Deg deg gabar sheegty ninkeeda ino sixir ku heystay maxkamada daahir calasow

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2024

Komentáře • 38

  • @fadumohussein3035
    @fadumohussein3035 Před 9 dny +5

    iska daya Gabadha ariimaha sida okale way kadhacan Calamka marka haa loduceeyo dahirow Qayr allaah kusiiyo amiin ❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 9 dny +3

    Ma ayadoo xaamilo ah ayay daahir CALASOOW kitaab inuu mariyo ugu tagtay allow adigaa allaah

  • @NimcoAdam-tc6dg
    @NimcoAdam-tc6dg Před 8 dny +1

    dahir calasow allah ku barakeyo hooyo ooyaasa ayaad kafarxisay

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Před 9 dny

    Xasbunallaah surwal iyo garan se Ogu soconeysaa ya rabbi

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809 Před 9 dny +2

    Horta wixi jira rabi baa og lkn gabadhaan hdlkeede been buu iila eg yhy

  • @awm221
    @awm221 Před 9 dny +1

    Subxanallaah Subxanallaah Subxanallaah

  • @AyanMohamedhassan-np2id

    Ilahay qalbiga ha kuu qabojiyo abaayo

  • @hodanosman6068
    @hodanosman6068 Před 9 dny +1

    Left hand miyaa la rise kareeyaaa markiii la dhaaranaayo

  • @osmanahmed831
    @osmanahmed831 Před 9 dny +1

    Waxaas Dhaar ma aha dadmaaha dad xoolo ah

  • @NimcoAdam-tc6dg
    @NimcoAdam-tc6dg Před 8 dny

    ❤❤❤❤❤😢😢😢

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p Před 3 dny

    Qofkastoo qooqan waleey sixray 😂😂😂

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 9 dny

    Maxaa qaldan wax weyn ayaa qaldan midakale hada gabadhaan xaamiladaa kadaaya waraysiga gurigeeda uceliya ilaahay hadaa taqaanaan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 9 dny

    Gabadha gurigeedii uceliya waa xaamilo ilmayar katimide

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 Před 9 dny

    Asc wrwbtu laxawla walaquwataaaa

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před 8 dny

    In ay public is keento ma ahayn. Maxa qaldan dumar nin xun is everywhere

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam Před 9 dny

    Goormaa gaalowday daahirow

  • @libanofficialmedia5552

    Saxiirole wayee buskut awalbo qooftan nin ayaa qawaay

  • @DaoudHassan-js8co
    @DaoudHassan-js8co Před 9 dny

    Habo

  • @ahmdadn9165
    @ahmdadn9165 Před 9 dny

    naag nin ajaniba soo maray maxaa u geeyay isaga

  • @awm221
    @awm221 Před 9 dny

    Diinta yan lagu ciyarin ilahay ka cabsada

  • @fousiaibrahim4711
    @fousiaibrahim4711 Před 9 dny

    kaacsiibakuhyeii wada macntii

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 Před 9 dny

    😢😢

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 Před 9 dny

    Kkkkkkk alxam am prod to be samali

  • @Aisha_23354
    @Aisha_23354 Před 9 dny

    Waa beenaley naagtaan .

  • @SamsungS-eg3xb
    @SamsungS-eg3xb Před 9 dny

    Asc daahir gabadhani caruurtteeda baan bay ka sheegtay waayo 3caruur ah waxaay joogaan gabilay gabadhna waxay joogtaa faransiiska hal canugna busgud baa dhalay

    • @Hooyo309
      @Hooyo309 Před 9 dny

      Dee soiw iyadaa sadex ku tiri. Caruurteeda.

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o Před 9 dny

    Niin laba sano ku qaba Maxaa hooyadi iyo reerkoda isku kiin diray oo xata isaga uu reerkoda adiga kaga raacay gabadhey wax aan fahano keen

  • @sahrafahiye7315
    @sahrafahiye7315 Před 9 dny

    War.gabdhaan maxaad..ukeenteen.daahiroow.hadaadan..hana.iska.reebin.ceebaad.faraha.la.galeysaa.iska.reeb.gabdhaan.maalin.kasto.gabar.dhIban.keeneyso
    War.hana.iska.reeba

  • @somalitax7639
    @somalitax7639 Před 9 dny

    Jeceelki ma sanna u dambeysay

  • @Hooyo309
    @Hooyo309 Před 9 dny

    Laakiin markay reerkooda lahaayeen gabadhaas nin kale baa qabay. Soowtay lahayd ninku waa gaal oo xarig iima hayo? Teeda kale adeer keed baa lala xiriiray oo meheriyey oo bixiyey ila soowtuu youtubeka ka lahaa oo soo dhigay xitaa adeerkeed oo hadlaaya? Waayo. Hooyadeed ninkaan lamayrabin? Hada miyeey leedhay waxba ma ogeyn?

  • @user-vs7dt6fr4w
    @user-vs7dt6fr4w Před 9 dny

    Hhhhhhhhh

  • @FathaiMohamednour
    @FathaiMohamednour Před 9 dny

    Ce ta faut que tu parti avec Somalie. Va à la police

    • @Hooyo309
      @Hooyo309 Před 9 dny

      Swedhen may poliska u tagto? Why ay meesha uu ku dhibaateeyey caawinaad ugaga rasdsan weydey?😇😇😇