabi awlaadeda ha u so celiyo

  • @Aaminashariif7
    @Aaminashariif7 Před 2 měsíci

    Kiik 😂aa tik tok dhib ku qabne hadana kiik 😂😂

  • @QeysMonTana1
    @QeysMonTana1 Před 2 měsíci +1

    Ckkkk is backkkk

  • @AbdulkadirXidig
    @AbdulkadirXidig Před 2 měsíci

    Kick xoow ahaay eeboow makiikaan aqaanaa ee habeenki laciyaarijiray

  • @Baxsan-hg3jl8oh8w
    @Baxsan-hg3jl8oh8w Před 2 měsíci

    Ck somali1 ck somali0 waa ciiwaano badan kee saxan

  • @Upthi_RaHmaN_44
    @Upthi_RaHmaN_44 Před 2 měsíci +1

    My team CK family ⚡🎃

  • @Zeyn891
    @Zeyn891 Před 2 měsíci

    ArdadeYda imtixaaNka Dowlada GaleYzo alle ha idin fududeeYo I.a🥹🤲

  • @Asaktitv
    @Asaktitv Před 2 měsíci +2

    Kusali rasulka:SCW

  • @FatmaQueen-fw6ee
    @FatmaQueen-fw6ee Před 2 měsíci +1

    Asc walalayel codsi walaal tinimo ah Channel please halmar halmar isaara 5000k igarsi ihooyo carur korsato ayaa ahy intas igu cawiya dar alle jasakallah qeer ❤

  • @Huska-jama
    @Huska-jama Před 2 měsíci +1

    Messi or Ronaldo ❤

  • @AishaSaid-bh6hf
    @AishaSaid-bh6hf Před 2 měsíci

    Firt coment

  • @user-th5zp6oo3u
    @user-th5zp6oo3u Před 2 měsíci +1

    Kiik maxa ladhaha😂

  • @khadaradan4626
    @khadaradan4626 Před 2 měsíci

    From mk Hadna ck😂👍

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 Před 2 měsíci +1

    Mashallah

  • @nia8672
    @nia8672 Před 2 měsíci

    Video yadada maxa ladhageysta waxan qoslaya 24 ku furaan.

  • @ClrisaaqMaxamed-hq8lq
    @ClrisaaqMaxamed-hq8lq Před 2 měsíci

    WAN KU SALAMYA WAN KU TAKEERA ❤❤❤❤

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 Před 2 měsíci

    Si fudud ku socod bar ubadkaga adoon wax gaari isticmaalin ❤kasoo daawo chnnlka queen fardowza official

  • @SuMayoY
    @SuMayoY Před 2 měsíci

    Dee amiira waa gas cunugeda gacantayy kuhaysatayy lkn tan caruurtediii ayaa ka maqan😢

  • @Amlaah
    @Amlaah Před 2 měsíci

    Anigu ma arkin wallahy 😂

  • @ShafieIsak25
    @ShafieIsak25 Před 2 měsíci

    Qacda adna waan kula sugeynaa😂😂

  • @OnePiece-os3pe
    @OnePiece-os3pe Před 21 dnem

    Ck jarmalka ma hada joogta ?

  • @Cabdiqani6657
    @Cabdiqani6657 Před 2 měsíci +1

    Kac wayin

  • @eynihassan9699
    @eynihassan9699 Před 2 měsíci +3

    Ilahey ha uga soo ceeliyo yaa raabi hyo dhiiban In la sii cayo maho

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 2 měsíci

    DHIBTA. ILAAH. HAKASAARO. CARUURTEEDA USOOCELI MISKIINTA
    BASTERKAA. DHAHAAYO. WAX BAA SIIYEY. BENNTIISA
    AMIIRA. WAA KATASHATEY. WIILKEEDA. KORSATEY. ASAA CIIL QABO.
    WAARUN CK. DHEXDA. XURO. CAASHO. ABAAYO😊😊😊

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Před 2 měsíci

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Před 2 měsíci

    Asha tiktok ga mxa ugu qoran asxby

  • @FivePerson-mj8fw
    @FivePerson-mj8fw Před 2 měsíci

    Nolow bro intay nololi jirto wlhi darufta nolosha hayad fahmaysa

  • @MascuudFarxaan-sp5dr
    @MascuudFarxaan-sp5dr Před 2 měsíci

    Guuul sxb sare

  • @FoziaMohammad-px3uw
    @FoziaMohammad-px3uw Před 2 měsíci

    Qosolka kadhexsaar

  • @Asaktitv
    @Asaktitv Před 2 měsíci

    Fadlan waku barya

  • @user-vg5cv9zf7w
    @user-vg5cv9zf7w Před 2 měsíci +1

    Goat❤❤❤❤

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Před 2 měsíci +2

    Waar maxaa qofkii weynaa kudhacay xaguu sidii hablaha yaryar ugu halabaystay timaha shame on you

  • @SaynabHassan-en4jm
    @SaynabHassan-en4jm Před 2 měsíci

    Ck yow kabta ku agtaalaaa ma taadiiba

  • @bishaarohaaji5156
    @bishaarohaaji5156 Před 2 měsíci

    walhi qacbeykayer sisay way kusugtay😂😂

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp Před 2 měsíci +2

    Ar Somali yaa shaqo aan shaqa dooda aheen bey dalaq dhahaa yaan mss mlyn maa ciil ka hayaan 😅😅😅 ooya dheh

  • @yahyoosgym9726
    @yahyoosgym9726 Před 2 měsíci

    Kit waligay ma maqal let me try it

  • @khadarsinkhan5397
    @khadarsinkhan5397 Před 2 měsíci

    Kiik waligey man marlin cawa ka hor

  • @user-sv3il9zr7n
    @user-sv3il9zr7n Před 2 měsíci

    Walal

  • @xuseenmoha2103
    @xuseenmoha2103 Před 2 měsíci

    Wr tinta Iska fur fur adeer ck seewax yeeshay

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před 2 měsíci +1

    Ciid Mubarak ❤