MAANSO.(2) CASRIGII JAMAADKA BY GAARIYE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 11. 2008
  • AL ABWAANMOHAMED HASHI DHAMACGAARIYE
  • Zábava

Komentáře • 11

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed Před rokem +1

    maansadan waxa aan si khayaali ah u sawirtay anoo berbera tagay oo dayaxuna 15aad yahay oo badda xeeligeeda jooga nin aanu saaxib nahayna ila joogo sidaa uu sheegey Abwankuna AHUN ay tahay insha allah aadbaan ugu rajo waynahay inaan tago

  • @intisaarakram2535
    @intisaarakram2535 Před 11 lety +2

    ilaahow kuu naxariiso oo jana fardowsa gee aamin

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Před rokem +2

    Raboow unaxariiso isaga iyo sxbkii hadraawi😌

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 Před 5 lety +1

    Allah Hawnaxariisto Abwaan gaariye

  • @AliJibril
    @AliJibril Před 15 lety +4

    This Video is filmed by Ali Jibril Hirsi, a Young film producer at the Academy for Peace & Development. Hargeysa

  • @aal5869
    @aal5869 Před rokem +1

    Maansada waxa la yidhaa carshigii jamaalka

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed Před 5 lety +2

    Ma habeen cadda ahoo
    Balliyada cigaagani
    Casuumeen xiddigahoo
    Cirka dayaxii kaa jirey
    Dhulka kaa cawaray baa??

  • @nuuri3
    @nuuri3 Před 14 lety +2

    bare cabdi qays waa abwaan aad u qiima weyn lehna maansoyin badan oo hubashi soo jiita dhageystyaasha anigu ad ayan u xiseya mansooyinkiisa waxan jeclahay sida tifa tiran e u soo gudbiyay murankii misanka maansada ee isga iyo caraale u dhaxeeyay

    • @naimajafar5859
      @naimajafar5859 Před 5 lety +2

      Kani maaha cabdi qays waa gaarriye ALLE haw naxariiste

  • @zamzamahmeddaahir8363
    @zamzamahmeddaahir8363 Před 4 lety

    Waw❤