Itoobiya oo qaaday tilaabadii koowaad ee cilaaqaadka cusub ee Somaliland.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 07. 2024

Komentáře • 62

  • @JacelowCr
    @JacelowCr Před 22 dny +5

    Waa jaceelow cr7 ustaadi alle Hana waafajiyo soomaaliland ma fiicno iyo xasan sheekh

  • @Somaliyoutuper
    @Somaliyoutuper Před 23 dny +3

    8 KUN OO ASKARI ZXP

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 Před 22 dny +3

    Waa in Soomaali xudduseheeda oo dhan la wareego ciddii ay rabtaa Hala kaashatee Eratrya ama masar wax la sugay Karo maaha

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 Před 21 dnem

    Aad iyo aad

  • @Mukkeg
    @Mukkeg Před 23 dny +2

    IOG wada hadal buu ka baryayaa Somaliland 😂😂

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 22 dny +1

    Itoobiya sheekadeeda Musalsal miyaa oo marba qayb lasoo deynayo?😮

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 Před 21 dnem +1

    waabeentaada ethiopia anagaa raali ugaah inayqaadato badadayada intaanu siino waayo ethiopia waxay nooga dhawdahay jidh xunta uskagaha eenayidhaa somaalibaynu iskunahay

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před 23 dny +3

    Siyaasadu waa shax ama gest la ciyaarayo ,somaliland waxay ku guulaysatay in maanta lagaga doodo Goob kasta oo caalam ka ah lana kala barto somaliland iyo somalia,
    somaliland waxay heshay saaxiib uga wanaagsan kuwii ay wadaagayeen magaca oo ka been sheegaya waxii ay wada lahaayeen oo waliba jaar la ah ,somaliland waa isku filantahay ama kaba quwad wayntahay kuwa ku duulimaadka ah bad iyo madaaro ay waxa kala soo dagtona waa haysataa iyo saaxiib ka caawiya qalabka ciidanka,
    waxay ku dambaynaysaa in ay ku guulaysato somaliland doonisteeda ,Doorashadana waxa ka horeeya difaaca dalka ,Faragalinta la faro galiyona waa mid aduunkuna indhaha ku hayo Dabkuna gaadhi meelo badan oo ka soo kaban doonin ,

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 Před 22 dny

      Balayada aad afuufeyso buushkaga dhexdisa yaakaga horeynaya qasaraha isku filnashaha soo mahan kan 2k oo cidan ah udonateen Ethiopia tan kale yaa idin cadoweystay idinka iska maleynayo wali in uu nool yahay kaligi taliskii ilaaa io waxaa dhalin roganteen aad garan weydaan kan idiin cadow ah io kan idiin wll ah maanta cida donta weydi somalida waxa ay ku tahay bal haday kuu sawiraan waxaad ku sheykeysaan waa aduunyo muusihi 77 ku fanaayay ee lahaa Ethiopian baa duqeyay baa maanta ciidan usoo tababarayaan cudurkiina God la gala waa inta bulshada indhaha heysa

    • @popular7493
      @popular7493 Před 21 dnem

      Aamus oromo

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 Před 22 dny +2

    Dorashada somalilan Cidii Sobaxda 3 dexda xisbi midna Heshiiska is Af garad saxiib waxba kama badalayo sabab too ah waxay u Arkan Dan umadeed iyi Dan wadan

  • @abdi7932
    @abdi7932 Před 23 dny +4

    jabuuti way kacday, daynta lagu leeyahay daraadeed hadii etoobiya ka wareegto dekadeeda waalagu kala tagayaa

    • @abdisalanali6346
      @abdisalanali6346 Před 22 dny +1

      Maxaa dhax yalo hargeysa noo sheeg bal naftada been haku sasabin quruxey😮😮😮

    • @abdi7932
      @abdi7932 Před 22 dny +1

      @@abdisalanali6346 hadalka soo baro horta, iyo sida loo hadlo

    • @abdi7932
      @abdi7932 Před 22 dny +1

      @@abdisalanali6346 hadalka soo baro, horta

    • @AbdiWarsame-gw7oq
      @AbdiWarsame-gw7oq Před 22 dny

      @@abdisalanali6346 ismaciil buur muuse ayaa wareeriso ku xidhay kacday jabuuti berbera ayaa hawsha la wareegtey
      Hargaysa waxa dhex yaal waxa ismaacil calool iyo ninkii firdhiye ee moofadu ka kacday mideeyey
      Ismacil jabuuti wuxu uun na tusay in uu tuulada lascanood gudoomiyeheeda la darajo yahay marka jawaab ma mudna

  • @AbdisalanAbdullahi
    @AbdisalanAbdullahi Před 23 dny +1

    Cadow ciidan hakuu Tababaro waa dhibaato Inteeda la,eg

  • @popular7493
    @popular7493 Před 21 dnem +1

    Muusoow ka joog war la joog
    Waad ka shalayn doontaa ee ka joog

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii Před 23 dny +2

    Wxa layaab ah inaa kugorgortano dalkena wxu samenayo kuwan madaxda iska dhigayo ka arkay haba uwaynado X.sheikh ninka awalbu dhul naga hestaa hadana guryaho noguso galaa wlle

  • @cawaleibrahim968
    @cawaleibrahim968 Před 23 dny +2

    Wajale anaa joga qiyaastii 2100 ayay gaadhi karen

    • @AbdijabaarUmair
      @AbdijabaarUmair Před 22 dny

      2100 baabur ooseya

    • @mohamedaliafrah7717
      @mohamedaliafrah7717 Před 22 dny

      Lkn mid ogoow 2100 ka qof waxa ay isubadalikartaa 200'000 oo Kun + ciidamokale oo amxaaro ah dharka ciidanka somaliland loooxidhay saas Weeyan qorshuhu taa iga qor

  • @Abdi-l4y
    @Abdi-l4y Před 14 dny

    📲🇸🇴😉

  • @AbdiXaahi
    @AbdiXaahi Před 22 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @cawaleibrahim968
    @cawaleibrahim968 Před 23 dny +1

    Doorashada iyo ciidanka maxaa iskaga dhow

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před 22 dny

      Aniguba garan waayey sababta uu hadalkaaaga uga jeeday.

  • @AbdiXaahi
    @AbdiXaahi Před 22 dny

    🎉🎉🎉🎉

  • @Abdi-l4y
    @Abdi-l4y Před 14 dny

    Sorry 📲 wdnka wntageraa halkaan mobelada halugusodaro

  • @Mukkeg
    @Mukkeg Před 22 dny

    Itoobiya bada cas in ay saldhig navy ka samaysato iyo isticmaalka dekedda Berbera oo way wax kala soo degto bay rabtaa, bal noosheeg sida dowladda taagta daran ee Somalia oo Xamar ku kooban say wax uga caawinkarto.

    • @drmohamoudhassan
      @drmohamoudhassan Před 22 dny

      Aamus xabashigii ku dhalay wase adeer somali iyo xabashi way istaqana adigune soo raac xabashi 🤮🇪🇹 waa balan sidii 1913-1920 aan awoowayasha xabashi iisoo raacay aan u cunay hilibkoodii kuu cuno.
      Dagaalku wuu bilowmanaya balse adigu yaa futatada kuu ilaalinaya iidoor yaa iidoor

  • @muniiryare8338
    @muniiryare8338 Před 23 dny

    Maxay kulatahay 🤗

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 23 dny

    Beeeeeenaaale

  • @apdiaziiz411
    @apdiaziiz411 Před 22 dny

    Waxbaad qalad reer somaliland haday fahmeen faa idada MOU Marki hore anigu waan ka soo horjeeday lkn hada waxaan ku qancay oo waxaan ogaaday cadaawada jabuuti somaliya

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 Před 22 dny

      Xataa tada hadaa kuu yeelo oo jabuuti io somalia ay yihiin cadoow adu waxa kala doraneysaa cadoow kuu wll ah oo cadoow damac kaga juro dhulkaga hadii uu daagal idin dhexmaro somalida waa qareysaan lkn cadowgaan aad lakali yasateen wuu idin tirtiri xaqiida lama dhafanka ah ayaa ah in uusan kaala jeclay somali adu labax somaliand ama dheh dadki sharafta lahaa ee ingariiska gumeystaha😂😂😂

  • @CabdiXoogsade-p3p
    @CabdiXoogsade-p3p Před 21 dnem

    Kkkkkkkk

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Před 22 dny +1

    Cadowga Somaliland gaar ahaan muqdisho waligood qarax haku jiraan

    • @Professor4555
      @Professor4555 Před 22 dny

      Qaraxa awalba isaaq ba noo so diri jirey kuwa wada , si ad u tiraahdan Somaliya wa ka duwanahey wa kuwa qaraxa isku haya , culimadina iyo abwaan isku sheega intey muqdisho imaadan bey meelaha argagaxisda u si gudbaan, walaal jaceelnimada wa naga so dhamaatey hada , siyaasad xumadiinana wa ta maanta Oromo idin maciin bidey 33 sano kadib, ilaahey jufadiina caqli ha siiyo

    • @KeinanJunior4233
      @KeinanJunior4233 Před 22 dny

      @@Professor4555 ha waligiin nabad heli meysaan becouse idinkaba waadna necebtihiin

    • @Professor4555
      @Professor4555 Před 22 dny

      @@KeinanJunior4233 lagu xanto lagu xasuusta ba ka horeeysa, xamar nabad ba ka dhigney inta kalena argagaxisda ad hogaamisaan ee maangaab ta ah wan ku leyneyna , adinkana caqli yaridiina wixi an iidoor aheyn ee idin la degana ba siyaasad xumadiinana isku dirteen , hal jufo na dal inu noqon wa garan laheyden hadu qaad idin caqli tirin

    • @KeinanJunior4233
      @KeinanJunior4233 Před 22 dny

      @@Professor4555 iska ilow qarax kunoolaada cadowga Somaliland hadaad tihiin

  • @Mu12salMohamed
    @Mu12salMohamed Před 23 dny

    Kursi doon muuse wu fashilanyahey "aqonsiyaa idin keenaya markale i doorta" wa lagu fahmey itoobiya aqoonsi ma bixin karto wa wuxu caalamka dhan diidanyahey itoobiya danaheeda unbey usocotaa muuse na wu ogyahay taas doqon ma ahn ee dadkiisu doqon moodaa

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 Před 22 dny

    Ciidankii muuse difaaci lahaa waaye makuu doorashada ku shubto, saddex bilood bay maqnaanayaan .

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 23 dny

    WAXEY ILA TAHEY DHONAC BAAD KA RARANTRY
    SOMALILANAD SHACBKEEEDA WAXEY GARAB TAAGANYAHIN MASAXWRYNAHA AAY DOORTEEN
    AFAR QOF OO JABHAD SHEEGTEY IYO TALISKA LAASCANOOD. XAMAR IYO JABUUTI MADAXDOODA MIDNA WAXBA KAMA BADLI KARSAN HESHIIDKII ETHOPIA IYO SOMALILAND

    • @FarxiyaCarab-fh6mh
      @FarxiyaCarab-fh6mh Před 22 dny

      Dhuloos ka dhaansaday markasad Somalia ìyo japuti ka sheekeyneysa adeer qabiil meel degan cid ma aqoonsato

  • @user-fc9rb3fg6r
    @user-fc9rb3fg6r Před 23 dny

    Fake wariye waxaad ka hadlaysa your opinion ha isaga kaaya dhigin expert kabiish 😂😂😂🎉🎉

  • @MunaCalinuur-mp4bg
    @MunaCalinuur-mp4bg Před 22 dny

    Inuu muuse juudan sixranyahy

  • @OmerHassen-gi2sc
    @OmerHassen-gi2sc Před 22 dny

    War waxbo

  • @abdinouryousuf3849
    @abdinouryousuf3849 Před 23 dny

    Aad ayan ku salamaya weriye waan ku taagera dad badan oo somaliland ahna wey kugu xidhan yihiin lkn in aad maamulka somaliland ka reebto hadalkaga ayan ku dhihi laha cay iyo aflagaadana inaga reeban waxaynu isku hayna waa siyaasad xumada ka jirta konfurta 33 sano kadib muqdisho ayad xorayn kari weydeen oo gaal iyo islaamba isugu tegay hore aya loo dhahay xaasid ma liibaano waayo waxay ku tusunaysa dagaalka qaawan ee aad somaliland kula jirtaan in xaga Alle idinkana laydinka jarayo waxa xasuuq iyo dhib ka taagan xamar bal ufiirsada
    Walalo kala guuray aynu ahaano ayana odhan laha
    Marka miyaga la jogoba wallalka ruma marka aad is fahmi weydaaan jees ayad noqota oo waad ka hayaanta

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Před 22 dny

    Kkkk hooyo beenaale

  • @soultanalsoud4478
    @soultanalsoud4478 Před 22 dny

    Nio abdullahi, dacayaadaa kadaa somaliland, oo sii dhexdhaxad ah uu hadal. Warkaaga wereer dahsoon ayaa kuu jiira. Sidaas-na adigaa kumaa ficnaa, misee waxa tahay wariyihii villada😅 ?

  • @abdirahmanderia2666
    @abdirahmanderia2666 Před 23 dny

    Biased

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před 23 dny

    Baroorta nacabka sowta Ethiopia haysata failed state. Beenaalihii caankaaahaa ee faqashta maanta arsaaqadii Somaliland ku meeraysi bay ka gashay tuug beenaale wada hadal ma jiro Turkiga.

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 Před 22 dny +1

      saas aaytahay failed state baah kuutalisa qaalinkaa naahaysatay baal waax dheeh

    • @drmohamoudhassan
      @drmohamoudhassan Před 22 dny +1

      Aamus xabashigii ku dhlay wase adiga iyo xabashigii isi soo raaca 🇪🇹🤮 hal qabiil oo soomaliyeed baa barqo cad ku Leefay markasa dad caayeysa miskiin yaa dalas iidoor xabashi 🤮🤮🇪🇹

  • @salaanibnugiriig1469
    @salaanibnugiriig1469 Před 22 dny

    Beenale munaafaq ah adeer hadaanu shacabka somalilanad nahay kamaanu niyad jebin waanu fulayaa heshiiskaasi adiga iyo adeerka gurguurte wxba kama badelin kartaan.wxaan garan laayahay markuu heeshiiskaasi dhaco sidaad u ooyi doonta siday noqon doonta ciil qabe foqol ciilqabe

  • @nugaal012
    @nugaal012 Před 23 dny

    Kkkkkkkkk. Maxay kula tahay adiga kulahaa.Kkkkkkk. Baydhabo,Luuq, Garbahaaray, Beledxaawo, Matabaan, Feetfeer, Balanbale iyo Buurxakaba waxaa cashuurta ka qaada oo haysata Itoobiya. Maxay adiga kula tahay? Kkkkkkkk😂😂😂😂😂😂. Xamar waxaa laga xukumaa XALANE ee maxay adiga kula tahay?😂😂😂😂😂😂

    • @drmohamoudhassan
      @drmohamoudhassan Před 22 dny

      Aamus xabashigii ku dhalay wze 🤮🇪🇹

    • @nugaal012
      @nugaal012 Před 22 dny

      @@drmohamoudhassan Kkkkkkk. Nin caytamay laga badi. Cida Xabashidu dhulkeeda haysato u sheeg caydaa. Maskiin.😂😂😂😂😂😂