Abdullahi Osman Farah
Abdullahi Osman Farah
  • 136
  • 2 149 832

Video

Sheekh Shariif oo ku eedeeyay Xasan Sheekh inuu kala qeybinayo shacabka Soomaaliyeed, xilli uu...
zhlédnutí 13KPřed dnem
Sheekh Shariif oo ku eedeeyay Xasan Sheekh inuu kala qeybinayo shacabka Soomaaliyeed, xilli uu...
Muqdisho: Isbitaallada ma laga dhaafay canshuurtii iibka?
zhlédnutí 4,9KPřed dnem
Muqdisho: Isbitaallada ma laga dhaafay canshuurtii iibka?
Xasan Sheekh oo laga lumiyay furihii Baarlamaanka.
zhlédnutí 13KPřed 21 hodinou
Xasan Sheekh oo laga lumiyay furihii Baarlamaanka.
Lafta Gareen ma ka faa’iideysan doona fursadda siyaasaddeed ee ay siiyeen Xasan Sheekh iyo kooxdiisa
zhlédnutí 20KPřed 21 hodinou
Lafta Gareen ma ka faa’iideysan doona fursadda siyaasaddeed ee ay siiyeen Xasan Sheekh iyo kooxdiisa
Xiisadda reer Koonfur Galbeed iyo beesha madaxweyne Xasan Sheekh oo meel adag gaartay.
zhlédnutí 29KPřed dnem
Xiisadda reer Koonfur Galbeed iyo beesha madaxweyne Xasan Sheekh oo meel adag gaartay.
Kala-tagga siyaasaddeed ee Fahad iyo Farmaajo. Sababta iyo cida faa’iido qabta. (Shan qodob)
zhlédnutí 27KPřed dnem
Kala-tagga siyaasaddeed ee Fahad iyo Farmaajo. Sababta iyo cida faa’iido qabta. (Shan qodob)
Xasan Sheekh, Farmaajo, Sheekh Shariif iyo Cabdiqaasim: Codka iyo caqliga mala mideyn doona?
zhlédnutí 14KPřed dnem
Xasan Sheekh, Farmaajo, Sheekh Shariif iyo Cabdiqaasim: Codka iyo caqliga mala mideyn doona?
Xildhibaannadii difaacay ficilladii Xudur iyo Waajid oo labo khalad galay labana ku garleh.
zhlédnutí 14KPřed dnem
Xildhibaannadii difaacay ficilladii Xudur iyo Waajid oo labo khalad galay labana ku garleh.
Wixii shalay Xudur ka dhacay, xaalka dhabta ah ee magaaladaas iyo xaqiiqo u baahan in la wajaho.
zhlédnutí 17KPřed dnem
Wixii shalay Xudur ka dhacay, xaalka dhabta ah ee magaaladaas iyo xaqiiqo u baahan in la wajaho.
Maxaa ka jira in lacag laga dhigay adeegyada isbitaal Banaadir?
zhlédnutí 9KPřed dnem
Maxaa ka jira in lacag laga dhigay adeegyada isbitaal Banaadir?
Itoobiya, Soomaaliya, Masar iyo Turkey: Xiisad labaad, baqdin, furin cusub, dano isi-saaran iyo..
zhlédnutí 20KPřed dnem
Itoobiya, Soomaaliya, Masar iyo Turkey: Xiisad labaad, baqdin, furin cusub, dano isi-saaran iyo..
Xasan Sheekh oo la tagay hal-abuurkii mucaaradnimada.
zhlédnutí 17KPřed dnem
Xasan Sheekh oo la tagay hal-abuurkii mucaaradnimada.
Lix kun oo macalin iyo labo sano: Faarax Sheekh Cabduqaadir iyo wasaaradda waxbarashada.
zhlédnutí 8KPřed dnem
Lix kun oo macalin iyo labo sano: Faarax Sheekh Cabduqaadir iyo wasaaradda waxbarashada.
Ganacsato cabsi iyo cabasho qaba oo u dacwooday siyaasiyiin uu ku jiro Shariif Sheekh Axmed.
zhlédnutí 14KPřed dnem
Ganacsato cabsi iyo cabasho qaba oo u dacwooday siyaasiyiin uu ku jiro Shariif Sheekh Axmed.
Muuse Biixi lagama yeelayo inuu dalka iibiyo, Xasan Sheekhna lagama yeelayo inuu dadka kala qeybiyo.
zhlédnutí 18KPřed dnem
Muuse Biixi lagama yeelayo inuu dalka iibiyo, Xasan Sheekhna lagama yeelayo inuu dadka kala qeybiyo.
Hunguri lacageed oo loo bur burinayo hay’adda tirakoobka Qaranka.
zhlédnutí 15KPřed 2 dny
Hunguri lacageed oo loo bur burinayo hay’adda tirakoobka Qaranka.
Fiqi iyo farsamada cusub ee wasaaradda arrimaha dibada.
zhlédnutí 13KPřed 14 dny
Fiqi iyo farsamada cusub ee wasaaradda arrimaha dibada.
Lacagihii Dekadda Muqdisho oo qaar la joojiyay iyo heshiisyo hawada laga saaray. Tilaabo labaad iyo.
zhlédnutí 11KPřed 14 dny
Lacagihii Dekadda Muqdisho oo qaar la joojiyay iyo heshiisyo hawada laga saaray. Tilaabo labaad iyo.
Xasan Sheekh oo xeeladeystay iyo xujo labaad.
zhlédnutí 14KPřed 14 dny
Xasan Sheekh oo xeeladeystay iyo xujo labaad.
Galmudug oo loo sii jiidaayo dhinicii doorashada. Socdaalka musharax Liiban ee Xarardheere iyo..
zhlédnutí 13KPřed 14 dny
Galmudug oo loo sii jiidaayo dhinicii doorashada. Socdaalka musharax Liiban ee Xarardheere iyo..
Maxay tahay sababta uu Siciid Deni u qaatay lacagaha kabka balse uu u diidanyahay mashaariicda?
zhlédnutí 16KPřed 14 dny
Maxay tahay sababta uu Siciid Deni u qaatay lacagaha kabka balse uu u diidanyahay mashaariicda?
Afar qodob oo la khalday ayaa sabab u ah xiisadda Xasan Sheekh iyo reer Muqdisho.
zhlédnutí 7KPřed 14 dny
Afar qodob oo la khalday ayaa sabab u ah xiisadda Xasan Sheekh iyo reer Muqdisho.
Faham la’aanta ka jirta canshuurta iibka. Xasan Sheekh iyo shacabka Muqdisho yaa saxan?
zhlédnutí 13KPřed 14 dny
Faham la’aanta ka jirta canshuurta iibka. Xasan Sheekh iyo shacabka Muqdisho yaa saxan?
Somaliland oo markale usii siqeysa dhinaca Muuse Biixi.
zhlédnutí 23KPřed 14 dny
Somaliland oo markale usii siqeysa dhinaca Muuse Biixi.
Digniinaha amni ee Xalane maxaa la isaga indho-tiraa?
zhlédnutí 13KPřed 14 dny
Digniinaha amni ee Xalane maxaa la isaga indho-tiraa?
Galmudug sawaxankeeda iyo sida ay u nooshahay isma aqbalayan.
zhlédnutí 14KPřed 21 dnem
Galmudug sawaxankeeda iyo sida ay u nooshahay isma aqbalayan.
Soomaaliya oo meel adag ka istaagtay damaca labaad ee Itoobiya iyo wadahadalkii Ankara oo fashilmay.
zhlédnutí 10KPřed 21 dnem
Soomaaliya oo meel adag ka istaagtay damaca labaad ee Itoobiya iyo wadahadalkii Ankara oo fashilmay.
Weerarka Siciid Deni iyo jawaabta xildhibaan Sanayre : Maxay isku hayan labada nin yaase haftay?
zhlédnutí 16KPřed 21 dnem
Weerarka Siciid Deni iyo jawaabta xildhibaan Sanayre : Maxay isku hayan labada nin yaase haftay?
Afar waxyaabood oo la gudboon Dowladda Soomaaliya si loo daaweeyo shiidka ka jira Muqdisho.
zhlédnutí 12KPřed 21 dnem
Afar waxyaabood oo la gudboon Dowladda Soomaaliya si loo daaweeyo shiidka ka jira Muqdisho.

Komentáře

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 Před 19 hodinami

    Unuka le kkk

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 Před 23 hodinami

    Heshiinkaas waa siyaasad 100,% guul

  • @User7654suy
    @User7654suy Před dnem

    Allow Somalida dantooda tus 🤲

  • @User7654suy
    @User7654suy Před dnem

    ﴿إِنَّمَا المُؤمِنونَ إِخوَةٌ فَأَصلِحوا بَينَ أَخَوَيكُم وَاتَّقُوا اللَّهَ لَعَلَّكُم تُرحَمونَ﴾ [الحجرات: 10 - 10]

  • @User7654suy
    @User7654suy Před dnem

    ❤Aduunka 📺👏❤

  • @user-hq6lm2nj3r
    @user-hq6lm2nj3r Před dnem

    Waar aaway kaladambayntii iyo sarraynta sharcigii dalkan waa yaabe. Waar ma oday qabyaaliste ah oo dawladnimo aan rabin iyo siyaasi dhuuni raac ah baa hadda noo xeerinaya ama noo xallinaya xadgudubka laga gelayo dalka miyaa waa su'aale. Aaway hay'adihii dastuuriga ahaa ee shaqadoodu ahayd inay fuliyaan oo ilaaliyaan sharciga. Xildhibaanadan ma mudna in la raalligeliyo waxayna sameeyeen daacad_darro iyo khaainimo qaran ama treason, waxayna runtii mudan yihiin in xasaanadda laga qaado oo la maxkamadeeyo. Waana in loo midoobo laguna taageero dawladda difaaca dalka iyo dadka.

  • @ABDULLAHIABDIRAHMANALI-et6so

    Kala tagooda waxay faaido u tahay Kooxda Xassan sheikh Wada jir waxay wax ku waayen kala tag ku heli mayaan Bye bye N&N wa saqiirtay

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 Před dnem

    masha Allah one love somali

  • @ibrahimabshir1466
    @ibrahimabshir1466 Před dnem

    Barlaman sidii ciyaal tiktok Isku haysta

  • @tifoow1487
    @tifoow1487 Před dnem

    Waa arin fiican iney raaligaren kabixitaa qaladaadkii kadhacey dadkooda lkn idigu qudhaada hadalka iska sax markaad leedahay dad muqdish kasoo jeeda ma dad muqdisho marti ku ah ayaa jira beenaad isku sheegeysaye qabada kasoo bax ee warkaaga cadeeyso kkkk

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Před dnem

    Sidaas in wakiiladdii Ethopia loo raali galiyo maaheyn, ayagu waa kuwa cadowgga dalka udoodayee ma aqbaleen khaladkii ay kagaleen difaaca qadanka Somaliyed?...

  • @mahammedahmed1699
    @mahammedahmed1699 Před dnem

    Hawiey Dant aad Masar kadhex aragaty Ayaa Etbiopia kadhex arkay siyaasada waa lagu fahmay Xasan Gurguure tuug moryaan Souwest guuuuul koonfur galbeed guuuuul

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 Před dnem

    Mesha mamul hufan kama jiro

  • @abdiquanif400
    @abdiquanif400 Před dnem

    Waa Gobanimo la is dheeryahay in hawiye raali Galin bixiyeen. Digil iyo miriflihii dhahayay Ethiopia ayaan difaacaynaa maka laaban doonaa aragtidaas foosha xun ee dalka lagu kala goynayo?..

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 Před dnem

    Ok waye masuul

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Před dnem

    Gobannimo mar haddii ay khaldkoodii qaateen oo Raali Gelin bixiyeen

  • @Afgsom114
    @Afgsom114 Před dnem

    Habrtii doqon dhashay ii doori mahesho teetada kalena ninkii walalkiisa qaleelka looga xiirow adigana qoyso sidii ciyoow la idinku xiiro badbaao Allah ayaa leh lakin is dareemanaada gacana yaan la idinku salaamin gacana yaa la idinku dilin

  • @Bagagac
    @Bagagac Před dnem

    Haday run idinkatahay kaso horjesta masar iyo itopiya ama dhaman ciidamada ajaanibta

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před dnem

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please like ❤️

  • @shaqalecabdikariim9233

    Meel fogaa joogna walee😂

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb

    Way isdhibeen qoladii

  • @abshirsheikahmed6485

    Howli madhawa ee kuwaan bilaaa aragtida ah dadka iyo dalka allaha ka hor leexsho 😢😢😢

  • @user-lj1fz6kl9i
    @user-lj1fz6kl9i Před dnem

    Weriyahan. Waxaa. An. U. Haystay dadka. Wax. Galka. Ah. Ka. Dhisan xaga. Maskaxda. Waxow. Isu. Bedaly. Nin. Qabyald. Iyo. Mucaridnmo ka. Hadlaayo weriye. Manta. Majogto in. Umad. Ku. Mashquuliso. Habel aa. Sidaa. Ah. Umada. Ku. Jaheey. Sidii. Dalkeda. Cadawga. Uga. Diflucan. Lahyeen.

  • @user-lj1fz6kl9i
    @user-lj1fz6kl9i Před dnem

    Kow aa. Kathy. Dadka. An. Aqoon waxow. Ka. Mudan. Yahy. Dalkiisa. Waxaa. Isku. Xirtay. Mucaridnimo. Qadiyada. Dalkada. O. Dalkale. Ku. Suu. Duulay

  • @somalilandguul9852

    Ilaahayow wadanka noo ilaali soo noqo Mar labaad madaxwayne kuna guulayso cod. Codkii hore ee aadd ku guulaysatay ka badan insha Allah guul jamhuuriyada barakaysan

  • @CabdiraxmanMaxamed-k8e

    Tan iyo markii hawar gidir dab damiska laga qaaday sxb mucaaradnimo indha la aan ayaaa ku qaaday lkn hawar gidir waxa ka sareeya dowlasnimada balaayada ku qaaday kuma dhigto

  • @Siciido-x8q
    @Siciido-x8q Před dnem

    Xukunka Xasan Sheikh wanaag sooma wado😊

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před dnem

    Xasan shacab soomaaliyeed kalama qeybine shariifow siyaasada sikale uraadi taas weykaa banjartaye

  • @gabshe_24
    @gabshe_24 Před dnem

    Alla maxaa qabiil la dulmiyay, lagu awr kacsaday, lagana beensheegay! Soomaalidu waa kala qabiil, waana wada qabiil. Dunida oo dhanna waa sidaas. Maxaa qabiilka Soomaalida gaar ku ah? Soomaalida waxaa ka dhexeeya dowladnimada iyo Islaamka, labadaasoo faraya sinaan iyo cadaalad oo ah tiirka dowladnimada. Inta labadaas indhaha ka qarsadaan, ayey rabaan siyaasiyiinta intooda badan iney qabyaalad adeegsadaan si ay dantooda shaqsiga ah ku meelmarsadaan! Alla maxaa been laga sheegay qabiil!! Qabiilow xaal qaado!!

  • @mrwadaniciilan8799

    Aragtida mucaarad waan fahaney hal mucaarad oo itoobiya dhaliilo majiro kaliya waxay dhaliilaan qofka xiligaa madaxweyne ah car mowqifka itoobiya ay ka qabaan hasheegaan

  • @Maxamuudcabdi-s4c
    @Maxamuudcabdi-s4c Před dnem

    Xasan nolow❤❤

  • @salmaansamadoon8035

    Isbitaladu iyagu lacg ma bixiyaan ee dadka ayey saraan suda ganacsatada kle l waaye ee maxey ku diidayaan

  • @salmaansamadoon8035

    Shale angaa la iga waaday

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Před dnem

    Cunugaan wariye ku sheega ah beentiisa badatey

  • @Maxamuudcabdi-s4c
    @Maxamuudcabdi-s4c Před dnem

    Shekh sharif xildhibanada itoobiyaa tageray maka hadalyay oo ma dhahyy xilka halaga qado oo maxkamad halageyo 😂

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 Před dnem

    Shariifow maseerka iyo xaasidnimada aad u qabtid madaxweyne dr. Hassan Sheikh jooji . Qof uu ilaah cisi siiyay kama qaadikartid.

  • @user-hq6lm2nj3r
    @user-hq6lm2nj3r Před dnem

    Qofkii ka runsheega xaalka Somaliya ama dhaliila dawladdan waxaa nasiibdarro dadka qaarki u qaadanayaan necbaansho iyo in mucaarad markasta lagu yahay dawladda. Waana wax jira oo aan la dafiri karin in dawladdani ay lasoo banbaxday gaar ahaan eedeymaha la xiriira musuqmaasuqa, qabyaaladda iyo qaraabokiilka ama ninjecleysiga oo waa tii Xildhibaanadu Baarlamanka hortiisa ka sheegeen Kalfadhigii 5aad eedeymahan iyo kuwo kaloo badan. Mana xaqiiqdu ama arrinku haddii la dhaliilo ama wax laga sheego dawladda in laga mashquulayo ama hoos loo dhigayo difaaca midnimada iyo madaxbanaanida dalka. Waxaa kaloo fadeexad weyn ah iyo khiyaano qaran in xildhibaano daafac iyo teegeero u muujiyaan joogitaanka ciidamada Ethiopia, kuwaasoo mudan in laga xayuubiyo xasaanadda.

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi5769 Před dnem

    Xassan shiikh inuu somalia kalqeybiyoh loomadoran lakiin xalku mafiican

  • @Commentkudhigle-s1g

    ITOBIYA BADA U DIDAN TAHAY BARIGANA WAY JOGAAAN KKKKKKKKK DOWLAD BEEN BEENEEY😂😂😂😂😂

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh Před dnem

    Shariifku waa wadaad ku waa shey siyaasad xumo iyo xukun jaceyl

  • @abdiquanif400
    @abdiquanif400 Před dnem

    Hassan Ali khayrlaawe miyuusan ahayn ninkii eryay 1800 oo Askari oo ahaa cidankii dalka difaacayay kuna tilmaamay ciidan qabiil. Ciidankaas waa kuwii joogay shabeelada hoose. Sheikh shariif muu kahadlo dhibaatada Saciid Dani kuhayo Dalka. Saciid Dani wuxuu diiday inuu lashaqeeyo dawlada dhexe kanasoo horjeestay. Dayn cafintii, cunQabatayntii hubka iyo kubiiritaanka east africa. Waxaad buunbuuninaysaa dad dhibco raadsi raba inay kuhelaan si ay u hor istaagaan horumarka dalka… shariif iyo Hassan Ali khaylaawe dadkooda dhinac hakaraaceen madaxwayne Hassan sheikh wuu dadaalayaa dalka ayuu difaacayaa kuwa qodxaha iyo musbaarada udhigaya oo aad cod utahay adiga wariyaha sheeganaya haka waantoobeen arintaas. Wariyahan asagaa shacabka iyo madaxwaynaha isku dira. He get paid for it by the special interest groups to create domistic uprising and instability with in the society. I hope that government keeps on eye by sensors this channel on his propaganda and lies…

  • @abdulkadirmohamedyusuf4664

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤ follow-da ino taabo ado mahadsan🙏

  • @mohamedgurhan6775
    @mohamedgurhan6775 Před dnem

    Sheekhu dugsi Quraankii haku noqdo

  • @CismaanCeydaruus
    @CismaanCeydaruus Před dnem

    Umad xun hogan xun bey helan

  • @Sumaya-v5x
    @Sumaya-v5x Před dnem

    Weriye adaa ugu horeeya dados wadanka duminaya

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 Před dnem

    one love somali

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 Před dnem

    Pharmacy maku jiraan somahaa

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 Před dnem

    Shiiq Shariif qaraar ayaa haayo

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Před dnem

    Hhhhh shariif lama gaarin xiligii campanka manta in wadanka la difaco ayuu u bahanyahay

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před dnem

    ❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🐈‍⬛❌️🐈‍⬛❌️🐈‍⬛❌️🐈‍⬛❌️🐈‍⬛❌️❌️🐈‍⬛❌️🐈‍⬛❌️🐈‍⬛❌️🐈‍⬛❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹🇪🇹❌️🇪🇹